Uk Uu ka Qaadayaa Aniga waxaa ii soo Diray Qalbigayga oo Dalkii joogo. Dhaawacii Horee Qabay waxa Tahay Dhaqtarkii Mudo iga Dhayaayee Waad I dhiiiri Galisee♡♡♡♡♡♡♡♡
No khadraayfaraxsan qaran qiimkbadan farxiyaayfaraxsan yar.iyaah.wax badan lay jecelyahay.naaa hooy khadraaykhadraay qiimigu ee heee aa laydhahaa iyo kabadan hablaha filkay wax badan ka qumanahoo aan jeernaba doorsoomin milmina.
Lgend lafoole❤
Uk Uu ka Qaadayaa Aniga waxaa ii soo Diray Qalbigayga oo Dalkii joogo.
Dhaawacii Horee Qabay waxa Tahay
Dhaqtarkii Mudo iga Dhayaayee Waad I dhiiiri Galisee♡♡♡♡♡♡♡♡
Waa fanaan qiimo weeyn. Waxaaba iqancisay oo waliba iga qushuu cisay sida hablah heeni quruxda badan uuga farxiyo . Adiga iyo abwaan kii heesta qoray iyo mulaxankii codeeyey iyo musikiistihi tumay waad mahad santihiin
Waa hobal wayn aad ucod macaan ❤🎉
Ina hassan hussien lafoole waxaan xasuusta habeenki arooskeyga iyo farxadii marwadeyda ka muuqatay 2016 december wadanka swedan magalada Falkenberg iyo anigo ah A.Garaad🙏🙏🙏
Heestani waa aan Turkey joogay oo buufis xun I hayay ayaan wakhtiga isku dhaafin jiray hadda waxaan Joogaa London, Uk. Waxaan ku jiraa GYM oo aan ku dhagaysanaa.
Ane cwa dhageysanoya ano somalia joogo🥺🥺
Ina abdi hashiyow
Waxgasho amo iyo caraurdey / SOOMAALIYA HANOOLADO 🇸🇴!!'.
Kasow you know the ONE/Respect yes sir!!'.
Still Iamlistening 2/11/2024 😎
Insha Allah we bee!!'
Naagihi meesha waan ugu muuqday uguna mashala yarta caday dhiidhiin dhaqan khayrtaay dhaban cudoon dhalad dhul carosaney laguu riyaaqyey.asww
Legend lafole here u soco sxb ✨🥵😇
Aamiin yaa Allah Always Alxamdulilla.
Aamiin Aamiin Haye Alxamdulilla Aamiin 🤲🏾🥰
The ONE!'.
Yo Family's Respect Ok ONE Haye 👌🏾!!'.
Haye respect.
Old is Gold 🖤 Hesti Safarka ✈️
Ilaahey dhantaalkiyo kuma tuso dhibaato
ATL404 WE BEE ONE ✊🏾🫶🏽🔑!!'.
Asww haaa, kunsano noolow baa laygu leeyahay ubax caday qurux ubax walba ma ehee , fiyoore yarta yar khadraay faraxsancaday qiimamily dagan dhaqan dhiindhiin family.lajecel yarta.
Respect.
Very nice songs bro I like it
Lagend lafoole waaaaw top singer 🎤🎤🎤🎤👍👍👍👍👍🙏🎤🎤
I’m so sorry 😢 what happened to for 😂
ATL404 Haye.
Ad iyo ad❤❤❤❤❤
was hees xasuus inu reebday nolosha ana ilaaway
Malin mal
MAha kamida anoo tiktik wareegaya ayaan waxaan akhriyey wiil qiso kusooqoray bayjtiktik ooheestan soosaaray wllhy hala saacbaa ooyaaye qiso aad uxanuunbadan Bay ahyd markaa heestan maqlo waxaan sooxasuustaaqisadi. oo waan oyaya haddu taarku soodhacay dhawaan soobax kuyiri
Uma zeexdo dhinacee 😢
❤❤❤❤😢😢😢
Adaa dheeman iyo luul dhagaxa dahabkaa wax dheer caadi ma, ahan.
Adahama ayaa dhagaxa ka qiimo badan
@@bassumchannelfficiel9097 Heestan waa hees qiimo leh oo loo fikiray,waan ognahay in bina,aadamka ka qiimo badanyahay,dahabka iyo dheemanka waa qiimo u yaal.
Intaasaa rasmi ah.asww
Diin kudhaqan aa lagu kala horuqadariyey iyo farxad iyo dhaqandhiidhiin wanaag.
🥁🎹. 💯 🙌
Waa nin 3&9
Exuseme, tanaa loo soo dhoofaayoo imaadaa, yarta
زمززوتغغقثببةافغارؤؤان ها قصص يرررريببب❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
No qofna cidna.
🙌🏽🙌🏽🙌🏽🙌🏽🙌🏽🙌🏽🙌🏽🎉🎉🎉🎉
Uma zeexdo dhinacee
Dhaawicii horeen qabay waxaa tahay dhaqtaradii muda iga dhayeysoo waad idhiiri galisee ax yaa hees
No , khadraay yaryar dhalad , hadii tilmaamahayga lasheegaayana khadraayqiimigu eeeheee iyoiyo tanbasaana loo qaadaa
Nabad iyo caano.
1
No khadraayfaraxsan qaran qiimkbadan farxiyaayfaraxsan yar.iyaah.wax badan lay jecelyahay.naaa hooy khadraaykhadraay qiimigu ee heee aa laydhahaa iyo kabadan hablaha filkay wax badan ka qumanahoo aan jeernaba doorsoomin milmina.
H ADUU TARKUU SODHACY SOOPAX KUGU IDHEE GAHDIH KUSIDEADHELIYE HEES WAYO.XANPAR.SANAYD
Pin me for no reason Ma boy ✌️🙂