Somaliyeye marka hore waan idin salaamayaa marka xiigtaa waxaan arkay dadkala tageersan labaada nin oo si qabyaaladii ku jirto wax uu wada bahashu hadii ay halka gaadho ma ficna ee ragaa hala kala gaadho gabaygi Gayaan ee inanta nimco cabdi sabuub soo dhigtay waa laga baxay oo xajadu meel kale bay uu socota ee hal soo dabalo gabayga halagu soo celiyo meeshii hore hadii kale hal joojiyo gabaygu xaadkii uu lahaa uu dhaafay.
Abwaan Fiiro waaxn ku odhan lahaa hadii aad rabto in aad rag gooni ah u maagto fadlan, halkani ma ah meeshhedii ee ka foursome. Silsilada Gayaan waxaa is kale Nimco Badra oo gabdh ah in lagu xaqdhawro sugaanteeda ay soo curisay, Tolkeed sharafta mudan iyo gayanka ay soo calmatay xaqiiqatay. Gollaha adaabtiisa illaliya, No politicking 🙏
Cashirow Qorigan aad riddayee Qaaca bixinayaa! Qalbiguu wax yeelayn ninyahow Qararacdiisiiye! In miskiin Qunbulud lagu ridaa ma aha Qeeynuune! Kkkkk From Gedo
Hubka hala dhigo Wllo halays daayo inan tiina mar hore ayaa adeer keed bixiyey ee inoo doono isaaq iyo Ogaadeen way wada dhasheen ee is daaya guurkana yaan la xumayn
Kabaha la dulmar sheydanka yahuuda tagera waad ku sugtay car u dhig nin sadax wadan dagan ayuu isku dayay asgoo go Doon ah ku wad walalo afka ala kuma qabto
Gobey Liicoo Hajabin Ogaadeen Abasame Kuumade One Love🇸🇴❤️
Mansha Allaah inadeer geesi aan gabaniin baad tahay guuleyso Cashir Budul. Gudgudaha cirkoo hoorey baan lagugodoomeyne gabanada Ogadeniyaan yaan lagugulaalmyene. Gobolada Ogadeniyaan laga goyoobene gobolada Ogadeniyeey gorey ka reemeyso ey geesiyaal wadi og iyo gabaano noo raacdo oo geenyadii reer tolkii goray lamaalaya oo geesigii abeheed sharaf u gaaryeelay o geenyadii rer tolkii goray ka dhiibaaya o gabana aay wadadhaleen jooga garabkood geesiyada Ogadeniyoo guul ku wadajooga.
Maan sha allah abwaan cashir 💯🙏👏
Masha alaah abwaan adeer cashir guul
Abaawan cashir gobanimo iyo gobanimo viva boqortooyo ogadeen 🇬🇲🇬🇲🥰💪💪🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪
🇬🇲🙏
Mansha Aallah geesi geesi dhalay batahay ader mcne ❤❤❤❤❤🌿🌿🌿💚💚💚💚💚💚💖💖💖🌹🌹🌹⚘⚘⚘⚘
Ogaden ayaa gabay wax lagag shega yaa yiri oo sodiray kan yaar
Bawan cashir budul 🥰🥰
Masha allaah abwan cashir afkaga caano lagu qabay waaa geeesi ogaadeen viva ❤❤❤❤❤❤❤❤❤boqortoyo💪💪💪💪
Maanshallah geesi geesi dhalay 🙏🙏
Maansha Allaah Abwaane Ha,iskaga Khasaarinin Murtida ee Inoo Dhawr Ha,Inoo Keydsanaatee Maansha Allaah Marlabaad Guulleyso Geesigii Absame Kuumadoow❤️💋❤️💋💕🌷🌹🌺❤️💋👏👏👏👏
Walee abwan cashir baan laga badinin 🙏🙏🙏
Maansha Allaah Aloow Yayna Kucunin Dhaha Maansha Allaah Abwaanka❤️👈
Mashalaah ilahy ha kuxifdiyo
Geesi ogaadeen yaa la gorgortami kara💕💕💞🙏🙏🇬🇲🇬🇲🇬🇲👍👍👍👍
Good points thanks Abti congregation laandheere Cashir bulad axmed war kiilki wax baa gaaray markaan manta dhageystay ninki iidoon yaan dhahay walee sug cashir dhabaaxada gu garsiiyu
Thanks
Yaaayayay
وكماقيل
من يريدأن يلاعب الأسوديجب أن يتحمل مخالبها
Abwan cashir 🥰🥰🥰
Waxan raba inan abwaan cashi dhaho waxan murtida ha ku khasaarinin
Cashir Budul🇸🇴❤️💕💋🌷💋❤️💋❤️
Geesiya masha Allah wana layabanhay firo hadusna cada wacyana miyu dhiimanya niniki ogaden gabaya ku dura isga waxa isudhimaya
Mansha Allah abwaan Ashar budul
Cashar Lama ILaawaana Ayuu,Udhigey Ciilqabihii,Wiil Absame❤️Igadheh👈
Qofkii koobaad ee like iyo Comonti bixiya ayaan ahay kkkkbilada yaan layla dhaafin
Asc abwaan cashir guul
💪💪💪💛
Sifiican baad Cashir ugu dhigtay
abwaan Cashir Budul noolow adeer
Somaliyeye marka hore waan idin salaamayaa marka xiigtaa waxaan arkay dadkala tageersan labaada nin oo si qabyaaladii ku jirto wax uu wada bahashu hadii ay halka gaadho ma ficna ee ragaa hala kala gaadho gabaygi Gayaan ee inanta nimco cabdi sabuub soo dhigtay waa laga baxay oo xajadu meel kale bay uu socota ee hal soo dabalo gabayga halagu soo celiyo meeshii hore hadii kale hal joojiyo gabaygu xaadkii uu lahaa uu dhaafay.
Mnsh allh abwaan cashar budul
Kan Ogadeen waaba cadhaysanyahy yaa dilay ninkan waa maxay oohinta meesha Bashaal bay ahayd maxaa ku gubay go'an ahayne.
Walahay abwaan cashi waa mucjiso
Haye
cashi waaa abwaan buxa💝💝💝❤
Cil malagu dile dadan ogahay 😭😭 viva Geesiyada Ogaden
Hi suado ogadeen gabay laguma gaaro
Masha allahAbwaan laba ma ahan gaby cajiiba
Wiilku waa gabay yaqaan maansha Allah 👏👏👏👏
Maansada meel wacan Bay maraysay ee ha xumeeynina
Mansha Allaha❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌿💯💯💯💯💯💯💯🌿🌿🌿🌿💯💯💯❤️Abwaan cashir 💯💯💯💯💯💯💯❤️❤️❤️
Mansha Allah cadi ma aha gabay gaan
🌷🌷🌷🌷🌷🌷👍👍👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅✅✅✅✅✅🙏🙏🙏🙏🙏🙏🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
Waaw
Waa vause kuraadismiya
🚀
Mansha Allaha❤
Odayga waxaa ka caqli badan inanka yar bcz inanka yari odayga ayuu sitoosa u weerarayaa lkn odaygu reer dhanbuu u duurxulayaa oo uu caayayaa waa faaruq, reerka iska daayoo inamada yaryar ee adigu cayda kaga horaysay iska celi waad xanuunsantehee.
Abwaan Fiiro waaxn ku odhan lahaa hadii aad rabto in aad rag gooni ah u maagto fadlan, halkani ma ah meeshhedii ee ka foursome. Silsilada Gayaan waxaa is kale Nimco Badra oo gabdh ah in lagu xaqdhawro sugaanteeda ay soo curisay, Tolkeed sharafta mudan iyo gayanka ay soo calmatay xaqiiqatay. Gollaha adaabtiisa illaliya, No politicking 🙏
Waw
Axmed fiiro dhaqan midgaan buu leeyahay
Inanta ha ka haleynina haasawaha ceeb kala xishood
Soo booqda hirgelinta cuntada dalka hooyo somali Community kitchen
Sax isha nacabku kaadadan
Cashirow Qorigan aad riddayee Qaaca bixinayaa!
Qalbiguu wax yeelayn ninyahow Qararacdiisiiye!
In miskiin Qunbulud lagu ridaa ma aha Qeeynuune! Kkkkk From Gedo
Cashir kabehisa lama hiran karo
Maansada yaan halkaas lagaarsin
Hubka hala dhigo Wllo halays daayo inan tiina mar hore ayaa adeer keed bixiyey ee inoo doono isaaq iyo Ogaadeen way wada dhasheen ee is daaya guurkana yaan la xumayn
Ahmed firo iyo cashir xaqiiqdi waxaa murti wanagsan ahmed fiiro lakin cashir wuu kadagan yahay lakin murti ahmed fiiro laguma gaaaro joojiya waxaad wadaan dadkina masakinta
silsiladii gayaan qaybti udanbaysay
Abwaan cashar libaax libaax dhaylay kugaraac gabankan mashishoodahaa war ka joog dheh meeshaasi waa xagtintaadiiye
Cashir waa rageedii, lkn dagaalka hala joojiyo.
Ninkan lahayey baa gabayga baray maansha alaah kaligiibu bubaabiyey wax qabil ahna macayin sidaas baa lotiriyaa gabay aan aflagodo qabil lahen ama waa la iska amusaa
Abwaan cashir yaa yaadha ogaadeen gabay yaa ku gaadha ayagaa laga bartay
Guul ugaas
Oday wayn oo inayari ka caqli badayey
Aniga waanba yaabee gabdhihii o dhan maad rabtaan inaad guursataan,.Gabadhii bilowday Adeerkeed marhoruuba bixiyay oo soo doonta idin yiriyee ilaa hadda madoonanin miyaa!!!. Waa in la idiindiido oo aad xaalna bixisaan.🤔🤔🤔🤣🤣🤣🤣
Kkkkkkkkkk gabadhi rag Bay isku tirtay
Labadaan nin gabayga waa inay joo jiyaan
Kani macayuun ayu yaqana aqas
Somali ceeb kama weynaato ragg gebey is dhaafsanaya ayey la kala safanayaan
Abwan m.a caano umad lisin hhhhhh
Kani waa gabay culus wallee.
Kala qabta raga.
KKK abwaan cashuur cay buu hoonku kaga dhagay
Caqligaa gadaalkaagajira daymagaabane
Waa Ruun fiiro garasho malahan
Cashirow calanka adigaan kugu ognahay
Mansha alaah
Kabaha la dulmar sheydanka yahuuda tagera waad ku sugtay car u dhig nin sadax wadan dagan ayuu isku dayay asgoo go Doon ah ku wad walalo afka ala kuma qabto
Oo. Asxby. Wali lamaa kala harin miya
Maxa. Nimco iyo farxan Kate xirsi. Soo islamey baxsanin
Hata. inan gerar soturto Ayan rawa eh inii lagu kalabaxay Ayan uqaway wwwwwwwwwwwwww
Gabaygi waad fool xumayseen
Kkkk. Wlh kumahesto wazinkan. Away ragii gabyada ahaa
Ha ooyo yauudiga
alabadan niin waay isdoo naayaane gayan haka baxan oo silsiilad klee hasamaystaan waayo raliigelint mamaqlayaan ee ogaaden raali ahada
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk
Odey xanunsan tahey🤧
You're the one who is sick
Go take your medicine.
Mashaa allah
Masha alaah
Kkkk. Wlh kumahesto wazinkan. Away ragii gabyada ahaa