Waalidii Shible Iyo Isburintiisi Part1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 79

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural4850 3 года назад

    Mash allaha ilaahaw rabiyaw nahanuuni aamiin aamin aamiin ilaahaw rabiyaw nahanuuni aamiin

  • @ismaaciilneero9347
    @ismaaciilneero9347 8 лет назад +1

    الاشعرية اءمة الامة وقادة الناس وهذا الشيخ الاشعري يوضح حقاءق الوهابية المعاصرة وهو صحيح ولكن اخطاء في اطلاقه سب الناس جميعا اللهم احفظ علماء الاشعرية

  • @mahamedmohamud906
    @mahamedmohamud906 8 лет назад +1

    macalin siraaaj salamulah caleyka muxaadartun qayimah أفصح الله لسانك

  • @ahlussunawaljameecah5779
    @ahlussunawaljameecah5779 10 лет назад

    masha Allaah sh Ahmed xafidahullah waa naasir ilahay usoodiray diintiisa iyo seef jirid siibeysa beenaala yaasha diinta beenta kasheego walahi wuu kashifay beentii madaxya weynta wahaabiyada takfiirta ah ilahow indha iyo qalbiga hanatirin waxan ayay iska daba joogaan kawaran

  • @abdirihmanhusenmahamed6479
    @abdirihmanhusenmahamed6479 3 года назад

    Masha allaah sh Axmed

  • @ismailmohamede2709
    @ismailmohamede2709 11 лет назад

    maashaa allaah ilahow noo xifdi sh ahmed sh moxamed waa nin adag

  • @ifkaniceahmed8313
    @ifkaniceahmed8313 8 лет назад

    استغفر الله العظيم رب العرش العظيم waryaahe ma sheekh ayaad benale ku tilmaam allah aya ka jasaa'i siin ممكن cilmigisad ka masayrtay wixii allah dartii u qabatana haku fanin culimada afka ka dhig oo rabiga ka cabso

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural4850 3 года назад

    Masha allah shikha allaha khayr badan allaha siiyo cimrikisa allaha dheereeyo aamiin

  • @libanahmed-qani6695
    @libanahmed-qani6695 9 лет назад +2

    seekh shibilli si xun aa loo galay. waa inuu kasoo jawaabaa.

  • @waawqatarmissqadanstylhamd7939
    @waawqatarmissqadanstylhamd7939 8 лет назад

    waar illaahay kacabso sheikh shibli waa sheikh layaqaan illaahayna swt diinta baray eee illaahay hakusoohqnuuniyo

  • @anigaiyada7173
    @anigaiyada7173 2 года назад

    waad caaytameeysaa ee caayda intaa iska deeyso soo hor fariiso sheekha oo la niqaash

  • @kahinbulaale8997
    @kahinbulaale8997 10 лет назад +1

    Sheich shible allaah xifdiyo aqoon ba Mel Lagu mara..suufi maxu ka hadalayaa meelaha in ka waleemaysto moye

    • @ismailmohamede2709
      @ismailmohamede2709 10 лет назад

      kahin bulaale adiga bidhan arag ayaatahay nin wax yaqan iyo ninkale kalama taqanid shibli daduu wax yaqano sidan isuma duqeeyen sida nin walan adiga tilmaantaada waxay ku qorantahay suratul acraf waxay leeyin dhago wax kuma maqlaan&indho wax kuma arkan&qalbi waxkuma fahmayaan marka halkaga iska taagnow hadi laku tusay ixita wad sii indha ladahay لهم قلوب لا ىفقهون بها ولهم اعىن لا
      يبصرون بها ولهم ءاذان لا ىسمعون بها اولئك كالانعام

  • @caduqadir90
    @caduqadir90 11 лет назад

    wiilkan yar waxan ku dhihilaa ilahay ka baq waxaan aad soo jar jartay wax badan baan sax ka aheyn . ilahay kabaq malin ayaa iman doonto ilahay hortiisa aad ku doodi doontaan

  • @ahmedabdirashid2521
    @ahmedabdirashid2521 9 лет назад +1

    war waxan wakhtigodi waa dhamaadey cilmi iskadaaye xata AF Somali mayaqan

  • @alindaahmed7031
    @alindaahmed7031 9 лет назад

    marka hore afsomali fasiix ah la imow halagu yiraaho ninkaan tan kle isaga faan ayey latahy iyo in ay inta xumaha fafisaa dhahan haa wax fiican bad sheegty aniga ka ra yi ahantyda waxan sojedinaya labo hadal kan kobaad wall horta allaha ku untay kacab so kana xishood ilahayna denbi dhaaf kadalbo shiiqab waa shiiq caalima alxamdulilah wana qanimad ilahay logu mahadiyo ooku dhex jirta umadeena manta xiraa qof hadii uu idhihi laha wey uhiilin dhanka manta dadkena ubaten qabilka xita wlhy ma aqan marka wall intad mansha allah dhihi lahayd wll muslim ah oo ugargaraya wallahaga ama ufa idaynaya alle dartii miyaad cey uku jawabeysaa allah ayan qaldamin walla ee adoonkasta waa qaldama lkn aniga inkasto anan shiqaa shibli qaladba ku arag wall hadii ad ku aragty mel yaro qaldan inta wanaga ah ubadi xaasid maliibane haxasdin wallka wax barty illhyna u noqo wall mida labadna waxan lahad laya dhalin yartena mansha allah inkasto inta aan hada comenti yada an aqristay aad wanag santihiin walalayaal halka kawada wanaga ooyaan laydinku dirin culimadiina inta xumaha ka heshana yeysan idin duufsan ee ku fara adkada wanaga weligiina iska illasha inaad isticmaashaan qofkle caqligiis mansha allah ilahay dhamanteen hana xifdiyo wabilahi tofiiq wad mahadsantihiin

  • @abdijaliilwarsame4118
    @abdijaliilwarsame4118 8 лет назад

    wara ma shibili baad u soo dhigateen ma muftga soomaliyeed waxad doontan dhaha bal halydin dhegysto wa idaa khadabahumul jaahiluun qaalu salama cawaam

  • @jentlemanafrica8275
    @jentlemanafrica8275 8 лет назад

    Waa ku wii quburaha baryi
    jiray ehlu bidcada ahaa
    ku Wan wali ma hadlan
    waqtigina wa la so Dhafay
    somalidii Dintii waa la bartay,

  • @mohamedosman7566
    @mohamedosman7566 8 лет назад

    adeer sojiire diintana si wanagsan u soobaro culimada afka hakutaagine

  • @farxancabdicaziiz6382
    @farxancabdicaziiz6382 8 лет назад +1

    War sheekha noo daa suufiyahaw adigu laf tirkadu miyaanad qal danayn oo aad wllkaa ceebaynin sheekha noo daa niyahow hadii kale wax baad isku arkin

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh 8 лет назад

    عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: "الْمُسْلِمُ أَخُو الْمُسْلِمِ لَا يَظْلِمُهُ وَلَا يَخْذُلُهُ وَلَا يَحْقِرُهُ التَّقْوَى هَاهُنَا" وَيُشِيرُ إِلَى صَدْرِهِ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ، "بِحَسْبِ امْرِئٍ مِن الشَّرِّ أَنْ يَحْقِرَ أَخَاهُ الْمُسْلِمَ كُلُّ الْمُسْلِمِ عَلَى الْمُسْلِمِ حَرَامٌ دَمُهُ وَمَالُهُ وَعِرْضُهُ". أخرجه أحمد (2/277 ، رقم 7713) ، ومسلم (4/1986 ، رقم 2564) . وأخرجه أيضًا: البيهقي (6/92 ، رقم 11276).
    Rasuulka udgoon SCW ayaa yirii qofka waxaa shar uugu filan inuu walaalkiisa muslimka ah uu yareysto. Xadiiskan maad aragtey wali Axmadoow.

  • @abdiraxiim4583
    @abdiraxiim4583 8 лет назад

    Qabuuuuri Qabuuuri Qabuuuri

  • @shariifmaxamedaxmed5995
    @shariifmaxamedaxmed5995 4 года назад

    Shiikhaan waxa uuka hadlayaa iskhilafka shibilli

  • @hanihussein2849
    @hanihussein2849 9 лет назад

    Wadadada cayda halaga dayo dadka caynoya shibli illahey ha kacabsadan subxanallah wxydan oran hebal wa benale iyo wahabiyo wa takfir iyo nini illahey caqido xumo naguma dilo subxanallah illahey hasohadeyo kuwa ayago dodaya Intan arkay an wlhi ad ulayabey mrka hadi dinta say tahey loshegana wa kuwas dadka wxy kutilmamoyan iyo wxn meshabo olin almuhim illahey hasohadeyo ku ugu talagaley Haden insha allah cayda islamkana xaram wye haladayo

  • @cukash1591
    @cukash1591 9 лет назад

    hora madahibta dsufida aminsahay balse sheikh shibili kadaa dacayada wa dad macqul ah umul waxkka sheg

  • @munoumuaisho8865
    @munoumuaisho8865 8 лет назад

    suufi ilahy hanaqabto fidno ayay raadinayaan shekh shibilina magaadhaan

  • @Abdalladhiif.
    @Abdalladhiif. Год назад

    Faqiih PHD ah waye Shibli mid subag leh oo sab kaliya iyo hilib waxaan ahayn aqoon kumadhagi karo

  • @HassanHassan-fs8xj
    @HassanHassan-fs8xj 9 лет назад

    maquuste wakhtigi sufiga waa dhamaday aderr

  • @qatraaxmad925
    @qatraaxmad925 9 лет назад +1

    shibili dad macayo sufiyadah edab inah labar tahaye

  • @axmedwhite5107
    @axmedwhite5107 9 лет назад

    war waxan nacaska ah yaa youtubeka soo geliyey.

  • @peeesfamous918
    @peeesfamous918 8 лет назад

    Suufi wax cad keen Anaga hana waaline

  • @abdifitaheosman5486
    @abdifitaheosman5486 8 лет назад

    Oo WA Khaldantahay hadii lugudhoho ma dadka caynaysa

  • @abdiazizahmednor3290
    @abdiazizahmednor3290 8 лет назад +1

    sheydaan kaan qabuuriga ah allow sohanuuni waa dhun sanyahay kitaab sheydaan ayuu difaacayaa

  • @xafsaciise4718
    @xafsaciise4718 8 лет назад +1

    aloow inoo xafit sh shibili iyo culumada ahlul xaqa ah sufidana alaha xaqa raacsiiyo xaqa weey kafogyihiin oo fitna ayeey lawareegaayaan

  • @ismailjama8384
    @ismailjama8384 8 лет назад

    kkkkk war ileen tanoo kale waa ii dhimaneeyd waligeey watigan kan dhagaaystay suufi ma dhagaysan wax alla waxaan ka qoro ma haayo shiikh shible xaal qaado saaxiib iskana cafi allaah ha ku cafiyee .waqtiguu iga dhumiyaa iigu daran llllllll

  • @baledweyn1
    @baledweyn1 10 лет назад

    shiikh shible wax qaldan ma uusan ku hadlin. afsomaliga ayaa isku fahmi la dihiin. shiikh shible waxuu dhahay kitaaska quraanka iyo sunada aan si sax ah loo qaadan waa gaalnimo. taasne waxaa loola jeedaa hadii khaar rumeyso qaarna beeniso. waa kheebta aad ku sheegteen inuu beenaalahe yahay . ma uusan dhihin quraanka oo aan loo fasirin daahirkiisa waa galnimo.

    • @ismailmohamede2709
      @ismailmohamede2709 9 лет назад

      baledweyn 1 waxa kudhihilaha hadaadan sifiican u dhageysan ku laabo waxani waa maqal iyo muuqal wax la inkirikaro ma ahan carabiga dhageyso ereyga daahirka isagaba afkiisa kusheegaayo midakale wuxuuba usooqaatay hadalkaan iinaan daahirka ma ahane aan la tawiilinkarin ee kuli wada dhageeysoo meelakale ayuuba tawiilku ku inkirayaa

  • @sabrinmohamad3486
    @sabrinmohamad3486 10 лет назад

    alah kabaq ee sheq shibli ha cayin waxee saxsan alah ayaa og lkn waa kugu dambi in aad dahdo woo walan yhy ama wah la mida alah ka baqo ee ha i cayin alahu akbar

  • @abdiraxiim4583
    @abdiraxiim4583 8 лет назад

    war Qabuuriyoow iska Amus yakhey

  • @abdirisakmohamed7928
    @abdirisakmohamed7928 10 лет назад

    anoon odhan kanaa qaldan ama kanaa saxsan, waxaa ka horaysa waar horta inta aan youtube laga hadal fagaarana la iman, maanay wacnayn in qofka qalad lagu tuhmayo loo soo bandhigo wixii lagu haysto, mide kale culimada dadka hiigsi iyo tusaale ayay u yihiin haddii aad dadkii idinku dayanayay hortimaadaan ood sidan uhadashaan maxaad kaga duwan tihiin kuwa Soomaalida halkaas dhigay, aad baan u necbahay dadka dadka kale fagaaraha ka dhaliila, dood la garay haa, in la kulmo oo wax lays waydiiyana waa qaabka laysku fahmo, faalo kooban taasi weeye, markaan falooyinkan hoose akhriyayna waxaan arkay weerar la weeraray qofkii arintan wax ka qoraba dadka aan aqoonta lahayna waxaa lagu yaqaanaa fikrada laga doodayo ma weeraraane shakhsiyaday weeraraan, tusaale ninka faalada hoose qoray ee magaciisa la yidhaa Solomon markii loo jawaabayay waxaa la yidhi magacaagan ma magac gaalbaa? taas waa maxay xidhiidhka ay la leedahay masalada?. Talo: Ilaah halaga baqdo, dadka yaan la kala fogayn, qof aanad ogayn in uu Illaahay kaaga dhawyahayna ha karhin, hadaad xumaan ku aragtayna u nasteexee, dariiqa fiicana mar, Allaana mahad leh.

  • @zuyina24
    @zuyina24 10 лет назад

    war kan waxa oo shraxaayo anaaba fahmi la' maxoow dad wax ka sheegaa

    • @ahlussunawaljameecah5779
      @ahlussunawaljameecah5779 10 лет назад

      Abdi omar arrogubatto anaa kuu sheegaayo waxa aad lafahmi la dahay waxoo sheekha sharaxaayo waxa laga hadlaayo ayaadan aqoon ulaheen sidaa darteed salada iyo weesada iyo waxa lamidka ah iska dhageyso meeshan isaga bax adigoo raali ah waa ku wareerehe

    • @zuyina24
      @zuyina24 10 лет назад

      horta nin cilmi leh saan ma yeelo ee intoo shiikha u tago ayoo dhihi lahaay waxaan waa qaldan yihiin ee dib haloo saxo .. ee mahan in oo sidii dad ka heesa iyo gabayada tirsho oo kale dhan kiisa ka dal dalmo
      marka sidaan iska bedela dhihi lahaay

  • @ismailmohamede2709
    @ismailmohamede2709 11 лет назад

    abdukadir muse horta nin jecleysiga iska daa oo ilahay kabaq waxa maqalka iyo muuqaalku ukeenay shiikhuba waa inuu qanciyo dadka lakhalday uguna cadeyo runta kuwa kale ee anrabin runtana uu xujada ugu oogo adigo maqal iyo muuqaal an ladafari Karin lagu horkeenay ayaadba isku dayaysaa inad inkirtee hadaan laguu keeni lehen maxad fali leheed?haba kula qareeraatee waa xaq waadna laqee hadi kale ciilkada ladhimo diintuna yaran malehe wa Alle kusii ee qadarta Alle baro

  • @qatraaxmad925
    @qatraaxmad925 9 лет назад

    war ilh kabaq

  • @abdirahmanabshir4961
    @abdirahmanabshir4961 9 лет назад

    Tan kale qof walboo quraanka tafsiirkiisa yaqaan wuu fahmayaa inuu quraanku isugu jiraan aayado muxkamaat ah waana hooyada ama asalka quraanka iyo kuwa mutashaabihaad ah ama isu egeg oo macnaheedu yahay dhinacyo badan ayaa ufahmi kartaa dhanka fasiraada.... Waano waxa iga ah bal diinta barta markaas ayaad wadaadada doodaya waxay ku hadlayaan kafahmi kartaan sax iyo khalad....

  • @jentlemanafrica8275
    @jentlemanafrica8275 8 лет назад +1

    War culimada ahlu xaqa Iska
    dhaafa suufi bidci ah ayaa
    tahay xadro iyo Qabri la baryo
    waa Lago soo gudbay,
    ilahay xaqa ha nugu sugo
    iyo tawxiidka

  • @Mohamedwali114
    @Mohamedwali114 10 лет назад

    Masha allah ahlubaadilka waa tirtirmaan sida shibili oo kale lkn ahlusunnah never ever waa ahluxaq

  • @anigaiyada7173
    @anigaiyada7173 2 года назад

    Beenloow suufi ah kan waa beenloow sida wax loo radiyana maba yaqaano wixiisa waa rag iska celi meel uu ku inkiray tafwiit ama uu ku ddday ama uu ku qirtay kuma jirto waxa aad sheegeeysid

  • @saidhassan6267
    @saidhassan6267 8 лет назад

    Shibili Waa beenaale wayn Waa ninki yiri 700 oo gabdhood oo somali ah oo HIV qaba ayan arkay universal ayaa soo deesay kkkkkk wasarada caafimaadka UK ayaa dhahday qof intaas been le eg sheegaya ma arag. Kkkkkk

  • @dhacdooyintv5638
    @dhacdooyintv5638 8 лет назад

    war kan beenalaha ah ma wuxu namoodaya bila aqli walahi kani wa suufi waalan qof dhakhtarka dads dhimirka qaba geeya ma lawaayay

  • @suleimanhassan1415
    @suleimanhassan1415 10 лет назад

    adiga iyo sheikh shible adna waad ogtahey umadda islamkana wey ogtahey inuu kaa cilmi badan yahey ee orod sheikh wali waa yartaheye diinta time gali oo wax baro sheikhana ha caayin ilaahey kabaq ninweyn baa tahey

    • @ismailmohamede2709
      @ismailmohamede2709 10 лет назад

      sxb horta solomon hassanow adiga muslim miyaatahay maxayelay salomon waa magac kiristaan suleyman ayaan muslim kunaqaanay mida kale shible hadu cilmi leeyahay qalaadkisa lamasexeene asagaa waxsixi lahaa mise aftahan nimada ayaad cilmi utaqaan adugu sxb cilmigu iyo fahamku sanad ma ahee waa allakusii ee sheekha afkaaga kaleexi ninkan walanna yusan kuwaaline wax fahan

    • @suleimanhassan1415
      @suleimanhassan1415 10 лет назад

      hhhhhhhhh shame on u sxb mcn ninweyn baa tahey islaanimada aad taqaaano ma midda magacyada somalida kaliya ah baa salomon waa magac islam marka ha dagdagin wax aqriya dhalinyaradiina

    • @abdirihmanhusenmahamed6479
      @abdirihmanhusenmahamed6479 3 года назад

      حفظك الله

  • @farxancabdicaziiz6382
    @farxancabdicaziiz6382 8 лет назад

    War sheekha noo daa suufiyahaw adigu laf tirkadu miyaanad qal danayn oo aad wllkaa ceebaynin sheekha noo daa niyahow hadii kale wax baad isku arkin