QABIILADA DADKA CAANKA AH Asad,Dayax,Quen Qaawan,Boqorada Stylka,Amira Qurux,Koko,Ceyda,…..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Halkani
    halkani Waa akram show Farxadada ee Subscribe Saar walaal
    Waxaad ka helysa wararka Arimaha bulshada qisooyinka sheekoyinka Arimaha Jaceylka Siyaasada Iyo ruwaayadaha
    Wuxuu diyaar Uyahay Wada Shaqeyn Mar Walba Ah
    Hadii Aad Talo ama tusaale Noo Heysid Waxaad Noogu soo hagaajin Kartaa
    Faceboc / fahadkariye
    Dalsoor11@gmail.com
    NALA SOCO MAR WALBA

Комментарии • 67

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 17 дней назад +13

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 8 дней назад +4

    Waxaa laan gaaab ah qofkiii Janada ilaahay, laga waaayo😊Allahu Mustacaan❤Qaadiroow Janadaada hanaga Qadin🤲amiiin🤲❤️‍🩹

  • @jawaali4709
    @jawaali4709 17 дней назад +4

    Walee. Waa sax. Qof Qof. Kasareeyo ma jiro🙏❤️

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 7 дней назад +2

    Qabiilka ma khuseyso laandheere ama laan gaab gaab ee waa wax la isku garto nasabka,❤

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 8 дней назад +2

    Shekhaal maxaa kadhigay hawiye waar qaawan waa samaroon

  • @QUEENHani-yp3bo
    @QUEENHani-yp3bo 4 дня назад

    Been aa sheegty raxmo hasan waa rer jabuuti❤

  • @qanciyamahamud44
    @qanciyamahamud44 6 дней назад +1

    War lafoloow iscadee qabiilkaaga inaad sheegato qabyaliiste kaama dhigeyso oo fanaaniinta qabiilkooda weysheegtaan ceebna ma ahan qabyalada ayaa xun

  • @NemaDahir
    @NemaDahir 9 дней назад +2

    Half of them weligay ma arag 😅

  • @WardamoktarWardamoktar
    @WardamoktarWardamoktar 3 дня назад

    𝐚𝐩𝐝𝐢𝐫𝐢𝐬𝐚𝐚𝐪 𝐖𝐚𝐚𝐚 𝐀𝐤𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐛𝐞𝐞𝐞𝐞𝐧 𝐰𝐞𝐞𝐲𝐢

  • @AnisaMohammed-zu4ss
    @AnisaMohammed-zu4ss 6 дней назад +1

    Koko and amiiro❤

  • @MunaJama-z6e
    @MunaJama-z6e 6 дней назад +1

    Alxamdulilah madhiban kuma jiiro naga sharmootoyinka

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 17 дней назад +2

    🎉🎉

  • @Ai.stories-r2t
    @Ai.stories-r2t 17 дней назад +6

    Aniga waxaan ahay laangaab laangakeed jirin waxan ahay gabar somaali ah oo ciyaal xamar ah kana ah reer yaaqshiid ka sii ah reer cali caarif landheerenimo lee la marooyaa seen kuu galay 😂😂😂

    • @Akramshow.
      @Akramshow.  17 дней назад

      Saas Baa Laandhere Ku Tahay 😁

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m 10 дней назад

      😂😂😂😂😂

  • @maden7818
    @maden7818 3 дня назад

    Wax aad caantihiin ayaa iska yar afkiina ayaa uraaya.

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 17 дней назад +2

    😂😂😂 queen qawan maxaa ugu soodartay iyadoo qawan🤣🤣🤣

    • @Akramshow.
      @Akramshow.  17 дней назад +1

      Cusbo Ahaan 😁

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 17 дней назад +2

      @@Akramshow. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Legend laakiin waxaan lafoole uhaystay murusade ma hubtaa gartay koobe in uu yahay salan sare👍👍👍

    • @Akramshow.
      @Akramshow.  17 дней назад

      Waa Sax Sxb Anba Marki Hore Sidaas Baan Uheystay

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 17 дней назад +2

      @@Akramshow. 😁😁😁 Haa iska sax maryoolay qabiika way ku dhintaane thanks sxb👍

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 17 дней назад +1

      Sidaa iiga qoslisay maanta waa yahan umaqoslin . queen qawan cusba ayaan😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 beerkaa icasaaday

  • @user-iw4ld3ij4t
    @user-iw4ld3ij4t День назад

    Asaad hagio waa bimaal

  • @AmusedAbyssinianCat-dn1or
    @AmusedAbyssinianCat-dn1or 6 дней назад

    Queen qawan waa samroon

  • @XaawoXasan-y1i
    @XaawoXasan-y1i 9 дней назад

    Raxaweyn raxaweynlaywaaye❤❤❤

  • @ifrahdaher
    @ifrahdaher 14 дней назад +2

    Bisinka ninku been badanaa hawiye iyo shekhaal maxa isku keenay war wax so baro horta

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m 10 дней назад +1

      Hee Shiikhaal cadey Hawiye ma aho miyaa

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 9 дней назад

      Maxay caan ku noqdeen?

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 8 дней назад

      Sheekhaalka hawiyeha ah waa looboge waa hawiye sax ah😂
      Lakin rer aw xasan ayaa iska sheegtaan lkn waa others ama .5

    • @QueenJuuro27
      @QueenJuuro27 7 дней назад +1

      Shiikhal kle hda taqan ma ogi
      Lkn shiikhal waa hawiye qastan hiraab wye

    • @jamaalaxmed-eo6yt
      @jamaalaxmed-eo6yt 4 дня назад

      Shiikhaal waa Hawiye waliba waa Hiraab wiilku wuu ku saxan yahay taas walaal.

  • @AishaDirshe
    @AishaDirshe 13 дней назад +1

    Ujeedeen cismaan kuye ujeedeen ciise mudulood dheh 😂

    • @jamaalaxmed-eo6yt
      @jamaalaxmed-eo6yt 4 дня назад

      Sax waa runtaa walaashay waliba magaca saxdaa waa Udeejeen Ciise Mudulood. Allah haku sharfo walaalshay MashaAllah ❤️

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 8 дней назад +1

    Yahye kaldawwye

  • @clearlyasked5892
    @clearlyasked5892 4 дня назад

    We don’t ask wey are you telling us how ask you and how you are tell us how you wey are you hiding and telling others people did are we asked you are you Oromo or Ethiopian theere is not lan dare or lan gab in somali we all lan deere don’t try to make us different groups like you us Ethiopains people we are in one get are here

  • @MaameAxmed-u4w
    @MaameAxmed-u4w 7 дней назад +1

    Scwscwscw

  • @Inayusuf8
    @Inayusuf8 13 дней назад +4

    Beenloow Lafoole daarood maahan waa Hawiye Murusade

  • @QUEENHani-yp3bo
    @QUEENHani-yp3bo 4 дня назад

    Ptra2 sooqabo samaia

  • @user-je8hq1fv4y
    @user-je8hq1fv4y 6 дней назад

    Rahma hasaan waa madhiban

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 16 дней назад +2

    Lafoole waa nin isaqa

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 16 дней назад

      @@farxaancabdalaahi3703 lafoole war Yara waa hawiye murusade

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 16 дней назад

      Asc Shanta Somaliyeed waa musalima waa wada laan dher allah dhaxadood qeer iyo nabad somali

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 16 дней назад

      @@fadumahasan1080 thanks bro that is so true 🇸🇴

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 16 дней назад

      Sorry I didn't see the name 🤣🤣 you are fadumo I don't know who am i talking to salan sare fadumo

  • @LiibaanChristmis
    @LiibaanChristmis 9 дней назад

    Lafoole waa murusade

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 16 дней назад

    AKHLAAQXUMO FADDARANIMO
    IYO JAAHILNIMO
    IYO FISQI AYAY CAAN KU NOQDEEN.

  • @Saylaan
    @Saylaan 7 дней назад

    Qabiilkaygii kuma jiro calijibraahiil laangaab weeye waa lainkiray

  • @AnisaMohammed-zu4ss
    @AnisaMohammed-zu4ss 6 дней назад

    Qawan muslim maihi dhahdee umadi ka dhax bixi😅😅

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 9 дней назад

    WAXAN KA YABAY SIDU U LAHA WAA CIDAAS CIDAAS CIDASA REER ABTI U AH CK REER ABTIGIS MAXA U QARISAY ADER WUU KU FANA OGOW👏🏽

  • @yasmiinayaanlecali3127
    @yasmiinayaanlecali3127 7 дней назад

    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂😂😂😂🇸🇴💪🏽

  • @AnisaMohammed-zu4ss
    @AnisaMohammed-zu4ss 6 дней назад

    Raxween qabiil mhn😂

  • @MRmk-j1c
    @MRmk-j1c 7 дней назад

    Y😢😢

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 17 дней назад +4

    Sharma boy wa hawiye badacade ah

  • @NafimoussaDeeman
    @NafimoussaDeeman 17 дней назад

    Lakin rere Djibouti maha sidaa

  • @daahinmaalin1533
    @daahinmaalin1533 9 дней назад

    H.G🦁🦁🦁🦾🦾🦾🦾🦾

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 10 дней назад

    Shiikhaal goormay noqotay

  • @rodag7831
    @rodag7831 16 дней назад

    Ayaan Chanel maad qarineeysaan 😂

  • @ShamsediinMaxamed-gd2su
    @ShamsediinMaxamed-gd2su 7 дней назад

    Inaad iska aamusto ayaa fican waxa aanad gareneyn
    Lama sheeg sheego
    Sheekhaal ayaad hawiye ku tilmaameysa
    Bariiska uun baa kaa gale inaad soo ogaato
    Markaas sheeg sheeg

  • @gabadhiriyada450
    @gabadhiriyada450 17 дней назад +2

    beenale asad xajo mahan hawiiye

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 16 дней назад +1

      adiga udiid dee waa mudulood hiraab asad ciise mududlood ujeejeen adigaa beenaale ah arimaheena oo sheegaayo aa youtube ka heleysaa

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 14 дней назад +2

    Ciise ma thank dirisle waa oromo