"SNM Iyo Isaaq Si Gobanimo Keh Ayay Noola Dhaqmeen 1991kii"Janaraal Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 121

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Год назад +16

    Manshaalaah tabarakalaah taarikhdu iyada is qurta dad badan ban arkaay oo yirii. Mareexanka sarakiishodo inta darajeda ku qadatay cidamada ee saxda ahaa way kawacnayeen daroodka kalee gobanimo

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 Год назад +4

      Reer sheekh isxaaq way isku raaceen in marexaan uu yahay gobta darood.

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 Год назад +20

    Wali nimanka isaaq waxka gobanimo badan cidna kama aargoostaan
    IIlaahay ayaa kajizaai siin aduunyo iyo aakhiro

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Год назад +3

      Isaaqu waa wadaniyiin waa gob

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 Год назад +3

      ​@@jamalskp7280 mahadsanid may Allah SWT guide us all

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +13

    1980 waxaan ahaa niin yar oo dhalinyaro ah waxaan joogay xamar wakhtigii dagaaladu socdeen waxaan deganaa xaafada hawl wadaag baar ubax agtiisa xaafada waxaa u badnaa habar gidir dir iyo mareexaan habeen aan fadhiyey baar mareexaanku leeyahay ayaa waxaa sheekaysanayey saraakiil mareexana midbaa wuxuu leeyahay isaaqu waa gob aniga iyo ciidan aan wato intay naqabteen ayey I garteen oo isoo daayeen waliba gaadhi igu soo qaadeen ilaa caabud waaq

    • @aidaruskhalif6473
      @aidaruskhalif6473 2 месяца назад

      Saaxiib waad mahad santahay. Hore ayaa loogu maahmaahay . Magan haddii aad doonayso magan Isaaq noqono

  • @awm221
    @awm221 Год назад +7

    Mansha Allah
    Waa kaa qofka wanagsan
    War dad oow ilahay uga baqa wiixi aa ma soul ka tihiin
    Ha duu dulmi saman laaha wa ladililaha lakin wuxuu yahay tusale kudasha mudan ❤

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 9 месяцев назад

    Qof kasta wuxa uu ifka ku geysato ayuu Allah, ama ku abaal mariyo, ama uu Allah ku ciqabo oo uu ku salido.
    Ninkan hadleya, wanaaga u geystey ayuu ku baxsade.
    Reer Sheikh Isxaaq waa dad qalbi fiican oo aan cuqdadeeysaneen.
    Maa Sha Allah Tabarak Allah, Ilaahey ha wada barakeeyo.

  • @maxamedsaleebaan3956
    @maxamedsaleebaan3956 Год назад +9

    General dhuumal arinkaas uu ka hadlayo maalintaa goob joog ayaan ahaa sidaa uu sheegay waa runtii

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Год назад +3

    Mashaalahu adeer aabo somaliyed o gobad tahay ilaahow ku xafid if & aakhiro geesi guulyso intad noshay forme somaalilaan ❤❤❤guuuuuuuul

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 Год назад +4

    Geesi baad tahay waan ku salamayaa from somaliland

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 Год назад +6

    SNM kaala dambeen ayaa kaa jiirtay waa sidaa waxay maxkamaad ugeyeen jeneraalka . Cissaqu daad jiliicsaan mahaa , markeey haadlayaan hadaal koodu koor ayuu u kaacsaan .Waxaad moodii ineey ku dilaayan laakiin waa goob , duulmigaa neeceb . Ciddanka jibuuti ayaan ku waada jiirnaa daad gaabadaa mahaa.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Год назад +6

    Gobonimada Waa Dhashaa Wasiir Dhumaal

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 Год назад +10

    Dhuumaal waxa u markhaati furay isaaq berbera joogay oo sheegay inuu nin fiican ahaa òo dadka wuxuu taro mooyee aanu cidna dhib u gaysan laysku raac gobonimada Dhuumaal from berbera somaliland

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm Год назад +6

    Waa Nin fariida Shacabkaa Ku Hagoogtay

  • @maryanabdi4200
    @maryanabdi4200 Год назад +1

    Kheyr badan iyo cimri dherer baan kuu rejeynayaa, qof kastaba waa inuu runta ka sheegaa wixii soo maray sida Wasiir Yuusuf oo kale

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 Год назад +10

    Maansha allaah waa markhaati wanaagsan oo hada nool viva SOMALILAND guuuul iyo gobanimo waa gob midhkaa waa laysku raacay runtii somaali waa dad wada dhashay ummad walaalo ah.oo marwalba isu baahan.. meelna aan kala tagayn galina kala maarmi karin ..that’s true..rabbow bisha ramadaan cafimaad iyo cimri dherer nagu gaadhsii Ameen raboow kuwa bishaa ka faiidaysta naga yeel Ameen raboow khatumada khayr noogu khatin Ameen Ameen

    • @onabeat6352
      @onabeat6352 Год назад

      AAMIIIIIIIIIIIIIIN YAARABBIL CALAMIIN. 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
      JIZAKALLAH KHEYR.

    • @albaaniali7387
      @albaaniali7387 Год назад

      SOMALILAND waxay kudaynaysàa soomaaliyoodhane tolkayow hakukaraama seegina
      Sanado waxaan wadnay
      Subax qudhaa lasiin aqoonsiyoo
      MARKAASAY MIDAYNDOONAAN SOOMAALI SALKANA UFHIGAYAAN SEES WAYNOO SABO XABASHIYEED
      IYO SABO CARABEEED IYO SABO AFRIKAAN KATAOINAYAANE OO TAWXIIDKU KABABANAYAA SHANTA SOMAALI IYO AGAGAARKOODEE OGAADA

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 Год назад +1

    Mahadsanid taarikhdu waxbayqortaa nabadoonkaa sidaasaa laguyiqiin hadawaxaajooga qaaryidhaa galadagaalka

  • @adamsamakab2726
    @adamsamakab2726 Год назад +5

    Sahan tv,waxan ahay mujaahid adan moxamed samakaab .
    Ma doonayo inaan wax kale taabto.
    Ninkaas yaan warkiisa in idiinku dari lahaa :
    Ma jiro daarood ama cid kale
    oo lagu dhibay TOGDHEER.
    Bal aniga iyo Jaamac Cali Jaamac 300 rag iyo dumar ah
    oo ABSAME ah yaan OODWEYNE
    7 baabuur ka saaray ilaa meeshii ay doonayeen.
    Wallaahay markay dhaqaaqayeen
    Waa ooyeen farxad iyo filan waa.
    Sarkaal baa soo degey oo dhaar iyo wacad halkaa ku maray.

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Год назад

    Mashaalahu guuuuuuuul somaalilaan wa nasab isaaqu mareexan wa gob kolay mid ban lagama wayo Somali odhoqorjaaya

  • @Hiil1242
    @Hiil1242 Год назад

    Macalinkagii talo fcn ayuu ku siisyay walee adna waad qaadaty waadna ku badbaady ❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад +2

    SOMALILAND MARIIXAAN WEY U FURAN TAHAY WAXAANU IDIN DEJIN DOONAA BARIGA GOBOLKA SOOL OO UU KA QAXAY DHULMAHANTE KU SOO DHOWAADA MARIIXAAN WAA NASAB NASAB DHALAY OO WAXNA GALA WAXNA GUDA PLEASE WELCOME TO EAST SOOL OO AH GOOB MUHIIM MARIIXAAN WAA UMAD AAMIN AH OO YAQAANO SAAXIIBTINIMO WE LOVE CAABUDWAAQ ❤️ 😍 ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @kl8650
      @kl8650 Месяц назад

      No, no darood. Nacasnimida ingada

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Год назад

    Yarantaydii waxan maqali jiray mareexan iyo ogadenba dad badan obadiyay shicibkii haragysa mashaalahu e somaali ha katashato fidmada socta manta

  • @bashiirbashka173
    @bashiirbashka173 Год назад +1

    Marnaba abaalka aad noo gashey nagama waayeysid xataa imika from berbera

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 Год назад

    mansha allah qofka wanagsan waka
    allaah ha ku xifdiyo

  • @engabdirahmanadem808
    @engabdirahmanadem808 Год назад

    Mansha allah waa qof qalbi wanaagsan

  • @axmedcabdixasan9924
    @axmedcabdixasan9924 Год назад +3

    Marexanku waa dad rabi iyo ragba yaqana Afwayniyo inyaro uu hosta ku watay moye

  • @ibrahimfarax2192
    @ibrahimfarax2192 Год назад

    Gobta daarood waa mareexaan❤❤❤

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 Год назад

    Kornayl. Dhuumaal. Wuxu. Horey. Usii. Dhigtey. Weji. Wacan. Ogow. Qofkasraa. Wuxu. Hirmarsaduu. Leeyahay. Aduunka. Iyo. Aakhiro.

  • @gurisomcismaan3365
    @gurisomcismaan3365 Год назад

    Alxamdu lilaahi. Waa sune wanaag San qofka maxbuuska ah Ee. Lasii daayo ilaahay cidii siidaysa. Janada fardawsa hageeyo. Gaar ahaan suldaanka ilaahay miisanka xasanadka hawgu daro

  • @samirr546
    @samirr546 Год назад +6

    Gobanimaduba waa in qofku shaqadiisa si daacad ah u guto!!!!!!!!

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Год назад +6

    QOFKA AAN DANBI GALINNN ILAAHBAAA U HIILINAAYA DADKA REER SOMALILAND WAAA DAD GOB AH OON JECLEYNNNN IN CID Xumeeyaan WAANA DAD AARGOOSIGA ISKA ILAALIYA GOBONIMADUNA WAAA INAADD CIDII WAX KUYEEESHEYYY AAAD WANAAAG UGU SAMAFASHID HADIII IYADOO LIIDATA AAD HESHIDDDĎ

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 Год назад +2

    Berbera waxa joogay Kornayl Dhagawayne. Waa nin sharaf leh oo gob ah, isaga ayaa dadka badbaadiyey.
    Hargeysa iyo Gabilay waxa jooga kuwo dad cuna, oo aan cidna badbaadin.

  • @haboonadan
    @haboonadan Год назад +1

    Allaahu Akbar.

  • @yoyogi52
    @yoyogi52 Год назад +5

    Marexaan wa Gob Gobi dashay. Daaroodka kale kibir iyo dulmi ayay ku hayeen somalida xiligi siyad barre. Reer sheekh isxaaq weli kama maqlin wax aan amaan ahayn oo ay sarakiishi Marexaan ka shegayan. Marka Gaani laga reebo.

  • @Garaadsame573
    @Garaadsame573 Год назад +1

    Insha Allaah, aakhirana sidaas ayuu ku badbaadayaa.

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 Год назад

    Masha Allah ❤

  • @salepanapdi
    @salepanapdi Год назад +1

    Mashallah isaga ficna

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 Год назад +2

    Waxad tahay qof wanaagsan baad tahay

  • @abdilaahi2276
    @abdilaahi2276 Год назад +6

    Mareexanku waxay ahaayen dadka ugu wacan siyad moye

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 Год назад

      Iyo Gaani. Laakiin wa laisku raacay inay rabbi iyo ragba yaqanaan

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 9 месяцев назад

      Daarood badanaa ma wada xuma ee reerka dhulbahante ayaa dhib iyo nacayb geliya reerkaa dhulbahantena waxaa sababay inay sidaa u xumaadaan isaaq oo khaladkooda cafis iyo amaan ugu bedelaan

  • @abdihakimmohamed4097
    @abdihakimmohamed4097 Год назад

    Marka hore waan u mahad celinayaa sida gobanimada leh ee uu u dhaqmay markuu xilka hayay iyo sida uu maanta uga markhaati kacay waxaagii loo sameeyay taasoo meesha kasaaraysa beenta ay dad badan caadaysteen

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Год назад +4

    Muhiimadu saad xiliga i fcnyd ayad hdana u fcnty noogu kaalay somaliland aan ku casuune ana reer BERBERA wlhi

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Год назад

    Wlhy run buu sheegay janankani anuu waxaan ahaa ciidankii berbera soo galay 15/1/1991 hawiyaha iyaga looma biqi jirin waxaanu ku odhan jiray xor baad tihiin hadaad dalka ka shaqaysanaysaan iyo hadaad koonfur tegaysaan doorashada idinkaa leh ka yiraaha koonfur baan rabaa waa la tabantaabin jiray daaroodka iyaga waa loo biqi jiray in mid ciilbadani hayo oo waxmagarato ahi dilo sidaa awgeed waa la gudbin jiray

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад

    Alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo, mareexaanku gob buu ahaa laakin General Morgan iyo Maslax Siyaad barre iyo Afweyne ayaa umada kala dilay oo kala fogeeya,

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 9 месяцев назад

    Halkan waxa ka cad sida gobanimada leh ee reer shiikh isxaaq ula dhaqmeen dadkii kasoo jeedey koonfurta somaliya
    Halka anaga kuwayagii dhulbahantuhu qoodhaha ka jarayeen 12:05 amaba dhurwaaga siiyeen iyagoo dhaawac ah markii dhurwaagii cunayna ay sawiro kasoo qaadeen iyagoo ku faraxsan oo u arka inay guul gaadheen aanayse fahansaneyn inay sameeyeen gunimo taariikhi ah oo faylka taariikhda u geli doonta

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 Год назад

    Isaaq markey soo galeen ,qaxooti Ogaadeen xasuuqeen weey jireen,dacar buluq & kuwo kale,caruuro badan weey qaateen.

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 7 месяцев назад +1

    Reer abtigeey Garxajis Habar yoonis waa gob taqaan nabad iyo colaad laakiin Sumuni oo ah Muuse Cabdalle muxuu ulaayay ragii Hawiye ee gabacsatada ahaa 25 qof oo Habar gidir u badan Caayr Anigu Majeerteen baan ahay Habar yoonis Xirsi Cisman dhalay

    • @abdiali3365
      @abdiali3365 7 месяцев назад

      Faarax waa sugena ninkii markii danbe bad baadiyay ganbayare ayuu ahaa oo xirsi cismana

    • @abdiali3365
      @abdiali3365 7 месяцев назад

      Waarun lkn faarax waa sugi oo ku jiray nimankaa hawiye lkn se aan dhiman waxa markii danbe la tacaalay oo badbaadiyay ganbaraye oo ah nin x.cismana

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 7 месяцев назад

      @@abdiali3365 Haa abti waa runtaa waan daawaday wareeysigiisa uu xalxalis iyo Duriqsi uga hadlayo waa taariikh madow umadda Soomaaliyeed soo martay waan jeclahay reer abtigeey Habar yoonis Xirsi Cisman waa gob gobi dhashay dhiigeeygi weeye

    • @abdiali3365
      @abdiali3365 7 месяцев назад

      @@mohammedpalle5934 oo apti xirsi cismaankee ku dhalay

    • @Trader11-vy1kz
      @Trader11-vy1kz 6 месяцев назад

      @@mohammedpalle5934 markaas xasuuq ayaa socday oo waxa looga shakiyay inay askar yihiin dadkaas

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 Год назад

    Hadaanu Reer sh isaxaaq nahay waxaanu Qiraynaa in Gobta daarood tahay mareexaan

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 Год назад

    Hadeer maxeey u qasheen wiilka dhulbahante oo abtiga u ahaayeen

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 Год назад

    From Ismail nuur

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Год назад +1

    Sumuni waa ninkii 31 qof ku dilay agagaarka Burco sobob la'aan.

  • @Mohomettnaasir
    @Mohomettnaasir Год назад +1

    Faqash dad gob ah ayaa ku jiray lkn uu qasbayey siyad barre oo waxan raali ka ahayn

  • @khalidmayjeex7156
    @khalidmayjeex7156 Год назад

    Alle haw naxariisto suldaankaygii, suldaankii guud ee JSL, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi qaadir Suldaan cabdilaahi .
    Dadka Somaliland weligood ba gob bay ahayeen.

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Год назад

    Warka sidaan ku hayo mareexaan waa gobta Daarood markaa siyaad barre dhalad muu ahayn ayaan filayaa

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Год назад +2

    Odaygu runbuu sheegoo shacabkaa inta badan la waydiin jiray

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 Год назад +2

    JAALLE DHUUMAAL ANAGU HADAAN NAHAY REER GEDO KUMA AANAAN MAHADIN Khan baad utahay ahmed dhuxul

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Год назад

    Nin dhulbahante ahaa oo ka mid ahaa dadkii lasii daayey ayaan kula kulmay Tuulo ladhaho Qorfe-Buul oo aan filaayo inay udhaxaysay Widhwidh iyo Laascaanood ayaan kula kulmay 1991kii October, anigu ninka isma garanaynin nin aanu wada soconay oo Reer Berbera ahaa ayay is garanayeen, wuxuu sheegay inuu kamid ahaa dadkii Warshadda Sibidhka Berbera ayuu ka shaqaynaayey, wuxuu sheegay inuu isaga nasiib ilaahay kasii daayey, laakiin dadkii meesha ay kuqabsadeen xabbad kama bixin ayuu yidhi, wallee dadku kala bogsan, qori Ak47 ah ayuu markaa garabka ku watey, aniga ima garanaynin inaan Isaac ahay, ninka ila socday oo aan Durriyadda ahayn ayuun buu igasoo qaaday inaan isnahay, waxa kale ee meeshaa aan ku arkay, Hilib ayay naga iibiyeen kaddib biyo ayaan weydiistay aan ku faraxasho, caano geel ayay iigu faro xaleen.
    Ninkaas muu istaahilin in lasii daayo.....

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Год назад

    Ogadenia waa QAYBI OO XUKUN SGalbeed

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Год назад +1

    Waanu kuu heyna abaal adiga iyo tolkaaba

  • @wadaniga
    @wadaniga Год назад

    Hadaad mujaahidiin u aragtid SNM
    Dhulbahante na waa mujaahidiin waliba waxay ku leeyihiin soomaaliya kala go'i mayso.

    • @SaedDahir-v6d
      @SaedDahir-v6d 2 месяца назад

      2024 dadku qoriba marabaane mujaahidka waa waqtigii ninkii diinta kabaxay

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir Год назад +1

    Saraakiil marreexaan ah oo sifool xun uxasuuq day shicib wayjiraan .1taliye guuto lugyar 2taliye gaas maslax siyaad barre 3taliye guuto canjeex

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 Год назад

    Waxad tahay run sheeg

  • @Mohamedal-guled
    @Mohamedal-guled Год назад +2

    Jabhaddii SNM taariikh cadaalad badan ku jirtay ayay lahayd lkn dadbaa raba in ay Sumcad dilaan.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад +1

    HORTA GOBTA DAAROOD WAA BEESHA MARIIXAAN OO AH DAD GOB AH WAAYO GOBTU WAA TII SHEEGTA RUNTA DHOWAAN WAXAANU MIDEYN DOONAA BURCO IYO DEGMADA CAABUDWAAQ OO AH MEESHA KELIYA EE LAGA XUSO MAALINTA QARAN EE 18 OF MAY WAXAA BALAN AH IN AANU IL GAAR AH KU EEGNO CAABUDWAAQ NOOLADA WAXAA TIHIIN UMAD WAX XUMEYN KARTA WAXNA WANAAJIN KARTA KU SOO DHOWAADA QARANKA SOMALILAND

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 Год назад

    Libaax libaax dhalay
    Wllhi gobtu isma qariso Bal eega sida gobanimada leh ee uu u hadlaayo
    Nin kan poqortooyada Mareexaan ka soo jeedaa
    Sida oo kale gobanimadii SNM iyo isaaq siday ula dhaqmeen dadkii Maxaa biista Ahaaa ee ay qabteen

  • @maxamuudmuse2186
    @maxamuudmuse2186 Год назад

    Wallee waa nin rageed buuxa

  • @osmanwarsame6151
    @osmanwarsame6151 Год назад

    Mujaahid Carab Ducaale ayaa watey ciidanka SNM

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад

    darooodka mantana warsangeli wuxu dilay wiil yar oo la joogay ay dhaleen sidaan warwarka ka maqalayo iyagu ma bixiyan dadka waxba u gaysan lakiin iyaga imisa la badabdiyay reerka darood reerka utu runta jecel wa marexan iyagu intooda kale sheegi mayan ragii la badabdiyay

  • @CabdiFaarax-n3v
    @CabdiFaarax-n3v День назад

    Snm agteeda dembiile kama ninka dagaalka xun kala hor yimaada lakin ninka shacabka dhibaasteeya buu ahsa dembiillaha

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 Год назад +3

    Snm waxay ahayd dad jecel dadkooda waayo waxaad ka garanaysaa magacooda ururka dhaqdhaqaaqa wadaniga somaaliyeed ayaa ladhihi jirey

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 Год назад

    Madax baad tahay sharaf leh

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Год назад

    Daalim mujaaid aad Ku sheegaysaan was meesha la idinka raacay meel xun ayaa idiin dambeyneyso

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 Год назад +3

      Niyaw hadadan reer sheekh isxaaq la nolaan waxad ka sheegtaba wa been. 10ka kun ee dhulbahante ee reer Hargeisa ah warayso. Eyaga hanti iyo ganacsiba ku leh oo la noole. Hargeisa dhexdeeda ninka dhulbahante ka sixun u eega 20ka ugu dhawba gacanta saraya.
      Walahi dhulbahante hargaysa dhexdeeda ayay imika ka cayan oo cidina la hadli karin.

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Год назад

      Ragii ku talinaayey waa Kass runta ku sheegay inaad cuqdad iyo been laydinka buuxiyey ee SNM iyo Isaaq oo idin dila kara inay idin sii daayeen. Halkii aad mahdin lshayd cuqdaddi ayaaba kugu sii qaraxday oo cay cusub baad bilowday. Qofka adiga oo kale ah waxa ku qabanaya xukun dilka ka xun, xulumkaas waxa weeye 30 sanadood oo wamo ah. Somalidu raga ma wasto, se waxad isku qol ahaan doontaan Carab Yemeni ah oo hawshaas gudanaya. Weliba marku ku wsaayo futada Daarood ee weyn rag ku kala qabta oo beshiina ah baa hawshaas loo igmanayaa. Marka sidaas lagu waso 30 sanadood cuqdad iyo cuqdad laan ba waxad doontid ku hadal.

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 Год назад +1

    Markaasay dafiran oo eedo aanan gelin snm dusha kasaran qolada daarod
    Gobanimada waa loo dhashaa
    Saraakiil denbiyo lagu hayey
    Ayaa xataa lasiidayey

  • @Sharbeela
    @Sharbeela Год назад

    Mareexan wax malayn jirin ee kuwaa ku hosnolaa ayaa dadka layn jiray mareexan qofki yaqana yaqaan dad ku mashqulo somali manihin calamkas inaa latartana jecelnahay 😂

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 Год назад

    Waxad tahay wax garad

  • @Glydh
    @Glydh Год назад

    After 30years genocide marka keena waxa aad raadineeyso snm biixi haka jawaabo waa najis

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Год назад

    Goobanimo

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Год назад +1

    Dadku isku mid maaha cidkastoo ku qaraabatay magac dawladnimo ama mid reereed oo ku gabood fashay waxay hor istaagi doontaa cidkasta Boqorkeeda iyadoo dulaysan oo quraanjo ka liidata oo jahanamana soo fakfakahayso!!Ilaahoow na caymi!!

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Год назад

    Kani wuxuu ahaa jaajuuski weynaa u shaqeyn jiray snm ta.
    Raaggii darood dowladda kacaanka u shaqeyn jiray isagaa u kacan geliyay
    Snm ta ogadeenka ayay aad u xasuuqi jireen. Nin ogadeen oo u gacan galay snm ta oo badbaaday lama sheegin

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Год назад

      NEJIS BAAD TAHAY!!!!!.DADKA SOMALI KALA DILA AYAAD KU JIRTAA!!!!!.

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 Год назад

    Dofafka gacamkudjiglaha ayaad rumsusanadan.allow man kuqabto beenale.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Год назад

    Barbara dagaal kama dhici
    Beenta daa

    • @MubYus
      @MubYus Год назад +5

      Batuulo .
      Naaaa ma xalay ayaad dhalatay , maxaad ka hadlaysaa.. Yaaab

  • @Glydh
    @Glydh Год назад

    Biixi kaahin taani war crimes soo dhiiba wajibka aan ka gudano waa hadii aad isu aragtaan in aad is xakameeyn kartaan marka hadii kale huuhaa iska ilooba

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm Год назад +1

      Waxba Laguusoo Dhiibi Maayee Waalgugu Soo Fasaxayaa

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 Год назад

      Adeer marexaan wa Gob. Siyad barrena kumanan diidin daroodnimadisa, ee dulmigiisa xad-dhaafka ah ayan ku diidnay. Daroodna wa walalkay oo anaa hargaysa inu cadalad igu xukumo ogol...
      Isir nacybka inaga dayaa nimayaw

    • @abdicash2643
      @abdicash2643 Год назад

      Hadii aad dhegonleedahay waad maqashay adeerkaa.

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal Год назад

      Adigu maxaad usoo dhiibi weyday kii hargeisa burburiyay ee dad 50 kun oo qof ah xasuuqay Ee MORGAN?

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal Год назад

      Iskadaa inaad wax zoo dhiibtaan idinkuye Morgan garoowe buu ku raaxaysanayaa
      Markii tuke la xidhay sidaad u ooyayseen waa la ogaa daalim faqash ah👊

  • @samizakariya5155
    @samizakariya5155 Год назад

    Odaygan dhibki marexaan uu geyteen dirta waqooyi ayaa hada laga argoosanaya Sacid harti. Snm sii foolxumo ayaa uu dagalami jireen weydi Shacabka Axmad garad iyo Khalid. Amaan beena ayuu wadaa odaygan marexaan.

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 Год назад +3

      Balaayo kugudhacdee odayga waxba loomadiran
      Sami sakeriya jooji aakhiro seega

    • @ummhudayfa2227
      @ummhudayfa2227 Год назад +2

      Waar good madaaw oo aan ciidina kula galayn baa kaa danbeye u tudho walahyi in wax laga jaraya anay jiirin ee iska daaya xumaanta oo somaliyey bishii barakaysnayd ba fooda inaguso hayse aan akhiro u shaqaysano aduunkani waa maalmo yar oo dhamanaya qofwalna waa isaga iyo camaalkii Allow khatumada khaayr nogu khatiin yaa raxiim

    • @khadar_mohamoud
      @khadar_mohamoud Год назад +1

      SNM nin aan waxba u geysan , ma dhibin

    • @abdihakimmohamed4097
      @abdihakimmohamed4097 Год назад

      Mareexaan waa nimankii xukunka hayay kuwa isaaq ee gartay in maxamed siyad iyo ninkani ay kala shakhsi yihiin rag dheh isagana nin wixii loo taray og dheh adiguna kii isku dirayay dawlada iyo beesha isaaq baad tahay markii hore lagaama jarin lakin hadaa lagaa jarayaa mareexaankuna adiga iyo reekiinaba ka gobsan inan gumeed yahow

    • @osmandahir5993
      @osmandahir5993 Год назад +2

      Snm hadey su xun udagaalami
      Jireen maanta laascanood marlabaad
      Kamaad soo ceytanteen laascanood
      Daaye walaahi boosaasaa lagasii
      Qaxey laakiin gobonimo snm
      Umuujisey umada soomaliyeed ee
      Ay qabsatey waana lagu wada joogaa ilaa hadda soomaaliland hogamiyana
      Wali tudhaale umadooda kama daalaan
      Gardarada reer laascaanood soomaliland kusoo qaadee ku macaashi maayaan nabsibaa qaban