DEG DEG SHACABKII OO GUBAY CALANKA AXMXAARADII BADEENA LA SIIYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 167

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  День назад +8

    WAAKAN U SAARA FROM ZAKI U QORA 🙏 👉 ruclips.net/video/aE9-uFp1uCc/видео.htmlsi=9AN-Iyk4H7pBG2ys

  • @QueenSuwayda
    @QueenSuwayda 14 часов назад +1

    Badeenu iib ma ahan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 19 часов назад +2

    1 ethopian yuusogalin. shacabka somaliyed hadifacan oromada ku duushay dalkena🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 19 часов назад +2

    shacanka somaliyed dhul kooda ha difacan 🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿

  • @Muslim-w1s-d4y
    @Muslim-w1s-d4y 19 часов назад +3

    Somalia 🇸🇴 ❤

  • @aynajambi4572
    @aynajambi4572 День назад +6

    😢😢😢 kan Wuu ibiyey bada , yaa Allah

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 21 час назад +3

    asc subahanallah
    walalkis hawiiya ma gariikaraaya 5 Darood ah 5 D libax 🦁waa wadani somali ah guul insha Allah💯💯💯❤🦁

  • @MaryanAli-c3p
    @MaryanAli-c3p День назад +3

    Waxan layabanahay odaygan xasan shikh muxu igu sujuda galada subxana Allah alle umada haka qabto yaa rabi🤲🤲🤲

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 23 часа назад +6

    Soomaaliyey kaca xasan xilka ha laga qaado

    • @Fouziaabdi-bq1rz
      @Fouziaabdi-bq1rz 21 час назад +2

      Waar hasan sh malah sixir buuwata kkkkkkk

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 16 часов назад +1

      Xasan.shacabkah.sixir.buh.ku
      Amusiyey.malidtih.inah.farmajo
      Lo.oyaya.oo.shacabkah.dhan.eey
      Madlunkah.ahayen.buh.sixray
      Shacabkah.oo.calkah.weyn.ee.biyah.magaladah.xamar.kuyalah.bih.sixir.shinah.lzgah.keney.loguh.shubay
      Wanah.caban.biyahas.shacabkah
      Dagan.xamar.iyo.madaxdanah.
      Niman.kuriyan.ah.bah.ufadhiyah.
      Madaxtoyadah.oo.sixirkah.u.samayah.ismacil.banah.baray.sixirkah
      Xunkah..laguh.khabsadoh.xilkah
      Markah.shacab.iyo.xildhibanadubah.waa.sixran.yihin.manah.hadkikan
      Manah.kahor.iman.karan.
      Markah.madaxdah.goboladanah..waalasiye.sixirkah.waxa.kabadbad
      Labadah.gobol.madaxweynayashodah.jubalan.iyo.butilan.3.kalah.waa.lasiyey.sixirkah.waxanah.kamid.ah
      Laftah.gan.iyo.cali.gudlaweh.iyo
      Khor.khor..iyaganah.amarkah.waxeey.kakhtan.xasan.sheq.ooy.hogan
      Uguh.jiran.oo.markisah.makhlan
      Ooy.usujidan
      Markah.ninkan.xasan.sheq.ah.dalka.sixir.buh.kuhestah.cidlahadlikartanah.majirtoh.waxuu.raboh.ku
      Samen.karayah.somaliya.shacabka.iyo.xildhibanadanah.waa.wadah
      Amusiyey
      Sidas.buh.rabah.inuuh.marlabad
      Ladortoh.oo.ufadhiyo.kursigah
      Lakin.sixir.kuh.waa.burayah.haday
      Khur.an.akharistan.shacabkuh
      Markah.shekadan.sixirkah.waa.run
      Inuuh.istacmaloh.sirkah.shenah.bah.lagah.kenah..niman.nah.waa.yimadan.ooy.ufaristan.madaxtoyadah
      Siye.usamayan.sirkah
      Ee.rabigay.hakah.khabtoh.cidkasto
      Shar.iyo.sixir.lawarageysah.shacabka.somaliyad.ee.dagan.xamar
      Amiin.yah.alaaaaaamaaaaaaaaaah​@Fouziaabdi-bq1rz

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День назад +4

    maashaa Allaah kacdoon barakeysan halaga bilaabo wadanka oodhan

    • @Somalestine
      @Somalestine День назад +2

      Haa wllh 😭

    • @Fouziaabdi-bq1rz
      @Fouziaabdi-bq1rz 21 час назад +2

      Waa runta waar ninka halaiskaqabto wadanki oodan uuibsade tuug

  • @FarxaanCali-j3w
    @FarxaanCali-j3w День назад +5

    Waanaceebeeyay X shiikh Turkish soomaaliya ha kaguudho

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад +2

    GOOS NEWS❤❤❤❤SHACABKIW KACA OO XASAN MOORYAAN VIILADA UGU DAATA OO KASOO SAARA❤.

  • @MacalinIbrahin-mv1fo
    @MacalinIbrahin-mv1fo 10 часов назад

    ❤ogaada soomaaliyey hadaan xilka laga qaadin xasan shiikh kuwa kalaa kudayandoona hala kaco

  • @AbdulkadirIssa-o2n
    @AbdulkadirIssa-o2n 9 часов назад

    Difaacda badiina difaacda soomaaliyey qalin xasan malmaluuqay bad iyo dhul soomaaliyeed laguma qaadan karo didaacda ❤❤❤❤❤❤

  • @farduus_
    @farduus_ 21 час назад +2

    Gargurte filada halaga soo jiido gargurte down gargurte down gargurte down

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 13 часов назад +1

    XASSAN SHEKH HA LAGA QAADO XASAANADDA.

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 23 часа назад +2

    😂😂😂😂CEEB BADANAA XASSAN O AMXAARKII ABY U GACANTA KADUNKANAAYOO ABY NA QOSLAYO JEES JEES ZAKII NAXDIN SOMALIA WAA LAGUMEEYSAN ABY HADDI DEKEDA LOO DAAYO.

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 21 час назад +3

    ❤viva❤somaliland🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 13 часов назад +1

    XASSAN SHEKH WAA QAAINU WADDAN, HA LA CEYRIYO, XILKA HA LAGA QAADO, DAAWA KALE MA LAHA.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 День назад +5

    Hawiye ma rabo inuu xasan dalkan ka qabto wayse gartaan farmaajo waa mareexaan muuse iyo xasan way isla ogaayeen in badda la bixiyo

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 20 часов назад

      Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud waa saxan yahay hadii suuq dadka lagu iibiyo furmo isa soo diyaariya waa la idin iib geeynaa 😂😂😂

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 20 часов назад

      @@II-vd4ih addoontaa boqor cismaan ayuu iib geynayaa dadka kale maya 😂😂

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 11 часов назад

    Soomaali maryooley shacabka hadey kacaan waa guuleysanayaan intaan la gaarin February 2025 XASSAN maangaab halaga tuuro kursiga isaga iyo xulufadiisa Mudane Madaxweynahii horena hala soo dhaweeyo Axmaaro iyo Oromo halaga qixiyo wadanka
    💔💔💔😭😭😭😭💔💔💔

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 17 часов назад

    Waa nacee beeyay xadan

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 17 часов назад

    Sheeq shariif magacaa hajiro❤❤

  • @adama2578
    @adama2578 23 часа назад +1

    ABIYE AXMED GACANTA KA DHUUNKADAY INTUU MADAXA FOORORIYAY SUBNAANA-ALLAAH‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 17 часов назад

    Goooood job ethopiya down

  • @LibanLiban-jl2zc
    @LibanLiban-jl2zc 22 часа назад +2

    ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 23 часа назад +1

    Baddayda❤maya❤cuuc❤

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 14 часов назад

    From siilka hooyadaa zaki

  • @عبدالفتاحمحمدحصن
    @عبدالفتاحمحمدحصن 18 часов назад

    Wll macan Waa ku xumahay xasan shiiq inoo itobiyan inoo u saxiixo wa qald sida laga noqon karo Ha ugu nooqdo intaa vor gortahay

  • @CabdinajibSheekhaliguurow
    @CabdinajibSheekhaliguurow 17 часов назад

    Soomaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 17 часов назад

    Meeshuu kucarari lahaa waaye Abi Axmed xadan

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 21 час назад +1

    Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤

  • @AhmedDu-k6m
    @AhmedDu-k6m 17 часов назад

    S.m.l wagobol katirsan ethopiya waxana xasan sh max mud majirto waxladhoho somali

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 23 часа назад +1

    Asc Zaki

  • @AxmadWacdi-f6x
    @AxmadWacdi-f6x 18 часов назад

    Hagubtaanu 4:13 leenahay rabina waan usoobaryiye

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 21 час назад

    Alla hoyooy wan.jabnay
    👀😭😭😭😭😭😭😭

  • @hudaqueenali6637
    @hudaqueenali6637 22 часа назад +1

    Somali

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 19 часов назад

    ehopia was cadow 1 wad umada somaliyed 40 sani kadib. wa qadanayan bada somaliyed. qarni walba dalkena ma mel balaqadanaya ethopia iyo kenya dhul kena iney nagu qabsadan namaqabato somaliyey🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴🇸🇴✊🏿🇸🇴

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 20 часов назад

    Haynu ku waada sailinoo xabiibkeena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад +1

    XASAN MASAAJIDKA WUXUU UGA SOO HADLAA IN LUGU DILOO MEELAHA FAGAARAHA BUU KA BAQAYAA😂 FULEY

  • @badraomar3509
    @badraomar3509 18 часов назад

    Wlhi ka xumay anoo hargaysa u dhashay inaan ka cadhooday xasan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад

    WAR SAXEEXU WAA WELI. 6 BILOOD KA BACDI. HALA KACO OO XASAN SOO QABTA. BADEENU WAA BADBAADI😊.

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 19 часов назад

    40 sano kadib. dhulkas iyo badas oromo ethopian laweregaya awoowgod xeyle salase kaladardarmay. dhulkan somalia ba iskaleh. xoog ama xelad bad ku qadana ya laga awood badanyahay. somaliyey dhul hala ilaaliyo ethopia iyo kenya wa 2 cadow qarni walba dhulkena ku murmayan. nama qabato🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴

  • @mohamedallaleh-v9h
    @mohamedallaleh-v9h 22 часа назад +1

    Didneeey badaa iin laabiyiiyoo

  • @maryamocarab4459
    @maryamocarab4459 23 часа назад

    Hadii layiraha aan imidoobna,maogalidiin,waad udaba daqeysaan,walasiin.hadii kale dulkeen ka horeysdaan

  • @truthafrica288
    @truthafrica288 День назад +2

    Hawiye is finished

    • @mhaminssiiz3078
      @mhaminssiiz3078 День назад +2

      No Qabil

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 День назад +1

      Hawiye iyagaan dalka maamuli karin mana lagama maamuli karo

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 День назад

      Cudur hawiya ku haayo yur aan ku dhahnay warya

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 20 часов назад

      Hawiye dalka asigaa leh adigane adoon oo leeyahay ayaa tahay laangaab ciilan maxaa ka badali kartaa 😂😂😂

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 20 часов назад

      @ addoontii boqor cismaanoow naga dhaafa warka xishooda ninkii ku addoonsan jirey lagama daba hadlee 😂😂😂

  • @FarxaanCali-j3w
    @FarxaanCali-j3w День назад +1

    Dhulka itoobiya doonayso ragbaa is kale itoobjyoy beenlaydiinsheegin bada xasan tuug male soomaalaa leh

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 17 часов назад

    Shacabka muqdisho tuugan villada ha ugu galaan oo ha ku kacaan

  • @marioapdirahmaan1130
    @marioapdirahmaan1130 21 час назад

    Wllhi xasan maad iskaqabanwayseen xamareey ninkaa luuq ugala wllhi xasan lax iska qabta masaakiin xamareey

  • @AliGuirrehAllaleh-r1y
    @AliGuirrehAllaleh-r1y 23 часа назад

    Waxba uguma taalo calan lagubo....Abiye uu guulestay bye bye !

  • @Muldhisaa-t4y
    @Muldhisaa-t4y Час назад

    Waxaan layaabanahay Soomaali Cabashooyinkoodu aan dhamaanaynin
    War Anigu waxaan ku dhashe Soomaali Cabaadeso waxaan ku gaboobay Somaali Cabaadeso aanu kadhamaanaynin Cabashooyinka iyo qaylo.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 23 часа назад

    Badeena iib ma aho waa dhaxallkeena umada soomaaliyeed jiilasha soo socda xasan sheekh ma bixin karo dhulka soomaaliyeed

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 22 часа назад

    Madaxwane❤ma.aha.ee.waa.abaartimid❤jaajiin.wamaajuuj😂weeyi😅

  • @LajeclowMoha-jr7fq
    @LajeclowMoha-jr7fq 20 часов назад

    Ciil bdnaaa siyaasiyintena weyna bahdilen

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 17 часов назад

    Ninkaan Xassan ah anaka madoranin that’s why there is no consultation with the people of the land! Sidee badeena loo bixiyaa without US?

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 13 часов назад

    Turki mar hore daremay inay yihin cadawga somali ya adunka turki ugu necbahay wadanka ha laga cayriyo turkiga

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 День назад

    Runta marka laga hadlo abii axmed wuu ka adag yahay xasan sheekh wana nin goan leh maha jirjirolaha xasan sheekh ee hadalkisu ismasaxaya siduu ugu sujudayo ayad ka garataa xasan dhiiqo

  • @karrimuse7043
    @karrimuse7043 18 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 День назад

    Wallee wa wareer,Ooyin naxdin an dhamaad leheeyn😢Shacabka aya ugu wacan in sidaa loo galo Dalkood waayo Hadeey wada shaqeyn lahayen Dhisan lahayen Nabadooda ka shaqeyn lahayen sidaas loma galeen.

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 22 часа назад

    Manta ma heestii ka soo go,yeey o onawewe ba lagu qaaday baddenii😂

  • @عبدالفتاحمحمدحصن
    @عبدالفتاحمحمدحصن 18 часов назад

    Aniga Ma ilaawi karo 2016 xasuuqa itobiyan nogeystan madaan ilaawi karo mahan xasan shiiq xilka halaa qado

  • @FarxaanCali-j3w
    @FarxaanCali-j3w День назад +2

    Caro ala kugudhacday X dhiiqo

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 18 часов назад

    Ishiisa laga arkaa ushiisa lsgu tumaa waxaa xaqiiqa ah maanta meesha xasan shiikh vilada ka fadhiyo haduu farmaajo joogi lahaa itoobiya ineysan na soo haweysateen

  • @Shan-Shabeel
    @Shan-Shabeel 22 часа назад

    Dhulkkeenii, waddankeenii,, madaxdeena, odeyaasheena, intooda badan Itoobiyaan baa waa hore xoog ama xeelad waa hore ku qabsaday, haddana baddeey ku darsadeen. Nasiib darro madaharaad social media dhaafsan majiro. Khaladka ugu weyn waa dhalinyarada oo iska hurda iyagoo mustaqbalkooda la boobaayo.

  • @FarxaanCali-j3w
    @FarxaanCali-j3w День назад +1

    Xasan madax Wayne maaha ha lacasilo oo wadanka hAlagaqabto kaankaro hadishee

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад

    WAR WAX YARBAA NAGA DHIMAN EE XASAN VIILADA UGU GALA. DALKU WAA BADBAADAYAA HADHOW‼️.

  • @madinamahammedabdi6038
    @madinamahammedabdi6038 13 часов назад

    Orda oo iska buriya xasan xafayo ee xabibulmalayiin u wada Idink ilaah

  • @maleikaali3848
    @maleikaali3848 7 минут назад

    Somaliyay iskaqata kanii maha mdaxwayne iskariid

  • @IseFarah
    @IseFarah 4 часа назад

    Wa.sheko.daarood.weye.majiero.ayaa.cindakaa.ayaalaayeye.wa.Ragaa.xaafada.Ahaa.waa.macashkaa.ee.somalidaa.Aye.walaaqaayaan.

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 20 часов назад

    Maxaad ula yaabi saw umad sii wada Kala jeeda oo shisheeye jecel soomaali may noqon intaad is cunaysaan ayaa laydinka faaiudsysanayaa,hadal looms baahne ficil keena soomaalaay.

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 23 часа назад

    Ma hargaysa iyo burca aqonsi

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 23 часа назад

    Somali 🇸🇴

  • @CabdiJamaal-g1k
    @CabdiJamaal-g1k 19 часов назад

    🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi День назад

    Waa run haduu Gawracay odaygii u Qubo kugu dhacday

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 23 часа назад

    Meelkasta ka kaca hadii kale caruurta laydinka iibsanaya wax wayn bad bedeli martan maxa dhiman waa bad iyo dhul dhanto deer hadi laysku dhaco bada dhexdeeda ayay madafic laynagu garacaya madax baahan mina ninku ka iiman leeyahay

  • @CabdigaAllah
    @CabdigaAllah 11 часов назад

    Dadkayga somaaliyeedow
    Wax maidiin sheega nagadaaya malaayacniga iyo qiyaaliga
    baraha bulshada dhamaanteen somaaliweyn meelkasta oo an joogno badeena Allah swt ayaa nagumaneystay macnahayga nasiiyay waa dhaxalkeeni wiil gabadh nin garbood kutalagala inan difaacano udhimmano waayo Ethopia waxey dooneysaa inay dhaxalkiina qaadato udiyaar garowno inaan kadifaacano
    Umabaahna xaajadan hadal okaliyah

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 День назад +1

    Waar meesha maxaakadhace qosol weynaa

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 20 часов назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😔😔😔💔💔💔💔

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 22 часа назад

    Turkigu wa xaasid an iska ilaalino

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 22 часа назад

    Kooxda XARAASH QARAN
    ka tegi nayso dal iyo dad midna
    Somali dambe oo qawmiyad ah

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 23 часа назад

    Turkey ha laga saaro Dalka soomaaliyeed

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 23 часа назад

    Geeljiyasha geela ka soo baxsadey ee sarawiisha cusub intey soo gateen umada beenta la hortagen ee qabiilka xiqdiga ka buuxa wer miyigii halagu celiyo Waa iga talo somaliyey

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 17 часов назад

    Inlee hees doofaarka Kasongo Somali badan aa taqaana. What a shock

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 17 часов назад

    Calankoodagube gurigii do guns alaha huber caaraantadagaalbaa socda markasu nadrsadimayaa

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 15 часов назад

    Afkiibaa juuqda gabay somalia Adin kaay idiin taallaa???

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 19 часов назад

    Waan.filaayay.waaan.filayay.dadsomaliyeed.oodamiirleh.inay.jiraan.qoriga.halawaato

  • @fartunmohamud7411
    @fartunmohamud7411 День назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад

    XASAN AYAX WAXAA LAGU KHASBAY SI DEG DEG AH 4 BILOOD HESHIISKA KUSOO DHAMEEYA. DEGDEGAAN MAXAA KEENAY?.

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 20 часов назад

    Muse bixi godka wa lo daba maray,
    gur gurtana Aakhirki gatay Badi marki muse dhacay...

  • @madinamahammedabdi6038
    @madinamahammedabdi6038 13 часов назад

    Adinka ayaa dalbateen Hassan xafayo oo xabibulmalayiin buriseen ee hadda ka dherga

  • @HussenRoble-w4q
    @HussenRoble-w4q 11 часов назад

    Kkkkkkkk😢😢😢😢😢

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 18 часов назад

    Xassan sajuud ayuu isla dhacaa melwalba uu tago! Xataa Amxaar nyaanyoow wa u sujuudaa! Dhulkeena ayaan ku gorgortameynaa yaab anakaa aragnay! We didn’t even elect the guy odayaal adunka war ka heynin oo waqtiwalba umada in eey isku dhiraan kabacdi ne layirahda nonsense statement like “ Dagaal wiil ba ku dhinto kuma dhaso over and over again” these types elected him in a very dark room!

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 17 часов назад

    Kuwii farmaajo hubka u qaatay aaway tuugan ma qabiil bay ku dhowrayaan

  • @Hormariinta
    @Hormariinta 18 часов назад

    Xasan sheikh haala dilo isaga oo nool haa la gubbo. Badana xasan malah shacabka somaliya ayaa leh barlamanka ha kala laabtaan codka kalsoonida
    Warran haa loo jarro xasan sheikh madama uu ibsaday hanti qarraan. Una gallay laba danbi oo qarran. Tan ciidanka iyo tan bada iyo barriga

  • @qaLbi-m7l
    @qaLbi-m7l 15 часов назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guwa guwa

  • @IlhanMuse.-zr9uq
    @IlhanMuse.-zr9uq 22 часа назад

    Asc

  • @ShugriIbraahin
    @ShugriIbraahin День назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @XawoMayoow
    @XawoMayoow 22 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 День назад

    Dahabo doqon maaba tiri apologies baan farmaajo siinayaa naa aamus wax ma garata yahay farmaajo waadigii ku dhegennaa caqli gaab yahay

  • @bashirbudul1623
    @bashirbudul1623 15 часов назад

    Bada ciidu iib ma ahaa