BAAQULI BOOY IYO MUNA MISKI OO HEESO KULA TARTAMAY BAABA JEEY IYO KABTAN BAARA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • TIIJAABI CODKAGA HEESO CAJIIBA IYO QRAAXO 😂😂

Комментарии • 340

  • @abdirizakadannur6143
    @abdirizakadannur6143 Год назад +41

    Munaay hadad fariintayda aragto waa codsi waxad noo soo samaysaa shukaansi oo af maay ah kabtanka idiriska iyo baaba jey waxn rajeynaya inuu hit noqondoonoh thanks we love you♥️🙏🤣

    • @Kassimyare
      @Kassimyare Год назад

      Soomaaha 😂😂 it’s gonna go VIRAL 🔥

  • @adansheikhmohammed2234
    @adansheikhmohammed2234 Год назад +12

    Salada hala ilaaliyo
    قل هو الله أحد
    Allah is one 1⃣

  • @mohamedhaajiisse6440
    @mohamedhaajiisse6440 Год назад +20

    Meshan Baaquli Boy An Wadana Fanaan Naga Sodahay Waaye Maxay Kugu Taalaa 🤟🙏

  • @amanmohammed465
    @amanmohammed465 Год назад +3

    Heesti ee baaba jeey u qaaday ayan u codeeyey ani inkasto heestu qof dumarma qaadey😂❤

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Год назад +20

    Hhh bart two soo samee blz idiriska iitaabo neh soo qabo😀😀

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Год назад +9

    War kaptan baara musica xata wa wax kale wlh 😂😂😂😂 war odayaga wa iskugu toostaytay best wlh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @najiibpogpa1590
    @najiibpogpa1590 Год назад +37

    Idiriska lee ka dhiman heesta😁😆

  • @abukaribrahim5546
    @abukaribrahim5546 Год назад +8

    Al fanan idiriska ii tabo ayaa ka maqan repeat again

  • @Kassimyare
    @Kassimyare Год назад +3

    2:27 Maxaa isku suuxinee marka? Waxa uu ula jeedaa ” Maxaad isku qushuucinee ”, af soomaali iyo qosol waa eey dhameeyeen dadkaan! BIG LEGEND 🔥❤️🇸🇴 #KeepGoing #TeamBaabaJeey

  • @mohayareinahillowle1698
    @mohayareinahillowle1698 Год назад +15

    Kkkkkkkkkkkkkk Baaba waan kuwataaa legend

  • @bravaboy441
    @bravaboy441 Год назад +20

    Queen of voice keep going

  • @mohamedarahin9725
    @mohamedarahin9725 Год назад +4

    Muna miski abayoy caweys wada aada hal galab inoo soo duuba dhamantiin bilaa music ayana wngsan only katarka 🥰🥰🥰

  • @abdiqaniosman5387
    @abdiqaniosman5387 Год назад +5

    Away balanti baaba jey iyo kabtanka at qadeyn balanteynu wa 100k subscribe go forward my queen sister thanks

  • @mohayareinahillowle1698
    @mohayareinahillowle1698 Год назад +7

    Legend Captain Baraa I like

  • @sandermohaz62
    @sandermohaz62 Год назад +4

    Cajabnaa minal cajaaib!!
    Munaay Muuqalkan io dadkan mar kle so celi wlh qosolka iga dhamaaday baabajey legendary wye ninka meesha shitay salan sare iga gaarsii🙏

  • @hassanoscarlyrics4792
    @hassanoscarlyrics4792 Год назад +4

    Kitarka captanka ituu tumaye Lee ku soo cesh ceshtay wlhi amazing hhhhhhhh

  • @Dhaayow22
    @Dhaayow22 Год назад +5

    Captain Baara fankaa kubaahan sxb baaquli Boy dhulkaad lageli

  • @abdinasirsharifhussein7370
    @abdinasirsharifhussein7370 Год назад +19

    Part 2 Idiriska Nogu soo dar inta ila dalbaneyso

  • @cabdulaahiaduunyoofficial3691
    @cabdulaahiaduunyoofficial3691 Год назад +2

    Munoy sidan lee kusoco wlhi yutubeka wuu dhaqaqaya wafigrado shactaro badan m.a malin un wad arkidonta adigo 500k udawaldagayo hadlkan melkuxariqqo🙏

  • @iimaancabdi2868
    @iimaancabdi2868 Год назад +5

    the best of kabtan Baara part 2🤒😴😴😍😍😍🥰🥰 muno abaayo gusoodar idiriska vs kabtanka🤣🤣🤣😂😂😂😂🤩🤩🤩🤩🤩

  • @rufiyaankayoutube6251
    @rufiyaankayoutube6251 Год назад +6

    Kabtan baara the lagend wllhi 😩❤️

  • @jamacamohamud2506
    @jamacamohamud2506 Год назад +9

    Qofkii kowaad baa ahay maanta abayo keep going 💪 ♥

  • @salahhassan8131
    @salahhassan8131 Год назад +2

    Kabtan Bara waxadba mudaa ino musikaryhy

  • @abdikaniabdallamohammed4889
    @abdikaniabdallamohammed4889 Год назад +2

    Tijaabi codkaaga noosoo badi abyo 😂 qosol miiran waaye wllhi 😁

  • @anasyare7214
    @anasyare7214 Год назад +4

    Queen noo soo badi wlhi I like this video my favorite video 🙌👌❤️

  • @Koyama548
    @Koyama548 Год назад +4

    Keep going BBBMS sln sare 😂😂😂😂❤️❤️🇸🇴✌️

  • @bilanbilan7300
    @bilanbilan7300 Год назад +11

    Maxa Lo dhaha reer muqdisho ma heesi aqaanan jah waLhi cod ba kaso baxay haba iska kafTamane ♥️😘😂

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Reer Muqdisho wee heesi karaan lkn fanka kaftankaas cml Uma dhaafaan

  • @zuhaipmohamed9889
    @zuhaipmohamed9889 Год назад +14

    part 2 idiriska iyo kaptanka❤❤❤❤❤

  • @abdiqadirali71
    @abdiqadirali71 Год назад +4

    Maasha alla cod macan muna waxay ku darsatay qurux hadan agjoogo maan dhaafeen

  • @maxamedcabdi6722
    @maxamedcabdi6722 Год назад +2

    Commenting wxaan soo glay mrkaan maqlay b weyne😃😁🤣🥰keep going brothers idiin wtaa sihaam igu salan tagera lanbar 1🥰

  • @richboy2330
    @richboy2330 Год назад +18

    I can't watch with out idirisk 😅😒😂

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Idriska hadaa wax la cuneen ma imaanayo 😂😂

    • @amanmohammed465
      @amanmohammed465 Год назад

      Idiriska Dheylo lee u sheeg 😂 iyo wax la cuno lee u sheeg

  • @mohamedabdirashiidhasan6
    @mohamedabdirashiidhasan6 Год назад +5

    100k insh allah mardhow garapkaga ayaan nahay Mar walipo 🙌🙌

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад +2

    Salan sare dhamaan taemka isku duuban waxaan wadanaa Captanka madams aa nahay taem Captan

  • @daadiimaxamed164
    @daadiimaxamed164 Год назад +4

    Kp going kaptan baara music 🎶 🎵

  • @adankeyadankey55
    @adankeyadankey55 Год назад +2

    awi idiriska aya kamaqan wlhi idiriska laantisa qosol majiro idiriska sowabo plz part2 idiriska kuso dar

  • @feysalnuur4256
    @feysalnuur4256 Год назад +4

    Mel idiriska az jogn wx jiraa mixn wlh

  • @ibnumaxamuud7738
    @ibnumaxamuud7738 Год назад +3

    Idiriska asakoojoko hala sameeyo dheeshan p2 aarabtaa muna miski

  • @Abdikhadir.Ak143
    @Abdikhadir.Ak143 Год назад +5

    Challenge kiswahili Soo sameeya oo idiriska uu kujiro 🙏🏻🙏🏻 😂

  • @djxanj3568
    @djxanj3568 Год назад +2

    Muno miski pls heesta ixtiram ee xaliimo hassan toxow so sameee

  • @idilciiro8156
    @idilciiro8156 Год назад +6

    Wlhi kabtanka cadi mahan ❤

  • @sakariyeadaada8433
    @sakariyeadaada8433 Год назад

    Walasheyda muna miski wan ku salamay waxan ku leyahay horay u soco hormar wacan ayan ku rajeyna

  • @gacalsidechannel4492
    @gacalsidechannel4492 Год назад +2

    Barnamojkan kamalka ino so badi muna miski😂😂😂😂

  • @farhiyaabdulle673
    @farhiyaabdulle673 Год назад +7

    idiriska aaaaaaaaaaaaaawy😔 part2.isooo smeey🙏🙏🙏

  • @Axmednani123
    @Axmednani123 Год назад +3

    Part2 idiriska sihaam babajey munay miski baquli boy shadiyo kaptan bara muqlka xta 1 saac ha socdo wlhi muqlks muql wuu dhafy sida daremayo coming soon hbnka jimcaha an ka aragno

  • @abdifatahmohamedabaas8402
    @abdifatahmohamedabaas8402 Год назад +10

    Inta rabto part 2 idiriska ii taabo in lagu so daaro like ha saarto

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 Год назад +3

    shalay iyo maantaba waad iga qoslisay .. hore usoco inantaan abtiga unahaay

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy Год назад

      Hayeey dooliga abti xabiiibi miyaa hadhowna hooos kasiiiiiiii🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahmanahmed3977
    @abdirahmanahmed3977 Год назад +2

    Nio habeen walba Anigoo qosol dartii calosha i xanunayso ayaa seexdaa😂😂😂

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Год назад +5

    Part 2 iidiriiska
    🎤

  • @issamohamud3742
    @issamohamud3742 Год назад +4

    Muna Qurux badana masha Allah 😂

  • @mahamoudabdilahi7474
    @mahamoudabdilahi7474 Год назад +2

    Part two idiriska soo qabo munaayy ok

  • @mohamedkheire4960
    @mohamedkheire4960 Год назад +5

    part 2 idriska kusoo dar

  • @asadrashford
    @asadrashford Год назад +3

    Parte 2 idiriska halkeeno wlhi waa tartan cadi aheen ❤❤❤❤🎉

  • @Hamaneey
    @Hamaneey Год назад +3

    😂weekutoostay baaquli boy😂

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Год назад

    m.a Queen muna miski keep going abwaan ayaa ku fiicn thy walee

  • @muna3081
    @muna3081 Год назад +2

    Without idiriska waa ku celis codkaaga tijaabi

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Год назад +2

    Babajeey dadkii wax makareebn bis kadheh wagashee bis🤣🤣

  • @cimraancali8828
    @cimraancali8828 Год назад +3

    from idiriska

  • @miirismayoowxasan5665
    @miirismayoowxasan5665 Год назад +2

    Baara qatarwaa walaahi away idiriska

  • @muxsinyare4745
    @muxsinyare4745 Год назад +2

    idiriska iitabo aaaw funny ehe

  • @alisheeno61
    @alisheeno61 Год назад +2

    Wlhi kabtan bara wan ka helay waxa kale

  • @wllka6813
    @wllka6813 Год назад +4

    100k insha Allah 👍❤

  • @awalehhamze1713
    @awalehhamze1713 Год назад +2

    Part 2

  • @ismailibrahimharare280
    @ismailibrahimharare280 Год назад +4

    Sidaan ookale kusoo celi 😂😂❤

  • @gooniaxmed7881
    @gooniaxmed7881 Год назад +2

    Idiriska a away noh part two soo samey inta igu raacsan

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 Год назад +2

    Kkkkkkkkkk captanka cadi ma ahan

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +2

    Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw

  • @ilyapoi239
    @ilyapoi239 Год назад +2

    part 2 idiriska

  • @mohamednurow6018
    @mohamednurow6018 Год назад +2

    M.a my team keep going 💪💪💪

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +4

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад +2

    Maasha Allah Captanka se tahay ayaa goobta u ruxday kkkkk

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 Год назад +3

    IdirsKa mEe 😂

  • @shukrironow7
    @shukrironow7 Год назад +2

    I can wait idiriska itaba 💯

  • @ukumeeymuuse5818
    @ukumeeymuuse5818 Год назад +2

    parti 2 idiriska soo qabo qeybta xigta

  • @Orsheshow
    @Orsheshow Год назад

    The last two songs are Super Hit Baaba jeey and m miski🔥

  • @sarjonayow4439
    @sarjonayow4439 Год назад +2

    Aaaapo sharma boy ka sotagten 😢😢😢😢😮

  • @yahyerotichannel9849
    @yahyerotichannel9849 Год назад +3

    War idiriska away yaqay alabtan asaa kuficnaa

  • @xuudowaadan9533
    @xuudowaadan9533 Год назад +2

    The funny bara

  • @shukria5
    @shukria5 Год назад

    Baaba jay legend waaye wlh kabtan baara wuuba baxar fagiyay ,, heesta wuuba u bilaaway kulahaa maalinta baxeysee😂

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Год назад +15

    Keep going my sister qli ❤✌💯

  • @Mudysaransoor
    @Mudysaransoor Год назад +2

    Keep going my pple

  • @muna3081
    @muna3081 Год назад +2

    Next vedio idiriska iyo codkaga tijabi

  • @yaasirismaaciiliska8183
    @yaasirismaaciiliska8183 Год назад

    Wllhi babajey ayaa ku heesto runtii hees ayuu iso xasuusiye wllhi🤙🤙🤙

  • @ckhaliqmohamed2814
    @ckhaliqmohamed2814 Год назад +2

    Idriska kuso dara please

  • @mohayareinahillowle1698
    @mohayareinahillowle1698 Год назад +2

    Muna miski And all FAMILY salaman

  • @yaasiincabaasshariif5469
    @yaasiincabaasshariif5469 Год назад +2

    Waawreey cabtn muustikada wakasii

  • @hodanmoh237
    @hodanmoh237 Год назад

    Wlhi waa legend baara

  • @cabdulxakiim4541
    @cabdulxakiim4541 Год назад +2

    M.a

  • @drabdezamad9674
    @drabdezamad9674 Год назад +4

    Idriska mesha hadduu ka maqan yahay marax waaye meesha 😒

  • @cadnaanmohamed3250
    @cadnaanmohamed3250 Год назад

    Munaay plz part 2 TIJAPI codkga inoso sameey oo idiriska kaqeyb qadanayo

  • @yahyeawizta6571
    @yahyeawizta6571 Год назад +2

    Top song team smile

  • @zahoxussen3395
    @zahoxussen3395 Год назад +2

    Faroom baaba jey

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Год назад +2

    Idiriska iitabo meesha halakeeno part

  • @dozmuscab5524
    @dozmuscab5524 Год назад

    Muno lafo horaa tahy sxbo😍

  • @farduusabdi8716
    @farduusabdi8716 Год назад

    Hore u soco sista. Fra pappa jey❤️

  • @inaaden7587
    @inaaden7587 Год назад

    Mouna plz idriska so qabo part2

  • @caliyare5701
    @caliyare5701 Год назад +3

    Part two Ku soo dar idiriska itaabo

  • @souhaybmizan3437
    @souhaybmizan3437 Год назад +2

    Kaptan baara legend

  • @atooshtootoole8235
    @atooshtootoole8235 Год назад

    Queen of yutob muna miski codkada allaha kubarakeyo

  • @Kbsl621
    @Kbsl621 Год назад

    Waryaa muuna walahi waa fanaan hore

  • @yaasir16ali16
    @yaasir16ali16 Год назад +2

    Bara the legend😂🙌