Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo Soo Saaray Qoraal ayaa Shegay in Golaha lagu Wargeliyey Xadhiga M Abiib

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 115

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад +11

    GUUUL jam sland kuwani wadanfaqashta ah horeba waan u ogayn❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 месяца назад +10

    Cadowga somaliland illaahay ha jabiyo xildhibaanad stupedka ahna halaka diro shacabku ciidamada hala shaqeeyaan guul somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 2 месяца назад +8

    Run ahaan qaar badan oo ka mid ah kuwaa xumaanta wada waa kuwa dhalashadoda ay wax ka Qaldan yihiin,ilaahay Dumin maayo ee wuxuu Mid -mid u Kashifayaa Ayaga inshaallah

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 месяца назад +7

    Sharcigu ha guulaysto❤❤❤❤❤❤

  • @khadraayaan1032
    @khadraayaan1032 2 месяца назад +4

    Difaaca qaranka waa muqadis ina Abiib ilaahay dalka hakaqabto Aamiiin Aaamiin yaa Alaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад +6

    Ubaxle media 24 GUUUL mujaahid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 месяца назад +5

    WAR NINKASTA O QARANIMODA KA SO HORJEEDA HALA XIDHO

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 месяца назад

    ASC warku WA cad yahay ubaxle Media 24 Birmingham UK Weldon wisdom attain thanksvm buddy WA Bilahi Tawfiiq.

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 месяца назад +5

    Waa yaab shacabkaa ku qasaaray ragan riyada ku shaqeeya

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 месяца назад +2

    Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚🤍❤️💪🏾Gul Cidanka J SLand AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲 Gul. SSB AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад +4

    Ujeedo Waa xaalad cusub ta uu maanta ku xidhan yahay oo ay Baal Mareen kolaha wakiiladu

  • @qurxintanolosha6321
    @qurxintanolosha6321 2 месяца назад +4

    Asc xildhibaanada hal kal diro

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539 2 месяца назад

    Insha’Allah faqash iyo dhibiijo waa laga huulysan. Guul Somaliland 💚🤍♥️

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 2 месяца назад

    Wa iin la waad qabtu wxan aminsanhi in xaldabanadu intuda badani wa ku khadar somaliland dulku wuxu ubahinyahi badbadu❤❤❤❤❤

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 2 месяца назад

    Tuugta golaha sheeganaya Talaabo halaga Qaado waa wada Qaran dumis, Waana dad Xamar ku Jihaysan.

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 месяца назад

      Qaarna Adis Ababa ayay inoo dhiibayaan qaarna Xamar, qaarna Daarood! Sadexdaas waa inaynu kala dooranaa!

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 2 месяца назад +3

    Wakiilo maha kuwani waa huwanta gudaha

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 месяца назад

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 2 месяца назад

    Waa sax❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 2 месяца назад

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Ubaxle waxa Somaliland haya lagta waa laba Qaar Mucaaridku masruufo oo xilal soo haynjiray iyo Qaar Baarlamaanka ku jiro waa wasiiro luugu balan Qaaday sida Ina Abiib iyo Qaarkale oo badan markaa dadkan Baarlamaanka fadhiyaa dhag laqabto malaha eeyaan lagu dawikhin
    Waa Khayran katiiran

  • @nathra7351
    @nathra7351 2 месяца назад

    Ilaahay kuwan hayna dhaafiyo si dhaqso ah cadowga somaliland hajabo ishalah

  • @MaxamedClaahi-s3b
    @MaxamedClaahi-s3b 2 месяца назад +1

    Mahad sanid ubaxle

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 месяца назад

    Waar ama ha la wada xidho ama halaiska daayo kuligoodba hana laxidho golaha wakiilada oo dhan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢.

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 2 месяца назад

    Guul iyo gobonimo Somaliland mashallah cadawgu wuu hoogay hal hal inshallah 😂😂😂

  • @canjeeljeenyoar5707
    @canjeeljeenyoar5707 2 месяца назад

    Xarriga iyo dacwada hee horeeya

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 2 месяца назад +1

    😐😐🤔🤔🤔

  • @daqadaalemedian1934
    @daqadaalemedian1934 2 месяца назад

    Xeer xumeeyaha tuuga ah isagana waa lagaga sanboorin haduu joogsan waayo
    Xaarka xaarku dhalay

  • @NurGacan
    @NurGacan 2 месяца назад +1

    Waan guilaysnynaa kuwana jecela qarnimada somalind ku misharka 4000 qaata ee duminya waxa ku dhacaysa uqubada ay umada ka galyaaan dhakhtar hatdrbaad ayaa la asking Donna iyagoo kulaba noqonaya

  • @abdirahmanabukar438
    @abdirahmanabukar438 2 месяца назад

    Xadhiga xildhibaanku waa sharci daro
    In Xildhibaaka la xidho amba denbi lagusoo oogaa
    Waa sax.waxaa ka horeeya in xildhinaanka la cadeeyo intaanu
    Debni ku jiro.hadaan la cadeyn waa Qalad

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 2 месяца назад +1

    Golahani badigoodu waa basaasin iyoadeegayaal shisheeye shaadh
    Reero iyo xisbiyo ku labisan

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 месяца назад

      SNM inay ahyd qabiil ma hadaad ogaatay! Soomaalidu ma caruur baa horta!

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 месяца назад

    Guriga hala xidho
    Riyale buu xidhaye

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 месяца назад

    Wayo barkhad isaga gacanta ku horeyey xal abuurna ah oo siday qaybti uusiday barkhad oo mahamed abiib waxbay iskuogayen marka halogu horaysiyo bijajka lnawjamac bokh iyo kan heesa ee reegabilay ee jabti lacagta kaso qatay

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 2 месяца назад +2

    Wcms mujaahid ubaxle

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 2 месяца назад +1

    Golahan barlamanka anigu waxaaban odhan lahaa ha la kala diro mar hadaanu dambiba qabanayn oo ay nin qaran dumis ah taageersan yihiin intooda badani Somaliland waligeed way jiraysaa oo waxa ilaashanaya 7 milyan oo qof

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 2 месяца назад +1

    SOMALILAND GUUL

  • @housseindjibril3618
    @housseindjibril3618 2 месяца назад +1

    DHIBTU MAAHAA AYDA DHAGAXA TUURAAYA E
    DHIBTU WAA NINKA DHAGAXA U SOO DHIIBAY
    WAAR XOOLAHAA INA XAASHI
    WAA IN M/XENHU ALBAABADA LOO LAABO
    HADDII KALE SHACABKU WAA IN AY GUDAHA U GALAAN XARUNTA HUWANTA
    HORAA LOO YODHI
    HARGAYSAAY HA DHEELIYIN
    HA DHANTAALMIN WELIGAA
    DHUDHUN ADAG
    DHAAYO FURAN
    DHEGO NUGUL
    DHAWAAQ KULUL HARGEYSAA LEH
    DIDIG IYO LABKAAGAA DHIIDHIGA KA SIMAN
    DHIMASHAY KA JECEL YIHIIN
    GUMAYSIGA U DHAANSHIYO NOLOSHII DHALIIL LEH

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 2 месяца назад

    Golahan qaran dumiska ah halla kala diro oo sharciga halla mariyo waa lagu khasaaray doorashadoodiiye.

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 месяца назад

    Dawlada Somaliland ayaa jilicsan E waajib waxa ah in Golaha wakiilada La kala dareeriyo .

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 месяца назад

    ❤❤❤

  • @feryalmomdferyalmomd471
    @feryalmomdferyalmomd471 2 месяца назад

    Hadii aanu nahay shacabka reer Somaliland waanu diidanahay wax kasta oo lagu soo xad-gudbay dhulkeena hooyo

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 2 месяца назад

    Maanta arintaa maxamed abiib ee baarlamaanka saaka waxay ku dhamaatay barkhad batuun oo afar qodob la tolay

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 месяца назад

    Heego intaa badan cidi waxaba laama wadigi karto isma qabtan maa xishodan oo rag yaqan maha waa nimnki laaha solticko waa halyaaye qaran dhaqan somali malaha manta hadu muse habr jeclo ama garxajis u ahaan lah geed ayaay ku xidh lahayeen waaka dhulbahante kaa halolaye garxajisna sodan Sano ayu laha wll manta hubki ayu arursanaya waxa ku hadhaye Arab iyo samaron oo aan qusaan

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 месяца назад +1

    Waa huwan kalkaal

  • @daqadaalemedian1934
    @daqadaalemedian1934 2 месяца назад

    Halkan waxa ka calaacalaya heegoo dhan
    Sharciga heego male
    Siday rabaana uma maroorsan doonaan
    Tuugta waxan wadaana waa muuse iyo tuugtiisa shicibkuna way arkaan ka meeshuu tagoba miinada ku xidhaya ee qarxinaya
    Eelkana dhigaya sharcigiina gacanta ku samaystay
    Waana layska qabanayaa

  • @ahmedalidireyse7596
    @ahmedalidireyse7596 2 месяца назад

    Waxaan salaamaya ubaxle tv waxaan shacabka reer somaliland aan leyahay shacabka caqligooda ha Caayina waxaan shacb ahaan into banana inaan shan kun 50000 shacabkeni ay saxeexan inay ku Wani ina dhaafan wayo waynu ku khasaaeay dhalinyaradii la is lahaa ha hogamiyan dalka waxxan leyahay cawa aan wada saxeexno oo dibada dhigno waxay ku kibreen cashuurti islanta badka fadhida aan dhamayno taa

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 месяца назад

    Ilaahayow nin daalin ah ilaahayow nin daacad ah deeqdada ha u simin cashuurtii masaakiinta ayaa halka innala maraysa waar meeshan parliament ma jiro in yard mooye.

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 2 месяца назад

    Tuugtii ina khaliif inoo hoosaaasiyay ayaaa maantana tan wada markaa adeer haday intaa kudumaysa haba duntee tuuga umads cadawga kusoo hogaaminaya halaqabto golahana waa kiii ugu xumaa ee abid ina soo mara

  • @Mustafa-w1q9b
    @Mustafa-w1q9b 2 месяца назад

    Benalaahaga oo kale wa.baadanyihin

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 месяца назад

    Warqada waa waraaqaha ay jabhada soomaaliya kajirijiray isticmaalijiriin taasoo soomaalida hadda meel ay ka jirto aysanjirin aan ka ahayn hargaysa war islayaaba oo kahara awood isusheegashada beelaha ,

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 2 месяца назад

      Adeer waan kula talinayaa ha is ceebeeyn, meel dadka kaa wada arkayaan weeye halkani. Bal sidaad Af Soomaaliga u qortay dib ugu yar noqo. Ignorance is no excuses 😅

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 2 месяца назад

      Adeer waan kula talinayaa ha is ceebeeyn, meel dadka kaa wada arkayaan weeye halkani. Bal sidaad Af Soomaaliga u qortay dib ugu yar noqo. Ignorance is no excuses 😅

  • @abdulkadirashur6219
    @abdulkadirashur6219 2 месяца назад

    Af-hayeenka kulmiye ayaa tahay ee ma tihid wariye dhexdhaxaad ah.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saadalsomali3769
    @saadalsomali3769 2 месяца назад

    Hooyadaa iyo Xeerarkaagaba was

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 месяца назад

    Wway caysteen ee sooalna hegan hagalen inti halganka xaqaha ugashay qaranka hanalays garabtago qaranka somaliland

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 месяца назад

    There are many others likewise ABIB OR EVEN MORE OBSTACLES OF BETRAYAL IWM.

  • @MuseKhadir-qy7me
    @MuseKhadir-qy7me 2 месяца назад

    Reer kan waa dawaqen

  • @khadraayaan1032
    @khadraayaan1032 2 месяца назад

    Holaha ilaahay hanagaqabto

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 месяца назад

    Labsalx iyo barkhad batuuna halaga daba geeyo oyaaye

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 2 месяца назад

    Sida dhabta ah dalka cadawgiisu waa golaha shacabka....waa marqaanti ma doonto...haddaba waa bulshadu ku qasavto dawladda in lakala diro ururka burburta dalka caddaystay...cidkasta oo kacdoon samaysana waa in tallaabo lags qaado...haddi kale waa in loo noqdaa qax uyo burbur....

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 2 месяца назад

    How is possible to apprehend someone with parliamenterian immunity and privileges? Only Kangaroo Court practice such action. This may damage the freedom credentials that somaliland proclaimed for so long, what have change.

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 2 месяца назад

    Caac waa markii la diidey aragtidiina ninyohow waxbaa kaa qaldan barlamanka cod shacab ayuu ku fadhiyaa xeer hoosaadna wey leeyihiin markaa sida aad u hadleyso adaa marin habaabin iyo qardo jeex wada golaha wax looma yeedhin meeshuna xukun milatari maaha dalku waa dimoqradi xaqiiqada ka hadal heyska ciyine goluhu sharafta iyo karaamada ay leeyihiin ayey ilaashadeen

  • @AhmedCabdiraxman-z9p
    @AhmedCabdiraxman-z9p 2 месяца назад

    Wakiilada.halàkaladiro.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад

    TALLO IYO ARIN AYAA LOO BAAHAN YAHAY SI QARANKAN LOOGA BADBAADIYO CADOWGA OO ADEEGSANAYA DAD U DHASHAY SOMALIAND UNA DHAARTAY QARANKA

  • @DegmoGuled
    @DegmoGuled 2 месяца назад

    Ina Ali ubaxlow, sidaa xil ku helimayside, iska naso, ina Abibna Marti Kuma aha Somaliland, ee waa mudanaheedii,kkkkkkkkk

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 месяца назад

    Golaha weli waxa ka taliya Abdirizaq Khaliif

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 месяца назад

    Kkk

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 2 месяца назад

    Siesta oo ay tahayba wadada loo marey baa qalad ah aniga ooreer awdal ah waxan aaminsanahay kuyar Iska hadalkiisa qaranku kuma dumikaree waxan aaminsanahay maxaa xilligan xaasaaasiga maxaa xadhigiisa kusoobeegey awalba waakii hadlijiraye taas baan xaalad abuur uarkaa ee abtiyaal kadaaya gujada wadanka xilligan maqaadikaree

  • @ktiger6526
    @ktiger6526 2 месяца назад

    Waxa la soo gaadhay waqtigii shacabku albaabada u xidhi lahaa barlamaanka ku sheega maxaad sugaysaan dad liita baad tihiin .ku kaca oo albaabada u xidha barlamaanka.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 месяца назад

    Wanay ficanntahay in dadku kal ogadan cadawgod iyo nasteexod oo ayfashilmeen golah ciyyal a suuqu ee muranka uu kashaqeeya

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 2 месяца назад

    Waa maxay qaran ma in dadka loo kala eexdaa hadey tahay derajo hadey tahay hub hadey tahay shaqo kooxda maafiyada ayaa tiraah qaran

  • @AbdirahmanAdan-s5o
    @AbdirahmanAdan-s5o 2 месяца назад

    Xasaanadiisa kuuma muuqato ee inuu godbiirse yahay uunbaa kuu muuqata ee qaranka isaaq ayaa ku karaama la,

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 2 месяца назад

    Idoor somalinimo diid bal wuxuu yahay ha soo sheego

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 месяца назад

      Iidoor somali adiga kama baryayo,horumarkee ayay ka shaqaynayaa ,somalinimo adiga ayay wax kuu tari lahay ,somaliya amison iyo etoobiya ayaa ka talisa ,madaxweynaha somaliya xalane ma geli karo ma oga waxa laga qabto,jabuuti ,somaliland ayay ku nooshahay wax horumar ahna ma leh oo dadkeediba canada iyo maraykan ayay uga qixeen,kilirka shanaad ee somali etoobiya waxay ku jiraa horumarka la"aan iyo dhibato ,iidoor xasidnimada ka tayo shaqo raadsada viva iidoor

  • @rashidmuse1349
    @rashidmuse1349 2 месяца назад

    Ma dumeyso. Kuwa ilaalinaya sidaada, ayaa adkaanayA.

  • @gaashaamotv
    @gaashaamotv 2 месяца назад

    Miskiin warqada waa warqad reer isaaq layidhaahdo soo saareen mana khusayso reerka uu kadhashay waxay keliya khusaysaa reer isaaq layidhaahdo
    Reer buu u afduuban yahay xildhibaanku waxaan aad akhriyayayso waa wax reer soo qortay iyo xaafada muuse daacuun reerkiisa
    Wax xildhibaan ah ma lihid adeer ? Tuugta qarankii loo dhiibay duminaysaa waa muuse daacuun iyo kooxdiisa

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 2 месяца назад

    Qaran majiro idoor land ayaa jira waana hargeysa Barbara iyo burco

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 месяца назад

      Iidoor ka ma cudur ayuu kugu noqday ,ilahay ha kaa daweeyo ,xasidnimo waa cudur aan dawo lahayn

  • @asxaabi
    @asxaabi 2 месяца назад

    Cadowgiisu waa balamankan marka laga reebo shaqsiyaad yar

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 2 месяца назад

    Baarlaman.iskuseega.halakala.diro

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 месяца назад

    Maxaa wax looga qaban layahay maalagu mudaharaado waar halagu kaco oo meesha halaga soosaaro Albaabadana haloo xidho

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 2 месяца назад

    Waxa meesha inoo fadhiya fataaliiin xamar laga xukumo oobafan sida midgaankaa haybti garanwaaga ina khaliif ooyaaye cali yare cali waa ninka huwanta u aabaha ah sheegta fiqshiga cudhay dakhaan kulu waa fataaliinta xamsr laga daaro waar ogaada

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi 2 месяца назад

    Cida Marin hababintan u dambaysay samaysay baadhis haloo diro marka horan si dag daga haloo qabto.

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 месяца назад

    Waxan la yaabay: golaha wakiiladu ma waxyibaa Samada ka soo degay .? Maxaa laga daawanaya. ?
    Waa in laga xidha aqalka barlamaanka, waa in la iska dareeriya aqalkana lagu wareejiyaa ciidan.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 месяца назад

    Oyaye wuxu sida lacagti ay kaso qaadeen ismacil cumar geele masar iyo tugriga marka golahan ciyala suqa ah halkala diro cidankuna heegan buxa hagaleen

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 2 месяца назад

    Waxaa ugu daran odaga sagaashan jirka ah ee gudomiyah ee hoos fadhiya ina xaashi oo gudoonkii kala wareegay nimankan cadawa ah waxaay u shaqeeyan ina xaashi oo aay hoos joogan dalka waxba uma qabtaan ee halaka jaro kharashadka ku baxa oo dhan ina xaashi waa misibo dalka losodiray halkuu nacasnimo kagaadhay waxuu uruursaday nimanka derbijeefka ah ee golah oo uu ku fushado danaha cadawg uu u shaqeeyo nikaasi dulinimo intuu kagarey waxuu bilaabay unuu dameerada u shaqeeya u diro rabshado abuur waa ninkii dalka iibsadey cir iyo dhulba maxaa uharay ee weeli dadka hordhigay hjow xiirsi deegamadiisu hangool farar leh baay iskaga qabteen ee adeer waxan dhintay dalka kaqabta

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 месяца назад

    Walaahi fikirkaa ubaxle ayaan aaminsanahay ama hala wada ilaashado ama halagu kala dareero rageenana yaan ciidan cadow loo koriyo noqonin oo kii habeena qashrad u soo ridin intuu ku naaxay uu ku taajiray uu xilal ka helay haatana inuu dumiyo uu diyaar u yahay reer somaaliland ka xalaasha ah ha iska qabtaan dadka tirada yar ee cidkasta leh fikirkastana aaminsan ee dalka ku dul duminaya.

  • @AbdirahimYaqub
    @AbdirahimYaqub 2 месяца назад

    Hello heego

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 2 месяца назад

    Idoor bal meesha uu ka soo jeedo ha cadeyo ma oroma ma xabashi baa ma irir samale

  • @mohamedguedi3112
    @mohamedguedi3112 2 месяца назад

    Silki hoyada y sheg

  • @Abdisalandeeq
    @Abdisalandeeq 2 месяца назад

    Cadaw ma lihidine caqligiina iyo cuqdadiina cadaw idiin ah, dad xumaani ka buuxda tihiine iska saara waxa idinka buuxa hadii kale markaad inta idila degan ka daashaan idinkaa iskuso jeesanaya qaabka caqlidadiinu u abuurantahay iyo xumaanta idinku jirtaana idin kala badbaadinmayso wlhy

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 2 месяца назад

    Ina batuun,iyo aw totoomo ina khaliif noca sida mr ruqi fidnadaiyo madaxwrynaha aflagadeeyan locarbiyey huwanta 2 karlayasha baa qaranka cebeeyey wa raag dudo dumarka maseyra wa shiwawa mucaridka 😂😂

  • @Raininrelax
    @Raininrelax 2 месяца назад

    War cadowgu aaway ma aragnee

  • @canjeeljeenyoar5707
    @canjeeljeenyoar5707 2 месяца назад

    Waxaagu adiga iyo xeer ilaaliyaha aad sheegtay waad waalantihiin cadiifad iyo maamul waa labo

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 месяца назад

    Sababta isaaqu u difaacayo dawladda somaliland ee qowmiyadaha Kalle uga soo hor jeedaan waa maxay?
    Sababtu waa in isaaqu uu dawladda leeyahay oo cid kale aanu wax uga ogoleyn ee dawladda isaaq ugu yeera koleey lama wada lahan oo waa la wada difaaci lahaa haddii la wada leeyahaye

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 Месяц назад

    Ubaxlow maxaa laga xidhi waa daasad ur tahay oo sakhraan ah markaa kaasi jeelka ayuu ku xaarayaa cid gurtana lama hayo isaga iyo cali guray labaduba xaarkood ayay cunayaaan

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 2 месяца назад

    Idoor jab muuse juudan waa jabay

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 месяца назад

      Iidoor waa kuwa aad u ooyaysan ee aad barayaysan ee aad xasidnimo la daba socotaan ,viva iidoor

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 месяца назад

    Siilkii hooyadaa was khaniis yahaw jeegaanta ahi

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 2 месяца назад

    Bal hala dumiyo somaliland
    Waa ninkey caano kaga daataan.
    kii iska tegayoow hada bax inta somaliland ku soo hadhana dekadoodu ku filan kana badan.

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 2 месяца назад

    Waar arma yihiin kuwani hambadii faqashta

  • @FaisaIbrahim-k5l
    @FaisaIbrahim-k5l 2 месяца назад

    Beenale beenta nagadaa ina abiib waa xildhaban qaran

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 2 месяца назад

    Walee waynu yabanahay ilahayow wadanka noo badbaadii gole rabshad ah wuu inoo fadhiyaa

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 2 месяца назад

    waar ubaxlow hala mudaharaado oo nimkan baarlamanka sheeganaya hala kala. diro

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 2 месяца назад

    Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l 2 месяца назад

    Afduubka ayaad taagg 2:06 ersan tahay.Qolada Muuse ee qaran dumjska ah Ubaxlaa know ka ah
    Nijaas qabyaalaysta ah baad tahay.Adoo kalay S/land eedi doontaa