NINKAN WAAN KA SHAKIYAY EE HALA BAARO DNA WUUBA DIIDAY😡

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 8

  • @naruurochannel2174
    @naruurochannel2174  5 месяцев назад +2

    Waakan linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    chat.whatsapp.com/GAarFmx8Z5y5PdNFc2QrEI

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 5 месяцев назад

    Umadii buj qasaariyeey oo safaro usoo galeen ninkaasi waa dhagar qabe ee halasoo xiro maxaa loo sii daayey oo mar kuu diiday in dhiga laga qaado waxey aheed in loogu yeero pooliska oo la ogaado waxuj u diiday. Alkahu akbar soomasli iyo jaahilnimo 😢😢😢😢😢

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 5 месяцев назад +1

    Reerka kaxeestay ha iska baaraan DNA yuusan dhib ikeenine.

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 5 месяцев назад

    Soomaalay Idinkiiba Isku nixi waayey maxa promo Tuuga idinka galay Car waakase Imisaad dhib haytaa oo soomaliya waxba aan Loo tareynin Waa Tuug Tuug waa promo reerkaasna wuu Soo xadayaa

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 5 месяцев назад

    Waa xoolo iyo dhoof doon ninika yusuf la yiraahdo maxaa yeelay reerkuu raacay wuxuu ku raacay wiilal baa ka jooga dalka mareekanka dadka hal su aal ayuu weydiiyaa wallaalahey maxeey qabtaan waa su aasha uu weydiyay reerkaan waxaana qanciyay jawaabta ah walaalaha mareekanka ayeey joogaan sababtaas ayuu ku raacay balse waxaan ka shakiyay islaanta iyo isaga in aay baleen lugu dhacaayo wilasha jooga mareekanka in aay ku heshiiyeen maxaa yeelay maxaaa looga dheraaday DNA WATAAS MIDAAN ISLAANTA UGU SHIKIYAY HAA TUUGO IS HESHAY ISKA DHEH

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 5 месяцев назад

    Nr da aad siisay ka xidh yey dhib kuu soo jiidine

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 5 месяцев назад

    Cakuyeey soomaali iyo caadifadooda beentaa qofkii ooyaba wey ku yaacayaan tuug jastaaba oo lacag raadinayaba wey la caafifadoonayaan imisaa hargeeysa muqdisha iyo magaalooyin soomaaliyeed oo baahan oo balan balaya gaajo iyo cuduro markaasey lacag la cararayaan way yaab😢😢😢😢