Xog Fashilisay Cidda Qorshaysay Dagaal Somaliland Lagu Soo Qaaday & Hawlgal Xuduudka Lagu So Xidhayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Xog Fashilisay Cidda Qorshaysay Dagaal Somaliland Lagu Soo Qaaday & Hawl-gal Xuduudka Lagu Soo Xidhayo Oo Miiska Saaran
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Комментарии • 82

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Год назад +4

    Guuul guul soomaaliland geesi qaran

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Год назад +2

    Masha Allah guuuuul Somaliand insha Allah.

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye Год назад +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuul soomalilnd guuuuuuul iyo d
    gobanimo

  • @Hooda36
    @Hooda36 Год назад +8

    Masha'Allaah geesi geesi dhalay runta kugu jeclahay afku kuma go'o Soomaaliland waa mid waxlakala jarjarsya majirto dagaalkuna wuu soconaya wawaxaad kaheshan guul ciidanka qaranka Somaliland guul guul one love reer Shexisixaaq 💚 🤍 ❤️

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Год назад +2

    Thank you brother

  • @YasmiinCabdi-pq7vz
    @YasmiinCabdi-pq7vz Год назад +3

    Geesi qaaran guul baan u raajaynay soomaaliland guuul guuul

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Год назад +6

    Absolutely gushaa; Somaliland. Always it is 🌏🌍🙏🌏🙏🌏🌍✋🌍🌏🙏

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Год назад +4

    SALAAN SARE ISMAIIL ❤❤❤❤❤❤❤ MAHADSANID GUUL IYO GOBANIMO SOMALILAND JIR OO JOOG GUULAYSO WALIGA

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Год назад +5

    Somaliland Somaliland , Somaliland! GuuLl

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 Год назад +6

    Rijaal geesi qaran hore usoco guuul insha Allah somaliland iyo inta samaha jecel dhamaan ❤❤❤

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Год назад +2

    Guull

  • @aaminacali7642
    @aaminacali7642 Год назад +2

    Geesi geesi baa kudhalay waan kudiirsaday hadalkaaka mahadsanid

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +1

    Waa run dalka iyo dadku waa kala gooni xadku waa somaliland dalku waa somaliland

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 Год назад +2

    Ama guul ama gunimo !!!!!

  • @abdimuse3583
    @abdimuse3583 11 месяцев назад +1

    sidaa aad shigtaybay noqon inbadan bay somaliland isxaqamaysay.guuuul insha alaah somaliland

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Год назад +3

    Guull Guull Guull

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Год назад +5

    Masha allaah wallo allaah ha ku xafiido geesii Somalilandar dhaba bad tahaay sidaas uu dhidhiyaysid hadaayn wada yihin reer shiikh sixaaq oo waxba nagama xumadeen imikana gushu waa xageena insha allaah Somaliland guul Somaliland guul

  • @ZahraIbrahim-b9k
    @ZahraIbrahim-b9k Год назад +1

    Guul iiyo gobanim somaliland

  • @hibohussein2874
    @hibohussein2874 Год назад +1

    Waa geesi ninkaan ookale meynoqdaan isaaq oodhan ilaahey ayaa xaqa og ❤

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 Год назад +1

    Ama guul ama Gobanimo .

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Год назад +2

    GUUSHA YAALEH SNM GUULDARADA YAALEH HUWANTA

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Год назад +1

    Guul qaranka somaaliland

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Год назад +1

    Guull🌍🙏✋👍

  • @mouhiyadinhoussein
    @mouhiyadinhoussein Год назад +1

    Waxaan jeclaan lahaa inaan tilmaamo in guuto kastaa ay akhrido Quraanka Yasiin, ka dibna xerooyinka hareerahooda waxay akhriyaan suuradda Yaasiin toddobaad kasta.

  • @axmedmataan4443
    @axmedmataan4443 Год назад +1

    Arinkuu ka hadlayaa 100%waa xaqiiqda jirta

  • @drskoosjamac5793
    @drskoosjamac5793 Год назад +2

    Geesi aan gaban mahadsanid dagaalkii faqashtu inugu qaaday waxaa la inoo adeegsanayey ee ina xasuuqay waxay ahaayeen dhulbahante

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Год назад

    MAASHALLAH

  • @mouhiyadinhoussein
    @mouhiyadinhoussein Год назад +1

    Waxaan ku nuuxnuuxsanayaa in guuto kastaa ay akhrido Qur’aanka kariimka ah ee Yaasiin, kadibna aad toddobaad walba ku soo dalxiisto xerooyinka Suuratu Yaasiin oo ay og tahay in lagu ilaalinayo oo aad si fudud u gudanayso himiladaada waddaninimo.

  • @Siciid22
    @Siciid22 Год назад +1

    Lasscnod waa wadan somali likiin Ethiopian 👁👁Somaliland gull ❤

    • @nadiraosman5401
      @nadiraosman5401 Год назад

      Lascanood miyaa wadana

    • @jejesdfsd
      @jejesdfsd Год назад

      qofku haduu reer miyi yahay waa sidaa lascaa nood ayuu wadan ku sheegaykkkk

    • @Siciid22
      @Siciid22 Год назад

      Lasscnod waba miye maxa kabdlikarata

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Год назад +1

    Tell him; It is finish : 🌍🌏🌍🌏🌍gushaa Government of Somaliland : every go back; ;

  • @osmanabdulahi3474
    @osmanabdulahi3474 Год назад +1

    waa xaqiiq arinkani walaahay waa qosley hadalku sida uu runta u yahay

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 Год назад +2

    Ala waa runtaa sidaad u baratay faqasha

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j Год назад +2

    Waarwa waruntii waa runtii walaahi bilahi 24 saac kadib hadaan ladhaqaaqin waa inomudaharaar shacabkow sii eeganmayno maxaaloo eeganayaa meesha anagoo shacabaa gelidoona baritoole iskusoo baxa

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 Год назад +1

    waar ninkan odayga ah in badan ayan daawanayey dalkuna waxa u bahan yahay muwaadinin sidan oo kale ah aniga dhankayga madaxa ayuu isaaran yahay iyo shacbiga somaliland

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye Год назад +2

    caawa huwantii qalbiga qacba ka yeedhay😂😂😂😂

  • @Amina-t2y
    @Amina-t2y Год назад +2

    Muwadin dhaba qaranka u tudhe dib logu tudhimayo xuduka somaliland💚🤍♥️w in aynu so xodhna from h j eclo
    Guul somaliland💚🤍♥️👍

  • @FaizalAliMuhumed
    @FaizalAliMuhumed Год назад +2

    😂waarun qaranka s land waamuqadis😢

  • @naasiraxmadcismaan3831
    @naasiraxmadcismaan3831 11 месяцев назад

    ♥️♥️🌎🌍❤❤

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 Год назад

    ALLAH RUUN BAADNA WALAAHI AYAGA ISKA DUMINAYEEEY XUDUUDA WAA LAA SOO TABANAYA NACAAM KEE QORISITA NAA WAA LAA ISKA CEELINAYA ARGAGIXISO INAAYE NAA SOO GALAAN BAAYE RAABA SOMALIA AYAGABA WAAX ISKU DIRAYA ARGAgixiso WAAN ISKA QABANAYNA GUULE SOMALILAND NOW MORE KOFIYAD BACLE YAALE

  • @HalwoAli-h2m
    @HalwoAli-h2m 11 месяцев назад

    Sakhraan sakhraan sakhraan
    Xashishzdood irbaddi saakhaarinta maya kadhamaayay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +2

    Dubaha 70.kilo ah hhhh

  • @SabriinajamaalJamaal-uw6rf
    @SabriinajamaalJamaal-uw6rf Год назад

    Nin rageed

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 Год назад

    LIIBIIN AYEEY LAA JIIFAAN RAAGI AYEE LAAYEEN BAA KUU MAQAAN TUUGTA

  • @kaltunawdaahirgaax2116
    @kaltunawdaahirgaax2116 Год назад

    Fariid

  • @charmarkeelmi7713
    @charmarkeelmi7713 Год назад +1

    Walahi ninkan soo jeeda cidanka qaranka ha loo dhibo sland dhawr qof sida ninkan haday haysato way badbadaysa

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Год назад +2

    Ninkani waa run yaqan weeyi 😂

  • @MaxamudCumar-th5ep
    @MaxamudCumar-th5ep 11 месяцев назад

    Soomaaliya waa soomaaliya fidmada ka jooja soomaali cidkale oo caydaan ama iska celin kartaana ma jirto waxaad caydaan oo la dagaalantaa waa soomaali keliya balsoo inaad nagnagta is ka deyso kaalay dalka miskiin mahadsanid

  • @khalitcali2140
    @khalitcali2140 Год назад

    Lph Liipaax dhallayi IzmaciL nin QarrN guuL guuL gull zomalilaNd

  • @ayaansaiidaydiid1467
    @ayaansaiidaydiid1467 Год назад

    Dhuul somaliland

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 Год назад

    Faqashtii waxay adeegsan jirtay qurjiile ilayn waxaa talinayey ina siildafe

  • @football_hub1
    @football_hub1 11 месяцев назад +1

    💚💚💚💚💚guul🤍🤍🤍guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤somaliland 🎉😂❤🎉😂❤

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 11 месяцев назад

    Waallida waxba laguma noqdo ee miyirqab keen
    Soo dagaallan oo haddow ha caban

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Год назад

    Oday beeleedyada isaaqa gaarahaan Garxajiska ah way diideen iyaago leh nabad ayaan doonaynaan markaa odayaasha ayaa xumaanta wada.

  • @FadumoIbrahin-t9p
    @FadumoIbrahin-t9p Год назад

    Hooyadas magonlanto geesi baatahay waa geesi isaaq

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 Год назад

    Waxay ka yimaadeen waa intii uu ina dawdar meesha dhigtay eeay ka midyihiin barawaani tatoomo iyo ooyaayey kuma dhacaan inay hadlaan waayo waxaa sii meheriyey dawdar oo yidhi hadaad hadashaan iska jira intooda badani waa huwan ta niqaamka xidhan yaan lagaa garan car ha hadlaan kuma dhacaan

  • @jamiila_
    @jamiila_ Год назад

    😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 11 месяцев назад

    Adeer lixdankii wixii aad tiraahdeem laa yaa garaad
    Maanta dib loogu laaban maayo ingiriisnna dal naguma laha

  • @abdullahifarah6909
    @abdullahifarah6909 Год назад

    S/l ciidankeedii xagguu maray.
    Ma kiniinkii hurdada loo qoray Inta solomodow lagu meeraysanayo.

  • @naasiraxmadcismaan3831
    @naasiraxmadcismaan3831 11 месяцев назад

    ♥️♣️🕹♠️

  • @mouhiyadinhoussein
    @mouhiyadinhoussein Год назад

    Wuwantuu waa argagixisoo

  • @Asli-ow9iu
    @Asli-ow9iu 11 месяцев назад

    Afqoyan inlee ma aamuso soosoco siraadeey futadaa xabad lagaa galin

  • @Kw58437
    @Kw58437 Год назад

    Sax wa sida

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Год назад

    Adeer waalidaa gurigaaga lajoog oo dadkale hala soo doonan

  • @naasiraxmadcismaan3831
    @naasiraxmadcismaan3831 11 месяцев назад

    📲📢makarfon

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Год назад

    Midowba jirin Sharci yaqaan la tasho

  • @khadrahassan2803
    @khadrahassan2803 Год назад

    Wasidaaa taliye nin rageed

  • @naasiraxmadcismaan3831
    @naasiraxmadcismaan3831 11 месяцев назад

    😂😂😢😢😮😮😅😊

  • @FadumoIbrahin-t9p
    @FadumoIbrahin-t9p Год назад

    Runtaad usheegtay

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 Год назад

    Tiro yaraan ciidan iyo tayo yaraan ayaa somaliland halkaa dhigtay africa ma jiro wadan taagiyo iyo madaafiic iyo diyaarado samaysa wadan waliba wuu soo iibsaday hubka adiga maxaa kuu diiday inaad hub soo iibsato boqolaal kun ciidan aad yeelato bal is waydii arintaa

  • @wardawacan2603
    @wardawacan2603 Год назад

    Allah kibirtey kunajabtay🖕

  • @MaxamudCumar-th5ep
    @MaxamudCumar-th5ep 11 месяцев назад

    Miskiin xuduudka ma gumeysi baa qaybsaday mise soomaali baa xukun haysatey oo xuduudka samaysatay been Baad isugu sheekaysay waadna jidbayysantahay adeer waxaad dooneysona hubi taariikhdaada kibir Baad waddaa ma kula tahay inaad casiirkaaga nuugto laysku Soo jeensey cid aad khasbi kartaana ma jirteen Soo soco saaxiib dhaxalkeedana waxba hanaga sii ok

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Год назад

    Kkkkkkk loins

  • @umomar2743
    @umomar2743 11 месяцев назад

    dagaalka yaa kaaga futo xun

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Год назад +1

    Guull

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Год назад +1

    Guull