Ilaahiina ka baqa ka xishooda shicibka Soomaaliyeed ee masaakiinta ah ee daakay waxaad u doodaysaan waa dhuuntiina iyo intii aad ilmihiina dalka dibadiisa gaysateen ayaad waxaad eabtaan mustaqbalka ilmaha masaakiinta ah ee ku nool dalka gudihiisa in aad dhibaato ka daba wadaan waana ka dharagsan nahay in la idiin soo maal geliyey bur burinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed marna idin kama yeelayno in aad bur burisaan rajada mustaqbalka ilmaha SOOMAALIYEED. Waa in shicibka Soomaaliyeed aad mar danbe soo ceshan madaxdaan hore oo dalka iyo dadka ka daba wado Baasiin in ay ku gubaan rajada ilmaha SOOMAALIYEED. Waa kuwa cadowga u shaqeryo oo ku soo lacago qaaray in ay bur buriyaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
War mowqif idinkama rabno ee dalkan hagardaama ka daaya. Kii xil waayaba dalka iyo qaranimada ayuu dhib ku yahay. Geeddi socodka dhiniciina ka raaca laydin joojin maayee.
Shacabku hacodeeyaano. Stop complain. You are the one Who brought president xasan sheikh to power. Always opposition For life Waste of time for somalia people.
Madaxda hawiye aad bay u mahad San yihìin. Ninkii iimaan ka beela waa in runta loo sheegaa lkn hadal xoogaa kululeeya sidii farmaajo oo kale ula hadla ninkaan cidna u joojin maayo waakaas warkiisu
Adinku sow xildhibano ma tihiin? maxa u tagi weyseen oo hadana codka diidmada u muujin weydeen? in aad mar walba aad soo istaagtaan oo hadana xildhibaanada aad aflagaadeysaan waa ayan daro ee umada caqligooda haku dheelina.
War mowqif idinkama rabno ee dalkan hagardaama ka daaya. Kii xil waayaba dalka iyo qaranimada ayuu dhib ku yahay. Geeddi socodka dhiniciina ka raaca laydin joojin maayee.
Dowlada Xasan waxeey qabatay wax fiican ,Ilaah ka baqa oo umada lugaha haqaban
Farmaajo meel buu iska fadhiyaa buuq mawado idinkay idintaalaa
Abdixmaan wax qabo 😢🇸🇴adiga afka laga hadlo lee taqaan
Saam Lii Ayuu kaasna ahaa halka Saam Alidia na uu Doorashadii Somaliland kusoo Jabay isbuucan
X Sheikh Munaafiq Saaqiir & Kabiir Wada. Arkeen
Dhinac Allaha noo dhaafiyo
Xassan dhiiqo iska qabta
Aqaareey ninkasto imaado haduu shaqeeyn waayo oo aad saan usoo horfadhisaaan goormaa yeelaneeynaa doolad kamadax banaan saamileey siyaadadeed iyo sharci leeysku dhaqo?
Niman yahoow isku xishooda shacabka Somaaliyeed weey kadaaleeyn colaashaan weeyn aan buux sameeyn iyo shisheeye kalkaal nimadaan aad la' horfadhidaan iyo hor istaaga doolad nimada Somali.
Marka Hasan sh tago cida degta
Dhulkii udhistay
Cagaf hala geliyo
Sidiisii okale waa
Xeer isagu dhiga
Balaqbalaq ayaaad wadaan
Ee tareenka saarnaada adinkaaa Keentay xassan laaluushi.
Adinku waligiin mucaarad ayaad u taagnaantoontaan
ALLAH JECLIYA JAB
Ina c shakuur aragtay farmaajo maqashay
Wallee ninkaan farmaajo wuu jecel yahy 😂😂😂
Tuugadan inay wax haleeyaan maahee wax matoosiyaan waa qaacimiin raba inay dumiyaan dowladan hada kabsatay oo amniga nasiisay😮
Xasan sh lacag badan ayuu aruursaday lacagtii beesha caalamka iyo dhulkii xamar oodhan dadka dhaqaalaha ayuu rabaa inuu kuxukumo
Cabdi raxmaan caan calkaagu wuubatay waad karaamo beeshay madhihi weyday maantay anaa joogay waana diiday hebel iyo hebel na waa ilajoogeen hadana waan islajoognaa
Siyasad Aya washay kuwan farmajo sidan uqeylisen xasan shiq sharka udeeya
Mucaarad Saameyn Leh 2022 May Aa U Dembeyse Waxba Ha Is Daalinina
Hasan lacagti dhulka iyo hantidi guud ee Orta arintaas maxkamadeeda ha furo
Hhh
Bal waxaad rantaa noosheega team jaaduu
Ilaahiina ka baqa ka xishooda shicibka Soomaaliyeed ee masaakiinta ah ee daakay waxaad u doodaysaan waa dhuuntiina iyo intii aad ilmihiina dalka dibadiisa gaysateen ayaad waxaad eabtaan mustaqbalka ilmaha masaakiinta ah ee ku nool dalka gudihiisa in aad dhibaato ka daba wadaan waana ka dharagsan nahay in la idiin soo maal geliyey bur burinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed marna idin kama yeelayno in aad bur burisaan rajada mustaqbalka ilmaha SOOMAALIYEED. Waa in shicibka Soomaaliyeed aad mar danbe soo ceshan madaxdaan hore oo dalka iyo dadka ka daba wado Baasiin in ay ku gubaan rajada ilmaha SOOMAALIYEED. Waa kuwa cadowga u shaqeryo oo ku soo lacago qaaray in ay bur buriyaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Oo hada doroashada qof iyo cod ah maydiidanyihin
War mowqif idinkama rabno ee dalkan hagardaama ka daaya. Kii xil waayaba dalka iyo qaranimada ayuu dhib ku yahay. Geeddi socodka dhiniciina ka raaca laydin joojin maayee.
Allah Ina Cabdishakuur muxuu karaamadii iska qaaday !! waar minkan miyuuna la tashan Reerkuu metelo ??😅
Futo wada xaar leh ayaaa wada taag qofkii xilka imadaba waa mucaaradeysaa soo adigii kil kilada ka dhididay soma aheyn
Hantida dalka hala so celiyo madaxweynaha cusub ee imaan doona dadki hantida boobaya hala xisabtamo
Wax kasta oo aad samaysaan ma joojin kartiin horumarka ummadda Soomaaliyeed.. Guul iyo midnimo Shacabka Soomaaliyeed. Guul doorasho qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xaguu horemar kajira maninka qabriyaha faganaya
Waa ruunta wale laakiin waxa ceeb ah nimaka qaraha iska damanya waye baa maantaa ummadaa soo hor astaag karaan waa yaab waa maseraan
Doorashadu wey dhacaysaa💯
Mucarad le maa utagantii...ilahay uga cabsada umadan
Danta shacabka mase dantiina?
Hawiyaha waxey dhihi jireen daarood kursi kama dago maanta taas been ayey noqotay odoygii 70 jirka ahaa ee xasan culusoow wuxuu rabaa inuu kaligii taliye noqdo waa kaligii taliye tabar laheyn oo hal.magaalo xukumo
Shariifka waa uu ka xanuunsanayaa wax ka shegida farmaajo.
Madaxweyne Hassan Sheekh Inuu Xabsi Nii Dhigo Waaye Walee
Asc brother and sister weli kan iyo sh shariif aa weli taagan kkkkk
Annaga shacbi ahaan waxaan boogaadineynaa howlaha dhaxalgalka ah ee dowladda sameeyneeyso. Mucaaradka waxa ay sheegayaan run ma aha.
xabaalo qote wuxuu wado raalo kama nihin hana hafrin tuugan xasan xabaalo qote waa tuug soomaliya kala diray
Dalka horay ayuu usocdaa maamulada maqana wxaa matala xildhibaadana ay soo dirsadeen iyo reysal waasaraha dowlada somalia
Sheik Shariifow kuwaan sharaftaada weey ku ciyaareyn weey kugu owr kac sanayaan.
Remember farmaajo inuu gacanta kaa jebiyey askartaadana lagu aasey kabahooda ma iloowdey. Jiz'klh
Maxaa Golaha Shacabka U Tagi Weydeen Hadaa Isku Kalsooon Tihiin ?
Xasan sh ma xishodo sirigmaleh ceeb ma karto dalka halaga qabto dhurweygan somliyey intan laga shalayin biri
Shacabku hacodeeyaano.
Stop complain. You are the one
Who brought president xasan sheikh to power.
Always opposition
For life
Waste of time for somalia people.
Xasan waa siyaad bare oo Hanti Boob ku Darsaday
Sanadkasta kuwaan ayaa dalki iyo dadkiiba dhib ku haya cimrigiisa wasa dheh goormee ayaan kabaxayna gumaysigaan shacabka lagu hayo goorma ayaan arkaynaa dowlad aan lagadabo qaaq lahayn
Qaaaq yaaa ubaa han aaxeey aaxeey 😅😅😅
Madaxda hawiye aad bay u mahad San yihìin. Ninkii iimaan ka beela waa in runta loo sheegaa lkn hadal xoogaa kululeeya sidii farmaajo oo kale ula hadla ninkaan cidna u joojin maayo waakaas warkiisu
Wassq xkunkii meletariga waa kii Adoor baahan idiga iyo reerihiina oo abaar iyo baahi ayuu diyaarad idinku soo daabuluy hataa dameeradiina wasaq abaal mataqaaniin jaahi
kuwaan waa udhamatye waxan leeyahay sidi fesal cali warabe soomaaliland isaga reeben ayan isaga reebena
Gurguurte iyo barlamaankiisu way saxan yihiin waayo ma teendho ayey ku jiraysa somaliya. Gurguurte iyo barlamaanku wsa inay doorasho oo nin iyo cod gaadhsiiya xilkana waxay ka degi karaan marka barlamaanka iyo madaxweyne shacbigu
soo doortaan.
Soomaali israacday maxaa kaqaldan
Mucarad alle Aya idiin khoray😅😅😅
Xasan shiikh waa sixirlow
War hora loo soconaya cid idiin joojine malahan ee dadkiina dhinac kasoo raaca 😂
Xasan dantiisa ayu wataa see loga gudbayaaa.
Rabi talo ku filan❤❤❤❤
😊
Dadka somaliyeed ma nin diidan doorasho qof iyo cod ah miyey dhageystaan dulli kubaxa , dhuusamareeb baad kasoo jeedaaye cod udoono shariif biijoole afarta tuulo xitaa lagaama rabo aad kasoo jeedo mooryaan is aruursatey kuwan soomaaha kuwii shabaab aas aasey yaahuu
Dabadaana xabad lidiinkagalinaa cidloojojinaaya majirto
Ani ninkan wxan ubaxshay qaylo quute
Waa wax lalayaabo nin madaxweyne kasoonoqday dalka oo hadana farqaha kudhagan nidaamkii dowladnimo kan kale aniga lamaba yaabani waa feysal cali waraabihii muqdisho weligiis wax wanaagsan lagama maqal
Dadwaa weyn oo waxaan umada lasoo hor istaagayo
Emarat iyo itoobiya uma shaqeyaan kuwa ansixiyey sharuucda dalka Somaliyeed lagu dhacaayo calooshood u shaqaystayaal waqti looma haayo iska ooya
Hanatida dawaladd ayaa u bahan Ina Laga horatago Xassan Culusow halaqabato hawiyow
Qaqle ayaa tihiin
Teendhada Hadii La;aado Xildhibaanadii Maanta Wax Ansaxiye Lee Jooga Maxaa Sameeneysiin?
xasan hantidada adku edenesan diiyaardah iyo tignikada dabaabadka iyo huubka marakibta latagan oo itoobiya isaga celineno aya lagu soo gaday no in hantida icings leedinku qanciyo
Suaal dawladda mayaan shaci uga oollin cayda iyo afla gaadada waayo ninkaan markasata kicin iyo aflagadada joogtada ah wuxuu markasata dhahayaa dowladdu waa tuugu maxaa diidaya qokaan walan in maxkamaddu waydiiso caddaymo oo xabsiga la dhigo haddan nahay beeshiisa nama matalo xildhibaan nooma aha dawladu hayska qabato
Warbal daya doqomadaan waadiidnay dhoorasho qof iyo cod maxeyrabaan waxeyrabaan dhoorasho dadban oo musuq maasuq leh dawlada wali maandhey keedii kamadhamaan shalay hadaad farmajo kuheysateen mandheykii lagudortay wuu kadhamaday sidaas darted maqaban kartid dhorasho qof iyo cod wangaranay hada dhowladaan maxaa kuheysataan wali mandhed kaadii madhamaan.. waxaan ufahmay mucaaradka somalia cadkaanow kucun ama kuceedey
Maxaad didikataa
Adinku sow xildhibano ma tihiin? maxa u tagi weyseen oo hadana codka diidmada u muujin weydeen? in aad mar walba aad soo istaagtaan oo hadana xildhibaanada aad aflagaadeysaan waa ayan daro ee umada caqligooda haku dheelina.
1991 baa loo noqon khadkii cagaarnaa samaysta
😂😂😂😂😂😂😂 harqaanalayashu waa kuwii
Walee Soomaaliya Gadaal U Noqon Meyso Somalia Gas And Oil Aa Loo Soo Saaraa
Siyaasiyiin waa munaafiqiin kuwaana wey ka sii liitaan waa rag diin toodii ka tagay oo ka door tay munaafiq nimo
Cabdiraxman cabdi shakuur bad gate moxow raba
Silka hoyda ayo raba
Kuwa hadajoogo lagum.atilmaamikaro barlamaan ee waa balan baalis dablooshiday kadibnakudaadatoy yeeylamid yihiin barka mahaca balan ballista soomaaliyo maislaqaadanaa
Farmaajo waa mareexaan 😂😂😂
Oo in ladiiido muu rabay NACAS wax wanagsan ayaa laga shaqeeynoya yaa waaye cida ka aamuseeso ama diideeyso wax wanaagsan 😂
Mooraay bililio cjunijiay maxaad gacmaha uga qabawaysay xildhibaanada gacmaha taagay maxaad kaqabankartaa tuugiiyow
Dorasho qof iyo cod weydhece e yey qelada idinka dhaman
Kuwa aan isku kalsoonayn oo ah Mar madaxweyne idhaha sidee looqancinkaraa waa yaabe shariif sheekh axmed iyo ccshakuur baddii aad gadateen ayaa wali xalkeeda dhamaanin ma markale ayaad rabtaan dalka in aad dhibaatokale galisaan war xishooda wajilaawayaal,
😂
Nabsigii Faramaajo kuma aadnaan camal qaadan quuqlee u jooga dantiina markaad waysaan gow iyo gash maleh awalba been iyo qabiil baad usku raacdeen waadna ku qasaarteen ee umada ka fariista Danleeyeey.
Xamar unukaa leh xasan xaraash waa hawiye
Daarood dhiiqo waa la kufsaa
Kuwaan hala xiro mooryaanta
Caacle
Yaahuu ala yaa kuwaan dadka iyo dalka kaqabta warheedhe riibi geeda madaaqo inla daaqana maogola xigmada aad hada heeysaan shariifoow iyo cc shakuuroow saakay xeeytahay war waxaan umada halaga qabto feysal cali waraabe wax madhaamaan ilma adeerayaaloow kuwaan xasan daahir haloogeeyo waanala hareen
Adiga allh naga ka qabto jahil wax garn ba tahy is k amus nclaa
Walee Hassan sheikh wax dhaama la waa ilaa hada. Jiz'klh
Wax idin dooraana maleh tuugo
xasan xabaalo qote xaguu kataliyaa xamarbuusan wada xukumin bal waa meesha aay kashaqaayso bal aan aragne maandhaayd kiisu hadhamaado madaxwaaynaha xamar buu noqonayaa
Shalay waad iska joogteen markii dowladii hore la dumaniaayya maanata asaga ayaad haysataan goormaad xishoon doontaan
😂😂sharci kusocdan
Kkkkkk 🤣🤣🤣♥️✌️😭😭😭😭😭🇸🇴👪👪😭😭😭😭
😂😂😂😂😂😂😂😂
Saxib madaxwene madaxweynaha mustaqbalka ccshakur diyariya dawlad somaliyed kuwani socde
ككككككككككككككك
Waayahee noo sheeg a.a. marwalba diidmo maaku jireynaa qof iyo cod waa in lahelaa umada ka hir leexda
Alaah maxa dhib ah oo somali haysta oo dac darro ah saaba tuug badda gate khaain baa inta meel fagaaro ah inta soo istaaga ka hadlaya arimaha Somalia 🇸🇴 iyo somaliba kani inuu cal- aqala xirnaado oo uu xabsi daaim ku jiro ayay ahayd cccc Shakur tuug beenaale ma xishoode ah dhib badan oo ku jira mar waliba fowdo iyo kicin dadka soomilyeed..waxyahow nasakhan aamus doqon yahow dalbaha dhaadheer..shiilh shariif tuma walaahi cid ku dooranaysa ma lahee nin yahow sharaftaada kan yaanan lagu shaabayd khaain la socde Wadanka hooyo iyo dadka soomilyeed hantida ummadeena soomilyeed ninkii dhacay inaad la tahayna xulufo..amaa hal arin in Wadanka hooyo dowlad iyo nidaam iyo baarlamaan ka jirin 💯 percentage waa aynu ognahay ka somali people. Odaygani qashinka ee shishayaha doorteen xasan tuug qoslaaye dhiiqo khaain musuq munaafiq beenaale iyo Mooryaanta habar gidir dugaag iljeex iyo abgaal ha iskaga karsadaan calaqooda villa Somalia hana iskaga sii xaar xaaran..aryaa anukaa Mogadishu..kolayba mardhow waa ay is baroomin doonane oo hoobiyaalkii ay u xiiseen ayay bam iyo dam iskaga dhigi mardhow...
War mowqif idinkama rabno ee dalkan hagardaama ka daaya. Kii xil waayaba dalka iyo qaranimada ayuu dhib ku yahay. Geeddi socodka dhiniciina ka raaca laydin joojin maayee.