CHallenge kolay qaad tag kuna dhawaaq erayaday dhahaan😁🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025

Комментарии • 375

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +100

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sacadmohamed9680
    @sacadmohamed9680 Год назад +7

    Qaladka koobaad waad aqiimtay ee mad eedaamin..
    Qaladka labaadna aqiimka laftiisad qaladay Xayya calal falaax xayya calal salaa... waa qalad sidaas
    Xayya callal salaah xayya callal falaax weeyi saxdu
    Ana wan ku yara saxayaa si ad xidniidhka Illaahay idiin dhexeeyana u saxdo

  • @NeimozaidAHmeT
    @NeimozaidAHmeT Год назад +7

    WLhi waaH XarAabe Noo z00 Badi Xadari😂😂😂😂

  • @mobaraksaad4321
    @mobaraksaad4321 Год назад +13

    Lacagta lagu guuleysanayo ciwaanka muuqaalka kusoo qor sxb si dadka usoo jiidato, hormarkaagaan jeclahy bro ❤️🦁

  • @maxamedaxmed3895
    @maxamedaxmed3895 Год назад +9

    Aabuhu wa funny heee aabo😂😂

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 Год назад +10

    Ninka lagu xukumay aadaamka muu eedaamin ee uu aqimay😂😂😂😂😂😂😂

  • @HoodoYasin1558
    @HoodoYasin1558 Год назад +8

    Keep going brother xadari geesi ❤❤❤❤😊

  • @mohamedmohamud6883
    @mohamedmohamud6883 Год назад +12

    Challengii Ugu qosolka badan abid 😂😂😂😂😂

  • @HamseHasaan
    @HamseHasaan Год назад +13

    XaDariyow Sxp Dadka WaWeyn Soo Qabo Na Dalxiisina Annago xfdaha jiifna 😅

  • @abdulali182
    @abdulali182 Год назад +2

    Ninkan wayn ee aadanka qaladaya muxuu ahaa kan adan lama dhaho waa iqaam waana qalad

  • @NemoDegan
    @NemoDegan Год назад +8

    Rag walanba is hellay😂❤

  • @moosgal
    @moosgal Год назад +5

    ADOODHEX TAAGANHAKAA DHAMAADO😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅

  • @muniir_yaszin_upth5810
    @muniir_yaszin_upth5810 Год назад +6

    Kasi abihii mahe waaa indho jacayl 😅

  • @Al.vanan.Abdillahi
    @Al.vanan.Abdillahi Год назад +6

    Hamblyo sakariye🎉❤😂

  • @AsmaAhmed-yf2zb
    @AsmaAhmed-yf2zb 6 месяцев назад

    MashaLaah. MashaLaah. Abo. Macn❤❤❤

  • @ApdiParaf-up8qg
    @ApdiParaf-up8qg Год назад +1

    King ugu qosolka badnaa ebid ee aan daawado soo badiya wll

  • @suldansaaqa4038
    @suldansaaqa4038 Год назад +6

    Waa su'asha sida dameerka u ci maxaad U badashey 😂😂

  • @NajaxXasan-i4v
    @NajaxXasan-i4v Год назад

    Ax ax ax wllhi waan kula naxay aabo la aan alle haw naxariisto aabo

  • @Al.vanan.Abdillahi
    @Al.vanan.Abdillahi Год назад +3

    Keep going zxp🎉

  • @KhadarAadan-i6s
    @KhadarAadan-i6s Год назад

    ❤❤❤❤ waan ku salaamay zxp ❤❤❤

  • @hodoabdisalam2881
    @hodoabdisalam2881 Год назад +4

    Ado dhex taagan hakaa dhamaado😂😂

  • @JawiBila-v1i
    @JawiBila-v1i 3 месяца назад

    😂😂😂 miskiinka waa la dili Gaadhay

  • @amaalmaxamedcabdi1760
    @amaalmaxamedcabdi1760 Год назад +7

    Challengiga waxbaa ka khaldan wlhi saddex nin baa bareejo ahaa, shugri iyo wiilka ku xiga iyo daba dhuup bareejo galeen min 6 points lahaayeen markaa seebuu daba dhuup lcgta ku qaatay👌🤔🤔🤔

  • @Cabdiraxmaan-rh4xq
    @Cabdiraxmaan-rh4xq Год назад +4

    Shukri hhhhh

  • @nasrinabdi8143
    @nasrinabdi8143 Год назад +3

    xadaari gaasi maanta iigu kaa horysa janlkaaga

  • @SacadTosacad-cw9ib
    @SacadTosacad-cw9ib Год назад +1

    Jabsan wiilka koodhka shugri ookale xidhan shp Ayan ahan Jirnay wllhi jabsan wanku wadanaa shp

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Год назад

    Soo badi fadlan taageera buuxa kuu ahay from Ireland Dublin

  • @cabdishakuurkhadar330
    @cabdishakuurkhadar330 Год назад +4

    Inta lanbarka dabadhuub zeve garaysay hhhhh😁😁😁😁

  • @Zuheyb102
    @Zuheyb102 Год назад

    Waxa warqada ku qoran iyo waxa afkiisa ka Soo baxaya way kala duwan yihiin inta aragtay😂👍

  • @clmaligclwalijr5237
    @clmaligclwalijr5237 Год назад

    War soobadi chalengiyada xadariyow zxp❤😅

  • @amarecabd
    @amarecabd Год назад

    Dabdhuub marana sakariye pro gulayso

  • @SadaamReemagaal
    @SadaamReemagaal 13 дней назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SacadAbdirahman-c9o
    @SacadAbdirahman-c9o 2 месяца назад

    Ooooooo ninku maha Aabaha indho jacayl

  • @QarazTo_BM
    @QarazTo_BM Год назад

    Inoo soo badiya kuwan okle zxpyaal

  • @saynababiib9679
    @saynababiib9679 Год назад +5

    😂😂😂😂funny tihinn wlhie❤

  • @alexanderkhuyo5851
    @alexanderkhuyo5851 Год назад +1

    Keep going zxp

  • @Zamiirkooz
    @Zamiirkooz Год назад +1

    Xadaari geesiyooow part2 kasoo samee zhp😊

  • @mubarakabdi6411
    @mubarakabdi6411 Год назад +3

    Dabadhuub fan baaba kubakhtiyey😂😂

  • @suhaybjeego4123
    @suhaybjeego4123 Год назад

    Wuu aqiimay Muu eedamine Mida kale wuu qalday aqiimka ee baro wax ku dhe paris ba wadiga fadhiye 🙏

  • @ApdijibaarMahamoudipraahiMShaa
    @ApdijibaarMahamoudipraahiMShaa Год назад +1

    🎉

  • @umalkhairabdihakim3342
    @umalkhairabdihakim3342 Год назад +2

    Eedaanka ciyaarta halaga daayo fadlan

  • @suhaybmaxamedcumar
    @suhaybmaxamedcumar Год назад +3

    🎉🎉

  • @cabdiqanicabdiqaadir5825
    @cabdiqanicabdiqaadir5825 Год назад +1

    Edaankii wuu khalday subxana allah😭

  • @Zamiirkooz
    @Zamiirkooz Год назад +1

    Xadaarow wll mcn part 2 kasoO sameEy pLz 😊

  • @qadandaahir1000
    @qadandaahir1000 Год назад +1

    Daba dhuub wax kasta ka filo😂😂 hambalyo

  • @NimcoSacad-i5l
    @NimcoSacad-i5l Год назад

    Lkn meeshu waa cidla iyadoo daku joogaan sameeya plz

  • @xamdaclraxmaanxamdaclraxma9337
    @xamdaclraxmaanxamdaclraxma9337 Год назад +3

    Shukri caday ayn salamay 😂😂😂😂😂

  • @Zaddam1Zalah1
    @Zaddam1Zalah1 Год назад

    ILAHAY HAW NA XARIISTO AABIHII MCN AAMIIN

  • @sagalmaxamed603
    @sagalmaxamed603 Год назад +2

    50$ waad ka zo zaartyyy legen

  • @mowliidsaleban
    @mowliidsaleban Год назад

    WaaR zxpka edampaD ku tirahdee wxaY zowka aqiimkii oo ku ciyaRaY peerka kaga iztaGy😅😅

  • @suhaybfaysal5525
    @suhaybfaysal5525 Год назад +1

    Challengii ugu qosolka badnaa

  • @fadumofadumo-y8w
    @fadumofadumo-y8w 3 месяца назад

    Waxyaabaha waraaqda ku qoran io waxa leysku diraya isku mid maaha😂

  • @azmouchmuhumeth7251
    @azmouchmuhumeth7251 Год назад +3

    waar haaaye ha is wada raacina e mid walba mopilkisa ha ku soo duuubo oo do or quit dhaha😂😂😂😂

  • @AbdisitaarIrbad-bq2bw
    @AbdisitaarIrbad-bq2bw Год назад +1

    Part 2 plz❤❤

  • @maxameddaauud8648
    @maxameddaauud8648 Год назад

    Xadaari waraaqda waxa ku qoran sida dameerka u Ci ee kama helintu waa maxay 😂😂

  • @SuhaipOmer-c7f
    @SuhaipOmer-c7f Год назад +1

    Waar jabsan ignore ka kaqaada garaceey😂

  • @Nimcaanmaxamedcabdilaahi
    @Nimcaanmaxamedcabdilaahi Год назад

    Edanki wuu isdaba mariyay 😊

  • @exBiLechanel
    @exBiLechanel Год назад

    Arkajar illahage. Subxanalh xadaari waan qiirodey wll😂😢😢

  • @idirismuuse2994
    @idirismuuse2994 Год назад

    Waar dooda deee😂😂😂 dhibcuhu waa baraanje

  • @BasraAdaan
    @BasraAdaan 5 месяцев назад

    Sooo badiii waaa qoslkii

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Год назад +5

    😂😂war hana isku kaayo hor qaawinina dumar baa idin dawanayee

    • @MUBAARIGBULSHAAWI
      @MUBAARIGBULSHAAWI Год назад

      JACEYLKAYGII MABRUUKA XABIBI❤❤❤ WAANKU XIISAY 😂

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 Год назад

      @@MUBAARIGBULSHAAWI dhafoor xiir waligayba Jacayl uma qadin wadada ku qul qul😀

    • @MUBAARIGBULSHAAWI
      @MUBAARIGBULSHAAWI Год назад

      @@maproukamahamed4464 Mabruuka MUBAARIG WAY ISKU SOO BAXAYAANE MAANIYAD I QUUDHAY ERAYGAAS WAD SOO DHIGTE 😂 U

  • @fardousismail4402
    @fardousismail4402 Год назад +1

    Xadaari geesi hore usoco inader

  • @dhaydamuxumed9305
    @dhaydamuxumed9305 Год назад +1

    Ar wllhi mu wacin abihii

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 Год назад +1

    Waar Ninka Aad Eedaam tidhaahdeen ma eedaamine wuu aqimaye 😂😂😂

  • @saamiyasagal8946
    @saamiyasagal8946 Год назад +2

    Kan Yaa RUclips nagu keenay TikTok khaati ka joognay

  • @pulshaawi12
    @pulshaawi12 Год назад +2

    😊😊😊😊😊

  • @ShukriMohamed-u3j
    @ShukriMohamed-u3j Год назад

    Hhhhh😅😅😅😅😅shukri inda bildhin

  • @ridwaanfure2727
    @ridwaanfure2727 Год назад +2

    Dee wuu aqiime waxY team hor carar😂😂

  • @MuunaIlkacase
    @MuunaIlkacase Год назад +2

    Xadaari Wllhi is not easy 😂

  • @hoododeggenismaaciil
    @hoododeggenismaaciil Год назад +1

    Eedaanka wuu qalday ax yaarabi

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
    @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn Год назад

    Best legends ❤❤❤

  • @yaxyamaxamed396
    @yaxyamaxamed396 Год назад

    Aadan aaba ladhaxee muxuu u aaqamey xitaa aaqinka xitaa wuugafey wllahi

  • @HaboonMOhaMmed
    @HaboonMOhaMmed Год назад

    Prat two 😂

  • @Ckariimguuleed
    @Ckariimguuleed 10 месяцев назад

    20:02 😂😂😂😂😂

  • @AsmaAhmed-yf2zb
    @AsmaAhmed-yf2zb 6 месяцев назад

    iLahay. Haunaxaristo. Abo. Maan. Wallo😢❤

  • @AsmaAhmed-yf2zb
    @AsmaAhmed-yf2zb 6 месяцев назад

    Walhi. Wan. QosLay. 😂😂😂😂😂😂😂

  • @CapitaanoAnaaani
    @CapitaanoAnaaani Год назад

    War kan adamaya waa is dhafiyey xayaa calal falax buu dhahay xaya calalsalax

  • @HEAL981
    @HEAL981 Год назад

    Kaagaabkiii kagaavkii 😂😂😂😂😂😂😂

  • @muniir_yaszin_upth5810
    @muniir_yaszin_upth5810 Год назад +1

    Part 2 plz

  • @Najjoh712
    @Najjoh712 Год назад +3

    Waxana chalange ah😂😂

  • @mohamsouleiman4727
    @mohamsouleiman4727 Год назад

    Shugri iyo xadari laga rebo 3nin wa afdher cadiya xata waxa la moda rer gabilay asli highway isku af eegyihin

  • @yassinmoussa4771
    @yassinmoussa4771 Год назад

    Xadaraada sxb 😂😂 forme Djibouti 🇩🇯

  • @khadraali6944
    @khadraali6944 Год назад

    Wllo soo adkee challenga

  • @asax464
    @asax464 Год назад +1

    Part 2 keena 😂😂😂😂

  • @ayaanosman9924
    @ayaanosman9924 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂 haka dhamado ado dheex tagan

  • @mutafeapdi856
    @mutafeapdi856 Год назад

    Hhhh xadari inbadan buqayilay ciyalki khamisaha wajaleh kuso qarsan jirya carurta hababin zhp waynuisnaqana hade

  • @CabdulahiMuxumed-x9w
    @CabdulahiMuxumed-x9w Год назад +1

    Mansha alah❤

  • @farduscali-ly5fb
    @farduscali-ly5fb Год назад +1

    Alla indeer garcasanidinaa kawa qosliseen kan qaawan ayaaba udaran😂😂😂😂

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Год назад

    Lkn Niyoow magalaya waa maxay sulaha hasoo qarin marnaba

  • @abshirabdirahman5461
    @abshirabdirahman5461 Год назад +1

    Soo badi lph 😂😂

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 Год назад

    23:15 canaha yamaniga ah oo 3000kun shilin wadanki ka imid wale maceshadii way isbadashay

  • @Isramaxamuud-ox8kg
    @Isramaxamuud-ox8kg 6 месяцев назад

    Wawo😗😂

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 Год назад +3

    😂😂😂😂😂😂garac. Is heshy

  • @NajaxXasan-i4v
    @NajaxXasan-i4v Год назад

    Maasha allh inamadayadu xishood badanaa

  • @Hadhaa10
    @Hadhaa10 Год назад +1

    Sxpyaal ninka an gaadhsiino 30k please 🙏

  • @abdiaziizzuraj5456
    @abdiaziizzuraj5456 11 месяцев назад

    Ninkani manuu eedaamin manuu aqiimin aqiimkana wuu kala horeysiyey xaya cala Salah horeysa waa aduunyo edamkii la khaldayo

  • @abdikhalaqahmed
    @abdikhalaqahmed Год назад +1

    😂😂😂 wlhi wa been wxno dhani

  • @M-A-G-A-N
    @M-A-G-A-N Год назад +7

    Waraqaha waxa ku qoran iyo wxy isku dirayan ismalahaba abti xadaaroow mxaa khaldan waad naga waaloosaa😭😂🙌🍂

  • @marwomukhtaar
    @marwomukhtaar Год назад

    Isoo casuum xadaaraw😂

  • @NimcoSacad-i5l
    @NimcoSacad-i5l Год назад +1

    😂😂😂xaraabo weeyaan wlhi