Team amira san wax u dhaama hee maxaa waye views ka aadu u badan yahy m.a lakin like tah aad ee u yar tahay like tah hala yaabo maanta aan gaarsiino ugu yaraan 30k waa sameen karnaaye🫶🏾🥹💙
Ma xumo daqiiqadaha inee noo soo dheereyso ama 2/2 video maalintana inuu soo dhigto laakiin sidan wax ka bedelay comments qurux badan gabadha u qora video yadeeda neh like hala dhaafina sidee u kala kicino sida wax qurux badan inoogu soo dhigto please 🥹💙
Amiira wllhi dalxiis adi iyo Abukar eh saa u jeclaa ❤ teda kale kan dalxiis wuu dhaafay 2 sanno dalxiis danbe yaan la idinka maqlin saa looma baahno video yadan baa ku ceshanaynaa😅❤❤ Allah ha kuu xafido wllhaa iyo asxaabtaada ❤❤
Amiiradeena dalxiis qurux bdn baa so qadateen 🏞️🏖️🌊☔ Dad saaiid isku fhnsan hal family ayaaba la moodaa ❤👫la lkn akhaawan videos naga so dheere sharafney 💕🥰
Kuwii hore ee iyada iyo team 27 ee aadi jireen dalxiis mawa ahayne hada ka hor 1 ee iidi walaalaheeda aaden kaas bis ah dalxiis laga dhahaa iyo kan walhi🫶🏾😂💙
Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤
Naaxaa kaaqaldanay kookooy😅
@@user-oj3vi2xe9wkowser bidaar dheh😂😂😂
صلى الله عليه وسلم ❤
Scwscwscwscwscw
❤❤❤❤❤❤❤
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw ❤
scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤☪️💕🥹🕋🇸🇦🇦🇪🤲🏻ilhayow❤unaxariso❤walalehena🇦🇪😭🧕🤲🏻🕋💖falastin
❤❤❤
Team Amira plz king Ceyda 1M I,a❤❤
Team Amiira qurux one like 👍
Team amira san wax u dhaama hee maxaa waye views ka aadu u badan yahy m.a lakin like tah aad ee u yar tahay like tah hala yaabo maanta aan gaarsiino ugu yaraan 30k waa sameen karnaaye🫶🏾🥹💙
Walhi waa ila aragtay ayaantan gabadheenah hoos waayo dhiirigelin sida wax qurux badan inoogu soo dhigto een wax badanoo ku soo duubto 😢❤
Team amiirah hade 1 mar ka caan waa loo yaabaa caawa lee arag wax yar ka dib leh soo noqo adaa yaabi doontid like tooh 30k intee mareyso argay i.a❤
Ani like maba ilaawo dadka mafahansana umalayna way daawanaayan like masaaraan
Wallaahi qof igu hadloo oo igu fikiraa arkay sidaan xal maahan inaan wax ka bedelno waayo saan walhi😢😢😢❤
Wallaahi qof igu hadloo oo igu fikiraa arkay sidaan xal maahan inaan wax ka bedelno waayo saan walhi😢😢😢❤
Heeee 😂 Dalxiis & Damashaad Wacan Oo Wanaagsan Amiradeena😂❤❤❤ Cadawga Allaha Kaa Celiyo ❤❤❤🎉🎉🎉🤲🤲🤲🩵🩵🩵💙💙💙🗨🗨🗨🗨🗨🗨🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️
0:31 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉❤
Scw❤❤
Scw❤❤❤
Amiira waxay aragtay mr faanaye oo jaasaya 😂 hooy ma waalatay kulahaa Amiira funny 😂😂😂
Markaa tihiin dad waxba iska hagraneynin oo daacadnimo ku saaxibo waa sidaano kle muqaalkasto oo asxabtaan dalxiska aday aad fiirsato waa waxkle forever wanagiina❤
Amiira qurux abyo fariintyda wa arkee plz share out ii samay waa iga codsi abyo wllka somalia joogo waye 😢😢😢😢
Inshallah hormar ado garty waad arkee dadaal uun❤
@@munamohamedchannal807 insha allah abyo mahadsanid wllh🙏🏻
Wan ku saaray guleyso Content la imow sijogta usoo dhig guulees9😊
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED ❤
5:33 Team walbah poqorada yaan lag tagin quraac ma adaysiin ilaa iyada idin raacdo😂
Poqorad 👑💋 miirryyy 💗
Amiiro daqiqadaha so dherer macney😢kan dalxiis wuu dhafay walhi🏖🏞🌊😮😊😊
Ma xumo daqiiqadaha inee noo soo dheereyso ama 2/2 video maalintana inuu soo dhigto laakiin sidan wax ka bedelay comments qurux badan gabadha u qora video yadeeda neh like hala dhaafina sidee u kala kicino sida wax qurux badan inoogu soo dhigto please 🥹💙
@@DeeqoAli-x9m bisinka wax xun man uqoray🙄
Wah iydab wax xun kuuma qorin de😂@@Inacarale
@@iqraprincess8718 amiraa wax xun uqortay iney idhahday moday😂😂
سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ عَدَدَ خَلْقِهِ، وَرِضَا نَفْسِهِ، وَزِنَةَ عَرْشِهِ وَمِدَادَ كَلِمَاتِهِ❤❤❤❤❤🤲🤲🤲
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢
Amiira wllhi dalxiis adi iyo Abukar eh saa u jeclaa ❤ teda kale kan dalxiis wuu dhaafay 2 sanno dalxiis danbe yaan la idinka maqlin saa looma baahno video yadan baa ku ceshanaynaa😅❤❤ Allah ha kuu xafido wllhaa iyo asxaabtaada ❤❤
Amiiradeena wanga waashay 😂 m,a dalxiis dalxiis dhaafay weye wlhi ☔🏝️💋👸
Maxaa waaye dhoocil lahan amiiro ku wada naxsan war masha allaha dhaha gabadhan waa dhali karteeni waa cunug yarow shaqaysatee❤❤
Aaway dadka naxsan😂😂 commentga dhan wada amaan iy dhiirigelin waaye .adilee hanaga cayuumin amiiradena
Amiiradeena👸🥰💋💕videoska noso bdi dalxiis sharftiisi waa so qadateen🏞️🏖️🌊☔🏝️
Dalxiis adi iyo walaalahaaga iyo team walba ku raaxaysateen kana dalxiis lagaa dhahaa ama waa la iska dhaafaa walhi🫶🏾🏖️❤️🩹🫰🏽🤎
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf
Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢
Kan dalxiis wuu dhaafay dalxiisba nuxurkiisa adinkaa ku baahay sheen saasaa idinka rabaa shaqaysta🏖️😩❤❤
Alla amiroy wlka Mohamed liveka xalay qosoka naga dhmeyey mohmed wa dhiblow 😂❤ mgca mohamed hadad maqshan dhiblow wyeh
Xalay ma daawaneysay maxamed dhiblow waa xal aado iiga qosle siyay wallaahi 😂😂
Funny waye kaas😂😂😂😂
@@TiinaAli-k7f 🤣 wlh ilveka kuma jirn lkn dadka sp qaden arky qosl funny wlh wilkan
@@TaynaaAli hhh ha wll
Team amiiara ismujiya intaney kaso noqon dalxiiska wan 1M hala gadhsiyo❤❤❤ king ceyda
Niman raga markey kula dhasheen waiska sidaan amiro qurux
Amiiradeena dalxiis qurux bdn baa so qadateen 🏞️🏖️🌊☔
Dad saaiid isku fhnsan hal family ayaaba la moodaa ❤👫la lkn akhaawan videos naga so dheere sharafney 💕🥰
Balanta waa ka baxdeen team walba gabadha maxaa u kici weyseen ha quraacatay😂😭🤌🏻
U sheeg bo 😂
@@MutaasBashir😂😂😂
Weeqaya men gabadheena😂😂
Masheegay marka😂😂😂
@@MutaasBashir😂😂😂
Kan dalxiis wuu dhaafay dalxiisba nuxurkiisa adinkaa ku baashalay saasaa idinka rabaa shaqaysta my team 🫶🏾❤️🩹
Team Amira qurux one like 👍 ❤
Dalxiiskan wuu dhaafay aada u qurux badan yahay walhi m.Ayy❤️🫶🏾💋
Ayyyyyy dalxiiz iyo uu dhaftay AmirAdeena hore usoco bazhaal wAcan tiim caymir😮❤❤
Enjoy your life sister amiira qurux
Out fittikaaga ma laga hadli karo amiiradeen 👸🥰💕💋
Mss style bilaash loma dhihin😂
Quruxlay miiryzz💋👸💕
Amirada Stylka
Amira fidiyow labad noso dig yàh abayo walige wax maka codsane
Weynow soo dhigay laakiin gabadha aan dhiirigelin comments qurux badan ah u qorno like tah iyo views ka ha laga yaabo🫶🏾❤️💋
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ma xuma anna kana kor ah u qaadno hee gabadh❤
I.a❤❤
@@KowserMaxamad diyar wye waxs wala ga disa amiiro wllhi dar ale ujeclahe
Wow masha allah
Taageeraha Team 27 keliya love isaari karo ❤❤
Amira plz routine nososami abyo amira inta iguracsan like 😢❤
Amiirosss❤💞👸🏻
Team Amira qurux an ceyda like❤🎉😊
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼
Scw❤
Masha allh amiira iyo ceyda
Muqalkan wuxuisogaray 13:30 duhurnimo adigana😊😂
12:58😂😂😂
Amiira caawa vidio 2 ka rabnaa Nagano dhis dalxiiskan ❤
Maasha Allah abaayo inaba caadi 👑 king ceyda iyo amiira
Alla amiiro❤m.a nolosha wad ku raxestee❤wlhi ilhey haku dayo wlalhda❤quruxda bdan e marwlbo kula farxsn❤m.a
Team amira one like😂❤
Mashallaah waa damashaad shidan farxadiina alle haidin ziyaadiyo lkn wiilasha iga gaarsii inay jilbaha ilaa cudurta waa cawradooda ay asturtaan maanta waa aduunyo bari waa aaqiro guuleysta ❤
Aduunka wey maasha maasha 600k boqol team Amiira like me
Team amira qurux one like
Ani dalxiiis kana uaqna ma.ano wagi hore waxa samen jirten dad dalxiisayo umina eken lkn hada dad laxiiisayo wa umuuqatan
Kuwii hore ee iyada iyo team 27 ee aadi jireen dalxiis mawa ahayne hada ka hor 1 ee iidi walaalaheeda aaden kaas bis ah dalxiis laga dhahaa iyo kan walhi🫶🏾😂💙
@@DeeqoAli-x9m Haa wallhi
Gan dalxiis wuu dhaafay magac kala u bixinaynaa😂😂
Dalxiis kanaa laka dhahaa runti ❤
Style igu garaacday amiiradeena👸💋💕
Dalxiis shidan m,a☔🏝️🏖️🏞️
Magacega cusub iska baro...Amirada Stylka ❤
Ayy wlee been maha💕👑🥰💋@@safsafsaid7041
Masha allah
Fast one oo dawado coment soo qorah oo like u horsaray weligeed ma dhicin iii sacbiya please😂
First one me amiiro Queen 👑💖 keep going my sister
Kan dalxiis wuu dhaafay ee noo soo duub adoo badda galaysid amiira i.a by🫶🏾🥹❤️
M.a qurux
www Amiiro baala shuudka raacyaah😊 dalxiisku waa qurux badan
Masha Allah❤❤❤
Manhallah❤
Cayda iyo amiro isgursaday o gacmaha is haysto mala karki donaaa
Mey iamk bey isku so baxayaan
Wiilka yar may korine bisinke 😂
Illahey dartii isoo booqo zxb chanalkeyga ❤😢
Team walba one like 😅❤
Team Amiira ismuujiya intey dalxiiska daxdhiisa 1.5 M aan gaarsiino Amiiradeena coz maalin walbo 2vedio eey nosogalisaa diiri galintana waa xageena ❤❤❤
Amira qurux ❤
صلى الله عليه وسلم ❤
Masha allh Allah ❤❤❤❤❤
Maxa saalax u caydiin wa ogtihiin inuu xanuusantahye plz aad ban udhibsada kadaaya salax dacayada 😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏
Wan idin wataa TIIM amiiro iyo ceeda ❤
Mss dalxiis amiira qurux❤❤
Masha allha
Family dalxiis iyo bashal damashaad wacan ii raaxaysta ❤❤
Masha Allah dalxiis wcn xabibti
Coming soon i.a 1.1M amira deena ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Amiiraden Aloow sharaftada dhaawr❤❤❤ wN kujeclahay Apayoo mcn🧕🏽♥️🎧🔐🖇
Ayyy Amiiradeena dalxiis qurux bdn m.a❤❤
King ceyda or amira❤
Anaa uhoreyaya amiiro❤❤
Amira donta iyo dawasha sosamey❤
best style amiira m.a❤
Amiiro falis walaashey mcn ❤❤❤❤ intaan inkabadan ale kugaarsii❤❤
Ay vedio labaad kaasugayna miiraayyyyyy😩👸❤️
Amiiro abaayo❤❤❤
Amira cayda so wilsha u duubay mxa nogu so dhiig waysay saas cml wax maba na yusiine😢😢
Amiiroy jijintii soomalia ceyda kusiiyey intee dhigtey wllo
M.a Allah idin xafido my favourite family
Mashaallah 👌 in naba caadi maahan bashal wcn mi team ❤❤❤
Sundus way ku xistay walahi😊Lkn hada walashed baa la jogita noware 🎉❤
Abaayo amiiray mar walba dalxiis aa aada markaas anaga noo kaalay burco abaayo ❤❤
Kiip goina tiem amira ❤
Amiira saalax jijj 200k wuu gaaray marka ka farxi please 🎉🎉❤❤❤
Amiira maanta sii qurux badnaa❤
MashAllah as always
Mss 1milion ❤
مشا االلة❤❤❤❤❤❤❤
Activity qurux badan noso samey Queen ❤
Mazha allah
Mansha allah waxkale wlhi dalxiiska indhayaga wad uraxayseen idina wad raxaysateen ❤🎉😂😂
Same❤
Dalxiiska dalxiisyada noqday 🏞️☔🏝️
Maasha allha❤❤❤❤❤
Mash allah
❤❤❤ mansh alllh wllshy qaali
Wllalyalow xilima soonoqoneysan😢
Cidiiisku midnahey 😮