Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Sidii Nabi ayuub Baan adi kuu sabraayooii😢😢😢😢😢
Khalid dhoobo In aad heeska soo xafido ayey ahayd Moobilkaad inagu ceebaysay
Ma aayaad qur.aana ceebta ka hadlaysid waaxay wxu waa heese
Ima ogide waxaan ahayIl xun lama tusaanooIma ogide waxaan ahayIlaahay u samirooIma ogide waxaan ahayAxdi kuma ciyaarooWaxaan uur habreed galayAwliyo tilmaan iyoAfagaale iyo dirirAfar iyo tobnaad iyoUrur dayax la xero galayAfku-rooble iyo nabadHabeen amarku wacan yahayXasuustii Salaad Darbi ,Midhihii Abwaan Sangub IHUN iyo Codkii Khaalid Dhoobo
Reer waqooyi fan u daa walaahi
Woow amazing songI'ma ogide wxn ahay Axdi Kuma ciyaare Eid Mubarak 28/6/23 Berbera beach hotel6:15
"Adigiyo naftaydaanIfka ugu jecelahay." Heesta kaliyee runta u dhow.
Haaa waxa meesha ka Baxday Naftayda waan Kaa Jecalahay ereygii Ahaa
Khalid dhoobo another level pr0
Another level khalid 🔥
Hestan waxn dhagst marki igu horse oo tarikhad tahy 13 / 12 / 2024 / walba anig oo safrha wan qiiro ani aya igu socta hesta
Nice voice Mr Khalid dhoobo 🔥🔥
Wow khalid Dhobo 💟
Afaka cano geel halagu qabto. Waaah waaH xasuuus walhi
Khalid dhoobo the best all tame 💯✋
Astaan sxbyaal fanaanka fadhiga ka daaya inuu istaago waa qayb masraxiyadda kamida
Kursigan meesha dhaafiya
Wow anada lefal🥰🥰🥰
What a song 🔥
Halkeedi Buu DhigaY KhaaLid Dhoobo
Hees dhaaftay tani❤
Khaalid Xuseen legend
C'est que je suis !!!
Afagaale iyo roobYaa sheegi kara micnaha afagaale😅👌
Erayada wuu khalday Waxa saxa Afagaalo iyo Dirrir macanahuna Waxa weeye Dirrir Roob Xiliyo da'a
Afagaadle dheh walaal adoo mahadsan.
@@ahmeddhaqane637 ok adaa mudan
Mar kale waad mahadsantahay walaal.Erayga saxda ah waa afagaadle iyo dirir.Waana magacyo loo yaqaan xidigaha lagu ogaado nooca roobka imaandoono.Ilaah baa og.
Waaw waaw ......
Awesome
Heesaha bililiqada ka daaya, yaa ayuhal Qowdhan.Yare waa soo dhowseen lkn shaqo badan ayaa idiin dhiman
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
Sangub innaba caadi ma ahayn.
khalid
ruclips.net/video/HOLEe1k6Em4/видео.htmlNinkii Ayay Helaysaa Qayb xiiso badan part Two
Afar gaale iyo roob kuye😂😂
Hhhhhhh afagaale iyo dirir. In uu soo xifdiyo ayey aheyd. Sidani waxay dhaawac ku tahay ilaalinta suugaanta. Astaan TV dan kama laha.
Sidii Nabi ayuub Baan adi kuu sabraayooii😢😢😢😢😢
Khalid dhoobo
In aad heeska soo xafido ayey ahayd
Moobilkaad inagu ceebaysay
Ma aayaad qur.aana ceebta ka hadlaysid waaxay wxu waa heese
Ima ogide waxaan ahay
Il xun lama tusaanoo
Ima ogide waxaan ahay
Ilaahay u samiroo
Ima ogide waxaan ahay
Axdi kuma ciyaaroo
Waxaan uur habreed galay
Awliyo tilmaan iyo
Afagaale iyo dirir
Afar iyo tobnaad iyo
Urur dayax la xero galay
Afku-rooble iyo nabad
Habeen amarku wacan yahay
Xasuustii Salaad Darbi ,Midhihii Abwaan Sangub IHUN iyo Codkii Khaalid Dhoobo
Reer waqooyi fan u daa walaahi
Woow amazing song
I'ma ogide wxn ahay
Axdi Kuma ciyaare
Eid Mubarak 28/6/23 Berbera beach hotel
6:15
"Adigiyo naftaydaan
Ifka ugu jecelahay." Heesta kaliyee runta u dhow.
Haaa waxa meesha ka Baxday Naftayda waan Kaa Jecalahay ereygii Ahaa
Khalid dhoobo another level pr0
Another level khalid 🔥
Hestan waxn dhagst marki igu horse oo tarikhad tahy 13 / 12 / 2024 / walba anig oo safrha wan qiiro ani aya igu socta hesta
Nice voice Mr Khalid dhoobo 🔥🔥
Wow khalid Dhobo 💟
Afaka cano geel halagu qabto. Waaah waaH xasuuus walhi
Khalid dhoobo the best all tame 💯✋
Astaan sxbyaal fanaanka fadhiga ka daaya inuu istaago waa qayb masraxiyadda kamida
Kursigan meesha dhaafiya
Wow anada lefal🥰🥰🥰
What a song 🔥
Halkeedi Buu DhigaY
KhaaLid Dhoobo
Hees dhaaftay tani❤
Khaalid Xuseen legend
C'est que je suis !!!
Afagaale iyo roob
Yaa sheegi kara micnaha afagaale😅👌
Erayada wuu khalday
Waxa saxa Afagaalo iyo Dirrir macanahuna Waxa weeye Dirrir Roob Xiliyo da'a
Afagaadle dheh walaal adoo mahadsan.
@@ahmeddhaqane637 ok adaa mudan
Mar kale waad mahadsantahay walaal.
Erayga saxda ah waa afagaadle iyo dirir.
Waana magacyo loo yaqaan xidigaha lagu ogaado nooca roobka imaandoono.
Ilaah baa og.
Waaw waaw ......
Awesome
Heesaha bililiqada ka daaya, yaa ayuhal Qowdhan.
Yare waa soo dhowseen lkn shaqo badan ayaa idiin dhiman
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
Sangub innaba caadi ma ahayn.
khalid
ruclips.net/video/HOLEe1k6Em4/видео.html
Ninkii Ayay Helaysaa
Qayb xiiso badan part Two
Afar gaale iyo roob kuye😂😂
Hhhhhhh afagaale iyo dirir. In uu soo xifdiyo ayey aheyd. Sidani waxay dhaawac ku tahay ilaalinta suugaanta. Astaan TV dan kama laha.
Sidii Nabi ayuub Baan adi kuu sabraayooii😢😢😢😢😢