16 million residents and 15 million visitors that is almost the population of Canada. Masjidka Sultan Ahmed ilaahay ma ka guuray? waa maxay waa lasoo booqdaa? Ma museum ayay kadhigeen sida kuwa kuyaal Barcelona Spain?
C/salaam maalin ba wadan baa ina jecleesiisaa waxaa kaa codsanayaa intaad muqdisho imaado meelaha ugu quruxda bdn inoo soo duub si dadkeena wadaninimada u jeclaadaan oo dalka ugu soo hiloobaan ilaa dadkii wax xun beey maalin walba indhahooda ku arkaane waa fikirkayga 🤝
hareeri aad baan idin salaamayaa waxaad joogtaan wadan diintu si wacan uga ifeyso , sxbow martida muuqaalkaagan abdulqaadir social network haduu lee yahay amase xiriir meel lagala samayn karo ii soo qor
Having a proud daughter moment, what a smart knowledgable aabo he is , may allah bless him always❤
❤️
Masha allah cong to your dad
Soomaaliyey wllo I caawiya waxaan doonaya inaan RUclips sameeyo oo aan soo galiyo quranka iyo axaadiithta iyo siirada nabiga scw marka khayrka ka fa.idayso wllo inoona subscribe insha Allah mahadsanid Asc
Allah haunaxaristo Aabo 😢
Wariyaha wariyayaasha soomalida
C/salaan herari sanad walba waxaan siin lahaa wariyaha ugu wanaagsan biladiisa ❤
Cimrigaa haraago
10 sano ka hor ayuu nin kurdi turkey ah uu I waydiyay xageed ku socotaa waxan ugu jawabay Istanbul waxanu kuwada hadlaynay luqada farisiga dabeed wuxuu igu yidhi Istanbul didi dunya diidi oo macnehedu yahay Istanbul aragtayaba aduunyadad aragtay markaa waa magalo qurux iyo tariikh koobsatay
Haa WALAALO, Laakiin Kurdi Turkey Faarsikuma hadlaan, Kurdi IIraan ayuun baa Faarsiku hadasha!! K. Ciraaq iyo K. Syria Labaduba Arabic Lang. ayeyku had!laan. Iyadoo ay udheer taha Luqadoodii HOOYO!!
Long live Turkey. Your country is beautiful and well developed.
Kaayagaa kasii qurux. Waa hadii Xasilooni la helo.
@@Shimba-uh2lx runtaaa
Adun kodhan Somali ugu qurux badan bad bari iyo wabiba waan leenahay ee ILLAHOW Abni nasii YAA RABI YAA RAXMAAN YAA RAXIIM ☝️❣🇸🇴✌
Walee waa runtaa. Meelo dadkale dhisteen ayaa inoo muuqata inaga keeniina tuug is urursatay ayaynu ugatagnay
This video gave me a whole insight to lots of different things..mashaAllah 👏👏
L0
Lp
Guys xabibkeena igula saliya scw scw❤❤❤❤❤
Scw😍
Scw scw
Scw scw
Beautiful capital Istanbul 👌
La capitale est ANKARA
Sc Abdi-Salaan brother waad ku Raaxaysanaysaa markuud Qof Somalilandar ahi wax kuu sharaxayo.viva soomaliland.💕💕💕
Kan kalena ma isaaq baa 😂😂😂😂😂
Kkkk cabdisalaan haa lakiin kuwa siyaasiyiinta ah maya.kkk
Qudhun iyo qabyaalad intaad ka hadlayso ku dayo asaagaa halkay gaadheen
Runtii Istanbul Waa magaalo qurux bada inshallah mar dhow waa soo booqan doonaa.
Mnsha Allah Cabdi salaan hareeri dadka xog iyo fikir buu kudhaliyaa maraykankuuna daganyhy
Maansha ALLAH waxa keliya ee aanu ka codsanaynaa soomaalida degan wadanka inay ilaaliyaan sharafta umada soomaaliyeed dadka ay la noolyihiinba
He didn’t lie about what he said at 20:17. Wallahi my people can learn a lot from Turkish people.
Ma.fiicantay huuno.
Waa midhhii Cusmaan Raximullaah
أجمل تاريخ
Masha Allah Allah ha Xifdiyo Istanbul iyo Turkiga insha Allah waxaan jecelahy inaa booqdo magaaladaan Taariikhda dheer mustaqbalka
Alla ha unaxariisto marxuum Alloore
16 million residents and 15 million visitors that is almost the population of Canada. Masjidka Sultan Ahmed ilaahay ma ka guuray? waa maxay waa lasoo booqdaa? Ma museum ayay kadhigeen sida kuwa kuyaal Barcelona Spain?
Hogia sofia aya museum ahaa hada laga dhigaye masjid ee masjid sultan Ahmed ama blue mosque ma ah museum.
Mahadsanid wariye Abdisalaan hereri
Marsha Allah
Amazing waan idiin hambalyeynayaa barnaamij’kan xiisaha gaarka ah leh ee aad noo diyaariseen bahda universal tv iyo wariyaha caanka ee C/salan hereri
Istanbul magalada mustaqbalka islamka 18/02/2021 2:39Pm maalin khamiisa ❤
Runtii waa Magaaalo aad u qurux badan qadiimina ah. Ku dhawaad 2sano oo turkiga joogana 2bil kamida kusoo nooladay, haddana qorshaha wee igu jirtaa inaan dib ugu laabto. 10/May/2021.
Peaple who are colder colder😅😅🤣🤣🤣😍😂
WAAW 2019 OCTOBER SAGAALKEEDII BAAN KA DEGEY!!!.ISTANBUL.
MAGAALO SHIDAN
Wallhi waa muqaalkii ugu fiicnaa qabka uu udiyaariyay muqaalkaan xaliye keep going
salaan sare Abdisalaam Hereri-Love your videos
mashaa Allaah ilaahay ha xifdiyo Turkiya
Kaa ice kremka iibinaya oo kale hadii somaliya laga furo midba ilka feedh kaga soo daadinla hadu madadaalda iska bilaabo
Cabdi zalan keep going wlhi waa waryahan ugu jeclahey Aduunka oo dhan Alle cimriga ha ku barakeeyo
Abdiqaadir Hassan - si fican ayaan u dhigtay taariikhda turkey.
Masha allah hareeri waxaan karajeeneynaa in north Carolina nooga soo diyaariyo barnamij
Abdurrahman seni takip ediyorum 👍
Teşekkür ederim Hakan abi 🌹❤️
@@abdirahmanmohamed3405 war maxaa ku hadleysan bisinke🤔
@@abshirdirir1437 turkçe(afturki)
🔜 Istanbul 😉
Hereri saxib aan jecelahay Barnaamijkisa.
Hore usoco saxib❤
Big love from cityview4k
Msha Allah turkigu waxa uu astaan u yahay xadaarado iyo dowlado quwad lahaa oo islaamka soo maray🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kiz kulesi in Istanbul cok guzel.
Aad iyo aad baan Ku salaamay Abdisalaam Hereri waan Ku xiiseeya marwalba barnaamij,yadaada
Cadawgaa u noolow sxb sare
Mazhaallh wan uso coda allhdi allhe yidhahdo daxiis inzhaalllh
I.a Wakuso dhawenena
Intaa iiga tagaysaa maan israacno 🤣🤣🤣🤣🤣
Isracynaaa
Xirfad yaqaan ayaa duubay.
My favourite city i
Hareeri haaaye haaye haayee 🔥🔥🔥
Wariyasha somalida hada kuwa nool waxaa taageera abdisaland hareeri viva somaliya
Barnamij Qima bathan mahasanid mr Abdisalan
Abdisalam DALMAR👏👏👏👏🏾👏👏🏾👏👏🏾
Maasha allaah salaadii duhur ayaan maqlayaa
Waa taariikh ilaalshan m.a
Istanbul soscda insh allh
Soomaaliyey hadaa amaanka iyo nadaafada ku da daashaan sidaan ookale ayaa aduunyadu idinku inaan lahad kudadaala labadaas in Sha allaah
C/salaam maalin ba wadan baa ina jecleesiisaa waxaa kaa codsanayaa intaad muqdisho imaado meelaha ugu quruxda bdn inoo soo duub si dadkeena wadaninimada u jeclaadaan oo dalka ugu soo hiloobaan ilaa dadkii wax xun beey maalin walba indhahooda ku arkaane waa fikirkayga 🤝
Sheekoba sheekay keentaaye waxan maqlay oday soomaaliyeed ayaa bahasha abeesada aad u necbaa abeesaduna sida lagu yaqaan dhulka gubanka ee xeebta iyo buuraha u dhexeeya ayey ku badantahay kadib wuxu go'aansaday inaanu dhulkaa abidkii teginba oo uu hawdka iyo banaanada dego kadib waxa dhulkii uu deganaa ka dhacday abaar reerihiina waxa loo hayaamiyey dhulka xeebaha kadib wuxu dadkiisii ku yidhi waar awr isaara intaan gubanka dhaafayno awrkiibaa lasaaray meel dhexe markii la marayo ayaa la nastay oo meel layar degay kadib waa la guuray intii ladeganaa ayey abeeso rarkii awrka dhex gashay kadib waxa la sheegaa inay awrka dushiisa ku cuntay xaajigii. Weligaa wax ha sharaysan ee ilaahay tawakal.
MashAllah waa qiso cajiib ah runtii.
Masha allah so beautiful Turkey. Istanbul biggest city
Wan kahelay sheekada hereri io istanbul
Wxn rjaynaya sulten ahmed iyo Aaya sofiya inan malin ku tukado
waxa Istanbul caajaibka kutahay waxaa waaya, sideey bisada iyo eyda meel walbo u jiifto , dadkana wey u naxariistaan, oo biyo iyo cuntaa la siiyaa
hareeri aad baan idin salaamayaa waxaad joogtaan wadan diintu si wacan uga ifeyso , sxbow martida muuqaalkaagan abdulqaadir social network haduu lee yahay amase xiriir meel lagala samayn karo ii soo qor
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Istanbul
100/100
Soomaaliyey wllo I caawiya waxaan doonaya inaan RUclips sameeyo oo aan soo galiyo quranka iyo axaadiithta iyo siirada nabiga scw marka khayrka ka fa.idayso wllo inoona subscribe insha Allah mahadsanid Asc
Aya sophia masha alla sh. Cabdirishiid ali suufi ayaa ka ah imaam
NOPE: hal salaad ayuu ka tujiyey hal maalin ayaa lagu casuumay
walhy odagi aha abdisaalam waa laga waaalay ice cream 🤣🤣🤣😂😂😂
Dadka kuwa qaboob sadey kuwoodii sii qaboosadey 😂😂😂😂
I pray to GOD ON DAY IWIL HUG MY BELOVED PRESIDENT ERDOGAN 😪😪😪😥😥
Magaaladan in loo bixiyo bay ahayd Maxamed Al Fatih City.
Hellow, Harreri Wariye qatara 🤗
Abdirahaman al haj waad naga qoslisay aniyo abdisalaanba 😂😂😂😂👍
Thank you
Qosol iyo farxadu ha idiin waarto
Ok abdirahaman waa🙏 cashuure
Greatest ice cream 🍦 Seller
Ina aloore welcome back to Oslo
First comment
Lolz 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆
Markii labaad ee aan daawanaayo muuqaalkaan bilo kadib markii hore.
"Dadka intii qabawsatay intii sii qabawsatay ayaa halkan ku nool" 😁 herari
Markaa labada qayboodba maturkiga cabdslm noosheeg
Cabdisalan hereto Microphne ka Weyn mu iska Dhigo Xasuusiya oo Hada Waxfudud ba laqaataaye
ABDISALAAN HERERI WAXAAN USO JEEDIN LAHA INU BARMAMUJ SADAQA AH OO UU DADKA JILICSAN KU CAWINAYO SAMEEYO KAAS AYAA UGA KHAYR BADAN WAANA NIN WAYN MAANTA
WAA WARIYE QIIMO BADAN 5 SOMALI ISKUGU MITAHAY LAKIIN ARIMAHA DADKA DHIBAN LUGU CAAWINAYO WAA INU U BADALA
ADUUUNKA ALLA ISKA LEH
Cabdisalaan.hereri.wariye.ruug.cadaaya.ilaahay.cimriga.iyocafimadka.haw.dhereyo.barnamijyo.tarikhiya.ayu.so.tabiyaa
Amiin
Hareeri magalada muxafadka ee konya kasosamy barnaamij
Cabdiraxmaan dherer buu u sheegtay herari 😂
Afar xukun uma so noqon sbbto ah istanbul waxa loo magacabay 1930
Ka hor waxa la dahi jiray constantinople
Dalkiina dhista ha ku faanina umaad kale dalkooda oo ay dhisteen.
Oheey soomaali asagaad goormay ku dayanaysaa oo qabiil iyo wax liita iska dhaafaysa
😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣
Cabdisalan harari waa nin somaliyed 🇸🇴
Fadlan microofanka wax halaga badalo ee kuwa qarsoon ama Dhabarka laguxiro kaas oo wata fiilo ama waayar gaarta dhagta una dhow afka,
Mnshlh stanpul magaalo sharfan
SOMALI HDAN NAHAY YURUB BAA WAX WEEN NLA AH .....
Markaa ma labaqofbaa wada sheergaraynaya ama wada odhanaya eedaanka
Haa Laba Qof ,Baa Wada Eedaamaaya
War niyo ninkan dharka halaga hadaajiyo, waa maxay de sidan
👍👍👏👏👌❤❤❤❤💘💘
Hareeeri kaamiro manka cunto macunayo
Waa Loo Cunnayaa,sxbkaa Camera manka (kkkkkkk
Qadadweyntu turkiga ma muslim saxay moodaysa wayska buuxisay
Anaa ugu horeeyaa ee igu caawi Subscribe adoo mahadsan
i thought that roman empire and Byzantine is the same is just like Egypt and Masar
They came after one another, at the end of roman Empire they were one basically. But Byzantine empire was there long after Romans were gone.
Odaga walan xawalado jecla
Dadka inta qabowsatay intii sii qabowsatay baa dagan aaggaas
Sidee yacnii?
@@abdallaahmed8104 ugaas yacnii inta ladan ee alle bahashii lacag ahayd udhiibay inta ugu sii ladan baa dagan aaggaas
100%
Hareeri sxb salan sare shime iwaraysane xanta aana kaga dhace intan Turkish jooge imadan iman hada muqdisho ku suganahay
00252612525521
Kkkkk
Hareeriyoow Bursa tag oo muuqaal wanagsan kasoo duub waxaa ku aasan Sultan Osman. Aabihi Cusmaanyinta.
Hargeisa kalia kudhameysene warya somali o dhan ba idin dawaneysa