"Ergo waa tii Weedheedu Caddaato, Iyaduna Is-caddayso" Siyaasi Jaamac Shabeel

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 69

  • @ayanabdirahman
    @ayanabdirahman Год назад

    Legend Mr Jama Shabeel
    Gesi gesi dhalay oo run sheeg ah 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Год назад +7

    Talada muuse biixi meeydka u kala abtirasa heerka qabyaalada 😂😂😂😂😂

  • @goljanogsm
    @goljanogsm Год назад +3

    TV YADII MA SAAB OO KALIYAA XAQ KA NOQDAY

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 Год назад +1

    Jaamac ismaciil cige❤❤❤siyaasi dhaba oo G36

  • @konokozmob7528
    @konokozmob7528 Год назад +3

    Madax sare legend

  • @naasirbashiir358
    @naasirbashiir358 Год назад

    Wlhi waa legends jaamac

  • @ayanabdirahman
    @ayanabdirahman Год назад

    Caqligii isaaq Waa garxajis ee xukunka haloo Dani fadhiyo iyagaa jamaahiirta la heshiinaaya oo Somali weyna heshiis meel ku saaraaya xaqoodana soo dhicinaaya guul Iyo gobanimo garxajis ayaa leh

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад

    qori kumay iman masuuliyuntu ee tartan xalaal ah one man one vote umaduna fartooda isku raacday majority si xarago iyo ilbaxnimo leh !!!!! from saylac 👮🏼❤

  • @jahje15
    @jahje15 Год назад +2

    Real talk.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Год назад +3

    Muuse meydka ukala abtiriye

  • @sakariasheikh9739
    @sakariasheikh9739 Год назад

    Who ever trained/armed Somali tribes is responsible of any bloodshed!

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Год назад +1

    Waar Nacaskan Nacaskudhalay Afkiisa Haxidho .Ninkiinin dilaa Waaladilaya simple is that 💯
    Eye for an Eye Ilaahayba Qur’aan kiisa Kusheegay

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 Год назад +2

    Habar jecloy is cadeeya hadal nin wayn beerka jecli xaydha jecli 😂😂

  • @MohamedAli-si8bo
    @MohamedAli-si8bo Год назад +5

    Garxajis state of somaliland 😂😂😂❤❤😂❤😂😂😂

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 Год назад

    Jaamac runta ayaan ku jecelay waxan dhacay horuu usii sheegay

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 Год назад

    Be patient patience is a virtue 😊

  • @HassanAli-tu8qp
    @HassanAli-tu8qp Год назад +4

    Jamac shabeel madax sare

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Год назад +6

    Alla ninkan ileen G36 ayuu aha waa meeshu run sheegnimada ka keenaye gob ayaad ka soo jeedaa

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Год назад +2

    Mujaahid jaamac shabeel nin raged

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Год назад +1

    Xaq iyo baadil wax udhaxeeyaa majiro

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Год назад +2

    Caqli hadii lawaayo xabada caqliya

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Год назад

    Kajoog baanu leenahay Muuse Hog haku Ridin Somaliland!

  • @KayseyaasiinDucaale
    @KayseyaasiinDucaale Год назад

    Wa godob iyo gashi waxd kakordhisa muusow lascanoon waxan u qoolan beesha sacad muuse khasatan jifidada ad kasojedo raaskaga hoose ku a shir yay kula xunaan beri kamaalin

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Год назад

    Geesi run sheega manta hog buu kuriiday soomaaliland

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 Год назад

    Ama qayli ama ha qaylin walee masalaha dhaafi maysid

    • @ifrahjama2840
      @ifrahjama2840 Год назад

      Caqliga canaha loda waa waxa manta hoga ku riday soomaaliland jamaco Kala samata bixin ka iyo kuwa lamidaka ah

    • @nuradinaahmed5292
      @nuradinaahmed5292 Год назад

      @@ifrahjama2840 waxaad mooda jaamac inuu maato u hanjabo hada dagaal bilow dheg meeshu gaadho aynu aragno

  • @HassanAhmed-yc1pn
    @HassanAhmed-yc1pn Год назад

    Qolo aad tahay majirto nacaska hadlayow

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 Год назад

    Saleebaan gaal iyo inaa kahin iyo intay cago ku qatan waxaay ku jiran 1994 waan kuwii .waa sax saleebaan wuu buukaisga iyo ina kahin hada egto muse dhama .habar jeclo waa saleeban gal iyo inaa kahin.

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 Год назад

    Garxajisa nacaayib baa haya iyo dhul balaadhsi

  • @Dagannipraahim1433
    @Dagannipraahim1433 Год назад

    Garxajis waxan leeyey afduub wajal wata ayaa la bilaabey si taagero caalami ah loogu heloafduub hadii aan afduub loogu jawaabin ciil qabayashu idinkuma hadhayaan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад

    siyassadu saxiib joogto ah maleh !!!!! ha abanina shalayba kulimad ahayde gormaad saxsantahay jamacow ????

  • @ibrahimomar8895
    @ibrahimomar8895 Год назад +1

    sidaa u cadaan maysid hadii wadanka dagaal ka dhaco cuqdada iyo xumaanta kugu jirtaa waynaa

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi Год назад

    Waa su--aale muuse yaa damaanad qaadaya !!? Qabanaaya xadhig u ah!!?
    Waa wax aan suuro galayn
    Bulshadiina cudur buu dhexdhigay calaamo hakudhacdee Allah idankiiye

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 Год назад

    Jaamac shabeel ma wuxuu diidan yahay in ragii wax dilay lala xisaabtamo oo sharciga la hor keeno waar odaygii jaamac wuu dawakhay adeer ragbaa maqan oo aakhiro tagay dadkodiina sugayaan dawlada haday dawladu sharciga horkeeni waydo ragii dilka gaystay dadkay Ka dhasheen ragaasi way aarsanayaaan ee jaamacaw ha isku soo jeedin qoriga aarsiga.

  • @SuadKab
    @SuadKab Год назад

    Adigaa kow Kah inta buurta galisay jabhada buurta mamiyirsatay dhiigii aad ku baaqayseen daadaye magaciibad naga disheen. Muuse waxba ku yeelimaysan

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn Год назад +2

    xamrigii maka go ay, nin wayn oo sikhraana waa habaar

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Год назад

    Baleega Tribe this tribe that Akhas Iyo Uff war Sixun Udhimee Aduunka Dastur iyo Kaladambaynba Lagudhaqma Ee Qabiil mashaqeeyo 💯

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Год назад

    Saleebaangaal waa in laga hor istaago in uu wadanka ka baxsado

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy Год назад

    Mahambalyeysay nimankii 30 inin xasuuqay

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Год назад

    Ku ma aqaan lkn hadal wacan ayaad sheegtay

  • @HassanAhmed-mr1ro
    @HassanAhmed-mr1ro Год назад

    Dagaal sowgii lahaa dagaalkaa galaa

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 Год назад

    Cidanka hamar 😂 🤪 🤣 ciro keenay burta😂gacan libaax jooji ciro😂hubka😂dhiga dhee 😅

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 Год назад

    Jaamac shaydaan waxuu ka mid yahay shar wadayaasha wadanka jooga ilaa maalintii xubinimadii xisbiga kulmiye laga xayuubiyey xaar buu sidaa u saydhinaayey xaafad baanu ku dhuuntaa xaaraami uraaya oo xumaan ka shaqeeye ah weeye ninkan xumaantay ugu badisaa dan guud in la ilaaliyo iyo dadka iyo dalka ma jecla uraaye walee cadowga ugu weyn dalku leeyey waa adiga iyo inta kula fikirka ah calooshiisa u shaqayste ayaad tahay ey ilaa ey bal wuxuu ku sheekaynaayo eega waabu cadaysanayaa in lays dilo waxuu ka mid yey raga buurta gala yidhi ragaa ee reernimada ku guubaabinaya xaataa laascaano ayuu waxa ka socda taageerayaa nacas nacas dhalay oo liita walee reerka waad sheeganaysaaye inaanad sax ahayn adiyo rag badan oo reerka sheeg taaba uf uf anaa leh qabiilka waxa uun ku adeegta
    Nin iskii kaligii
    Isu taagi karaynin

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 Год назад

    ninkan horta ma saqraanbaa askar saraakiila lalaayey oo reerkiisi laayey tacsi iyo talo kama soo jeedin waa hanjabaad iyo muuse nacayb

  • @cabdicabdilahi2063
    @cabdicabdilahi2063 Год назад

    jaamac may maqli reer nimo iyo qudhun qabyaaladaysan baad ku hadlaysaaye qoffna geed lagama qorin ee reer buu ka dhashay muuse waa super subeer Awal cidina uguma hanjabi karto reernimo.kola taagtaa kola taagtaa mirhalahadhin waa inoo fagaaraha dagaalka ee diyaar u ahaw waxaad jeclaatay ee aad ugu baaqayso reerka aad kasoo jeedo waa inoo dagaal waa inoo dagaal

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Год назад

    Aflowlowle Nacalaa Kuguyaala👎🏾

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 Год назад

    Dadka xanuunsanaya ee hadalkuba diiqa kaga soo baxayaa muxuu ahaa

  • @24Sevendays
    @24Sevendays Год назад

    TV Qabiil. Markasta bal u fiirsada. Always critism for nothing. Adiga iyo saleeban isma dhaantan. Bahashu reer reer bey tegi oo dadka aad leysen kuwiina nabafa walaaqaya ayaa u dhiman labada dhinacba. Inta masaakinta ah Ilaahay haka badbaadiyo.

  • @kkaa9899
    @kkaa9899 Год назад

    Waaruntii Saleebaan. maxaa beeshan Somaliland ka dhexsaaraydee waa su" aale? Dawlada eeganaysa noocan ayaan ka yaabay waa inay jeelka dhigtaa ciidankii ayla"ayeen ehelkoodiina muu tacsiyadeen xataa. Wali kicintiibuu kujiraa Allow naga qabo.

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 Год назад

    Waar laxda innaga aamusiiya

  • @SafiaOmer-m8n
    @SafiaOmer-m8n Год назад

    Caqligii xabad weheshadaa cidluu ku dambeeyaa

  • @funnyanimal885
    @funnyanimal885 Год назад

    Sakhraan fooqol Sakhraan
    Khamriga aya ka reebay qeyr kaa!!!
    Manta qof wax kuu diiran yahay maa jiro magaca dhintay
    Shut up!!!!!🤫🤫

  • @hajii2033
    @hajii2033 Год назад

    beenta jooji beenala

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn Год назад +1

    beenale Jifo ayuu yidhi oo waa Muuse cabdale, wanjalaada jooji

    • @Adnan-bc1vk
      @Adnan-bc1vk Год назад

      WAAR NADAL YAHOW MEESHA KA BAX

  • @shujitsu3551
    @shujitsu3551 Год назад

    Kani waka cuguhun daadka reer Somaliland .

  • @suberh8985
    @suberh8985 Год назад

    Ninkani wali maxaa kulmiye la iiga saaray ayuu u dudayaa. Waar ummada wax ku moodaysa ka xishood

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 Год назад

    Ciro every somaliland president have had 2 year extension so why mujahid muse bihi uu😂diidantay❤ election 🗳️ ballot 🔜

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn Год назад

    hadhaw ha ooyin wadiga imika taagersan dadki ay laayene

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 Год назад

      Dadkii la laayay garxajis baa ku jiray leyntana leyn baa Ka horeysay shacabkii iyo caruurtii meydkooda ha qaadina la lalahaa