Jubbaland oo usoo baxday FINAL ciyaaraha Maamulada Soomaaliya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • Xulka matalaya maamulka Jubbaland ayaa noqday kooxdii ugu horeysay ee usoo baxda FINAL ciyaaraha maamulada dalka Soomaaliya ee ka socda Muqdisho. Kooxda Banadir ayey uga badiyeen gool-ku-laad.

Комментарии • 17