Wareysi Jeneral Carab Ducaale Iyo Gudogalkii Somaliland 1991

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 158

  • @siciidkhaliif1733
    @siciidkhaliif1733 3 года назад +7

    SNM abaalka aad noo gasheen waan idiin haynaa ❤

  • @YusufHashi
    @YusufHashi 5 месяцев назад +1

    GeneraL alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereeyo 👑

  • @naaleeyeabdi802
    @naaleeyeabdi802 11 лет назад +3

    ilaahay cimri dherer iyo caafimaad ayaan uga rajaynayaaa isaga iyo mujaahidiinta kale ee usoo halgamay sidii ay usoo xorayn lahaayeen calankoodii iyo wadaniyadoodii luntay 1960 kii ilaahayna haka abaal mariyo isaga iyo intii kaleba aamiin aamiin aamiin

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 6 лет назад +22

    Ninkii hargaysa burburinaayay ee always geedow waa ninkuu uu lahaa macalinkaygii baa igu soo ridaaya waa general Arab duaale

    • @colmlander3447
      @colmlander3447 3 года назад +1

      Anaga na wadii axb anaa guri sarkaal ku soonkoray ilaa dugsigaygii sare waliba inta badan saraakiushu iskugu iman jirtay xamarbay ahayd labada nin ee Somaliya xaga madaaficda well ku ahaa waa AADAN DHAMAC IYO AWAYS GEEDOW AADAN BAANA LABAR 1 AHAA WAKHIGII SNM JOOGTAY GUDAHA ETHIOBIA AYAA WAXAA XADKA BALI CABANE MADAAFIIC JA SOO RIDAYEY FAQASHTA AADAN DHAMAC IYO CIUDAN UU WATAY OO AAGAA XADKA KU SUGNAA AYAA YIDHI BARTA AY KA SOO RIDAYAAN ATEYNU UGU TEGAYNAA MARKAA XISAAB AYUU ISKU XISAABIYEY ISAGOO KA CABIR QAADANAYEY BARTII UU KU SOO DHACAYEY MADFACU KADIB WAXUU YIDHI INTAAS OO KM AYEY INOO JIRAAN SOO BAXA BARTII AY KA SOO RIDAYEEN AYUU TEGAY IYAGOO MARKAA NUSAAC KA HOR KA DHAQAAQAY MARKAA AADAN DHAMAC XAGA MADAAFIICDA WELL BUU AHAA ALA HA U NXRTO

    • @nasirsalad1462
      @nasirsalad1462 3 года назад

      muyaa abu muuyaa iyo aweys geedaw ayeey ahyeen nimankaasi yiri macalinkayagii baa soo ridaya

    • @hasannour7562
      @hasannour7562 2 года назад +1

      @@colmlander3447 carab ducaale nin ka yaqaanay ma jirin sxb

    • @adanelmi
      @adanelmi 2 года назад +1

      Carab Ducaale waa ninkii Cabdisasiis lahaa Carab Ducaale ayaa igu soo socda meeshan ma joogi karo

    • @yasinadam8488
      @yasinadam8488 3 месяца назад

      Adan dhamac diiriye ayaa madafiicda somali u yaqaney

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 3 месяца назад

    Maasha alaah General carab Ducale cilmi
    Alaah rabilcaalimiin ha ku xafiddo adigga iyo family kaaga aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin

  • @Samatar85
    @Samatar85 11 лет назад +8

    Abaanduulihii xoogaga mujaahidiinta SNM, markii dalka la soo galay 1991, waa halyay qaran oo xilkiisa gutay, sharaf iyo cisina wuu inaga mudanyay

  • @sahalmohammed7457
    @sahalmohammed7457 4 года назад +4

    manshallah janaral carab ducaale cilme maa Ilahay cimriga hawdheereyo

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 года назад +3

    Adero Carab Alle cimri dherer iyo cibaado suuban haku siiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahadhiisofficials342
    @mahadhiisofficials342 5 лет назад +3

    Carab ducaale cilmi manta isla jooganay 26/3/2019 Bremen, Germany 🇩🇪

  • @kurayxogle
    @kurayxogle 11 лет назад +11

    mujaahid carab ducaale waa geesi qaran waxaan xasuusta dagaalki gubad xariir
    ee mujahid xirsi karuhu kujiidhay todobadi cishee dagaalku socday madafiicdi uu sibidhlay kasoo raray ayuu kudagalamay isaga qaybta madafiicda ee kobaad hogaminayay wale faqash hurdu udiiday marba meelbu urara kaga rida cimri dheer iyo cafimaad ayaan ilahay kaga baryay mujahid

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 лет назад +6

    Mujaahid waanu haynaa guushaadii aad noogasheen

  • @jamaalmaxamedcawadmuuse4676
    @jamaalmaxamedcawadmuuse4676 5 лет назад +5

    Habar jeclo

  • @maxmedcismaan7191
    @maxmedcismaan7191 Год назад +1

    Janaral carab ducaale adeero mujaahid dhaba alle haku xafido aduun iyo akhiraba

  • @qalanjohadrawi2103
    @qalanjohadrawi2103 6 лет назад +2

    Nooloow carab Ducaale cilmi illaahay caafimaad iyo cimri Dheer haku siiyo aamiin waad u soo halgantay dalka somaliland oo noloshaad u huray adiga iyo malaayiin somalilander ahi waataa maanta midhihiinii aad beer teen la guranaayo in tii na nool alle ha xafido in tii dhimatayna illahay janadii fardawsa haka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re 4 года назад +1

    Geesi dhab ah oo u soo halgamay si uu nijaastii faqashta dalkeena uga xoreeyo. Waraysiyada noocan oo kale ahi waxa ay igu sii kordhiyaan sida ay iiga go'an tahay in aynu dalkeena iyo dadkeena ka difaacano dooxatada shirqoolada u maleegaya, ama ha u bixiyaan 'Mar kale iyo matag' iyo mashruucyada kale ee dhagaraysan. SNM FOREVER!

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 4 года назад +1

    Ilahay cimriga ha barakeeyo mujaahid Carab Ducaale geesi buu ahaaa waa ninkiii taangiyadii siyaad barre laqay

  • @mustyyusuf3011
    @mustyyusuf3011 8 лет назад +5

    masha Allah

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 10 лет назад +2

    Haybe Cumar Magan, wuxuu ahaa sarkaalsare markaa heeystay saadka kabka, iyo dhismaha, gaalkacyo ayuu degenaa markaa xerada dayax dhabarkeeda waan garanayaa allya raxma

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 2 года назад +1

    Carab ducaale mujaahid wayn alle ha xafido

  • @kingcalanle405
    @kingcalanle405 11 лет назад +8

    war ninka carab waxan xasuusta marki ay s o galeen isaga iyo mujahid dhega wayne ay so galeen berberaaa an xasuusta muj carab ooo hadal geesin mo leh oo hanjabad leh ku galaya berberaaa muwadin sare dhigisa u huray somaliland manta raaxo sare ku noool alaa ya cisak ma ilawano abakaga ad u gashay somaliland marnaba carabow ader adiyo mujiahidnta kale eee somaluland u dhashaybaaa

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 лет назад +5

    Allaw Ku dhawr ader qli

  • @bashaalbashaalbashaal8935
    @bashaalbashaalbashaal8935 11 лет назад +3

    waa wareysi wanaagsan general Carab Ducaale Cilmi waa Sarkaal qaaliya
    raga uu sheegay oo saaxibadiisa waa Daahir Indho qarsho oo ah Taliyaha ciidamada Somaliya ha iyo Cabdulahi Xaaji axmed juuni oo isna ku sugan magaalada Muqdisho,

  • @Somalilandreborn
    @Somalilandreborn 6 лет назад +5

    aadan saleban aderkay aayuu ahaa alle haw naxariistee 58:00

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 7 лет назад +7

    mujaahid carab ducaale ragii calanka sadex midable keenay

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 5 лет назад +3

    Ceebtii Maxa'med Kaahin ha asturin iyo guutadii beeshiisa.
    Iyagaa loo diray inay gurmad burco jidgooyo u galaan lkn wuu ka cararay.

    • @snmtv1499
      @snmtv1499 4 года назад +3

      Kkkkkkk maxamed kaahin waa nin kii burco galay mana cararin mana dagaalami wayin lakin inay faqash guurayan lagama warhayn lamana modayn inay yaacayan waxa lagu werhelayun nimanki ina dhaafe maxamed kaahin waxuu aha afartii sarkaal ee loo qorsheyay inay ubaxan faranta dagaalka waxu ninkii lagay miriye waaxa miriyee kadaba galay laba guuto oo faqasha mid waxa watay nin inaga oo cimraana midna ninka ay carab ducaale beele eeday iska helen ee kaahiye waxuu maxamed kaahin miriye kudilay in kabadan 1000 askari waana wax cad oo taarikh da been lagama sheegto markad ina kaahin dafirtay yaa mujaahida anagu ina kaahin isku reer manihin mana is xigno waliba iskuma fiicnin oo sidaya xanafi nookala dhex martay lakin ninka raga lama dafiro waxu galo waa layska celiya lakin waxan macna lahayn laguma hadlo

    • @cabdicasiisxaasan771
      @cabdicasiisxaasan771 Год назад

      ​@@snmtv1499 taariiikhda ayaad haysaa inder

  • @maqiiqane
    @maqiiqane 11 лет назад +5

    Mujaahid carab ducaale illahay ha daayo al mujaahid waa halgamaa

  • @abokor-abokor3682
    @abokor-abokor3682 11 лет назад +5

    Geesi buu ahaa nin kani faqashtu carab ducaale qori bay u yaqiineen

  • @mahamedabdiqadir7596
    @mahamedabdiqadir7596 5 лет назад +2

    Mujaahidiintii snm ilaahaw u naxariiso

  • @mubaarik66maxamad37
    @mubaarik66maxamad37 6 лет назад +4

    abuduulhii ciidamda SNM GENEREL CARB DUCAALE WAA NINKA ISAA SARAKIISHA SNM IGU GEESISAAN

  • @abwaanilxidha2266
    @abwaanilxidha2266 5 лет назад +1

    True love never end

  • @mohamoudabdi4452
    @mohamoudabdi4452 9 лет назад +5

    this guy needs journalism training and interviewing technique as well

  • @egaljeediye2438
    @egaljeediye2438 2 года назад +1

    Alle cimriga haw barakeyo mujaahid malmo badan leh sidaa oo aytahy goobo badan iyo wixii ka dhacay uu guda galin gabadh gabdho ka umulisay iyo nin wayniba siday wax u.ogyihiin uma wada sheegayn wayo qibratu siniin badan baa ku jirta oo uu dalkiisa ku leeyahy talo waa ku samayn donaa hadii anan kaa horayn mujaahid

  • @Geedow95
    @Geedow95 11 лет назад +5

    arab ducaale xamar deris baanu ahayn xaafada wadajir

  • @daganhassan7958
    @daganhassan7958 8 лет назад +5

    carab ducaale libaax allah ha ku dayo

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 6 лет назад +4

    Geesiga dhulkiisa guusha uu hor seeda geerida dishay geedkaa ha bao

  • @cabdimohamed2923
    @cabdimohamed2923 11 лет назад +3

    sharaf ayuuu mudan yahay arab dualle cilmi

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Год назад

    Mujaahid Arab ducaale cilmi 🔥

  • @adanelmi
    @adanelmi 11 лет назад +3

    arab ducale waa in taariikhdiisa la qoraa> abaandulihii gacanta ku dhigay s/land allow caafimad sii iyo cimri dheer.

  • @sahalmohammed7457
    @sahalmohammed7457 4 года назад

    manshallah waa geesi tolwayey

  • @mubaarik66maxamad37
    @mubaarik66maxamad37 7 лет назад +5

    mujaahid carab ducaale waa ninkii barbera qabtay gacnta ku dhigay

  • @abdiazizmohamedkher5887
    @abdiazizmohamedkher5887 9 лет назад +11

    mujaahid qaran ayuu ahaa waa ragii dhiigooda u huray dalka Somaliland miyaanku kalagaranaynaa ciyaalkiisa ayay ahaayeen mareexan iyo ugaadeen kkkkkk libaax iga dheh

    • @AhmedHassan-tc9gu
      @AhmedHassan-tc9gu 8 лет назад

      kkkkkkkkkkkkkkkkk war kan meel mareexaan joogo
      kama hadli jirine ma burburkii kadib ayuu dhashay ader mareexan intay 50nin inika bireeyaan ayay noo heesa INI dhihijireene

    • @guledgeedi8221
      @guledgeedi8221 8 лет назад +2

      +Ahmed Hassan .
      maxaad ku hadlaysa waa laga adkaade aamuus
      gunba laga dhigay
      ila eelaydiba siilka betery kaa galisay
      faqashna waa laguu baxshay
      laangaabyoow
      ragi morgan kufsaday weeye
      adeerka afweeynana
      xukunka ka tuuray

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 лет назад

      @@guledgeedi8221 been laysuma sheegee ilaahaybaa mareexaan baarqabka daarood ka dhigay umad badana xaar iyo cabaad bay kaga siid daayeen daaroodkaad maqlaysidba waa mareexaan iyo majeerteen iyo qayb jidwaaqa iyo hartiga qaybtood siidaa ogaadeen

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 4 года назад

      Libaax aweys geedow ninkii eryey weeye

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 4 года назад

      Mareexaan haduu awood leeyahay muu kursiga fadhiyo qasma xalatoy

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 года назад +2

    Gen carab ducale waxay ilmaadeer ahayeen muj siciid axmed dhigane oo isna ahaaaa ragii ku shahiiday Howlalkii birjeeex

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 года назад

    SNM 1988 AYEY AHAYD ODAYGA U SAX Tariikhda

  • @mubaarik66maxamad37
    @mubaarik66maxamad37 6 лет назад +3

    waar malinkaygii baa igu soo ridaaya ayuu yidhi awees geedo

  • @jamaalmaxamedcawadmuuse4676
    @jamaalmaxamedcawadmuuse4676 5 лет назад +1

    Nin adag

  • @Shacayb-o8m
    @Shacayb-o8m 7 месяцев назад

    Carab duucale wadanka haku soo noqdo si uu ciidamada sland wax ubaro

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 года назад +1

    Halgankii xalaasha ahaa

  • @jamaalmaxamedcawadmuuse4676
    @jamaalmaxamedcawadmuuse4676 5 лет назад +1

    Geeeeesi

  • @ganey72
    @ganey72 11 лет назад +1

    1988 burco waa la qabsaday laakiin waa naylaga saaray intii ka danbaysey dagaalka magaalooyinka waaweyn dibedooda ayuu ka socday markaa 1991 ayaa magaalooyinka waaweyn la qabsaday sidaa u fahan

    • @caliduulduul3431
      @caliduulduul3431 7 лет назад

      waa maxay qabyaaladan iyo ceebtani ninkani waa ragii madafiicda wax laga weydiin jirey waxanu ka waramaya dagaalkii xabashida iyo soomaaliya dhex maray
      buu ka shekaynayaye
      maxa isku haysatan

  • @mubaarik66maxamad37
    @mubaarik66maxamad37 6 лет назад +2

    Malinkaygii ayaa igu soo ridaaya ayuu yidhi awees geedo

  • @mahamedabdiqadir7596
    @mahamedabdiqadir7596 5 лет назад +1

    Aakhiral licibkii ayuu yimid 1989. Mee kuwii ayda galay 82

    • @snmtv1499
      @snmtv1499 4 года назад +1

      Haa lakin waajibadku waxu aha inan saraakisha snm debeda uwada bixin loomana bahnayn intii hore oo waxa joogay ilaa boqol sarkaal lakin markan uu yimi fariin baa loodiray oo waa loobahday ragana marba raacba faranta gelayay markan loo yeedhay carab ducaale waxaa dhintay sarkiishi bariyo dhan wxna dhaawac bay noqden
      Axmed meri oo wa dhawac may
      Maxamed kaahin wa dhawac may
      Aadan salebaan waa dhintay
      Ibrahim waa dhintay
      Dolaal waa dhintay
      Ferenji waa dhintay
      Cali xuunsho waa dhintay
      Bariba sarkaal kuma hadhin waleba inta kuma dhame kuwa badan ayaan ilaawa laga yaba mana soo kobi karo
      Waxu dagaala mayay carab ducaale
      Sadex sanadod 1989 ilaa 1991 markaa in loogu abaal guda akhiirkibad timi waa gef waxu galay ilaa boqol dagaal oo is daba jooga lama xuso dagaladi kadhacay burco iyo aageda wali maan arag qof kashikaynaya sidii maxamed cali udhintay iyo dagaalki uu kadhintay wali maan arag cid kashekaynaysa aadam salebaan raga nooli iyagunba tariikh dii isku koobay ragii geesiya ahana wuu dhintay

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 6 лет назад +1

    Sheekadan oo faahaahsan ka dhagayso Cabdillaahi Darawal part 1 & part 2

    • @abucubayr6069
      @abucubayr6069 6 лет назад

      siciid Darfac ma xusuus reeb 1 and 2 saw maaha??

    • @maxamuudxasan261
      @maxamuudxasan261 6 лет назад +1

      Haa adeer, odeygu waa iska bahbahle, isagu magacuunbuu ahaa ee ragga dagaalka waday waxay ahaayeen, 1. Cabdillaahi Darawal 2. Dhegaweyne 3. Haybe oo loo qaybiyey inuu ciidanka kasoo baxsada Hargeysa inuu ku horjoogo Caabudla. Ciidankii ugu xooga weynaa SNM oo uu watay Darawal oo ahaa Koodbuur iyo Xamse badankoodu waxay galeen Berbera oo waxa loo qaybiyey Dhegaweyne inuu hogaamiyo galista Berbera, in yaroo uu la hadhayna waxa loo qaybiyey inuu difaac u galo ciidaka ka imanaya Hargeysa si aanay dhabar jabin ciidanka qabanaya Berbera. Labada nin ee nasiibka u helay inay dalka qabtaan waa labadaa, inta kale iyagay caawinaysay.

    • @snmtv1499
      @snmtv1499 4 года назад +3

      Maxamed Saalax kkkkkk mala waxad udafirtay oo habhable uga dhigtay waa habar jeclo lakin waxan kuushegaya hadan habarjeclo kujirin ciidanka lama qabsaden berbera carab ducaale marka waxuu aha abaan duulaha snm oo dhan waxan oo dhan isaga ayay ka amar qaadanayen dhegawayne mooye markaa xishood adeer bal carab waxu qabsaday berbera bal xagee qabsaday cabdulaahi darawal in kastoo anan jeclayn inan nin snm aha wax kashoogo oo ay xaaran katahay qabyaladu halganki snm lakin ada kahadlay meel aad moodo in aad cidgara uun taarikh uhaysato inay leedahay hadad habar awal iyo arab siiniyso adeer wax macna samayn mayso taarikh beeni oo dhadhanka kategaya tariikh dana lama dhalan bedelo

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 5 лет назад +1

    Waa. Tung dhigo sokeye qaba dagaaladi 1994

  • @danielmohamoud8887
    @danielmohamoud8887 11 лет назад

    is 1991 first time that snm attack burco and captured right _

  • @khadarahmed3084
    @khadarahmed3084 3 года назад

    Waa run dagalka berbera habeenkaa shidalka hamaha shuban kariweynay rasasba xoognogu soctay waxa nagaga dhintay muhahid maxamed guleed ilawe oo lagu nanaysi jiray tagogo allh ha unaxariisto

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 4 года назад

    Wariyaha wax waynnbaa ka qaldan mujaahidka taariikhda si wanaagsan halooga reebo

  • @Abdalla-1122
    @Abdalla-1122 5 лет назад

    Ninkani general ma, ahayn

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 3 месяца назад

    Muxuu hoosta uga galay ninka uu waraysanayo? Kan in uu caan noqdo ayuu ubukaa

  • @danielmohamoud8887
    @danielmohamoud8887 11 лет назад

    burco miyan la qebsan 1987 pls tarikhta iga saxah

  • @bosskinewhargesia527
    @bosskinewhargesia527 5 лет назад +1

    Carap maalin kaste ayaan snm ka waraysta Werder ayaan wada jogna

  • @abwaancumartalo516
    @abwaancumartalo516 3 года назад

    Hadad ma qashi ciidank qabsad barbara wax taliye ka ah mujahiid carab ducaale ciilm

  • @jamacsalaaad9910
    @jamacsalaaad9910 4 года назад

    muj carab waan salaamayaa lkn dabayaaqadii xurayn dalka buu soo gaadhay muu ahayn ragii bilaabay halganka

  • @ganey72
    @ganey72 8 лет назад +2

    ninkaa berbera ku amar ku taaglaynayey magaciisu wuxuu ahaa col.aadam macalin waxaana lagu diley abdaal eeriyadeeda

    • @caliduulduul3431
      @caliduulduul3431 7 лет назад +3

      geesi geesi dhalay carabducale cilmi
      ilahay csfimadka hakuu
      daayo amiin

  • @mohamoudabdi4452
    @mohamoudabdi4452 9 лет назад +1

    muse yusuf lol xirsi kaare jidhayna maka nolyay hahahaha

  • @mohamedjamma3279
    @mohamedjamma3279 2 года назад

    Waar kan weriye maaha ee ninkas General Arab Duale haduuu noolyahay weriye Ha laynagu diro waa iga codsi, Afmagaan gaagixin miidhan ah weeye iska daa wax kale isaga kaa waalayaba warka mujaahidku Ina siin lahaa, ta Labaad markii bilawgaba protocol xumadisa uu gacanta odayga dhabarkisa saarty baan ka booday hhhh Yaab microphone iyo camera layska qaadanaya

  • @shaash2011
    @shaash2011 11 лет назад +1

    Waar niyaw mid kastaaba intuu Camerad qaato iyuu iska dhigayaa wariye! Cajiib. Yarku waa unprofessional wariye, maaha wariye tabaran yarku,xataa waxkale daayoo meesho foosha xun uu fadhiisiyay mujaahidka.Taasina waxay muujinaysaa wax la'aanta ramaasnews.Hadoo doofle kastaaba intuu camerad qaato iska dhigo wariye dee waa kadeed!

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 3 года назад

    Ninka lawareysanaayo hadalka lsgamajo marku dhameyo baa suaasha lawaydiiya

  • @jamacsalaaad9910
    @jamacsalaaad9910 4 года назад

    waa sarkaal snm lkn xili danbe ayuu yimi halganka

  • @kurayxogle
    @kurayxogle 11 лет назад +1

    kkkkkkkkkmaridi karo macalinkayga igusoo ridaya wadagaalki gubad xariir wale

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 8 лет назад

    ninkani wa nin wax bartay lkn waxa u udagalam hayay ma aheen kala go dalka somalia ee waxay ahayd cadalad daro

  • @baligubadle1110
    @baligubadle1110 2 года назад

    Maxa umada tariikh beena laga iibinaya kulha general isaaqo dhnba 7 genrl gadhey

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 лет назад

    Lipaxinti qaranka abaal wayn ayu dalku idin haua anakana waxa nagu balana inanu ilalino tacabki ad dalkan so galisen oo ananu khasarin

  • @asmaomar7065
    @asmaomar7065 2 года назад +1

    Kuwii dagaalka na galiyay markay Guri walba naga dumiyeen ayay nagaga carareen dal burbursan OO aan lagu noolaan karin bilaa ictiraaf ah Illaahay ayaa idinla xisaabtami doona

  • @Ahmed-s7h8b
    @Ahmed-s7h8b Год назад

    Kuwa beenta diida waa II dhow yihiin

  • @mahadcali1982
    @mahadcali1982 5 лет назад

    Heeso

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 8 лет назад

    ilaahay ka cabso jihaadka been ha ka sheegin cadaabka ilaahay waa mid daran soo baro wht,s jihad mean

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 5 лет назад

    Ufuuf Mujrimiin bay ahaayeen, Dalal shisheeye dabadhilif u ah.

    • @youngdahir
      @youngdahir 5 лет назад

      Dalal shisheeya isku so hoos qariya dee nin kasto iska kin celiya dhaha dee waxabu u shaqeeya adeer dalkoday ragano xoraysanayen wana mujahidiin xaq u dirir ahaa

    • @Xudeyfa
      @Xudeyfa 5 лет назад

      @@youngdahir Ma German bay ka xorenayeen mise France

    • @youngdahir
      @youngdahir 5 лет назад

      @@Xudeyfa maye duligi ka darna ayay ka xoraynayen ee dalkoda dhexdisa nolsha ugu diiday ee yanay nolan arinkisu aha

    • @Xudeyfa
      @Xudeyfa 5 лет назад

      @@youngdahir ma xorbaad tahay hada Axmaar Dooroleh baa kuu taliyee

    • @youngdahir
      @youngdahir 5 лет назад

      @@Xudeyfa Adigay ku taliyane aniga maha,doqoni waxay tahay ayay dadka moda aya hore lo idhi adna noca oo kale ayad tahay marka la yaab ma lihid

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 5 лет назад

    Been badana genaral ceydiid aya xoreeyey ee ma siyad barre ayey iska celin kareen.
    Beenay wa run.

    • @hudayfibrahim37
      @hudayfibrahim37 5 лет назад

      Hhhh Waar nio xishood caydiid xagguu joogay adeer adigu hawiyow is xoree illaa haddaa daarood kuu taliya xiniinyahayga Ayaan isku xoreeyay adeer

  • @baligubadle1110
    @baligubadle1110 2 года назад

    Berbera waxa qabsadey haybe laanbad

  • @AhmedHassan-tc9gu
    @AhmedHassan-tc9gu 8 лет назад +2

    alla hayaay isaaqow
    managadaysan laxdad dhashiikaha no saadheen kan waxu yahay majirin faqashna intii wax ini kagashay way xasuuqeen Carab ducaale general Gaani ayaa dhihi jiray makuu 30 Isaaq ah kuquraacdo shaaha sokari langaab yohow kkkkkkkkk markii geesi dhinto ayuu fulay guul kufaanaaa kkkkkk

    • @hudayfibrahim37
      @hudayfibrahim37 5 лет назад

      Hhh Waar gaani aaway miyaanan gowracin aamus war Kuuma yaallee

    • @saidofficialchanel2027
      @saidofficialchanel2027 4 года назад

      ibrahim gaani kaan hargeisa ku gowracay maanu ahayn

  • @abdirashiidmohamed2663
    @abdirashiidmohamed2663 6 лет назад

    Waakaa odaygii isàq uguwaynaa alamuxuu naxlishubay asigaakalahadlaayo runtiikasoofakatay watuuyiri23janaayo 1991ayaanbarbara galnay waaruntiisa waamarkuusiyaadbare janaraalcaydiid madaxa kadilay isxaaq sidii eeyaha ayuubuuraha kuhoyanaayay uduceeya janaraal caydiid asigaa idinkagaaray s iyaadbare saaray

    • @laylasuruur5769
      @laylasuruur5769 6 лет назад +1

      Abdirashiid Mohamed alabeenbadanidaa. Waxaa lasoogaley1988 caeydiidna. Markeyfaqash. Laciiftey. Ee xoogeediiyaraadey. Ayuusoogaleyisaga. Iyoinacumar jees haka dhigin. Incaeydiid. Kaligii. Ahaa jabhaduhu. Weyheshiiyeen. Takale. Waabaan. Uqirayaa. Inuuahaa. Geesi. Hawiye. Maxaad isaga di sheen. ???????????

    • @charmarkemohamed8039
      @charmarkemohamed8039 6 лет назад +1

      Janaraal caydiid adeer miyuu dagaalamay orod taariikhda soo baadh naag yahaw. Daarood buu laayay iyo maati lkn anagaa dirnay hub iyo gaadiid iyo ciidankii isku dhiibay snm ayaan isugu darnay.
      Muqdisho oo aan ciidan joogin oo xataa ciidankii madaxtooyada loo qaaday woqooyi.
      Somaliland maydka askarta somaliya walaahi sankaa la is qabanayay maydku wuu hadhbeelay snm halyayo ayay ahaayeen ciidankii xooga somaliya woqooyi ayaa liqday orod akhri buuga gen cabdiasis ali barre uu yidhi snm way na googaysay, anaguna waan la dagaalanay lkn dagaalka isaaq cifka xariifsani ma jirto iyaga itoobiya jabiyay. Somalia kama dhicin dagaal ka wayn kii snm ayuu yidhi cabdiasis oo ahaa kuway snm islaynayeen. Ma jirto libin ka wayn cadawgaaga oo qira libaaxnimadaada.
      Ta kale hadaan kuusoo diro videoyaday faqasb iska duubtay ee ay leyihin waa mitid dagaal yahano ah khasaara laxaadle ayay noo gaysteen qaar xataa inay dhintaan u diyaae ah weeyi ayay ku sheekaysanayaan waxay laayeen faqash waxay ahayd maati iyo caruur ay ku ciil baxayeen.

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 5 лет назад

      Jenaral ceydiid aya xoreeyey
      Faan badanaa
      Ma siyad barre ayey iska celi kareen.

    • @saidofficialchanel2027
      @saidofficialchanel2027 4 года назад

      @@husseencagta6034 hooyadaa caydiid was. Caydiid ma hargeisa ayuu qabsaday mise burco mise berbera. Ma ciidanbaa koonfur ku hadhay waqooyiba la keeni jiree. Ilaa hadaa daarood kuu taliyaa shaadh argagaxiso laguu soo xidhee. Maad wax iska celisid

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 4 года назад

      @@saidofficialchanel2027
      Naag naag dhashay futo
      Afku xoog wa la idin yaqaan
      Hadal aya heysiina .

  • @daadihiye629
    @daadihiye629 5 лет назад

    Naago weeye idoor ku
    30 sano ayay canaadayaan
    Nacalad baa hooyadiin ku taal
    Miyaanay ogayn in ragu.dil
    Iyo xadhigba geeyo sidii
    Dumar ka ayay baroor saqiir
    Iyo kabiir la badoortaan

  • @CaliSaleebaan-rv1hi
    @CaliSaleebaan-rv1hi 2 месяца назад

    Nin adag