CABDULLAAHI BAARLEEX Halgan Dhaanto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024

Комментарии • 154

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 2 года назад +19

    Herer iyo Hawaas Allahayow lahelo!
    Ma garoonkii bay wali gaardiyaan 😭
    Allow anoo dhulkayga Kenya & Ethiopia xorayn ha idilin inshallah

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 5 лет назад +18

    Dawlada Somaliya way daaashay oo waajibkeegii waa ka soo baxday,kuwii u dadaalayna ajri iyo xasanaad Allah ha siiyo, Ehelkiisii iyo qaraabadii iyo Somali oo dhan sabir iyo imaan Allah ha ka siiyo Amiin.
    Halgankii Soomaali galbeed ayuu qayb weyn ka soo qaatay.

  • @somalipirate8577
    @somalipirate8577 5 лет назад +35

    Anaa dhawrna Dilay
    Dhawrna Dhaawaco
    Dhiiga xabashidaa
    Dheefta Ugu Macaan
    Laaaaaaaadheeeeeeeer ❤️🙏

  • @faysalmohmed1519
    @faysalmohmed1519 Год назад +4

    Wuxuu jeclaa somali mid muruq maal iyo magac
    Leh waan hubaa inay maalin uun ay iman donto oo suugaantiisu tahay ma guuraan

  • @mubasharhassan3673
    @mubasharhassan3673 6 лет назад +13

    Masha allaaah abwaan baarleex waa aabbihii dhaqanka iyo hiddaha waa halgamaaa weeyn rabbi ha daaye

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Год назад +7

    Legend Wadani ah ayuu aha allh ha unaxaristo 😢💔

  • @mohamedkorane5671
    @mohamedkorane5671 6 лет назад +14

    Aduun. Wadaninimo, abwaanimo iyo aftahanimo ayuu iskudarsaday. Wataas dhaanto.

  • @abdiwaliyusuf5512
    @abdiwaliyusuf5512 6 лет назад +25

    ninka ay isku meel kudhasheen ayaan ahay illahay caafimaaad waara hasiiyo ninka laqaadayana AUN waxaa la odhan jiry qorane badal giire

    • @MMohamedMHassanindhageelle
      @MMohamedMHassanindhageelle 4 года назад +2

      ALLAH ha u naxariisto labadoodaba. Waad ku mahadsan tahay inaad na bartay magaca Qorane

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji7085 11 месяцев назад +1

    “Dulli kugu dhacyay Gaalku doqon sanaa “ Ilaahow kuu naxariiso Baarleex

  • @QamanHasan
    @QamanHasan 5 лет назад +7

    Mansha alaah walee jariraco aya igu so istagte ilahow namide somaliyey aan dadalno aan isku samirno

  • @mohammedadeys5669
    @mohammedadeys5669 11 месяцев назад +2

    Adeerkey ilaahey haka geeyo janatul fardows ya allahu Amiin

  • @somalipirate8577
    @somalipirate8577 6 лет назад +16

    Herar Iyo Hawaas Allahayow la Helo ❤️✌️
    Baarleex. Allow Cimriga Kuu Dheere

  • @mustafeMS
    @mustafeMS 6 лет назад +9

    Waayo waayo
    Libaax Abwaan Baarleex

  • @ahmedismail5731
    @ahmedismail5731 5 лет назад +3

    Allaha unaxariisto baarleex wuxuu ahaa abwaan somaliyed wadani somaliyeed geesi somaliyed naftii hure somaliyed

  • @GUREYGAMER
    @GUREYGAMER 2 года назад +5

    Gaashaanbuurti waarsiyo la garaacyey amxaaro🇸🇴❤

  • @pkamaal2776
    @pkamaal2776 2 года назад +3

    اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat 4 дня назад

    1977 Viv 2024 gala digalka Allah hanxariisro abwaan baarleex

  • @abdibadri4402
    @abdibadri4402 3 года назад +1

    Dadka qaaliga ah ee Somali galbeed ku dhashey ee cajiib ah ilaahay ha u naxariis to janatul firdowsa allaha ka waraabiyo

  • @MohaaYare-e4d
    @MohaaYare-e4d 17 дней назад

    26/8/2024 ayan dhageysanaaya abwaan barleex
    Allow unaxariiso wadaninimadiisa umada allah hawada gaarsiyo

  • @nasteexoabdi6063
    @nasteexoabdi6063 5 лет назад +3

    allah u naxariisto soomaalida maantana allaha karansiiyo waddaninimu waxay tahay maloo dhasha wadani mase waa llayska dhigi laraa waddani

    • @QamanHasan
      @QamanHasan 5 лет назад

      Maya walo dhasha balse wa mabdaa oo aan cadii aheyn aniga aya somalinimo wadani iyo dal jaceyl Ku sifobo

  • @sharma8206
    @sharma8206 8 лет назад +12

    abwaan cabdulaahi xirsi baarleex wadani dhab ah

  • @aadanaar194
    @aadanaar194 Год назад +1

    Allow unaxariiso abwaan baarleex halyey qaran ayuu ahaa

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 Год назад +2

    Waa markii somalia mid ahayd somaliland iyo somalia mid ahayd ee 1977 kii lala dagaalamayey Ethiopia dagaalkaa Ethiopia ayaa kujabtay wayo quwada somalia ayaa aad u weynayd dhaantooyinkaana waa lagu dhiirigalin jirey 1977 kii ayay

  • @habeebadam8416
    @habeebadam8416 6 лет назад +3

    Laandheere nimo wataaa ninwaliba wuu iskasheektaa
    Alhay cafimaad iyo cimri hakuu siiyo

  • @Hwaxar
    @Hwaxar 5 лет назад +2

    18 mars 2019
    ALLAHA U RAXMADO
    THE LEGENDARY BAARLEEX

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms Год назад +1

    saaxiibkay oo aan jamacada lafoole aan kawada qalin jebiney ayaa marku wax ka xanaaqo"oran jirey tol'y nabi maxamadoow"

  • @musedadledagane9778
    @musedadledagane9778 5 лет назад +1

    Allah haunaxaristo wa nin kalin weyn kaqate 1977 ona lakagare gushii but caloshod ushaqeystayal aya somalia manta meshan digen

    • @xasanmadoobe4640
      @xasanmadoobe4640 5 лет назад

      Ala ha unaxariisto abwaanka cod macaanaaa oomurti badanaa

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 6 лет назад +5

    Allaha caafiyi abwanku wuu xanuunsan yahay Amiin

  • @mohamedmohamudjimale3256
    @mohamedmohamudjimale3256 2 месяца назад +1

    duli kugu dhacye gaalku doqonsana.
    dhiiga xabashida dheefta ugu macaan

  • @jaariqoofficial1356
    @jaariqoofficial1356 4 года назад +4

    Illahy ha unaxaristo🤲🤲🤲

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 6 лет назад +23

    Sorry ader cabdulahi xirsi barlex somali waad uso halgan tay lakin manta xanunki ayey kugu nacen 😣

  • @omarahmed3423
    @omarahmed3423 8 лет назад +7

    Rack star aabihii dhaantada baarleex

  • @xuseensalaama1704
    @xuseensalaama1704 5 лет назад +3

    Allah haw naxariisto abwaan c/laahi xirsi baarleex

  • @xidig3833
    @xidig3833 Год назад +2

    Alha unaxriisto abwanka

  • @omarmacalin9096
    @omarmacalin9096 8 лет назад +13

    aabihii dhaantada waxanaa dhaanto ladhaa

  • @Lowk3y19
    @Lowk3y19 Год назад +2

    22/4/2023 ❤ AUN AB Baarleex

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 5 лет назад +1

    Allah ha unaxariisto abwaan Qaali Ah baarleex 2'6'2019 #28 ramadan Allah ha unaxariisto

  • @nuurkhaalid435
    @nuurkhaalid435 6 лет назад +4

    Abwaan baar leex nolol baan ku ogaa wuxuu dhowaanahan ku xanuun sanaa hargeysa

  • @ubahubah3949
    @ubahubah3949 5 лет назад +3

    رحمة الله عليه

  • @abdullmahadmahad4694
    @abdullmahadmahad4694 5 лет назад +5

    Allah ha u naxariisto

  • @SidrahamzeMahamed-ih3lk
    @SidrahamzeMahamed-ih3lk 11 месяцев назад +5

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 5 лет назад +3

    Allah yarxamuhu. Allahayow u naxariiso. Allah u dambi dhaafo.

  • @jamaadelmi96
    @jamaadelmi96 5 лет назад +3

    Allah u naxaristo wadani ayuu ahay

  • @user-nz9fw1cs3m
    @user-nz9fw1cs3m 4 месяца назад

    18/4/2024 ilaahay ha unaxariisto

  • @qarjiijunior2394
    @qarjiijunior2394 3 года назад +1

    Allow ku naxariso adeer halyey qaran ayuu ahaa

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 5 лет назад +2

    Dhiiga Xabashidaa dheefta ugu macaan.

  • @somalipirate8577
    @somalipirate8577 5 лет назад +5

    Laaaaaaaadheeeeeeeere 👏

  • @abdullahiomar544
    @abdullahiomar544 5 лет назад +4

    Allaha unaxariisto

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 Год назад +1

    ILAHAYOW KUJENEEY ABWAN BAARLEEX INAN NOLIL KU ARKO LA IIMA QORIN😢

  • @xidig3833
    @xidig3833 Год назад +1

    Alow ku naxriiso asiga iyo cidanki iyo muwadinti somaliyed ee ku shahiday

  • @user-mn8vv1jo2q
    @user-mn8vv1jo2q Год назад

    Allaah Ha U Naxariisto Anwaan Baarleex.

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 6 месяцев назад

    Waa Hees fiican laakiin calanka xabaalaha ayaan ku nacay

  • @liibaanmaxamedyusuf4087
    @liibaanmaxamedyusuf4087 11 месяцев назад

    Alle ha unaxariisto 🤲
    I'm listening 🎧 17-10-2023

  • @abdisalansalat7315
    @abdisalansalat7315 Год назад

    Abwaanka soomaaleyed allha haunaxarito abwaan barlex

  • @QamanHasan
    @QamanHasan 5 лет назад +2

    Dhiga xabashida dheefta ogu macaan

  • @hawaabid3973
    @hawaabid3973 5 лет назад +2

    Go ayay lagasiyo gambilayda axmaaro axya dhanto Manshll afkga caano lagu qbyo ader ilahy Haku caafiyo

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 5 лет назад +3

    Allah ha,u xariisto 😭😭😭😭
    01-02-2019

    • @modh1695
      @modh1695 5 лет назад

      allh u nxrsto

    • @mohammedahmedfarah6894
      @mohammedahmedfarah6894 4 года назад

      Walee libaax ayuu ahaa alllow janadii fardowsa kaa waraapi inkastoo aan kasoo horjeedo in Ethiopia laga qabsado dalkeeda

    • @Updeih
      @Updeih 10 месяцев назад

      ​@@mohammedahmedfarah6894 maxaad ka wadaa

  • @axmedjamac8747
    @axmedjamac8747 6 лет назад +4

    Waa geesi wadaniya

  • @a.d.m680
    @a.d.m680 Год назад

    ADER QORLEEX JANADII FARDOWSA ALLAHA KAA WARAABIYO

  • @shaaficiabdicali
    @shaaficiabdicali Год назад +1

    Allow unaxariiso

  • @yahyeziyad4700
    @yahyeziyad4700 2 года назад +1

    17 may 2022

  • @cjabdiwahabjamaabdi589
    @cjabdiwahabjamaabdi589 5 лет назад +1

    dhiiga xabashidaa dheefta oogu macaan

  • @jibriilhasanxaaji1477
    @jibriilhasanxaaji1477 6 лет назад +4

    Ilaahow kucaafi

  • @ahmedak1056
    @ahmedak1056 2 года назад +1

    Abwaan baar leex

  • @fuaadjunior6735
    @fuaadjunior6735 3 года назад +1

    M.a dhaanto bilaa music ah

  • @user-pm9jh1se6z
    @user-pm9jh1se6z 11 месяцев назад

    Masha Allah wadani dhab ah
    Duli lagu ridyaw gaalku doqonsaa

  • @DaahirCabdi-dq7nb
    @DaahirCabdi-dq7nb Год назад +1

    Abwan iyo Mujahid

  • @mohammedadeys5669
    @mohammedadeys5669 11 месяцев назад

    I love it baarleex ilahey kunaxariiso

  • @MahamedQasin-pu5kf
    @MahamedQasin-pu5kf Год назад +1

    اللهم الرحمة

  • @alishikow1311
    @alishikow1311 7 месяцев назад

    Cabdallahaas kumow ahaay inta igu dhaanto

  • @deeqyare3521
    @deeqyare3521 5 лет назад +1

    Allaha unaxariisto abwaan qaaliya

  • @user-mn8vv1jo2q
    @user-mn8vv1jo2q Год назад

    Allaah Ha U Naxariisto abwaan Baarleex.

  • @Zurich527
    @Zurich527 5 лет назад +2

    ILAAHEY HA U NAXARIISTO

  • @abdimalikmahamud
    @abdimalikmahamud Год назад +1

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @yuusufshaafi2273
    @yuusufshaafi2273 2 года назад +1

    Illahay hakuu naxariisto

  • @jabaayeofficial1351
    @jabaayeofficial1351 8 лет назад +4

    waaa abihii dhantada afkada cano lagu qabay

  • @mohahmedkhalif2265
    @mohahmedkhalif2265 5 лет назад +3

    allow unaxariiso

  • @haleel1517
    @haleel1517 Год назад +1

    Innaalilaahi wa innaa ileyhi raajicuun ilaahay ha u naxariisto amiin

  • @bezio5008
    @bezio5008 2 года назад

    Dhiiga xabashida dheefta ugu mcan

  • @faysalmohmed1519
    @faysalmohmed1519 Год назад

    Allaah yarxamu raaximiin abwaan baarleex

  • @basbasbasbas122
    @basbasbasbas122 10 месяцев назад

    HERAR IYO HAWAAS IN LAHELAY HUBSADA AYA KA DAMBEYSAY
    ALA MAXAN XASUUS GALAY ALA MAXAN BOOR IYO HABAAS U SEEXDAY SI DALKA LO WADA HELO
    DADKA YAR YAR OO HADA JOOGA WAX BADAN MA OGA SIDA CIDANKII SOMALIA IYO JABHADII UGU DHAMADEEN DAGAALKAS

  • @user-op3qb7cy9n
    @user-op3qb7cy9n 8 месяцев назад

    Alle hanariisto abwaan baralex halgama

  • @adenyussuf215
    @adenyussuf215 3 года назад

    Allow kuNaxariso abwan aan jeclaaa codkisa 😭

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 7 месяцев назад

    Ahulu Jano amen

  • @khadarjama2821
    @khadarjama2821 3 года назад +3

    gabeygan wan ka helay wll

  • @alimahamad6292
    @alimahamad6292 Год назад

    Allaaha unaxaristo abwan baarlex

  • @libaaxaduurkajiifa9722
    @libaaxaduurkajiifa9722 5 лет назад +2

    Gaalku doqonsanaa duli kugu dhacyee gaalku doqonsanaa abwaan aun tarikhda ayaa ku xusi doonta

  • @4lprxzlumm
    @4lprxzlumm 6 лет назад +2

    Ahe hacafiyo

  • @user-cw9ks5op2h
    @user-cw9ks5op2h 7 месяцев назад

    Axmaar oga tagi maayo

  • @Abwaan.Aarkulo
    @Abwaan.Aarkulo 2 года назад

    Welcome Abwaan barlex wa Abwaan lahubo

  • @axmedjamac8747
    @axmedjamac8747 6 лет назад +2

    Cabdalaha ayshegayan waa kee

  • @xasanmadoobe4640
    @xasanmadoobe4640 5 лет назад +1

    Aloow kuunaxariiso

  • @abdifatahabdi4447
    @abdifatahabdi4447 7 лет назад +6

    Tolow wax sidaa bahasha utimi karaa majiraaa. Hada

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 лет назад +1

      ABDIFATAH ABDI dhulki ku dhashay wa wada sida dadka dhaantada dhulka iyo dadka ayeey ku beeran tahay

    • @cabdullahifiiqane2980
      @cabdullahifiiqane2980 3 года назад

      Haaa weey buuxaa

  • @AbdiwahaabMaster
    @AbdiwahaabMaster 8 месяцев назад

    Maashaa allaah

  • @safiamahamed7731
    @safiamahamed7731 5 лет назад +2

    Allah ha u naxariisto amiin

  • @user-py1kc9ho3j
    @user-py1kc9ho3j 8 месяцев назад

    Alow kuu naxariiso

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 4 года назад

    Allah unaxariisto

  • @abdikani5290
    @abdikani5290 5 лет назад +1

    Alow janadafardoshakawarabii

  • @baskilyare
    @baskilyare 6 лет назад +2

    Abaha dhantada nolow abwan barleex

  • @user-fg9uz8fg7p
    @user-fg9uz8fg7p 9 месяцев назад

    Alow kunaxariiso ❤❤❤❤❤