DEG-DEG: Afhayeenka Subeer Awal oo ka hadlay Jabhada SPSA iyo asaga oo Maxamuud Xaashi ku eedeeyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 35

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 21 час назад +1

    Reerka ciidankiisa tageer
    Hadiikale afhayeen noqonmaysid❤

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed 11 часов назад +1

    Taageer ciidan beeledka habar awal af hayeen

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 День назад +2

    Afgayeen nacasa faqasha ictisamha meel ukasocdo aan garanatn warhus

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 День назад +4

    Bal qofkan eega wuxu ku hadlayo !
    War reer waliba ciidan madaniya wuu samaystay , mxd ugu diideysaa reerka ????

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 8 часов назад

    Maansha allaah wallaahi rageedii ayaadtahay maanshaa allaah waar maalmihii hore waan kaa yarabooday lakiin wallaahi caqligu waa kugu dhanyahay

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d День назад +1

    Ciise kibaar waa ku salamay from arapsio

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt День назад +1

    Mansha Awil Elmi hore usoco gadh haye Allah yaxfidag. Fojignow besha A/Awal waa gundhiga Somaliland.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 16 часов назад

    MA Afhayeenka Xirsi AMaanaya Ayaa noqon.kara Af hayeen Supeer Awal kk

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things День назад +5

    Kaan afhayeen maxa waa nacas la inagu darsadey. Maxa nagaley Xirsi khaayin iyo jookarka hawada.
    SPSA waa lama huran!!!

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 22 часа назад +1

    Jabhad maahe waa ciidan madaniya qola walbana wey leedahay dhinba mawadaan oof wareenba hargeysa dhex jooga horta kaa halaxidho o isago habarwal uhanjabaya midhiyaha isasotaagey taasaku kaliftey habarwal

  • @sahrahassan3038
    @sahrahassan3038 13 часов назад

    Mr Cawel reerka ma istimaali karo maxamud xaashi oo ah nin jilicsan plz meel ha kaga dhicin Super Awal

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 16 часов назад

    Af hayeen Jabhadii Oof WAREEN AyAA hub ku dhex haysta hargaysa

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 22 часа назад +1

    CIRO, XAASHI XIRSI SADEXDAA MIDNA SUBEER AWAL DAN U MA HAYO

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 21 час назад

      Kkk weligiin ha dhargina acudu billahi .suber awal

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 23 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 22 часа назад

    Maxaa Inaga galay 3 Tuug hadaynu nahay Subeer Awal.
    Ciro Maxamuud Xaashi iyo Xirsi. Subeer Awal sadexdaa midna Dan uma hayaan

  • @sahrahassan3038
    @sahrahassan3038 13 часов назад

    Afhayeenka wuu jiraa culaysku waxana hanjabay dhiigya cabkii oofwareen iyo Cudhay sidasa sababtay qalbi wareen geesi wuuna ku saxsanyahay jabhada

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 День назад +1

    War haysoo tuurin adoo waraysigaa doqonimadaha wada lakiin markaad ibrabhin catdiid waraysanayso nasoo viv

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 8 часов назад

    Waa in ay habara wal dalka difaaciisa u diraa qalbi wareen qalbi wareen iyomaskax wareen halkaasaa looga baahanyahay

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 22 часа назад

    JIHABA MA LAHA KANI. WAANU ULA DHAWMAYNAA CIRO INTII MUUSE BIIXI 7 SANO AY MARSIIYEEN WAA LA.MARINAYAA

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 22 часа назад

    XIRSI IYO CIRO AYUU U SHAQAYNAYAA NINKANI

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 8 часов назад

    Af hayeen waxa aanu ku naqaanay h awal reer magaalnimo maal qabeen magaaladu w hargaysee ushidantahay

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 День назад

    Baqara daaxikah 😂

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 16 часов назад

    Af hayeen MA DAWADII BAA KA DHAMAATAY KKKKKKKK

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok День назад +1

    Waaryaahe ina cilmi rooble afhayeenka subeer awal maxaad ku hadlaysaa sidee jabhada loo baabinayaa waa jabhadu waa 77 Suber bawar waa 77 sb markaa maalintii qabi wareen hadlay ayuu oofwareen aamusay waar jabhadu ta garxajis iyo ta habar jeclo uunbay la mid tahay Markaa oofwareen iyo cudhay Ina guun iyo balaayoo dhan sawtan madaxtooyada fadhiyaan iyo liibaan ma tan wax ka lushaan ogaada dawladana liibaan ayaa u taliya laskiin ina xaashi muhanad Erya waayo waa kii muuse nafta ku dhibay inanta goosha isaaqa ha ka fogaato imanka habarjeclo iyo garxajis iyo cid walba waxay

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch 5 часов назад

    Ciidankaa subeer awal waansoodhayinaa

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok День назад +2

    Waar ina cilmi roobloow waxaan ku idhi horta inaxaashi waa tuug ha ka durkaan laakiin jabhadu waa jabhad iska joogta oo u hanjabtay oofwareen iyo cudhay markaa maaha jabhad dalja wax yeelaysa markaa habaryoonisba way leedahay maxaa ta habar awal loo sheeganayaa

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez День назад

    G32 maxay tahaya ?

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 23 часа назад

    Indr Siciidow CAWIL WAA NIN WAALAN DAWOOYINKA AYUU QAATAA MADADKA WAALAN BAYNU AFHAYEEN KA DHIGANAA WAA MANTEL

  • @Rahhh1045
    @Rahhh1045 23 часа назад

    dhalin yaradu talada dadka waa wayn ha maqasho

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch 5 часов назад

    Af hayeenkii durba maxa baa loo dhiibayi

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed 11 часов назад

    Dooqon

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f День назад

    Kan af hayeenka sheganaya yaa dirsadey waaba kushubee waxa jira maba oga indho la aan ayuu hadrayaa waar wax lasugaba ma hadhin dalkii waxuu ugacan galey wadani huwan iyo ictisaam wax lasugaba majiraan ciro beytari waa kartoon kolba meel lafadhisinayo waxba ma oga dofara ku shaqeysanaya horena ugu shaqey sanayey xaashi iyo xirsi waa 2bada dalkaba halkaa dhigey

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch 5 часов назад

    Waar waad fashalintayi