Maxay tahay saamaynta ka dhalan karta aqoonsiga la filayo inuu dalka Maraykanku siiyo Somaliland?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 74

  • @yurub5288
    @yurub5288 16 дней назад +15

    Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo 💪 🙏 ✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 16 дней назад +8

    Mahadsanidiin mmtv marwalba soo tabiya wararkaa farxada leh

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 16 дней назад +7

    Guul soomaliLaNd ❤️🤍💚💪🏻💪🏻💪🏻

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 16 дней назад +3

    indha ALLAAH ALLOOW guuuuul SLND guuuuul iyo gobanimo cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️💯

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 16 дней назад +2

    Rabi hanoowanaajiyo ictiraafka oo hanoosoodadajiyo

  • @sharawebashir
    @sharawebashir 16 дней назад +3

    Shimbiyahoow heesa ,heesa heesa heesa hees wanaagsan. MMTV waa idin salaamay dhamaantiin.

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 15 дней назад

      Jabuuti waxa saldhigyo militari ku leh Maraykan, Franciis, Japan iyo 8 wadan oo kale oo gaalo u badan . Maxay argagixisadu kuwaa u doonan waydey?

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 15 дней назад +1

      Maraykan aqoonsada oo xidhiidh dhow oo siyaasi la yeesha waxay Somalilaand uga faa’idaysan karta in uu ka taageero dhinaca hubaynta iyo casriyaynta Ciidanka Qaranka, dhinaca amniga iyo soo saarida iyo suuq-geynta shidaalka iyo gaasta baaxada leh ee la hubiyey in uu Somalilaand ku jiro !

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 16 дней назад +2

    Insha allaah somaliland guul iyo gobanimo. One ☝️ love ❤️ somaliland 💯👌❤️👌

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 16 дней назад +1

    Mansha Allah Guul Somaliland forever insha Allah.

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 16 дней назад +2

    insha allh run beynoqondontaa

  • @Footballandgames386
    @Footballandgames386 16 дней назад +3

    Every win has a challenges ❤ we Love Somaliland

  • @SadamMukhtar-q2y
    @SadamMukhtar-q2y 15 дней назад

    Mmtv watobad kenten masha alah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊

  • @AxmadcmaxamudMaxamudnur
    @AxmadcmaxamudMaxamudnur 15 дней назад

    AllAhu Akbar❤❤❤❤❤

  • @Cabdi-ho1ro
    @Cabdi-ho1ro 16 дней назад +2

    Soomaaliland Guuuuuuulll nad gobonimo

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 16 дней назад +1

    guul qaranka soomaaliland

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 16 дней назад

    Soomaaliland waa la aqoonsanayaa falastiin arinta bariga dhexe carabtoo Dhan. Uu ku leeyahay maraykanku cunsiriintu waa la aqoonsanayaa idinka ilaahay guul guul guul soomaaliland ciidanka qaranka GUUL SSB GUUL ❤❤❤❤❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 16 дней назад +2

    SLND waa SLND iyo faqashta somali wa kala laba 1960 bayisugu biireen siqaldan innaalillaahu waa innaa illeyhi raajucuuun xasbiyalaahu waa nimcalwakiil Allaahu Akbar ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 16 дней назад +3

    Waar waxan yar yaa yidhi soo jeedi xog sidan xasaasi u ah. Oo uu u simay Somaliland oo haysata qaynuun sharciyeed oo awwood sharci ku qotoma lehna xuduudo calami ah iyo PUNTLAND oo ah autonomous ama M. Gobbled somalia ka mid ah AAA WÀAR MMtv miyuu waashay waa fagaare ciyaaal ALLAAH WAKIIL Dhabaq dhabaq❤❤❤SOMALILAND Illaahay ooow taageer ❤❤❤ALLAAHU AKBAR....ALLAAHU AKBAR ❤❤❤INSHA ALAAH AQOONSI

    • @AbdirasaqDayib
      @AbdirasaqDayib 15 дней назад

      waaban la yaabay wallahi 🤔🤔🤔🤔

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 15 дней назад

    Masar bada hakawadacaan leenahay iyo cadawga madooba. Guul guul Somaliland iyo ciida wada cuna cadawoo dhan.💚🤍❤️🫡❤️❤️❤️❤️✊💪👍🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @khadradahir1814
    @khadradahir1814 16 дней назад +4

    Cadawga somaliland Allow jabi

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 16 дней назад

    Mmtv waad soo roonaanaysaa guul somaliland

  • @AadamDuale
    @AadamDuale 16 дней назад +1

    Guul Somaliland

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 День назад +1

    jooojiya calanka towxiidka inaad calankale dhex gelisan is ag dhig lakiin ha is dhex gelin wa kugudenbiye maraykanka dowladaha carabeed odhan buu la joogaa maxaaay somaliland keliya uga dhifayaan meel uu wax ka ka samyn karo iyaga odhan buu la jooga masar buu la joogaa meel walaba wuu jooga maraykanka somaliland kama duwana meelahaas uu hore u joogay marykanku

  • @KIFAAX666
    @KIFAAX666 15 дней назад +1

    FARXAD IYO HORUMAR

  • @BaashBaashe
    @BaashBaashe 16 дней назад

    Masaasadi xage ilmahani ku tuuray,

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 16 дней назад

    Guul somli laand

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 15 дней назад

    Mareykanku ma sheeko mirqaanka iyo riwaayada aad isku seexisaan ayuu dhageysanayaa hagooganey

  • @Wassup309
    @Wassup309 16 дней назад +1

    Guul somaliland

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 16 дней назад

    Soon inshaallah 💚🤍❤️💚🤍❤️🤲🙏🫶🏾👏🏾🌹♥️

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 16 дней назад

    Waxba Alle natusimaaye Aqoonsigaanu Kusoconay💯

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 15 дней назад

    Whoever fights against Somaliland's recognition, is an enemy, and Somalilanders inside and outside the country will fight them to the end.

  • @abdullahiahmed119
    @abdullahiahmed119 16 дней назад

    ADIGU SHEEKO CARAB QORAY,HA'USOO GUDBIN REER SOMALILAND, FADLAN.
    NINKAD SOO XIGANAYSAA SOMALILAND, MA'OGOLA MADAX BANAANIDEEDA.
    WADANKIISA LA'ISMA DOORTO WAA DIGTATOORIYAD WAXA KA TALISAA.
    MAHADSANID.

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 16 дней назад

    AQOONSI WAXAA LASIIYAA DAL HAYSTA ISTARAATAJI DAN LABA DAWLADOOD

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 16 дней назад

    RUNTII IN KASTOOD TAHAY WIIL YAR OON WALI GAADHIN XILI AAD ARIMAHA JIRA AAD FIKIRKAAGU CABIRI KARO HADANA KUWO BADAN OO WAAWAYN AYAAD KA FIKIR WANAGSANTAY ALLE HAKU XIFDIYO

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 16 дней назад

    Tuugta qadaad waynta waxaad u sheegtaa uf wabiyada iyo beeraha aad ku faanayseen futada iska geliya awalba anagaad wax nugu ahaydeen

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 16 дней назад

    Masriga iska ciyaayaa waxba kama bedeli karo Chiinuhuna waxba kama bedeli karo waddankayaga, Ethiopia iyo Somalilandnaa waa dad walaalo ah. Masrana waxba nooma aha ee waa cadowga Somaliland iyo Ethiopia Israel baa iiggakaa dhow xaaramiyahow.

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 15 дней назад

    waar 1960 madax banaanida markay Somaliland qaadatay gobolkan aad xasaloonidiisa ka sheekaynayso "xaarkay walaaqanayeen xiligaas ,qaarkoodna wabigaa talyaanigu kaga talaabayay !"
    xasanooni maxay ka yaqaanaan?

  • @daauud77
    @daauud77 16 дней назад

    Alla maxaa khiyaali iskugu sheekayseen somalia ree galbeedka iyo maraykanku iyagaa iska haysta ma shiinaa kula tartamaya isagaaba iska maamulee isagoo aqoonsi siin buu wuxuu rabo ka samaysan karaaa
    Muxuu ka faa'iidayaa inuu aqoonsado beesha isaaq

  • @AbuluqmanMohamed
    @AbuluqmanMohamed 16 дней назад

    Dalhodan ah oo Caalamku isku haysto,Waanu kallaabannay Aqoonsigii

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 9 дней назад

    dee itoobiyaa meesha ku dhimanaysa oo bada barbara ku waayaysa!
    itoobiya way meermeerisay dalka Somaliland in badan!
    abaankooday u baqeen itoobiyaanku.
    way awuudeen inay ictiraafku ugu chiidaan Mr. Muuse Biixi,laakiin way ka caga chiideen.
    maanta waa laga aarsan itoobiya hadii Trump uu inoo saxiixo ictiraafka.

  • @samaaraqurux2736
    @samaaraqurux2736 16 дней назад

    Yuhuud ayay nagu cabsinayan iyaga oo bariga dhexe ku leyhy dhawr iyo toban saldhig mallateri

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 16 дней назад

    USA HANBALYO 🇺🇸 SOOMALILAND

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 16 дней назад

    Geesibadtay hadalyaqaan

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadam 16 дней назад

    Maqabilbaa la aqonsanayaa

  • @husseinhassan289
    @husseinhassan289 16 дней назад

    Wax kasta wariye luguma sheegikaro zero + zero =zero

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 16 дней назад

    Somaliland iyo puntland kee wadan ahaan jiray waa marka maxkamada aduunka Laysla tego marka fadhi ku diririyaa sawaaban oo caqli yar meel walba Ka hadlayaan

    • @AhmedClaahi-x7w
      @AhmedClaahi-x7w 14 дней назад

      Somaliland iyo puntland Somaliland ba wadan ahyd puntland waxa la asasey 2007 😂😂😂

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 16 дней назад

    Illaahaw uu na aqoonsaaa an siduu yahay eegee sareeyow ma nusqaamaamow shaaka muu ku dhawaaqo cadaw gii seexan wwaye ha sasaan ha dhintaan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 дня назад

    WAA IBNU XAARAAN IBNU XAARAAN DHALAY WAA CIYAALKII AY FAQASH INOO DHASHAY

  • @cabdiphataaxdiirane
    @cabdiphataaxdiirane 16 дней назад

    💚🤍❤️

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 9 дней назад

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 16 дней назад

    Taan la yaabay somaliya wa reer ba'oow yaa ku leh somaliya waxa iskugu tagay 3 wadan oo midna mid ogoleeyn siday iskugu keentay somaliya itobiya iyo masar waxay isku yahin sida bisad iyo jiir turkiya iyo masarna sido kale itobiya iyo maras wabiga iyaay isku hayan iyado taas ka duuleysa iyaay somaliya uu timi iyo inay kula dagalanto itobiya turki iyo masar isma arki karan oo turki waxa haaysta ururka diiniga oo aqwaan musliminta lo yaqan taas oo masar la dagalanto oo fagal iya ka dhexiiya masar iyo turki yaa wali cas tii ugu darneeyd weeye somaliya

  • @rahmanrahman-wy4wm
    @rahmanrahman-wy4wm 16 дней назад

    Somaliland haday tagto soomaaliya waa ku daysay
    Somaliland wxa ku xiga puntland kadib maamuladoo dhan mrka waa inay maraykanku faraha kala baxaan arrimaha soomaaliya

    • @mohamedomar-sx9oh
      @mohamedomar-sx9oh 16 дней назад +1

      Waba inta aanu donayno somalia haku dayso waxba nagama galin anaga

    • @rahmanrahman-wy4wm
      @rahmanrahman-wy4wm 16 дней назад

      @mohamedomar-sx9oh hhhhh trump rajadiina ha galinina gaaladu maal iyo maslaxad bay yaqaaniin teeda kale muxuu saldhig ku falaa isagoo jabuuti ku leh saldhig ku yaala baabul mandab hadal trend ah ha isku maawelinina nimanyohow

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 16 дней назад

      ​@@mohamedomar-sx9oh may wallal somaliya amni ha hesho ha waarto, somaliland aqoonsigeedi ha hesho ha waarto.

    • @HodanYusuf-w2x
      @HodanYusuf-w2x 16 дней назад

      Sheeko, Somaliland somalia ayey aqoonsi kaga horeysay hanala hor ordin mamul gobaleedkina

    • @rahmanrahman-wy4wm
      @rahmanrahman-wy4wm 15 дней назад

      @HodanYusuf-w2x xitaa haddii maraykanku idin aqoonsanayo waxaa la hor gaynayaa golaha ammanka uu shiinuhu kuu dhex fadhiyo oo aad isku dirteen markaa Taiwan xiriir la samayseen mrka iska ilaawa ictiraaf
      Sidy u badan thy shiinuhu viito buu isticmaalaya

  • @guulSO250
    @guulSO250 16 дней назад

    Haka fiirsado mareykanku talabada uu qaadayo iyo kala goynta dalka soomaliyeed hadii kale tilaabo sharciya ka qaadaynaa

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 15 дней назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @museali772
    @museali772 16 дней назад

    Siilland wa 2 gobol ogow runta 😂🎉