Xikamadi ugu weyneed ee ankamaqlo ustad cumar dhuule waxey aheyd mar lawey diiyay da'da uujiri ayuu ugu war celshay wariyihii (nin weyn iga soo qaad)دفنا من قبل ولكن حتي الأن انت في قلو بنا
Hey guys, codsi fadlan: Qofki og heeska ay ku jidho hadeynan heshinayn waa inaynu kala hadhna kala hawl yaraysana. Magaca heeska ila soo socdsi. Mahadsanid
Xusuus. Aabe jaanada firdowsa allaha hoy uga dhigo.
Waa hees Aad u Macaan.
Allaha u naxariisto.
Cumar Dhuule Ali.
Hadanaan kuu araag naftaan hiifayaah
Axyaa sowt
2021 liketa haaaaa illaa dhafinaah
ala yaa raxma aabahii somaliya codka iyo gacantaba ugu heestay maa fanan aan iloobi laa nahay ilaa hada
wali waxaa horteyda kamuuqato asagoo masaajidka cabdala iyo cawareere kusoo tukaday oo ilma yar yar xambaaraayo 1992 ilaa hada waxad moodaa inaan ujeedo ala yaa raxma
Amin Alla yarxamhu
HOHAY WAAN LUMOO, HAFAD BAAN AHOO HIRBEEY LAACAYEE, INAN AHAY HABEE, IYO INAN HIBOOY, KULA HOWL YARAHAY, AAN KALA HUBSADO.
WAAN HOWL BADNOO, HARKA MAALINTII, HADDAANAN KU ARAG, NAFTAAN HIIFAYAA, INAN AHAY HACOO, IYO INAN SIDAA, KU HAGAAG SANAHAY,
AAN KALA HUBSADO.
MARKEY TAHAY HABEEN, WAAN HANUUNSANOO, HILIBKEYGIYEY, HALKAAD JOOGTID UMBAA, LEYGA SOO HELAA, KAAMA HADAL LI'IYE WAXAD I HUWISEE HABQANKA IIGU WACAN AAN KALA HUBSADO.
ILAAH HA'U NAXARIISTO CUMAR FANNAAN AAN LA ILOOBI KARIN.......
Jenial Senderayi mahadsnid sidaad nola wdagtat
waa hees macaan ilahow u naxariiso cumar dhuule adaa qadiree
Mustafa dafle waxa kaga mahad celinaya muuqalkan faseexa ah legend omer dhule sida nola wadagtay🙏❤
INa Baarqab soo dhowoow wll
What a song and what a fanan
Alow unaxriso omar dhuule🎉❤❤
Allah ha u naxriisto cumar dhuule intii dhimsteyba Aamiin
ala ala dhuule ilhaahow kuunaxariiso
Allah kunaxaristo Cumarow
Wan Howl Badno Harka Malintii Hadanan Ku Arag Naftan Hifayaa Boqorkygow❣❣❣❣💉
Xikamadi ugu weyneed ee ankamaqlo ustad cumar dhuule waxey aheyd mar lawey diiyay da'da uujiri ayuu ugu war celshay wariyihii (nin weyn iga soo qaad)دفنا من قبل ولكن حتي الأن انت في قلو بنا
habeenkii xalimo qalif alaha unaxariistee eeey casuuntay waxan kujiray dadkii loodiiday iney irida soo dhaafaan
xage ku casun tay sanad kena eheed magaladena ehed
Ehlu salad buu ahaa sidan maqley
After 12years 2022 watching really lengthy
heestiii heesaha aleele
alah yaraxma
Hey guys, codsi fadlan: Qofki og heeska ay ku jidho hadeynan heshinayn waa inaynu kala hadhna kala hawl yaraysana. Magaca heeska ila soo socdsi. Mahadsanid
Six years ago.... hadynan heshineyn ku qor waa arki hestas
Nin haween jecalaaday aya la idhaha heesta magaceda after 8 years ina hesha rajaynaya
h