AMIIRA OO NAWEEDIISAY SU AALO LOOBAAHAN YAHAY CAWEYSKA ANIGA IYO SAXAAF

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 дек 2024

Комментарии • 517

  • @diyaaro68
    @diyaaro68 3 года назад +252

    Inta guur rajaynaysa calaf khayrqaba iyo awlad baariya Alle ha siiyo e walal subscribe me
    Like isaar plz plz plz

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 3 года назад +95

    Amira iyo Adna marke isla jogan qosal waye ❤️

  • @anzalsharaf5491
    @anzalsharaf5491 3 года назад +41

    Adna hadan arin qof lagu caawinayo hadan rawo ina kula wadaago ma iga caawineesa wa qof dhibana ah o u baahan musliminta o dhan hadan arinta raali ka tihin ina garab iga siinesan inte idin kala so xiriiri kara jawab idinka rajeenay😭😭😭🙏

    • @queenanzal5848
      @queenanzal5848 3 года назад +1

      Sami maxa dhibo ku hesto 😥😥🥰

    • @xamdiquen5519
      @xamdiquen5519 3 года назад

      War dadkan waji malahan dadka wax kuyihiin lamana hadlayaan dhibka markiu heesto allaha kadeeqo anaga illahey hanaka haayo

  • @cadaanigamer8899
    @cadaanigamer8899 3 года назад +51

    Nabi muhamed scw wuxuu yiri ilaahay adoonkiisu wuxuu caawiyaa markuu adoonka😭 caawiyo wll ifkaa lagu yahay wll subscribe iisaar iisaara

  • @simransharaf3358
    @simransharaf3358 3 года назад +28

    Inta ila fahantaay dadkaan inuu dhibaay dadka Comment uso qoraan iyo inee dad ku dhaga hadloyiin like dhaac ku siii😂😂

    • @fadumbashir2811
      @fadumbashir2811 3 года назад

      15💯💯💯💯💯

    • @fadumbashir2811
      @fadumbashir2811 3 года назад

      aamiin 🤲 aamiin aamiin aamiin 🤲 aamiin aamiin aamiin 🤲 aamiin 🤲 aamiin

  • @diyaaro68
    @diyaaro68 3 года назад +65

    Inta Qur'an ka kariimka jecel plz
    Subscribe me
    Like isaar thanks

  • @Koko-media234
    @Koko-media234 3 года назад +27

    Dadka wax jilaayay dhan waa kala faataxeysteen adinka waa xaqiiq noloshiina Alle niimakala geeyo 😍😍

  • @zidinoofficial5023
    @zidinoofficial5023 3 года назад +30

    Jiija cuud iyo fay waan idiin salamay🖐🖐🖐🖐😂❤

  • @faatimacawad5377
    @faatimacawad5377 3 года назад +21

    Wariya jiija cuud iyo lamaanayaasha keep going ❤

  • @umalabdirahim7577
    @umalabdirahim7577 3 года назад +13

    Inta ciwaanka so raacday bal ismuuji long life dhamantiiin yqy

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 года назад +1

      Asc wll waxaan kaa codsanayaa inaad adigoo mahadsan isoo booqo subscribe & like dheh ilaahey xanuun kasto hakaa ilaaliyo🤲🏽

  • @ifkanoloshaafrah2735
    @ifkanoloshaafrah2735 3 года назад

    Maasha allaah saxaaaf kheer ala hakusiiyo wareysigii amiro wuxu isubadaley wacdi o naga maqnay shukran jazaakalahu kheer akhi

  • @marianali9559
    @marianali9559 3 года назад

    Thanks Amiira for good Question👍

  • @simansagal8195
    @simansagal8195 3 года назад +1

    M.a lammane sharaf leh aatihiin❤❤❤Allah isku kiin daaayo jiliin waxla dhaho majiraan m.a idin tageeraa ❤❤❤❤❤

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 года назад +6

    Masha Allah tabrikllha waa sax taasi sadaqad fan magasho keep going my familkaga ilahey haidin barakeyo Alllhuma Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmajama4538
    @najmajama4538 3 года назад +1

    Alle ha isu kiin daayo family qurux badan

  • @تمامابنأحمد
    @تمامابنأحمد 3 года назад +6

    No jiliin wlhi blhi this love it's really love

  • @sumayodauud1314
    @sumayodauud1314 3 года назад

    Masha.Allah.alle.hanibarakeyo

  • @iftinmohamed1930
    @iftinmohamed1930 3 года назад +1

    Msha allah mya mya mya mya mya ma ahan ma noqon karta

  • @saabiriincabdibile4751
    @saabiriincabdibile4751 3 года назад +2

    Masha family quruxbadan 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤isku farxsan ❤❤❤❤

  • @ugbaadabdi6555
    @ugbaadabdi6555 3 года назад +1

    Maasha allha Maasha allha tabaarakala Maya maahajiliin eebaadha ayaan aminsanahay Anuu waynacadahay Maasha allha Ilaahay waxaan idinkabaryayaa cimrigiina intaidhiman wadajiroo wadjooga allehaydin barakeeyo Aaamiiinnn

  • @sucaadsucaad7754
    @sucaadsucaad7754 3 года назад +6

    Masha Allha family❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 года назад +40

    Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa u dhahay Alle ado on kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali 2k waxyar aya iga dhiman plz igu cawi in an garo mahadsanid 🙏🏼

    • @sarahadam9574
      @sarahadam9574 3 года назад +1

      Wanku saray wllo c mashaa Allah chanalkaga fadio badan Aya laga fadiyaya hore usoco wllo

    • @SuSu-de1cn
      @SuSu-de1cn 3 года назад +1

      عليه صلاة السلام

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 года назад

      @@sarahadam9574 walal Subscribe isaar

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 года назад

      @@SuSu-de1cn walal Subscribe isaar

    • @bilanyusuf6759
      @bilanyusuf6759 3 года назад

      Walaaleheyga somaliyeed waxaan idinka codsan in aad igu caawisaan subscrib madama aan ku cusbahay RUclips-ka

  • @quwenxafsachannel2300
    @quwenxafsachannel2300 3 года назад +1

    M.a wllo saxaaf lo adna alle haidin xafido wllo🥰🥰🥰🥰

  • @aishamukhtar3441
    @aishamukhtar3441 3 года назад +1

    jiija iyo faayo waan idinsalaamay

  • @rahoabdulle2457
    @rahoabdulle2457 3 года назад +10

    Amiira qurux love you sis ❤️❤️❤️❤️

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 года назад

      Halima wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 года назад

      Asc wll waxaan kaa codsanayaa inaad adigoo mahadsan isoo booqo subscribe & like dheh ilaahey xanuun kasto hakaa ilaaliyo🤲🏽

    • @rahoabdulle2457
      @rahoabdulle2457 3 года назад

      @@kabtancabays ok wan kusaaray wll

  • @ubahmohamud1884
    @ubahmohamud1884 3 года назад +3

    Family qurux badan masha

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 2 года назад

    Masha allh masha allh wllhi sx waaye illh ha idin disto markasta illh ha idinsiyadsho farxadiina markasta jira oh joga abyo wllkey dhaman farxadiina hasiyadsho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cindisalad8803
    @cindisalad8803 3 года назад

    Adnee ku dhahen dhuxa isku darsaten lafaha isku dhufsaten masha allah family qurux badan wallahi wa idin jecelahay walahi horay usocda😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @nimcoubax1707
    @nimcoubax1707 3 года назад +2

    Masha Allah lamanaha qarnigaa horee isocdaa

  • @bushroabdi6864
    @bushroabdi6864 3 года назад

    Jiliin mahanadi jiijo ee jooji warkaa lamanaha qarniga tihin wlhi isha cadowga illah ha idinka qabto masha Allah

  • @rayaanosmaanmahamed6328
    @rayaanosmaanmahamed6328 3 года назад

    Mnsha allh suaalo aaan rabay baad waydiisay thnkz abaaayo amiira saxaaf si wcnbuuu noogu qanciyay suaalahaaan qabnay

  • @Muqtaar867
    @Muqtaar867 3 года назад +3

    Warye saxaaf waxa uu dhiibay jawaab waafi ah mashallah well done 👍🇸🇴🇸🇴

  • @fadumocawad8487
    @fadumocawad8487 3 года назад

    Waa naga xishootin allh ha idinka xishoodo wllyal we love you

  • @fatumahassanmohamed7536
    @fatumahassanmohamed7536 3 года назад +4

    Masha allah sheekh saxaaf manta muxadaro ayuu noo jediyey Masha allah keep going my family

  • @Mahirofficial1
    @Mahirofficial1 3 года назад +1

    Macha allah waan idiin salaamay saxaaf iyo adna from somaliland

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 3 года назад +4

    Manshalah

  • @aminacabdi8529
    @aminacabdi8529 3 года назад +1

    Maha all sadexdiina saaan u jeclhy mrkd barnamjka wada qabnysaaaan
    ❤❤❤👑👑

  • @fatumahassan9558
    @fatumahassan9558 3 года назад +1

    mansha allah amira iyo adna markey isla jogaan jecelhy💕allah haidin xafido dhamantena💕💕❣😍

  • @walaalahaisjecel5628
    @walaalahaisjecel5628 3 года назад

    Masha Allah walaashey horumar wacan ayaan kuu rajeynayaa

  • @sagalsuu8270
    @sagalsuu8270 3 года назад

    Jiliin waaka waynyihin dadkan masha allah waa lamanaha kaliya eenku dhaato aan marweliba daawashadoda kadaalin ilahy waxan idinkaga barya inta cimrigina uuyahay isku duqoba idinko isku faraxsan Awladana Allah idin daayo oo baari idinkaga dhigo ya weliba kuwa kalo qurux badan Allah idin siiyo

  • @hodanahmed5856
    @hodanahmed5856 3 года назад

    Rajo family muniira&abdirisaq aya idinka badan intay isqaban caruurtodu way kawawayn yihin kuwiina waa family diin iyo akhlaaqba kamuqato markaa waxa ladhihi karaa xbbi iyo xayati lagma waynado iyagu waa is dhahan masha allh jacayl iyo ixtiram aya kadhaxeeya marka lagama waynaado hadalka wangsan e lamanaha isdhahayan saxafaw waa sida fikirkayga ah idinko isku dhagdhagayn hadal wangsan waa is odhan kartan sida jafitanka ugu dheraysan waliba saxaaf,thnks walalahay waa fikirkayga intaasna

  • @warsameosman9495
    @warsameosman9495 3 года назад +2

    Waresigaan loomadhama waayo waxaa larabay qof labadiina aan idinla joogin inuu nii wareesto oo adna kabaqdo taas ayaa kasii ficnalaheed waa fikirkeyga one love waan idin tageraa

  • @hafsomaxamed7900
    @hafsomaxamed7900 3 года назад +1

    Masha alah abayo 💔💔🙏🙏💋

  • @hodanahmed5856
    @hodanahmed5856 3 года назад +1

    Masha allh tabarakallah isku waara isku duqooba insha allh

  • @aaminokaltun4440
    @aaminokaltun4440 3 года назад

    Masha alle haydin xifdiyo

  • @Fariihahaashi
    @Fariihahaashi 3 года назад +25

    Intisaar+jiijocuud+Amiiraqurux= queen of Soomaali❤💯🥰🥰🥰

  • @iqroaadan1241
    @iqroaadan1241 3 года назад +1

    Maansh alaah walahi wan idin jeclahy dad kudayasha mudan guleysta insh alaah

  • @abdiqaninoor9757
    @abdiqaninoor9757 3 года назад

    m.a saxaaf wa sheekh kumbeee

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 3 года назад

    Mnsha alh mnsha alh adinka xataa isku dhaha kabadan wada jira oo wada jooga 🙏

  • @misripak3344
    @misripak3344 3 года назад +1

    Maasha. Allaah... Guuleesta... Hore. Usocda.. Isku. Waara... ❤️❤️❤️👈👈👈

  • @iqraomar2593
    @iqraomar2593 3 года назад +2

    Masha Allah

  • @bakarbinucali9774
    @bakarbinucali9774 3 года назад +28

    Inta sugesay barnamijkan like dhac ✋

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 года назад +1

      Bakar bro icaawi subscareb iisaar isku lenhy

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 года назад +1

      Asc wll waxaan kaa codsanayaa inaad adigoo mahadsan isoo booqo subscribe & like dheh ilaahey xanuun kasto hakaa ilaaliyo🤲🏽

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 года назад

      @@kabtancabays walal Subscribe isaar

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 года назад

      @@MaalincusubOfficial1 walal Subscribe isaar

  • @nasramhmud531
    @nasramhmud531 3 года назад +2

    Zaxaaf si cilmiyeysan u jwbayaa😍 macha allh

  • @fadimomoalimabdirahman9006
    @fadimomoalimabdirahman9006 3 года назад

    Masha allah lamane qurux badan jecelka qalbiga waye

  • @MunaKitchen
    @MunaKitchen 3 года назад

    mashallaha lamanah uku quruxbada an dawano wa adiika mashallah allaha idiixafiido♥️♥️♥️

  • @ismahanmaxamed4207
    @ismahanmaxamed4207 3 года назад +1

    M.a isku waar

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 3 года назад +4

    Mash'allah

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 года назад +1

      Asc wll waxaan kaa codsanayaa inaad adigoo mahadsan isoo booqo subscribe & like dheh ilaahey xanuun kasto hakaa ilaaliyo🤲🏽

    • @JackCaddnan
      @JackCaddnan 3 года назад +1

      @@MaalincusubOfficial1 waan kuu saaray keep going nolasha hadafka aad ka leedahay allaha ku rumeeyo

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 года назад

      @@JackCaddnan jazakallahu kheyr wıı

  • @nazrishinaxaaji7325
    @nazrishinaxaaji7325 2 года назад

    Masha Allah family 👪 Beautiful

  • @hamdohussein9853
    @hamdohussein9853 3 года назад +1

    Masha Allah saxaf uwaas inat ujawabto mahan e nolashena horay usocda ❤❤❤❤

  • @samraanshaamofficial3737
    @samraanshaamofficial3737 3 года назад +1

    maya walaalkay jaliin maaha maasha Allah isku waara abdkiina

  • @barlinhassanabulqader6534
    @barlinhassanabulqader6534 3 года назад +2

    Maya ma ahan jilin 🤴🏾👸❤️❤️❤️🌹🌹

  • @amranalinur8688
    @amranalinur8688 3 года назад +1

    Manshallh dad qimo leh nolasha idinma xumeyso 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hamdaosman3866
    @hamdaosman3866 3 года назад +2

    M.a lamanuhu xili wa jcl iyo erayo lesweydarsado wa marke isku cusubyihin . Xili wa raxmad marka xiliga raxmada xabibi wa ka qalin jibisen m.a jwb wacan my fav couple

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 года назад +8

    Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad ii soo boqotan dhamantin walalayal wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin walalayal

  • @adanmohamed1033
    @adanmohamed1033 3 года назад +1

    Adno dhibadanaa dhuuxa isku shubaan lafaha isku dhuftaa intaas ruuxi ku qoslay like hasaaro

  • @munomaxamd5505
    @munomaxamd5505 3 года назад +2

    Asc maahn su aasha jawaanteeyta

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 года назад +4

    Masha AllaH Tabaraka AllaH
    Alle ha idin barakeeyo 🤲🏼❤️

  • @qadarmoyachannel6899
    @qadarmoyachannel6899 3 года назад +1

    Lamanaha qarniga waye guul wacan wll saxaaf iyo walashau

  • @ridwanchannel5627
    @ridwanchannel5627 3 года назад +2

    Mashaalah one Love

  • @mariamsheeq4882
    @mariamsheeq4882 3 года назад

    Masha allah family an jclhy

  • @xamdushmohamed9170
    @xamdushmohamed9170 3 года назад

    Masha.alaah lamanaha qarniga.wn Odin.salamayaa.walalaheyga.mcn

  • @زهراءصومالية
    @زهراءصومالية 3 года назад +7

    saxaaf man shallah saakuuma malaynaynin man shallah barnaamuj diini ad noosamee

  • @maarizacadeey6142
    @maarizacadeey6142 3 года назад

    Masha allh tabarakalaah adna iyo saxaf waligiina jira oo joga 💘💘💘💘💘💘💘💘💋💋💋💋💋💋

  • @caynicadeey7997
    @caynicadeey7997 3 года назад

    Masha allah saxaaf iyo adna isku waara

  • @نوريوعدن
    @نوريوعدن 3 года назад +1

    Mash Allah keep going 💞👪

  • @fadumoahmed2584
    @fadumoahmed2584 3 года назад +5

    Lamanaha qarniga iyo amiro wa nuraysan mnsha allah adna calanka wa ku nuraysa somali queen🇸🇴👸
    Saxaf wa sax amiro noso qabo 18:35 wa runta ayamhan warer ba lagu haya amiro waliba mel tik tok ladhaho wan yabanahay runti🤣🤣🤣

  • @Queen-vb9vj
    @Queen-vb9vj 3 года назад +7

    Mashallah aqli badantahay walalkiis. Raaliyo kii heesto aa kalsonidaan u hadli karo 😉 . Mashallah May Allah protect u both. ☺️

  • @fadumoismail9092
    @fadumoismail9092 3 года назад +1

    Walal amiiraa wan uu mahanayany walhi dadabaa naa wareeriyeey walal arinkana laa sheegayso

  • @tunisgacal539
    @tunisgacal539 3 года назад

    Good question amira qurax

  • @naciimacumar4664
    @naciimacumar4664 3 года назад

    Mnsha Allah alle hysku barkeeyo

  • @zamzamdeckdeck9690
    @zamzamdeckdeck9690 3 года назад +1

    Masha Allah keep going 💗💖💖💖

  • @haawoibrahim2702
    @haawoibrahim2702 3 года назад +1

    Masha allah 😘😘😘😘😘

  • @hodan8669
    @hodan8669 3 года назад

    Masha Allah saxaaf wa qof caqli iyo xigmad badan abayo adna waa gabar edeb iyo aqlaaq badan isku waara m😍😍😍

  • @nuraahmed9962
    @nuraahmed9962 3 года назад

    Asc man sha Allah lamanaha Adna iyo saxaaf wan idintagera waxan inilaqata farxada iyo sida aad is ku ixtirantaan bankahelay ani waxan idinleeyahay waxunumaha jiliin ee waa run waxad mudantihiin takobad kudayasho❤😊 aniguwaxan idinleyahay iskuwaara wadanolada in sha Allah thanks ❤🌺👨‍👩‍👧‍👧👨‍👩‍👧‍👧⚘🌹🥰😍👨‍👩‍👧‍👧

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 3 года назад +1

    Masha allah wllhy cimri dheer iyo cfmd bdn allaha idin siiyo waxad tihiin lamaano lagu daydo amiira qurux abaayo mhd snd farxad ku nolada🥰

  • @akiiraabdinasir4374
    @akiiraabdinasir4374 3 года назад +17

    Saxaaf wareesiga amiira noo soo dadaji su aalo badan oo maskax deena ka guuxaayaana hanaga jaahil bixiso🤔🤔🤔🤔🤔

    • @bushrabbe.
      @bushrabbe. 3 года назад

      Amira mar hora lawaraystay

    • @akiiraabdinasir4374
      @akiiraabdinasir4374 3 года назад

      @@bushrabbe. wareesi cusub la rabaa ileen nolasheda waxbaa ku soo kor dhey cml

  • @faizahussein9512
    @faizahussein9512 3 года назад +1

    Mashallha mashallha so beautiful Family keep going ❤️❤️❤️👏👏 11 kabadan 100 years from Seattle Washington I support you

  • @ashasirat5886
    @ashasirat5886 3 года назад

    Ma ahan jilin wajcl waray waxan lenahy dadka xumaha jcl dhagta haudhigina♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ina_haajiyey
    @ina_haajiyey 3 года назад

    Amiira murug mwa dareeemeyso hdee adna io saxaaf ag joogto wllh m.a royal family❤❤😘😘

  • @izmahaanmohamed1185
    @izmahaanmohamed1185 3 года назад +2

    Aar saxaafa mansha Allah seekh hoose waayeh noolada famli quruxbadan

  • @asmaiprahim1402
    @asmaiprahim1402 3 года назад

    Mnsh Allah Alleh caqliga ha ku barakeeeyo saxaaf

  • @ilwaadqurux6569
    @ilwaadqurux6569 3 года назад +19

    Adna iyo saxaaf waxan idinka codsanaya ina iwaisan nairobi jogaa hal cunuga heysta ninkan wa igu deyriyay Somali rba ina iskag labto 500dollr iga bdn icawiya😭😭😭😭😭😭😭

    • @umuaxlaam6775
      @umuaxlaam6775 3 года назад +1

      Wa run abayo dad wax weydiskodha walagfcnyh illahey bari talo saaro iska shaqeyso

    • @hoodoali7560
      @hoodoali7560 3 года назад +1

      @@carfoon6942 wll adigoon qofka xaladisa ka war hayn inaad sida ula hadasha wa qalad ilmo qof haysta sidee ushaqayn kara bile uu yahayba ilmo aad uyar plz hadii aadan qofka waxba uqaban karin haku digin cidii wax uqaban kartaba wax ha waydisato

    • @hoodoali7560
      @hoodoali7560 3 года назад

      Alle haku gargaro wl

    • @ilwaadqurux6569
      @ilwaadqurux6569 3 года назад

      @@carfoon6942 abyo cunug yar oo xanunsan heysta ma awoodi wllh qof wax iqabn kro waa wllky 🥰🥰

    • @carfoon6942
      @carfoon6942 3 года назад

      @@ilwaadqurux6569 abayo igaralinoqo ilaheey ha kuucafiyo cunuga yar irsaqad xalala oo wasaca rabi haku siiyo igana raaaali naqo

  • @marwomaysa9709
    @marwomaysa9709 3 года назад +1

    Maanshaa Allah jacayl kiinu jiliin kaweyn 🤩

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 3 года назад

    Wa wareysi cajib ah amira wariye halaga dhigo

  • @farhiomohamed9899
    @farhiomohamed9899 3 года назад +9

    Masha allh adna iyo saxaaf allh idin xafido nolaado ""jeceylkiina Jilin ka weyn""

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 3 года назад +2

    Maaashaa allaah saxaaf caawo wax badan uu noofaaideeyay mahadsanid wllky waa sax sadaqada waaa laqarsadaa lama sheeg sheego tan kle xbb iyo baby waa erayo lasoo xaday noloshu maaha xbb iyo baby jiliinka wax jira maaaha taaas waaan idinku raacsanahy faaduma miiniyaa horay utiri gaaloow waa lagu dhacooyaa baby lagaa dhacooyaaa🤣🤣🤣marka erayada lasoo xaday ama lasoo copy gareeyay muhiim maaaha yaqeeyoow

  • @asmaxusen5390
    @asmaxusen5390 3 года назад +8

    Lamane kudaya shamudan saxaf iyo adna heena 🥰

  • @drsnuurahirsi1927
    @drsnuurahirsi1927 3 года назад

    Mansh allh adna iyo saxaf hooreeu soocoda wll

  • @maizaahmed8348
    @maizaahmed8348 3 года назад +1

    Familka ugu jeclahay somalid o dhan allah idin sharfo

  • @sucaamaxamuud7617
    @sucaamaxamuud7617 3 года назад

    Masha allh wllo nolada inty nolol jirto dad qaliya tihiin aad iyo aad ayaan idin tgera hore usocda adna amiira iyo saxaaf