Arday iyo macalinkisii Ha is Dacweeyeene Ninba Dawgoow Leeyahay Kolkii Dooda Aan u Dhuro Ardaygii D Loo Yeeriyee Daminta Miin Saaray kol Haduu Tacliin Doonayoo Deel Xafidi waayay Garta Hadaan La daheeyn dambiga Sow Asaga Maaheee Raxmatulaahi Caleyhi Macalin Dhodaan Anaa Jecel Gabayadiisa waliba in badan oo ka mid Ah dusha qabtay Gabaygan magacisa waxa la Yiraa Dadka yagu Damiin kama Dhigane yaa Horta u Dirsaday Hawsha;?
Ilbuur wan kuu Mahad celinaayaa mar walbo sida aad muuqaalada quruxda badan ee inoogu soo duubto adoo raali ah WhatsApp number kaan igala soo hadal +256793329232
Abwaanku gal mudug waaka waynyahaye hankoolka mudug udaaya sidaas ayuu sax kuyahay magucu aad aad ayan idiin salaamaya labadiinaba guul iyo gobanimo dhamaan umada somaliyeed 👌
Wlhe waa libaax af tahanimada ku xeel dheer wuxuuyi kuwa aan gabyin kuwa gabyey dhalaanbuu yiri wale waa runtii abwaan wadani daacada Maashaa allaah
Abwaan adbu barnamishku
Uqimabadan yahey halkas
Kasi wada 👍👍👍👍👍👍
Wlh nin mug iyo miisaan leh baad Inoo keenteen masha Allah
Waxaa taageraa abwan abduqadir xursi yam yam iyo abwaan mustafe xaaji ismaaciil❤❤❤😊😊😊😊
Waaaaw hankoolku waa xaraabo igarre adna uunkan maahid
Reer mudug dar alle ayan idin jecelhy nolol waarta
M.a thank
Maashaa laah abwaan cabdi mahad wantaa gersanahay
War igaroow waan idan salaamay adiga iyo hangoolka galmudug 😂
Madax ayaaa isheshay 👏🏽👏🏽
Masha allah hankolki Gmudug aad baan usalaamayaa. Waa nin xigmad badan👍
Igaroow hayeeey. Libaax baa ku helay
Wallee iney xil soo goobayaan ganacyowetii! Ducada aamiin. Igarrow ninku waa dhalinyaree maskaxduu oday kayahay, meelaad joogtaba Allaha kugu xafido dalkaagana ugu adeeg oo hakka daalin
Mashallah waa nin yar oo xikmad leh❤❤❤😊😊😊😊😊
Wale waa abwaan dhameystiran oo rasmiya Maashaa allaah
Abwaanka waa u xiisnay Radio kulmiye barnaamijka kalamaan ayaa ku bartay
Salaan sare Cabdi Mahad iyo igaare
Abwaan Cabdimahad nin mug iyo miisaan leh oo dadka ka qoslin kara
Aamiin
Abwaan cabdi mahad abwaan aan taageero
IGare waxan kaa codsan abwankan waxa dhax geesaa boqolki halaad ee nagala so dhax hadli jirtay rati barqabaan u qal qarshkana wa xagega 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 igare
Ninka kalamaan shida.
M,a wan salamay abwanka iyo igare
Ilaahow aamin aamin.
Abwaan Cabdimahad waxaad tahay gabyaa qaali ah. Waxaan aad uga helaa “intaas yaan ku soo koobayaa yaana sii badine”
kkk dhulku inkastoo owsan dhulkeeni aheyn kulahaa waa runtaas sxb
Hangoolkii galmudug jacburkiisaan jeclahay
Paa op,I. L9o9
"Your excellents, be so good that people can not ignore you"!
Mashallh wllo qaali
waw ree galmudug ahaa
War igare nin culus aya cawa soqabatay ah
Sxb igarow abdi shugri maxkudhacay sxb
Igare waad igaqoslisay
Arday iyo macalinkisii Ha is Dacweeyeene
Ninba Dawgoow Leeyahay
Kolkii Dooda Aan u Dhuro
Ardaygii D Loo Yeeriyee Daminta Miin Saaray
kol Haduu Tacliin Doonayoo Deel Xafidi waayay
Garta Hadaan La daheeyn dambiga Sow Asaga Maaheee
Raxmatulaahi Caleyhi
Macalin Dhodaan
Anaa Jecel Gabayadiisa waliba in badan oo ka mid Ah dusha qabtay
Gabaygan magacisa waxa la Yiraa
Dadka yagu Damiin kama Dhigane yaa Horta u Dirsaday Hawsha;?
Abwaanku hadal waa dhameeyey
Caadimaadaa hankoolko
Igare nin adag
Ninkaan maskax ayaa saaran.cabdi mahad.
Kkk hankool
War odayga maxaad nooga dhoofisseen? Waa wareey!
Subscribe ii saar walalyal
Horufadhi
Ina adeerkey waye wiilka lkn isma naqaan
Hhhhh
Wlh ninkan iska taageeraa illahey amarkiii
5
Farmaajoo gabar ayuu noqday miyaa
F
Kkkkkklkkk
Kkkkkkkk
Hhhhh
Ilbuur wan kuu Mahad celinaayaa mar walbo sida aad muuqaalada quruxda badan ee inoogu soo duubto adoo raali ah
WhatsApp number kaan igala soo hadal +256793329232