Wiilkii Reer Puntland Ee Suuqa Waheen Hantidiisu Kaga Gubatay Oo Huteelkii Laga Saaray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • Wiilkii Reer Puntland Ee Suuqa Waheen Hantidiisu Kaga Gubatay Oo Huteelkii Laga Saaray
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 319

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 года назад +28

    Masha Allah reer soomaaliland tan ma ilaawidoono aniga reer puntland ayaan Ahaye marna kama wal walo qof reer puntland oo soomaaliland jooga waayo gobanimada taala ayaan ogahay ilaahay ha idin guuleeyo qofkasta ba qof idin Taqaan ayaan ahay abaal weeyna idin haysa anigo yar abaalkada igasheen ayaan ogahay marna qalbigayega kama Baxdaan qofka reer soomaaliland Goodkan sar Sada gob ayaad tihiin thanks ❤❤💯👍

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 2 года назад +2

      Amiin walaashay qaali

    • @shaficihamze5739
      @shaficihamze5739 2 года назад +1

      Wllo alle haku sharfo cisi iyo sharaf kunolow

    • @zakihussein9147
      @zakihussein9147 2 года назад

      Reer Punteland iyo reer somaliland waa walalo waa dad isku mid ah oo deris ah dhib iyo dheefna wadaaga, siyaasad raqiis ah waxba yaan lagu mashquulin islaamnimada iyo walaltinimadaa ka wayn waxwalba taa halagu dadaalo insha Allaah

  • @aadancismaan1062
    @aadancismaan1062 2 года назад +38

    wlhi sifiican ayayeeleen reer hargaysa m.h👍👍👍👍❤❤❤❤🤗🤗❤❤ gabanimada na wanaluguyaqaana❤❤❤👍

  • @TheAwgga
    @TheAwgga 2 года назад +21

    Mansha Allah ninkaa reer puntland warkiisu naxdinbuu nagubeeray ee walaal bagaad Hargeisa asturteen khayr Allah haydinsiiyo wariye umushii halaraadiyo

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 2 года назад +37

    Maashaa allaah waa qiirooday reer hargaysa ama reer Soomaaliland waa gob gob dhashay

    • @farahsaid6913
      @farahsaid6913 2 года назад

      Masha allah barakallah illahay haydin caawiyo

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 2 года назад +20

    Maa'sha'Allah iinanta sidaay uga naxdaay ninkaa martida ah yadoon waxba haayn ula hadashaay reerkooda waa gobanimadii reer Hargeysa.

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 года назад +53

    Ilaahay haydin sharfo hablow dhaqankii iyo gobanimadii caasimada ayaad muujiseen
    Somalinimo halaysu caawiyo

  • @yartainadaahir797
    @yartainadaahir797 2 года назад +23

    Masha Allah Alle ha barakeeyo inanta iyo qof kasta oo u gargaara qof walalkii ah

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 года назад +21

    Maasha allah guulayso maxamedow
    Kuligeen walalo illaahy ayaanu nagay illaahy hasu keen sikhiro
    Ameen ameen yaa rabbi

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku 2 года назад +10

    Reer Somaliland💚🤍❤ walaahi waa dad gob ah guulaysta jaarkiiyoooow cadwgiinu hajabo

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 2 года назад +22

    masha'allah. qofkaa u soodiray $900
    ee uu ku waayay dabkii ka kacay suuqa maxamed, alla ha siiyo cimridherer, caafimaad iyo arsaaqada khayrqabta.

  • @abdirizakmohamed6889
    @abdirizakmohamed6889 2 года назад +3

    Somaliland gob weeyaan guul somaliland from Biyamaal ♥️👈🏽♥️👈🏽♥️

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +13

    Jizaaka Allah kheyr walaasheen Najaah. Xafidaka Allah xabiibtii

  • @shucaybnuurnageeye7863
    @shucaybnuurnageeye7863 2 года назад +14

    Somaliland waa hoyga naxariista Taalo weeyan marka aad isku naxariisataan buu ilahay idiin naxasiirsan masha Allaha

  • @barlinmohammed3129
    @barlinmohammed3129 2 года назад +19

    Mashaalah gabrfiican waye ilahay musafir ramadan ah gurigeda keentay guri jano alahakugu casumo inshaalah inkaley kagubatay hantida badalqerqabo alahasiiyo inshaalah

  • @xamzeapdi6839
    @xamzeapdi6839 2 года назад +11

    Wallhi arrin fiican ayad sameysen Wll mnzha Allh Alle ha idin barakeyo 💯🥺
    Hala isu naxriisto
    From burco 💯

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 2 года назад +16

    Alx to be a Somali and Muslim ❤❤❤

  • @Theslaveofallah54
    @Theslaveofallah54 2 года назад +7

    Ilaahey kheer fara badan hain siiyo masha Allah walaalo jira reer hargeeysa. Ilaahey ayaaa walaalo naga dhigay love you all,

  • @mariyacnuur3366
    @mariyacnuur3366 2 года назад +11

    Man Sha allh wllhy somali melkasta oayjogto waa wllo ilahow daha yar o nodhexeya nagaqad

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 2 года назад +30

    mansha allah milgo sharafle naxarisle ayaa lagu mamusay wilka dhalin yarada somaliland guul

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 2 года назад +17

    Reer Hargeisa wanaagooda maaha mid maanta bilaabmay
    Waa dad waligood Ku abtirsada wanaaga iyo dunta xariirta ah
    Ilaahaw Hana gayn meel aanay reer hargaysi joogin

  • @camel000
    @camel000 2 года назад +8

    Reer Hargeysa Gobonimo
    MashaAllah
    From Puntland
    Aad baan uga xunahay dhibta idin soo gaartay Garabkiina ayeynu nahay.

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 2 года назад +5

    Allaah waa ramadan e ha kaa farxiyo walaashay somaliyeed insha allah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 года назад +7

    Reer Somaliland Wallaahay Waa Gob
    Masha Allah .Sharafta Yaa Ilaali yet👏🏾
    ❤️🤍💚💯

  • @kensofly7793
    @kensofly7793 2 года назад +12

    Bulsho tv please umushi radius wilka yard musfarka ah ALLAH ha cawimo shacabka reer Somaliland ilahay ayae la jiraa InshALLAH

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 2 года назад +1

    Allaah swt ajar iyo xasanaad haka siiyo inta wiilkan caawisay,gobonimad sameysen maashaAllaah

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 года назад +10

    Mashaallah abaayo adiga iyo eedo alle haydin barakeeyo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 года назад +22

    mashallah!!! Najax allah haka jasaayi siyo ....

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 2 года назад +10

    Wax wanagsan ayad sameysay .wll manshallah 🙌

  • @sacdiyoaxmed9557
    @sacdiyoaxmed9557 2 года назад +3

    Msha allaah gabdhaa reer somalilaand guul guul

  • @faysalyasin9966
    @faysalyasin9966 2 года назад +3

    Najaxeey waad sharfy reer somliland EE alah haku sharfo wll

  • @anabogle5752
    @anabogle5752 2 года назад +6

    Mansha Allah tabarakalah gabdhah Allah barakeyo wa gabadh naxariisban

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 2 года назад +11

    Maa shaa Allah Gabdhaheena Somaliyed 💕❣️

  • @apdikariinadan5363
    @apdikariinadan5363 2 года назад +2

    Masha allh alle badal khayr qqba hakusiiyo inanta alle hakaa abaal mariyo

  • @ahmedabdulle6954
    @ahmedabdulle6954 2 года назад +1

    Maashaa allaah

  • @mohamedali-oz7gp
    @mohamedali-oz7gp 2 года назад +2

    Hore u sheegay ina gob nahey hore u soco inadeertay!

  • @sabahali5134
    @sabahali5134 2 года назад +1

    Maasha Allah Najaxeey aduun iyo akhiraba najax qof naxariis badan baad tahay udanqatay walaalkeen oodhiban oo niyad jabsan ayaad niyada ukaabtay aduun waxba mataree Allah haku xafido dhararta yoomul qiyaame ayaa Allah kadul qaadi kurbada edadaada sagaalka Boqol usoo dirtayna waa wax ugu jira bank aakhiro waakayd Allah aduunka Waxaad haysto Rabi kuu barakee farxiya waad naga farxisee kurbo aduunyo iyo mid akhiraba kumatuso inankana Allah how marakeeyo farxad kunooloow dadkaagii ayaa kuu soo gurbaday somaalaay dad walaalo ah oo isku dhigaan nahee Rabiyoow nawada xafid masibooyinka naga ilaali Rabigii Somali iga dhigaan ku shukri nayaa Alhamdulilaah

  • @yiriisow
    @yiriisow 2 года назад +1

    Maasha Allah. Gabdhaha Soomaaliyed waa hormuudka dumarka adduunka. Alle ha idin sharfo adduun iyo aakhiraba.

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 2 года назад +23

    Mansha Allah, khayr badan Allah ha ku siiyo runtii waa inan garasho fiican leh waxan xaga alle kaga rajayn bedal wanagsan oo ku faraxdo maalin jga baahi badan yey maanta. Ogow somaliland na xil wayn baad ka dulqaaday waayo qariib aan joogin gurigisii.

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf 2 года назад +3

    Mashallah sidii ay diintu nafartey bey ku dhaqantay inantaasi in qofka qariibka ah la caawiyo oo la amaan siiyo ilahay kheyr labadoodaba hadsiiyo ❤️🤲🏽

  • @sadiiqsaid3685
    @sadiiqsaid3685 2 года назад +9

    Mash alaha Tabarakalaha

  • @IDAACADDA
    @IDAACADDA 2 года назад +16

    900 usd ee la siiyay bal eeg wuxu yidhi walalaha kale ayan qayb ka siin doonaa.. walalnimada umada somaliyeed wataa somaliland ha ahado puntland ha ahado jubbaland ha ahado amaba banadir land ha ahado iyo deeganada kale ee somalidu dagto.
    Masha allah

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 2 года назад

      Waa maxay banadir land tuna? Somaliland is somaliland

  • @tusiye4356
    @tusiye4356 2 года назад +22

    waxaad moodaa in dhibaatadani ay ina bartay inaynu ugu dambayn somali isku nahay. ilaahow islamnimada iyo somalinimida noo xooji

    • @AhmedAli-yx1ic
      @AhmedAli-yx1ic 2 года назад +2

      Waligeedba reer somaliland way ogayeen adaa imika ogaaday laga yaabaa. Waxba maaha wadani qalbigaa qani laga yahay

    • @zakihussein9147
      @zakihussein9147 2 года назад

      Aaaamiin Aaaamiin wllo

    • @abdit8270
      @abdit8270 2 года назад +1

      Somalinimada muslinnimada ka horeysa. Somalinimadu waa qowmiyad.

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 2 года назад

      Kolkii hore maxaa la ahaa???. Dadka keliya ee magaca somali ku darsaday land(dhulkkii) somalida iyaga weeyaan. Powerfull people adigaan u ogayn oo iminka ku soo baraarugay.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 года назад +6

    Reer somalilander waa goob

  • @sadamabdi856
    @sadamabdi856 2 года назад +3

    Masha alllaah masha allaah guuuul iyo gobanimo reer somalilaan guul iyo gobanimo wallaahi oo bilaahi waan qiiro ooyay 👍👍👍

  • @ayanahmed9297
    @ayanahmed9297 2 года назад +19

    Mashalah Somaliland Ilahay ha u gargaaro aduun iyo aakhiroba. Dadka Qaracma markaad Somalilan maqlaan waxaan leeyahay (Hibo eebe kusiiyey Habeen laskamaqaado)!!!!!!!!!

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 года назад

      Walal dadkaasi xaggay ku nool yihiin beladu aan iska ilaalinnee?

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 2 года назад

      @@cabdallahcabdallah4717 meel walba

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 года назад

      @@FaadumoArdo laakiin somland macneheedu waa dhulka soomaalida marka dadka ku afgaranaya oo aan soomali ahayn oo dhulka soomaalida ka xanaaqaya ma jiraan

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 2 года назад +8

    Wax fiican...qof socdaal ah kuma sii Jiro.
    (Diinta iyo xeerka waa dhowrid).
    Nabad iyo qeyr dadka dhan Somalida iyo Muslimka.

  • @halgancollege2097
    @halgancollege2097 2 года назад +13

    Somaliland shacab iyo madax ba wa gob ilhay ha idin xafido Tani wa salaan iyo duco ka timi wiilkaas dad kiisii

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 2 года назад

      Amiin walaal kuligeen ba

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 года назад

      Wiilka marka suuqa waaheen dibloodhiso
      Maxamed booskiisii dib hayskaga joogo ilayn waa wadan unala leeyah
      Waan jecelnahay

  • @saynabaxmed7265
    @saynabaxmed7265 2 года назад +1

    Masha allah ilaahay ha ka abaal mariyo intii caawisay wallkeen waxanan rajaynayaa in uu heli doono in tii ka gubatay 10 leebkeed 9kun bi idni laah

  • @xirsiguuleedxirsi8316
    @xirsiguuleedxirsi8316 2 года назад +8

    Rabi haku sharfo wllshy mcnto

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 2 года назад +1

    Mashallah illahay ayaa kaa abaal ceelin

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 года назад +2

    Masha allaah

  • @Alihassan-jh7cp
    @Alihassan-jh7cp 2 года назад +3

    Gabdhahayagu ragna kaqaalisan maashaa alaah noolaada

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 2 года назад +2

    Maasha Allah alle ayaa mahad leh

  • @Guled3
    @Guled3 2 года назад

    Reer Soomaaliland wa dad wanaagsan ee Alle haunaxaristow

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 2 года назад +2

    Waa gaari nolol wacan lagu soo barbaarshee gobsanaa hablahayagu.manshaa allaa
    Waa arrin lagu farxo ilaahayna ha kaa abaalmariyo u samafalka dadka tabaaloobey ee wiilkaasi ugu horeeyo.

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 2 года назад +2

    Masha Allah walahay waan ooyey illahay haka farxiyo gabadhaas

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 2 года назад +2

    Masha Allah... gabadhu Waa gob gob kasoo jeeda

  • @madarcali122
    @madarcali122 2 года назад +2

    MASHA ALLA siidad uu sharaftey alle haku sharfo wllo

  • @hayatsiman4506
    @hayatsiman4506 2 года назад +2

    ilaahoow ugargaar walaalaheen soomaaliyeed ilaahoow badalqeerqabo sii ilaahoow faraj qeerleh ufur ilaahay miisaanka xasanaatka hakuusaaro intaabixisaynah inkabadan oobarakaleh alaha kusiiyo ilaahoow badal qeerleh sii ilaahoow inta kurbaysan kurbada kaqaad aamiin yaarabi

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 года назад +1

    Masha Allah Tabaarikalaah illaahay ha ku barakeeyo reer ka gacan qabatay sharaf bayi inoo tahay reer soomaaland wa ku FARAXSANAY goobanimada sameesan

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 2 года назад +1

    MANSHALLAH INANTA IYO EDODEED ALLE HAA HAA BARAKEEYO IYO INTII KALE KA QAYB QAADATAY GOBANIMO WAA UDHALASHO

  • @awm221
    @awm221 2 года назад +2

    Mansha Allah Mansha Allah ♥️ guuleso najax

  • @ambaseawlibaax3850
    @ambaseawlibaax3850 2 года назад +10

    MashaAllah

  • @deqomuxdiin4546
    @deqomuxdiin4546 2 года назад +2

    Masha allah baaraka lllah sida aad u saacidey alle hakuu saacido najaax iyo intii ka so jawaabtey allahu akbar walilaahil xamd

  • @redroses4071
    @redroses4071 2 года назад +2

    Insha allah inta iyo inkabadba way ku hurayaan rer SL

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 года назад +1

    Mashalllllla dadka rer somalliland waaa gobbb allle haw sakhiro umuuraha

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 2 года назад +9

    Ilaahay bilyaneer hakaa dhigo muxamed maal barakale Hakaaga dhigo

    • @RitaMia000
      @RitaMia000 2 года назад +1

      Bastarad Coldoon munafaq ilaahay baraz kugu rid umada laga qabay incha Allah musiibo dag dag ah Coldoon ilaahay ha ku gu rido aamiin yaa rabi 🤲 saqajaan uraya hablaha sacad muuse iyo ATU ceebeenaya
      Maalin kasta ilaahay bn ku beryaya in baraz kugu dhaco xajka marka la tgn yhy waan kaa so habari incha Allah

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 2 года назад

      @@RitaMia000 walaal ma sacad muuse ayaa inantu? Walaahi waan gartay. Allah naxariis badanaa dadkaasi. Waa tii xaliima ingriisba caawisay

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 года назад

      @@RitaMia000 waxalaga yaabaa inu illaahay kaga dhowyahay waayo qof islaam sax ihi sidaad uhadleyso Uma hadlo waa hadaad rumaysay illaahay iyo maalin yowmal qiyaame
      Illaahay xaqdaro iyo been ma aqbalo waana lagu xisaabin doonaa

  • @TAREESO
    @TAREESO 2 года назад +3

    Somaliland dad gobonimo harsatay mansha allah waanu idiin hayna abaalkaa reer soamaliland
    From Garowe

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 года назад

      Maxaa siyaado ah inanku saw Somali uunmaaha oo xaq ule inlacaawiyo
      Noogama duwana kuwa reer hargeysa magacyada ankale sheeg sheega naynaa wada dhalasho mabedelikaro waain laysku gartaa ookaliya

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 2 года назад

    Mashallah walasheey o ah gabada wilka sacideeysey illahay ajar iyo xasanad hakasiyo Amin ya Allah....wa Gabar qalbi fican .... illahay janaadtul farduas hakugeeyo Amin

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 2 года назад +1

    Najax kheyr badan allaha kusiiyo abayo dadkii lacagta uso dirayne kheyr allaha siiyo 🥰

  • @sakariyesaed7183
    @sakariyesaed7183 2 года назад +1

    Gobsanaa hablahayagu maanshaa allah

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 2 года назад

    Jazza akalaah khyr wllo Najax

  • @abdirahmanabdi4153
    @abdirahmanabdi4153 2 года назад +2

    ماشاء اللہ

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 2 года назад +2

    Mansha Allah najax iyo gabdhaha somaliyeedba gog gobi dhashey waa inteynu dheernahey dunida

  • @ugaasrooble212
    @ugaasrooble212 2 года назад +1

    Masha Allah baarakaAllah Rabbi miisaanka xasanadka ha kugu daro hno Najax adiga iyo Eddo iyo dhaman inta garab qabatayba ... Rabbi masiibada dhaman dadka ku hanti wayday badal khyr qaba ha ugu badalo ... Allahuma amin ya Rabbi ...... gobanimo Rabbi dadka wanagsan ha ino xafido

  • @aminamohamed7833
    @aminamohamed7833 2 года назад

    Jazakh allah qeyr
    Wallsh nolow.gessiyade

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 2 года назад +2

    Maasha Allah Ilaahy haka Abaal mariyo

  • @ahmadhashi9184
    @ahmadhashi9184 2 года назад +4

    Gob weeye reer hargyza

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 2 года назад +5

    Mashalaah mashalaah guul iyo gobanimo WAARTA
    Gabdha iyo INTA cawisa
    Mashalaah gabadha FIICAN FIICAN LEEYIHIIN. Ree SOMALI land
    Mashalaah. Oo SOMALINIMADA iyo
    Wadaniyad lahaan jiray. Guul iyo gobanimo WAARTA.

  • @suhaybcabdiraxman2979
    @suhaybcabdiraxman2979 2 года назад

    Maa.sha.allah.gabadhaas.allah.xifdiyo.gabdhaha.soomaaliyeedna.hakaga.daydaan.

  • @hawaomar8374
    @hawaomar8374 2 года назад +2

    Alaha kafarxiyo gabdha masha alh

  • @BkBk-bd9mn
    @BkBk-bd9mn 2 года назад +5

    mzhaalha sis magci somali ayad mdax sartay wll iyo mgci somaliland wanu kga mhd naqna wll hdnu nahay dhalyrda reer hargeisa

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 2 года назад +3

    Manshalaah edada waxkheyr qaba Alle hugu bedalo Adigan wanaaga aad u sameesay wiilka dhalin yarad ahna bedal kheyrqaba Alle hasiiyo waa arin
    waansamesay waa bishii kheyrka badneed gurigaaga aad keentay gurbarwaaaqo Rabi hakaaga dhigo Walaalo

  • @PlayGame-rb9ds
    @PlayGame-rb9ds 2 года назад +2

    Manaa Cidla Kagi tagi lahaa
    Wiil Soomaliyeed
    Walaahay waxa kasta waan
    Siin lahaa

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 года назад +2

    MashaAllaah gobonimo ilahay ajar haidinkasiyo wilka yar ee musafirka aha

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 2 года назад

    Jazaakalaahumaa khyrn kurbada qiyaame allah hakaa nabad galiyo wlaashaas ka farxisay miskiinkaas wlaalkeen ah

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 2 года назад +3

    Masha allah

  • @mahadahmed9669
    @mahadahmed9669 2 года назад +2

    masha allh allaha badal khayrqaba kugu badalo wlshh

  • @jasmine-007
    @jasmine-007 2 года назад +13

    Allah haku gargaaro Adiga iyo kuwa ay dhibatadu so gadhey 🤲🥺

  • @adamelm9671
    @adamelm9671 2 года назад

    جزيت خيرا ي اختنا

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 2 года назад +1

    masha Alaah, waa bil rabadaan qofki qof muslina murug ka fujiya ilahay baa asagana muragada ka qaadaya

  • @jaamacsaleebaan9322
    @jaamacsaleebaan9322 2 года назад

    وقال الرسول الله صلى الله عليه وسلم يرحم من في الأرض يرحمكم في السماء

  • @mrJimcle
    @mrJimcle 2 года назад

    Masha llah illahy haka abaal mariyo

  • @reemsaban4503
    @reemsaban4503 2 года назад +1

    الشعب جمهورية صوماليلاند الشعب الكريم

  • @abdirahmanabdi4153
    @abdirahmanabdi4153 2 года назад +1

    اللهم اميين يارب العالميين

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 2 года назад

    Masha ALLAH abayo Najax
    iyo dhaman shacabka SMLYD
    ee sharafta badan.

  • @hamdihaldhaa4272
    @hamdihaldhaa4272 2 года назад

    Mansh allah 💙💙💙💙

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 2 года назад

    Mnzhlah wllo qli alleh ha ku barakeeyo zidaad mizkiinka u cawizay alle ha ku cawiyo wllo qli mrksta

  • @nimoabdi8016
    @nimoabdi8016 2 года назад

    Allahu akbar masha Allah soomaali waa cajiib

  • @hodoayanrobleh7242
    @hodoayanrobleh7242 2 года назад +2

    Wan ku farxi Mashalllah reer somaliland Allaha haidin sharf inankan Mashalllah