CHALLENGE IYO SU’AALO DAGDAG AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 745

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 года назад +116

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 2 года назад +132

    Inamadayadii lander boys💚⚪️❤️
    Qosol ngu disheen😂😂😂

  • @apdiyare7548
    @apdiyare7548 2 года назад +165

    wll Ilaahbaan Idiinku Dhaarshee Waxaynu ku jirnaa xaalad Adage Nabiga Aynu Ku zalino ❤scw

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 года назад

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San

    • @ahlamiiahmed1080
      @ahlamiiahmed1080 2 года назад +2

      صلى الله عليه وسلم 🥰🥰🥰

    • @naciimaupthy3139
      @naciimaupthy3139 2 года назад

      Scw scw

    • @fadumahassan1828
      @fadumahassan1828 Год назад

      Scw scw scw scw scw scw ❤

    • @israyusuf9026
      @israyusuf9026 Год назад

      Salalaahu calayhi Wasalam Salalaahu calayhi Wasalam Salalaahu calayhi Wasalam

  • @asmiinaabdi9535
    @asmiinaabdi9535 2 года назад +73

    Halagu saliyo nabigena muhemett naxaris iyo nabad galiyo korkisa ha ahte scw 🥰🥰❤️

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 года назад

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San

    • @AminaMahamedosman
      @AminaMahamedosman 5 месяцев назад

      صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه

  • @naimaali6103
    @naimaali6103 2 года назад +76

    Horta ninyohow wiisha isaaq qurux badanaa jah😂 ar duriyadaan waan idin salamaa
    From Hg sacad siciid girl❤

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 года назад +223

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara 💟💞☝💟❤

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 года назад

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San

    • @nafcaahmd7411
      @nafcaahmd7411 2 года назад

      Scw scw scw

    • @muwaahibmuhumed5594
      @muwaahibmuhumed5594 2 года назад

      Salalaahu calayhi wasalam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @abdulahiahmed2845
      @abdulahiahmed2845 2 года назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❣❣❣

    • @nasramukhtarahmed2002
      @nasramukhtarahmed2002 2 года назад

      Scw

  • @hasanadem404
    @hasanadem404 2 года назад +54

    kusali nabigeena muxamed scw❤️❤️❤️🥰🥰

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 года назад

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San

  • @nimcoabdirahman2486
    @nimcoabdirahman2486 2 года назад +49

    Inamadii duriyada
    Waa sharaftii sheekh Isaxaaq 🥰❤️

  • @filsanahmedlucky4188
    @filsanahmedlucky4188 2 года назад +47

    My brother s Wiilsha Reer Soomaliland Ilahayow idiin Barkeee Ameen

  • @handeeqa5264
    @handeeqa5264 2 года назад +141

    isaaqnimo wa sharaf Masha Allah bal inamdan sharftooda day 😢😊 midowga qays qayser iyo Abdalle jamal wuxu keeni doona inay noqdan dadka soomali ugu views badan😊

    • @inantaSomalilandkufanta7766
      @inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад +1

      Sharaf iyo karamo🥰🌏

    • @saarasaid2147
      @saarasaid2147 2 года назад

      Insha allah wan urajaynaynaa

    • @abdidacar4095
      @abdidacar4095 2 года назад +1

      Qabiilki ku qaatay kuma dhigo.manihin isaaq waana daawaneynaa .wiil hartiya bn ahay dhalashana uma ciil qabo

    • @inantaSomalilandkufanta7766
      @inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад +3

      @@abdidacar4095
      harti maxa la dhaha war inantu wa runted hadad ka xuntahay wa yelka

    • @Sudabuy
      @Sudabuy 2 года назад

      Haye intana afaaro qabiil maso galisay yaab alla maxey dadka bukaan

  • @axlaambashiir155
    @axlaambashiir155 2 года назад +8

    Reer abtigay sharaf iyo wanaag badna bal eeg dhalinyrda wadnkoda sida ugu kalsoon ugu farxan frm drwish noolada dhamntin abtiyaal

  • @hoodoabdi9674
    @hoodoabdi9674 2 года назад +16

    Xarabad badan mahamad jamal ku laha sabayad lamo liqo😂😂waa dad yar oo wado faniya oon kale dhicin mansha allh 🥰💯

  • @HamzeVlog
    @HamzeVlog 2 года назад +83

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 года назад

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San

    • @amalafnaan3928
      @amalafnaan3928 2 года назад

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @LaaskaMedia
      @LaaskaMedia 2 года назад

      Sce scw scw scw

    • @kafiyamahamet
      @kafiyamahamet 2 года назад

      ❤❤

    • @kafiyamahamet
      @kafiyamahamet 2 года назад +1

      Salallaahu caleyhi wasalm

  • @anuushhayati7386
    @anuushhayati7386 2 года назад +17

    Labadayda legend een dawado qays qayser iyo cabdala jmaal🥰✌

  • @hani8826
    @hani8826 2 года назад +24

    Mashaa Allaah.Cabdala Jamac iyo Asxabtisa waa halxiraale fiican, Rabbi ha idin dhowro aamin.🤲🏾🔥💙

    • @qadra.hena.channel8587
      @qadra.hena.channel8587 2 года назад +1

      Wll.iso.poqo

    • @ilwaadmhmud9546
      @ilwaadmhmud9546 2 года назад +1

      Wllo cabdale jamac lama yidha😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nawalnawal9308
    @nawalnawal9308 2 года назад +32

    Wooow dhalin qurux badan illahy haydin daasto💯❤️🥰🥺

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 года назад +12

    Mashalla Allah Allow dhawr somalilaan iyo dhalinyarada somalilaan ❤💚❤

  • @ميمومو-م8غ
    @ميمومو-م8غ 2 года назад +22

    Maaasha inamadii duriyada allow barakee ❤❤️🥰

  • @ugbaadessa1712
    @ugbaadessa1712 2 года назад +9

    wll laba talo idinku darsan lahaa
    1:mawliid dadka mrkay jwbta badhayan yaanu buuq ku furin hoyadii may dhaline😂
    2: Su'aalaha dhamantod jwbtooda soo raaciya imkaba inteeda badan wadso raacinyseene
    Abdalla jamaal keep up wlo😍

    • @hibakmustafe9743
      @hibakmustafe9743 2 года назад +1

      Ilmahas qaylo.bdana horta bisinke😅

    • @hamdafilms129
      @hamdafilms129 2 года назад

      Wlhi wa bilaa waji wa runtaaye

    • @naasirabdi2030
      @naasirabdi2030 2 года назад

      😂😂😂😂😂😂 wlhi wa garac Kaasi Gacana Utagay

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 2 года назад +6

    Maxamed jamal iyo abdalle jamal ♥️♥️ markad aragto waa marka kaliya eed walaaltinimada jeclanayso

  • @hafsaali8615
    @hafsaali8615 2 года назад +12

    Wilka 1aad isaga barnamijka qurxiyo wlh waa qosol miiran hhhh wilal soomali yed wan idin wata wlh😂😂😂😂😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад +8

    Inamada duriyadu wa sharafteyda nolada🥰🌏❤

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 2 года назад +9

    Gabagabada barnamijka mid idinka mida uunba wacdaro ka dhigya goobta Aaa Legendrs😂🔥🥰

  • @ayaandahir2952
    @ayaandahir2952 2 года назад +21

    Coming soon 400k 💯keep going legend

  • @ruunhaaji7137
    @ruunhaaji7137 2 года назад +15

    Hhhh qeys qeysar hdal kiisa ku qoslaa reer hargeysa waa idin wataaa gar iyo gardaro 🙏

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 года назад

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San

    • @qadra.hena.channel8587
      @qadra.hena.channel8587 2 года назад

      Wll.iso.poqo

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 2 года назад

      Qays waa reeer burco

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 года назад +1

      @@aaminaindho3742 marki hore ayu aha lakn imika wa rer hargyza

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 2 года назад

      @@karimhasan8967 wu jooga Wll inderky weye familygisu burco safar ku jooga hargysa

  • @yaskacade4004
    @yaskacade4004 2 года назад +10

    😂😂😂so funny labo mar dowday mar tv ga iyo mar mobile ka ah 😅😂keep going bothers

    • @cabdiraxmaan7498
      @cabdiraxmaan7498 2 года назад +1

      Ani xitaa wlhi fesbok ku dawady hadna inta

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 2 года назад +29

    Legendary always legendary keeps goings jamal abdale and qays qeyser and madar and another's levels best challenges 💘⚽️💪

  • @MohamedIbrahim-tq8ql
    @MohamedIbrahim-tq8ql 2 года назад +25

    abdlle jamaal iyo qays qayser legends❤

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 года назад

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 2 года назад +12

    Madar waa aarsaday wlhi 😅keep going hno 🥰 👋

  • @yartasandkauushidan5895
    @yartasandkauushidan5895 2 года назад +6

    Wlhi waa murgaysan mudo 1week ahan ma qoslin mana faraxin waa iga qoslisen thank u

  • @ridwaan5949
    @ridwaan5949 2 года назад +15

    Qawdhan Waa xaraabo tartan kasta kudar 😂😂😂

  • @hamthaahamthmahamtth2273
    @hamthaahamthmahamtth2273 2 года назад +10

    Walhi funny challenge 😅😅😅 I can’t whit party 2

  • @ALI7LEE
    @ALI7LEE 2 года назад +30

    That was so fun hahahhahah guys , Knowledge and entertaiment, I keen on the new development of your videos guys

  • @INA_XAASHI_CHANNEL
    @INA_XAASHI_CHANNEL 2 года назад +7

    Abti cabdalow part 3 waxaan ahayn yeeli mayno😂😂

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 года назад +13

    😂😂😂😂 Meesha Ragbaa isku helay

  • @fadumoabdikadirali209
    @fadumoabdikadirali209 2 года назад +2

    Abdlla jamal horey u soco walalo guleyso waqti kasto lkn soo badi barnamijkan plz intaa ha ka soo tagin

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 года назад +11

    Big challenge keep going bro Abdalla 🥰

  • @Kralice-rk9pb
    @Kralice-rk9pb 2 года назад +8

    Biyihii magaladupa xaganay ku danyihiin😂😂 biyo la’wanpa jirta😂😂

  • @hoodoqani3701
    @hoodoqani3701 2 года назад +7

    Wllhi funny tihiin wll challenge soo badiya ❤️😅

  • @sulekomoalimissack7472
    @sulekomoalimissack7472 2 года назад +9

    400k coming soon Abdalla 👨‍💼👏hambalyo hordhac ah 🥰

    • @LaaskaMedia
      @LaaskaMedia 2 года назад

      Channel iisoobooqoo walal

  • @fartuunfantastic5455
    @fartuunfantastic5455 2 года назад +20

    waa team wada adag masha alh ilahay idin daayo dhamantin 👑❤️😍

  • @hodancali8029
    @hodancali8029 2 года назад +6

    Yasmiin quruxy kulahaa 😀😃😁

  • @jikako7
    @jikako7 2 года назад +2

    WALALA HADAD TAHAYE MUSLIN IGULA SALI NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA ❤HDADA MUSLIN ADAN AHAYEN ISKA DAF😢😢

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 года назад +2

    Wadankiina Ayaad sidaas ugu qoruxu badan tihiin ilahay haydin dhawro 💚❤💚

  • @fatoudollarfarah6954
    @fatoudollarfarah6954 2 года назад +1

    Keep going 💪 abdallah jamal from djibouti 🇩🇯

  • @surimohammad9185
    @surimohammad9185 2 года назад +2

    Wlhi qosolka iiga dhamda barnamijkani madadaalo iyo aqoon krorsi buu isku jiraa noo soo badi wll aad baan idn salmyaa dhamantiin

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 2 года назад +1

    Su aaalo aayado quraan ah oolobilaabaayo qofka kadibna ow siiwedaayo soogeliya

  • @kaldeeqa3951
    @kaldeeqa3951 2 года назад +11

    Inamadani janalki way shideen ahahaha😂💔💔

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 года назад

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San

  • @KhadraBaashe-ik1cc
    @KhadraBaashe-ik1cc 10 месяцев назад

    Walaalimadu waa cajaibi Abdala iyo walaaki waa sigudareem malaku. yidhi. Kabahy labaxo ❤✌️

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад +5

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 года назад

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 2 года назад +3

    Abdirahman big respected from Dubia

  • @Amraandamar
    @Amraandamar 2 года назад +2

    Nice challenge so keep doing great things. We want to see more challenges. Mansha Allah good jobs all of you.

  • @apdizhakuryuzuf9021
    @apdizhakuryuzuf9021 2 года назад +2

    Qays Qaysar Wuxuu Ku Leeyahay Daarada Ayaa Iqoyday😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 года назад +2

    #Fascinating game
    Viva #Team Abdalla Jamaal

  • @buzhrarazhead9309
    @buzhrarazhead9309 2 года назад +4

    Qawdham qarac wuxu ku leeyey wa qawdhan dalku 😅😅😅😅😅😅

  • @Que3ninaHhusein9270
    @Que3ninaHhusein9270 2 года назад +1

    Wlhi inan qalbi xadhan weyi qawdhan alleh ha ku sharfo wll shaygah shptinimada ayuu qimaheeda garanaya

  • @farxiyaabdala6340
    @farxiyaabdala6340 2 года назад

    kusali.nabigena.muxamed.nabadgalyo.iyo.naxariskor.kisaha.ahato.salahu.calayhi.wasalam💕💕

  • @hajjfahad248
    @hajjfahad248 2 года назад +2

    sxpkay abadala jamaaal
    mahamed iyo qays qayser waan idin salaamay

  • @nimcaanahmed8258
    @nimcaanahmed8258 2 года назад +35

    This Is Soo Funny Keep Going Guyz 🔥✊

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 2 года назад +1

    Yaxyax iyo xishood baa igu yuurusadayo
    Waa heesta kaliye Y ku bilaabanta yan ku dhamaata

  • @Hibakabdi697
    @Hibakabdi697 11 месяцев назад

    Wlhi wa qosol so badi barnamijkan abdale 😂😂😂😂

  • @kingabdikani9517
    @kingabdikani9517 2 года назад +13

    Can wait part 2 meesha qays haduu joogo qosol lagama waayaba hh

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 года назад

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San

    • @nimcojamac8138
      @nimcojamac8138 2 года назад

      Wllhy lagama waayo waa xarabe

  • @amrankhadarmahamed3448
    @amrankhadarmahamed3448 Год назад

    Wr abdalla jamlw nio wxn nin mhe ngta ee raga su'alaha kaga ciyarya ka qbo nio eee qwdhn la idhaha danigisu u afwynyhye vidéo ga dhnba qyladisa ddku ma dhgysn krne..🤨🤐
    Tnx Bro

  • @Randah-p4j
    @Randah-p4j 2 года назад +1

    I just love wiilkan uguso horeyo sidu u kaftamayo o wilasha U caawinayo 😫🥰

  • @maxameddirie6937
    @maxameddirie6937 Год назад +1

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens 0:14

  • @kingoday3248
    @kingoday3248 Год назад +1

    Mida kale Belgiumka 🇧🇪 anagu maaan tahriiibnay 😅😅😅😅😅 Qays qayser best 👌

  • @ayaanayaanismail294
    @ayaanayaanismail294 2 года назад +8

    inamadii duriyada❤😍

  • @zokimohamet7997
    @zokimohamet7997 2 года назад

    Abdalle iyo asxaabtiisaba aax baan idiinku hambalyeynaaye shp qali inoo soo badiya channega shp ❤️

  • @hamsehashiodowaahussein3213
    @hamsehashiodowaahussein3213 2 года назад +3

    wilasha isaq ku so soco sasana ka raaba 🥰🥰🥰

  • @ubahmohamed1120
    @ubahmohamed1120 2 года назад +2

    Kaas dadka ka qabo abdallow xagu dadka ugu qaylina qofku naga xisho dheh qawdhanow

  • @chapirzhakur3930
    @chapirzhakur3930 2 года назад +11

    Team qays❤🔥

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 года назад

      Fadlan hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir ado mahad San

  • @asmaahmek8133
    @asmaahmek8133 2 года назад +4

    Soomali wuxunba Ku leh qurbahd Ku dhalatay gadhka ubeen sheegay 😂😂😂

  • @FadilaMustafe
    @FadilaMustafe 10 месяцев назад +1

    Ala ma noli wllhi noso badiya😂

  • @aadanxasan241
    @aadanxasan241 2 года назад +1

    Eakahi chalengigii iigu fiucna maanta qosol iyo xaraabaada nio soo badiya noo caan

  • @umalkhayrmustapha7628
    @umalkhayrmustapha7628 2 года назад +6

    Maydhaad diiday baa layidhaa wxd samaysen 🤣🤣🤣🤣

  • @munaganbiye-ow6hy
    @munaganbiye-ow6hy Год назад +1

    Hhhhhh
    Kulaha waa jig-jigayar.
    Daacad baan u qozly

  • @hoothoapdihoothoapdi6077
    @hoothoapdihoothoapdi6077 2 года назад +1

    Cabdale jaamalow qawdhan io walalkaa haka reebin wll waa xarabeee 😅😅😅

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Год назад

    Abdale jamal big thanks

  • @isranouh6415
    @isranouh6415 2 года назад +7

    Wlhi funny 😄😆 challenge 🤣😂 keep going team Abdalla jamal 😁🤣 please 🙏nozoo badiya 🙆‍♀️👍

    • @maryandirshe112
      @maryandirshe112 2 года назад

      Meesha waa la is ku qubeeye biyo lee 😂😂 dadka marooba Hele yaab

  • @ahmedsayd1639
    @ahmedsayd1639 2 года назад +2

    Kabihi wa la Baxdeen sharabadada Xagee U Ilowdeeen 😂😂😂😂

  • @hamdadaahir6037
    @hamdadaahir6037 2 года назад +3

    Coming soon 400k subscribers keep going 💪🥰

  • @hodanahmed5426
    @hodanahmed5426 2 года назад +3

    Alla wll.qays Mar walba kusoo dara parnamijyada

  • @Muna4r-
    @Muna4r- 2 года назад +1

    Maansha allah dhalinyaro qurux badan oo reer soomaaliland ah

  • @yaasinabd4958
    @yaasinabd4958 2 года назад +1

    Meesha allhaaa Raga and TaaGeero Ayaa isku hellay hore usoco sxpayaal

  • @Ahmett990
    @Ahmett990 2 года назад +1

    Barnaamij top ah weyan i liked part 3 nooso same

  • @sakariyesaki802
    @sakariyesaki802 2 года назад +3

    C/raxmaaan abdi wali WaaaaN Kasalamay

  • @nadiaquruxchannel794
    @nadiaquruxchannel794 2 года назад +3

    Hada iso boqatiin wan ku farxi lahaa walalayal ❤

  • @damalhadhsade3042
    @damalhadhsade3042 2 года назад

    Barnaamijyo qurux badan baad soo bandhigteen saaxibayaal halkaa kaga haya 😅👏🫡

  • @nimcanmahamud8336
    @nimcanmahamud8336 2 года назад

    Waa nio madar mahamed ayaanle waa imtixaan marka u danbaysa qosolka iga dhmayey wakhtiga ha iska socdo kulaha

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 2 года назад +1

    Adban ugufaraxsanay wada shaqaynta qays qaysar iyo abdale jamal

  • @theahmotEli-md2bw
    @theahmotEli-md2bw Год назад +2

    Qowdhan is not easy 😅

  • @CaaishoCabdulahi-e3q
    @CaaishoCabdulahi-e3q Год назад

    Labadayda legend eèn dawado qays q😂😂

  • @marwaadam7305
    @marwaadam7305 2 года назад +2

    Cabdale jamal bibilaha isku eeh

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 2 года назад +3

    🤣🤣🤣🤣🤣kaa nasiibka xun muxuu aha waalagu furay markasaa lagu xidhay🤣

  • @abdilaahicilmi8558
    @abdilaahicilmi8558 Год назад

    Abdaleh horta meeh zhpkaa calidaruuz xageH ayuu ka dhacaya bal zu aazha ka zo jwp 😇😎

  • @hamuuudimoh4062
    @hamuuudimoh4062 2 года назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi qosolkii dambiga ahaa baan qoslay istafurlaah

  • @muscapismacil3620
    @muscapismacil3620 2 года назад +1

    Cabdilahoow soo badi barnamijyada nocano kalaa

  • @safwaanmawliid7297
    @safwaanmawliid7297 2 года назад +1

    Abadale Jamal part two

  • @Rayan.ahmed1212
    @Rayan.ahmed1212 2 года назад +1

    Mansh alh allah haku barakeeyo wll aad ban baramijyadad u jecelahay

  • @aminadjama4155
    @aminadjama4155 2 года назад +1

    Mshallah ❤️ ❤️ ❤️