Godkii xasuuqa [Episode 04] the pit of genocide. Djibouti to South Africa | Somali motorcycle

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 48

  • @Zolaouais
    @Zolaouais 22 часа назад

    We can't wait Djibouti 😢

  • @aragtidaxortaah.558
    @aragtidaxortaah.558 16 часов назад

    ASC. GUDOOMIYE. MANSHA. ALLAH. SIDEE. AYAAD. JABUUTI. ILAA. S. AFRICA. AAD. MOOTO. UGU. TAGAYSAA. BAL. SOO. FAAH. FAAHI. FADLAN ❤

  • @Amiinshaakir
    @Amiinshaakir День назад +2

    Keep going wll waad gadhaysa hadafkaga inshaallah malmahan kumanan arag wanan kugu xidhahay Alle haku sharfo wll

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  День назад

      Mahad sanid wll, waad I heysaa

  • @OmarCartee
    @OmarCartee 2 дня назад

    Cairo to cape town , good luck brother

  • @mdnfarhan
    @mdnfarhan 2 дня назад +1

    Dad dhisan oo tariikhda wax ka yaqaan weye reer ayshica wiilka yar ee kula socda waa nin ku da adiisa ka karti badan masha Allah

  • @saidmohamed1675
    @saidmohamed1675 2 дня назад +1

    Let's gooo Walhad 🎉❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 дня назад +1

    Subxanalah, Godku waynaa
    Waxase Aan ka yaabay Tayar Ee godka Hoyaded Eegta hayso😢

  • @MohamedHussen-v1y
    @MohamedHussen-v1y 2 дня назад +1

    MagaladaYdii Ayshaca ❤❤ dini gulayso zhp❤❤❤ wan ku faraxsanahay inaan magaladayda kugu soo dhaweyaay

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  День назад

      Aad iyo aad ban kaga mahad celinayaa brother

  • @LiibanAli-g7b
    @LiibanAli-g7b День назад +1

    War Yaa xasuuqay dadkaas

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 2 дня назад +1

    Ayshaca wa magaalo taariikh ah❤

  • @khaalid_aadan
    @khaalid_aadan 2 дня назад +1

    Safar khayr qaba insha allah Alle Hakuu Dhibyareeyo sxb

  • @AbdiCasiismohamed-i6z
    @AbdiCasiismohamed-i6z 2 дня назад +1

    Dhergi may layn ee dadka waxa laayey xayle selase xoriyadii somaliya ayey u dabaal degeen kadib markaa ayaa lagumaaday dadka inan yar baa thy adeer taariikhda dadka waawayn waydii salam

  • @geeljiree
    @geeljiree 2 дня назад +1

    Safar wanagsn sxb alle haku nabad yeelo

  • @mohamedmohamoudhassan1914
    @mohamedmohamoudhassan1914 2 дня назад +1

    Xog muhiima

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 2 дня назад +1

    Safe trip my brother

  • @khadar_barre
    @khadar_barre 2 дня назад +1

    Safe trip ❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 дня назад +1

    Saylac to Herar miyay isku xidhaa
    Waa Cajiib hadaa.

  • @YacinMousse-gn6dr
    @YacinMousse-gn6dr 2 дня назад +1

    Sxb horay u soco

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 День назад

    Horey u soco sxp
    Wanku daawan doonaa ilaa intaad most famous Somali RUclipsrs aad Ka mid noqon doonto

  • @ZakariaMohamed-podcast0
    @ZakariaMohamed-podcast0 2 дня назад +1

    Ninyahow meelo khaldan baad ka jartaa videos ga. Dadka in ay hadlaan xataa uma ogolid adiga unbaa hadlo.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 дня назад +1

    Eyshaca yaa maamula

  • @YacinMousse-gn6dr
    @YacinMousse-gn6dr 2 дня назад +2

    Sxb Waxana ka so salamaya gobolka Ali sabix waxayna ledahay melo aad u qurux Badan o tariq side Lagar wayen iyo teran wayn iyo melo kalo tariq le

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  День назад

      Insha Allah brother wakhti dhaw wan inalajoogaa

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 дня назад

    Meeshan wada kiristanki maxay Ahayd

  • @MrSj-s1c
    @MrSj-s1c 10 часов назад

    Please godkaas tariikh diisa iyo cida sameesay inta uu legyahy noon soo duub ama CID odasha ka nool haday joogaan so warayso oo noon soo gubi plz

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  4 часа назад

      13 August 1960, dadka ku dhintey ilaa 500 oo qof oo u dhiganta xiligas 20,000, waxaa layay boqorkii xiligaas Hayle salase

  • @jamaal2014
    @jamaal2014 2 дня назад

    Nabad gal sxq meel joogtaba

  • @NuurIsxaag-h6m
    @NuurIsxaag-h6m 2 дня назад

    Dadka yaa ha suugey maxaa lolaayey

  • @Peaceman1.
    @Peaceman1. День назад

    Genocide One year of genocide Free Palestine ilahay la cabso pit genocide what you mean explain