Subxana Allah ma naf dhan bay u jarayaan wuu nagu qayliyay dadka hortoda rabaw isla weyni iyo dulmi bannka magan galnay . 40k 200 Dollar ka bixin wayen iman daro xagii ugu liidatay 😢😢😢
Haa! 100 kiiba 100 aqoon baad u leedahay baan umaleeynayya. Masaaridu waa dad aaaaaaad u kulul aad iyo aad u kulul, sidey dadka ula hadlaana ma yaqaanaan dad imaan la'a wey ku badanyihiin.
Xasbun'Allah reer baadiye ayeey malaha ahaayeen carabta reer badiyah ah sharfta iyo sida bin admaku u arko baa kala wayn dhiiga iyo nafta waaba zero caqida
Qisadani waxay u egtahay mid aan u soo taagnaa yagu wey is laayeen o wiil bey ku gudin ay ku dileen inan baa ku dishay hooyada iyo walasheed wey la eryadeen markaa inanta wey qiratey hooyadiina anigaa diley bey tidhi ka dibna hooyadii baa ku dhegtey hooyadii waa la diley hablihii waa la sii daayey lakiin tii igu calol xumayd hooyada markii la tooganayey ayey inantii hooyadeed ku boodey hooyo markaasey islaantii tidhi lagaa hoogye adigaa dhibkaa i geliey waxaan idhaahdaa taasi sey u nooshahay walahay🤔
Subxana Allah ma naf dhan bay u jarayaan wuu nagu qayliyay dadka hortoda rabaw isla weyni iyo dulmi bannka magan galnay .
40k 200 Dollar ka bixin wayen iman daro xagii ugu liidatay 😢😢😢
AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN
Masar dad bahalo Ahba ku badan subhanallah 😢😢😢😢😢
Subxanallaah wa reer waalan. Oo mujrimiina
Xasbiyallahu wa nicmal wakiil ilaahow masiiboynka dhinac naga mari
Kolaalay masaridu Waa dad naxaristu ku yaartay.
Dad iyo Daarba Waxan lafileyen baakaga Soo baxa Subaxanallah
Waa iska xaal adduun! Hadii bakhaylnimo iyo kibradi kuu kulmaan,dabcan waxaad u nuglaanaysa shaydaanka! Hooyadan oo u eg mid ayaandaran waxay galaafatay gabdho aad u dhalinyara oo tacab ka galay dhalideedii iyo korintoodiiba! Waa uun qiso heerya cunida xanuun badan.
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna
سبحان الله 😢
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay ha u naxariisto laakiin iney ayagoo lacag heesta iney naf u gooyaan may,eheen laakiin qadartaa halkaa eheed
Subhanallah waa wax Allah laga maqan galo
Amiira ya. Rabbi
Scw Scw Scw Scw
Waxad ka soo hadashaa falkii xumaa ee hargeysa ka dhacey dumarkii qofka dumarka ku dhex aasey gurigooda
Allaha u naxariisto
سبحان الله
Saw Saw scw
Scwscwscw❤
😢😢😢😢😢
Gardaro!! Xoog badanaa !!! Qof wayn -
Baan Ahay ! Xataa xoolaha marka la -
Qalayo, waan Dhuuntaa ! Dhagahana -
Farahaan gashadaa ‘ Si’aanan Qayladooda u maqllin! Qof ibnu ‘aadmi
Ah, dhiig Kama keeni karo !
MASAARIDA AAAAD AYEY ULACAG JECEL YIHIIN WEYNA XANAAQ DHOWYIHIIN XANAAQAAS DHIIG WUU KUGELIN KARAA 😢
Haa! 100 kiiba 100 aqoon baad u leedahay baan umaleeynayya. Masaaridu waa dad aaaaaaad u kulul aad iyo aad u kulul, sidey dadka ula hadlaana ma yaqaanaan dad imaan la'a wey ku badanyihiin.
Nimcada Alle ayey ku kibren,lakin wa jebkoda hala marseyo.
😢😢😢😢😢😢💔
So cruel
Bisinka dad wadaado ah moodaba asturnantooda shar hadoodilan
Naagah waxaa sabah loog dhigay wiilkey dileen masaarid waa dad waalan naxariis lahayan
Subxanalaah
Subxanallah
😢😢😢
Aamiin Aamiin Aamiin
Xasbun'Allah reer baadiye ayeey malaha ahaayeen carabta reer badiyah ah sharfta iyo sida bin admaku u arko baa kala wayn dhiiga iyo nafta waaba zero caqida
WCS XPPT FATIMA
WALHY WAA QISO YAABLEH
CARABTU QALBI ADKAA
DHUIG ISLAAM MA QARSOMO
Xasbiyallaah
Naarta sababta lo aburay bad arkysaaa habo
Qisadani waxay u egtahay mid aan u soo taagnaa yagu wey is laayeen o wiil bey ku gudin ay ku dileen inan baa ku dishay hooyada iyo walasheed wey la eryadeen markaa inanta wey qiratey hooyadiina anigaa diley bey tidhi ka dibna hooyadii baa ku dhegtey hooyadii waa la diley hablihii waa la sii daayey lakiin tii igu calol xumayd hooyada markii la tooganayey ayey inantii hooyadeed ku boodey hooyo markaasey islaantii tidhi lagaa hoogye adigaa dhibkaa i geliey waxaan idhaahdaa taasi sey u nooshahay walahay🤔
Somali miya waa halke
@@umuamiira113haa waa somali meelaha somalidu degto mel ka mida
Masaarida waa dad fiican , hadaa isku imaanin sedexdaan qodob.
1. Lacag
2.bisness
3.naagahooda😂
Qof ka lacag jecel ebid ma arkin , wadaadkooda xita wuu ku qiyaana hadu lacag arko, waa faracii fircoon.
SubhaAllah they are criminals