QISADEEYDI AAN INLAA WADAGAAY AYAAD CAAY IGA DHIGTEEN.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 15

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 часа назад

    Please naga daa music madaxa aa nagu xanuunay.😢 be a strong mom In'sha Allah kheyran ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 46 минут назад

    Allah kucafiyo oow laada allah kugucawiyo insha allah

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 11 часов назад +2

    Hooyooyinka kaligood waxaa aad u dhiban kuwa ilmaha xanuunsan heysta oo nimankiina uga carareen dadkana kuweer sanayan Alxamdulilah dheh mar hadaa ilma caafimaad qaba heysatid ilaahey ka xanuun sanyihiin haw caafiyo sabirna hasiiyo inshaalah

    • @hibojama5798
      @hibojama5798 9 часов назад

      Waa run waxaan dhagaystay gabadh tidhi 4 caruur ayaa iga xanuusan habeenkii labaabka agttiisa ayaa seexdaa waxaan ka baqayaa inay baxaan aniga oo aan ogayn aan u ducayno hablaha caruurtu ka xanuusanayaan

  • @bahja2377
    @bahja2377 18 часов назад +1

    Allah hakuu barakeeyo caruurta ❤❤❤

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 11 часов назад +1

    ❤❤❤ walaal ilahy hakulakoriyo hoyo adag ayaatht cafimd waara hore usoco afdabolan dahab sirtada hoos haku ahaato somali way kugu karbashay nolashada 🤐

  • @sadiahussein3899
    @sadiahussein3899 7 часов назад

    Suleqa dear you touched something inside me you touched my soul thank you, Habibi 💕💕💕

  • @farhiakitchen
    @farhiakitchen 17 часов назад

    Abaayo all mothers joogo western ayagoo sick ah ayey caruuurta saas u wadaan waan ku dareemayaa Ilaah ha ku caafiyo insha Allah ina Adeer ❤❤❤

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 14 часов назад +1

    Keep going sister
    Sky 🌌 limit
    Don’t be sad
    5 mid Specail need yahay baankuhaya qurbe illahay iyo Dowlada mooye cidkale noomajoogto halkaan allah maxan wax haya lkn ad adayg iyo iskufilaanshan kaqaaday waxba kacabsan maysid markaad xaaladkaste wajahdid alx

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 16 часов назад

    Manshaallah khadarta layskuma caayo way kugu dhici karta qofnaa lama dhalan gabadhan mowtida subxanallah ka daran inla caayo ilmaheda alah u soo celiyo inshallah sorry suleekho alah ku caafiyo xabibti strong mam 😍

  • @samiiroahmed4957
    @samiiroahmed4957 16 часов назад

    Xasuusaha iskadaa suleekhay hooyo adag tahay Horay usoco

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan4319 10 часов назад

    Mashalaah ❤❤❤❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 2 часа назад

    Qanjaha iska jar wll 😢..Surgery gal Ama Qaliin

  • @sagalhassan2067
    @sagalhassan2067 17 часов назад +1

    You aren't lone sis dadka qaar ayagoo laqabo ayeey single yihiin. waayo hoyooyin ka somalida waa single mom

  • @DeeqaJama-o5s
    @DeeqaJama-o5s 18 часов назад

    love you sister