War yaaa hooyadaaa maa dhehee islaanti idhashay mar danbe ha dhihin hooyadey macaan usocdaa dheh alxamdulillaah ku dar maadaama ay kuu nooshahay kana duceyso hayye dheh salmo ❤❤❤
Masha allh illhy hooyada ha ku daayo Salma. Cali dheere maalin Bay ogalandontaa insha allh. Waxa laga yaaba inay gabadhaha kaa yar yar ay rabto inay caadan guursan oo ay is dhahan sidii Salma ninkedii loo so dhwayn wayay baa idinku dhacaysa
You are good daughter as long as you respecting you mother and family elders... may Allah guide you you to the right path... insha Allah... by the you look gorgeous with hijab....❤❤❤❤
Iskuday inad ilmahaga iyo ninkaga iyo naftada inad Rabbi xaqisa gudatan ood islam nimada ku adkaysatan gor ladhimanayo war loma hayo ee Rabbi halaga baqo.
Ma bannaana in haweeneyda muslimadda ah in ay muujiso timaheeda mid ka mid ah, sababtoo ah dhibka weyn ee ay leedahay; Maxaa yeelay, sidoo kale waxay u buraysaa salaaddeeda oo ay ugu wacan tahay muuqalka xubinta oo loola jedi timaha asturan ee ay tahay in la asturo xilliga salaadda, Hanuunkana ala iskaleh asma I love you wlshey iga yreey❤❤❤❤❤❤
Hooyo intaad ka cabsanayso. Walaal ALAAH ka cabso iyo aakhiro please
War yaaa hooyadaaa maa dhehee islaanti idhashay mar danbe ha dhihin hooyadey macaan usocdaa dheh alxamdulillaah ku dar maadaama ay kuu nooshahay kana duceyso hayye dheh salmo ❤❤❤
Mashallah you are beautiful. l,❤
Wan ka naxay wlhi eraygaa
In la is qaawiyo Gaaladii aad kaga dayatay ayaa faa'iido weeysay ee ku soco wixii aad ka heshana haayso!
Ilaahay ha kuu daayo hooyadaa intey kuu noo shahay janadaa kuu furan ka ducayso salmaay
WAA WAX FIICAN IN AAD HOOYO XUSHMAYSO BAL ALLAH BAA KA WAYNE ALLAH HA NAWADA HANUUNIYO MACAAN❤😢
Dar ilaahay u xidho xijaabka waad iska yeelyeelaysaa
Ilaahay iimaanka qalbiga imaanka hakuugu tuuro
Masha allh illhy hooyada ha ku daayo Salma. Cali dheere maalin Bay ogalandontaa insha allh. Waxa laga yaaba inay gabadhaha kaa yar yar ay rabto inay caadan guursan oo ay is dhahan sidii Salma ninkedii loo so dhwayn wayay baa idinku dhacaysa
Salmooy adiga iyo riyaana xijaabadaa Ku qurxantihiinee xirta
Maasha Alaah xijaabka aad baad u qurux badan tahay.
Salma I love you alle qalbigaaga hasoo hanuuniyo hanuuun aad la oyso 😢😢😢😢❤❤❤❤❤🎉
Salma ilaahay ka cabso
Aduunku waa laba bari nafta iyo shaydhaanku waa saaxiib qofkeyay heshiis u yihiin
Allaha ku hanuuniyo iyo dhamaanteen
Mama Salma quruxay markaad hadlaysid hadalkaaga miizaan ,oo Allah haku xifdiyo from Djibouti janoo
@@Ilyihlpb jazakallaaah
Masha allaah salma islaanta iska daa ha dhihin waa hooyo macaan❤
Gbdha aEyded sii hakugu ilowde
Allh subaxanaha watacalaa Ka cabso hoyadaaa haka baqin allh ayaa kugu leh inaa Ka baqdo hoyo waxey kugu ledahy inaa xihmeso oo wanajiso
Salma waad Ku qurxan tahey Masha Allah tabaraka hadeyin
Maamada allaha barakeeyo edebteeda qaado oo hadalkeeda waa mida kaliya ku anfacaya Samiiraay 😊😊
Ninkaagu waa inuu muslim yahay that's important
Waa. Reer. Ba.ay. Subxaanalla
Ali. Dheere. Meel. Ha. Ku. Geeyo
Mocha allh salma aad bad ugu qurux badantey xijaabka
Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii Alaah idiin xafido allahumma amiin Yaa Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Naa astur jirkaaga sub xaa nallah
Subxanallaah iimn ahan uma so xeern kulhaa allaah kuso hanuuniyo wax kle ku dhihi myo wll
Hada 2024 mawa xaa noqoty ilaahy kabiqimaayo waa lid caasi war ilaahy kabaq bari baa dhiban kartaa wll ilaahy ka baq
Sheeko sowta ku daawata video yadada adoo ka tuuraya salma waad naga waaloysaa😂😂😂😂❤peace
Inna lilaahi wa inna Ilaahi Rajacuun Ilaahii ku Abuuray ee naftaadale ka baq oo waxaynu nimid dhul Alle Inagu tijaabiyay inaan ku dayano iyo inaan tusno inaan Diinteena meel walba oo joogno si cad laguu garto laakiin Soomaalida markaan u fiirsado badankoogugu waa Dumarka waxay iska inay Diinta dad ka xigaan.
Anigu Quraanka intaan ku tukado ayaan aqaan dhul Gaal ama haan waxba la,aamin sanayn yaan joogaa oo Caruurtood markii wax dhacaan Muslim lagu sheego oo Sas kaa qaba iyo dad khalada kaa fanasan sideed isku bari lahay inaanad xumayn.
Abayo salada kudathal ia hada rabto adunyo iyo aqiro inakuliwanto ia
Illaahay ha ku hanuuniyo wad wacantay ee dadaal ajar bad ka heeleesa ee dadaal illaahay wax walaba ha ku fuduudeeyo
Ixtiraamka waalidka waa waajib lakin waxaa kasii fiican inaad ilaahey ka cabsatid walaashey waad qalbi fiican tahay dadkaagana weyku jecel yihiin ee ilaahey ka cabso mar walbo
Alaah hakusoo hanuuuniyo sister
Abaayo xijaaabka waa kusoo baxdaaa M,A
You really made me laugh 😂! I visit my parents once a year, and that's when I do all my perfume shopping-it’s my time to stock up!
Salmay musaahidka geee xaajiga hooyo way faraxayiisa adiiguna ajar bad ka heeleesa
Wllo Allah ku abuurayba hadad ka baqanaan cidkle darteed maaha in aad u xijaabto xata walidkaa ha ahaato
Abayo Salma ilahay ha Ku xifdiyo hooyo hooyo naxaristo
You are good daughter as long as you respecting you mother and family elders... may Allah guide you you to the right path... insha Allah... by the you look gorgeous with hijab....❤❤❤❤
Subxana llaah naya iman igama kenin ku te naya ilahey ma kacabsatid o is asturtid uf
Imaanka alle hakuu soo celsho 😂😂😂 salmo mee ku dhaheen caadi matihid imaan ahaan uma soo xeran kulahaa
Allh ka cabso hooyo waa qalqi allh abuuray
XasbunaLah..Wanicma.WakiiLan
Subxanallah abaayo imaan umadxiran hooyo uxiratay miya. Allah kacabso
Salmay wan ku salamay wll, I like you!
Ooo away Alle hiding kuumay madkabaqdid
Maogid miyaaa inladimanayooo walal Alle kacabso hakaabsanin biniadamka
Wallahi adunkaan waaa lagatagayaaa
Abayo allah hakubarakeyo
Iimaan ahaan Allaha kuu kaso inaad u xirato
Manshaalaah abayo waan kaahelaa waxaa igu fiicnaan lahayd inaan daris kulaqodo
Cabsida allha ilaahey qabiga haku geliyo salmy
Wlle Allaaha dardis ku xiro wax walib Allaaha ka wen ogow ayada qoran jalbak
Allah raali geli hooyo Allah baa ka weynee
Msha llh asmay xbibti xijabka baad ku nuureysa waligaa suashan mais weydiisay???
Alla inad isxijab😢wadata wad ku quruxbadantahay wlhi
Allaah quruxbadanidaa xijaab ka dayso
Wlhii salma runta ku jclhy
Salmey aqliga quruxda Iyo hadalkaga fuuny Ka ah kugu jeclhey 🎉❤
Sodawada muqalada walal mhd offical somaliyey
❤❤❤❤hooooooooooyo❤ macan❤❤❤❤❤❤❤❤
Ahlun naar tehe runtii😮
Nayaa gaajo hoyo ma wax laga qaata mise waa loo geyaa ala tana naa orod habalaha somaliyeed dhaqankoodo sobaro
Asc wllshay qaali sidaa kuwad xijaabo shaydaanka naaaar
Hoyo haday aqbashay wax ba yeysan ku adken calosha how furto habo soo dhawe gabar tada ayaa rabta habo mcn
Iskuday inad ilmahaga iyo ninkaga iyo naftada inad Rabbi xaqisa gudatan ood islam nimada ku adkaysatan gor ladhimanayo war loma hayo ee Rabbi halaga baqo.
Love 💕 you 💕😘
Mash allash ❤❤
Iimaanka maxaa kaaqaadey qof muslima matihid
SALMO BOORSOYINKA HADA HOYADA KU SIISAY IIBSANEYSO MA BALWAD MIYA LEDAHAYEH NAAGAHA GAALKA QABO FAQRI BEEY U DHINTEENEH NAA SHAQEYSO GALKA ISKA CEYRI AMA MUSLIMI UUF RAQUSANA
Allah knows best
Walahi abayo hadlkaga waku qosla marwolbo runti 😂😂
Maasha allha naa is asture
Uff naa naga aamus ma hooyadaa aa islaan ugu yeeraysaa?
Saxiipey cadan kii ugu quruxda badnaa waad haysataa lkn ma muslinbaa ma aqaani adna xi jabo qaali
Subxasnalaah
Cali dheere ubax sodiyaariyey markuu kuso donaaye 😅😅
Ma bannaana in haweeneyda muslimadda ah in ay muujiso timaheeda mid ka mid ah, sababtoo ah dhibka weyn ee ay leedahay;
Maxaa yeelay, sidoo kale waxay u buraysaa salaaddeeda oo ay ugu wacan tahay muuqalka xubinta oo loola jedi timaha asturan ee ay tahay in la asturo xilliga salaadda,
Hanuunkana ala iskaleh asma I love you wlshey iga yreey❤❤❤❤❤❤
Naa salmay hooyada iskala joog nasib ledahe Cali dhere xarkisa iskada😂
Salmo you are so funny 😊❤❤❤
allah kusoo hanuuniyo intii badiyeysanbo iyo anigano hanunka alle hana siyo
Abyo rer Sweden miya tahy
Hoogtay
Hooyo naag hadhihin islaan hadhihin oo xijaabka alle dartii uxiro hooyo iyadaa wax lasiiyaa
Sorry salma😢
Haa qos qoslinan ku qoslay 😂😂😂😂
Salma habar gidir is funny.😂
Yahoo
M.a🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Slash kacabsoo. Wllo salmoy
Lkn salmay meshi kugu ma yaale see ku xalisa koley soo Mali baa tahe 😂😂😂 naa ma soo sameysatay
❤❤❤
Muxuu Ilaahay u diiday inay timaha dumarka bneyaan??
Asc walashay ilahay darti baan ku jecelahay asatunata aduun iyo akhiraba waay ku fican tahay
Fiiri apayo dhamanten allaha nahanuusho whi bhi thi waligay waxkuma soqorin mana qoro comenti marna ha dhihin xijabka iman igama ahn soomad dhahen wanjeclahy xijabka lkn ma awoodo intaa jeceshay wali qalbigada iimaan ayaakujiro alle wuu awooda inuu kusiiyo iiman full ah hooyadaa hadhihin islaanti idhashay hana dhihin hooyo ayada kaxun isiisay hoyo kuduceneso ayaa hesataa umada qaar xitaa mahestan hoyo uduceso adina waxii hoyo ku siiyey ayaad leeda wan diiday sida kuwa kle kudarsato kudhahdo apaayo barwaqada hesato alle kushukri fiiri kuwa kaamaqan ilahu waydiso hana dhihin iiman malihi waxkasto alle bixiyo alle naxhanusho kuwa comentiga cayda qorayo kadaaya gabadha ilahy cidna kama xigto alle waa qafuur waana rahmaan
I wish my somali was this good. Gabdhoow isoo racaa waaku cusbahay youtube. My videos are about self care and it is in english and somali.
Ala abayo hoyo yadaa dhibka heesta madareemi kartid waalhi
Yaab😢
Abaayo ilaah ka baq xisaabaa dambeysaa tan waa aduun Abaayo is astur
😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤
Masha Allah abayo
Magaca lipstick ta plz
😂😂😂
Masha Allah my sister You have a lovely mom.
Love your mom.🤲🫶♥️🫶👑🌹💯👍👏👏
Wlahay your mum is house is beautiful than your house Mansha alaah
JUST STUPID 🎉🎉🎉
DON'T FEAR ...ALLAH