Warbixin: BUUGGA DAWAN - 11/07/2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Warbixin: BUUGGA DAWAN - 11/07/2024

Комментарии • 54

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr 2 месяца назад +4

    الله يبارك فيك وجزيت خيرا يا شيخنا الحبيب الغالي ❤❤❤❤

  • @HAYBENEWSTv
    @HAYBENEWSTv 2 месяца назад +4

    Masha alla ilahay caqliga iyo cilmiga hakuu barakeeyo sheekh Waxbadanbaa noo faa,idaysay 🎉
    Wacyigaya ayaad dhistay Caqligayaga ayaad kor u qaaday masha alla

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman2581 2 месяца назад +1

    Maalgashi umadeedbaad waddaa qaadhaankan kale eed wacyigayaga kor ugu qaadayso waanu kaa gudoonay rabbi haku barakeeyo ustaad.

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas 2 месяца назад +3

    Allaha ku barakeeyo Sheekhe, Xageenu ka heli karnaa kaadhka (Invatation) ka Bandhiga.

  • @AxmedIsmaciil-kt1eg
    @AxmedIsmaciil-kt1eg 2 месяца назад +2

    جزاك الله خيرا يا استاذى

  • @azuz3197
    @azuz3197 2 месяца назад +1

    Ustaad aad baan kugu bogaadinayaa bugaas aad noo tarjuntay ❤

  • @ayaanlemahamed5234
    @ayaanlemahamed5234 2 месяца назад +1

    جزاك الله خيرا الجزاء أستاذا ❤❤❤

  • @ahmedhaibe1756
    @ahmedhaibe1756 2 месяца назад

    Mahadsanid Macalin xamse.
    Alle ha ku barakeeyo.
    Run ahaan waa mawduuc aynu aad ugu baahannay bulsho ahaan.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 месяца назад +2

    Aad iyo aad Muhiim jiddan

  • @EngmohamedHussein
    @EngmohamedHussein Месяц назад +2

    Maanta Mala daahfuray buuga

  • @MuuseMuxidiinXassan
    @MuuseMuxidiinXassan Месяц назад

    Ustaad qeyta shanaad ayaa kasugeynaa

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel1200 2 месяца назад

    Mahadsanid macalin waxa noo qabatay hawl muhiim ah

  • @abdiasiisali2203
    @abdiasiisali2203 2 месяца назад

    Mahadsanid macalin waan ka hayaa buugaas

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin7684 2 месяца назад +2

    Ustaad cashirada wacyiga qeybta 5 ayaa kaasugeenaa

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 2 месяца назад +3

    Uadaad kugu maal nay aduun iyo aakhiroba guul baan urajaynayaa dhalinta soomaaliyeed

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i 2 месяца назад +1

    Waan sugaynaa ustaad mahadsanid Nairobi iyo muqdisho masoo gaadhi doona inshallaah ?

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189  2 месяца назад +1

      Waa lasoo gaadhsiinayaa maktabadda iqra kala xidhiidh iyadaa idiin tilmaamaysa Halka laga heli karo Muqdisho iyo Nairobi ee meelaha kaleba

  • @user-dk5vd6xx9t
    @user-dk5vd6xx9t 2 месяца назад

    Masha Allah Allah hakugu abaal mariyo.

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy 2 месяца назад +1

    soobadi ustaad

  • @abdiwelimohammed3004
    @abdiwelimohammed3004 2 месяца назад

    Masha allah 01/7/2024 Ayaan shaqada katagy, Waxaan rabaa in aan soo gato Buugan* waxaana rajaynayaa in uu badalo habfikirkyga Guud❤❤

  • @khaledahmed-ee3rc
    @khaledahmed-ee3rc 2 месяца назад

    Mnshlla buugaas habeen dhawyd ayaan ka helay iqra books

  • @cabdiraxmanaxmed8782
    @cabdiraxmanaxmed8782 2 месяца назад +1

    Ustad intee laga halikaraa

  • @user-qg6tj6rw1c
    @user-qg6tj6rw1c 2 месяца назад

    Shukran ustad

  • @Abdiwahab-Ismail63
    @Abdiwahab-Ismail63 2 месяца назад +1

    Hungow baa igaga imid shaqadi aan hayay mudo hada 2 sano ah wxn kusoo noqon laahay meeshii aan nolol ahaaan joogay.
    Waxan rajaynaya insha allah in aanan mushahar dambe isku halayn 😊

  • @user-tl9zk6kp1k
    @user-tl9zk6kp1k 2 месяца назад +4

    Muqtisho ayaa joogaa ee xagee kahilaa. ustaa xamse

    • @user-dz2fg1gd8m
      @user-dz2fg1gd8m 2 месяца назад

      We are in Mogadishu and we need this book where we can get?

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189  2 месяца назад

      ​@@user-dz2fg1gd8m
      waxaad waydiisaa maktabadan iqra iyadaa kuu sheegaysa halka laga heli karo muqdisho

    • @user-tl9zk6kp1k
      @user-tl9zk6kp1k Месяц назад

      Makdabata al.iqra xagee laga hilaa

    • @AhmedHersi-jh8gx
      @AhmedHersi-jh8gx 29 дней назад

      1:41 ​@@razeentrainingcenter189

  • @mohamudgarane4845
    @mohamudgarane4845 2 месяца назад +1

    Nairobi keena PLZ

  • @xamsemahdi3861
    @xamsemahdi3861 2 месяца назад +1

    Halkeee ka heli karaa buugan ustaad

    • @user-dq1xi4fl4m
      @user-dq1xi4fl4m 2 месяца назад

      War muuqaalka dhameysta degdeg badnidiiinaa 😂😂

  • @Cabdulahiqardo
    @Cabdulahiqardo 2 месяца назад +1

    Halkeee laga heli karaaa

  • @mahamedmame9783
    @mahamedmame9783 2 месяца назад

    شكرا لك استاذي

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz 2 месяца назад

    Mashallah

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 2 месяца назад

    Shukran

  • @hassanimran4942
    @hassanimran4942 2 месяца назад

    Asc, Ustaad Allah ha ku barakeeyo dad badan baa kugu xiran ka faa,ideysta aqoonta iyo wacyi gelintada oo aan Hargeisa joogin waxaan ka codsanaynaa in aad xamar soo gaarsiso

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189  2 месяца назад

      Maktabadda Iqra ayaa kuugu keenaysa meel walba ee fadlan la xidhiidh wll

  • @FariintaIslam-ka
    @FariintaIslam-ka Месяц назад

    Macalin qayb-tii ugu danbaysay; ee wacyiga qodobada qofka u sahlaaya inuu dhiso wacyigiisa. ayaanu kaa sugaynaa

  • @user-ty8ck6oy5y
    @user-ty8ck6oy5y Месяц назад

    Ustaad mugdisho makatabdee laga helayaa buugan

  • @SahraMshire
    @SahraMshire 2 месяца назад

    Xage laga helayaa buuga DAWAN

  • @user-de8we3wx1b
    @user-de8we3wx1b 2 месяца назад +1

    Wall bugii 100 mashruuc iyo mashruuc aaway

  • @abdinasir23
    @abdinasir23 2 месяца назад

    2:47 Tickets halkee laga helaya ustad

  • @Sooyalka
    @Sooyalka 2 месяца назад +1

    "Bogan waxan ku soo gud-binaa xogaha islamka iyo soyalkii umadihii hore"
    Nasoo raac mahad sanid

  • @awilabdulahi5531
    @awilabdulahi5531 2 месяца назад

    Fadlan pdf halaga dhigo also

  • @kinggureey5913
    @kinggureey5913 2 месяца назад +1

    Xage ka hela ustad

  • @user-ur3pw7zs8i
    @user-ur3pw7zs8i 2 месяца назад

    Ustaad intee ka helaa buggaan asiga oo pdf