SAMATAR SAARKA XAASIDKANI LA SHEEG SHEEGO HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO 2024 BY DIGAALE MUSIC

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Copy Right Protected By Digaale Music 2023
    ╔═╦╗╔╦╗╔═╦═╦╦╦╦╗╔═╗
    ║╚╣║║║╚╣╚╣╔╣╔╣║╚╣═╣
    ╠╗║╚╝║║╠╗║╚╣║║║║║═╣
    ╚═╩══╩═╩═╩═╩╝╚╩═╩═╝
    HEESTA:- XAASIDKANI LA SHEEG SHEEGO
    CODKA :ZUPER STAR (SAMATAR SAARKA )
    EREYADII :SAMATAR SAARKA
    LAXANKII:SAMATAR SAARKA
    MUSIC BY: DIGAALE
    CAMERA BY: AYAANLE CABDI
    CAMERA2: DIGAALE YARE
    EDITED BY:DIGAALE
    DIRECTOR BY:DIGAALE
    VOCAL RECORDING BY: AL FANAAN ( IID DEEQ STUDIO )
    SOOSAARIDII: DIGAALE MUSIC
    LOCATIONS:JUMEIRE HOTEL AND KILIMINJARO HOTEL
    DON'T RE-UPLOAD ANOTHER RUclips
    Copyright@Digaale Music

Комментарии • 86

  • @DIGAALEMUSIC
    @DIGAALEMUSIC  6 месяцев назад +23

    ZUPER STAR SAMATAR SAARKA
    XABIIBI CODKAAGA
    XILLIGAAN YARA WAAYO
    WAXAYGA XUMAADA
    XAALADA JAWIGEYGA
    XAALADA JAWIGEYGA
    JACEYLKA XAD DHAAFAY
    WUXUU XALAD YEESHEY
    XAGAAGA MARKAAD
    XUMAANTA KA DHAWRTEY
    XASADKANI LA SHEEG SHEEGO
    HAKA YARA XUMAADAANE
    XAYAYSIIS JACEYLKEENA
    XILIMAAN U QABANAA?❤❤❤
    XABIIBTI DHAWAQAAGU
    DHIBTuU XALIYAAYE
    NASIIB XUMIYAA
    XILLIGAAN KU YAR WAAYO
    XANAANADA CAASHAQ
    XILKAAD ISKA SAARTAY
    XAQIIQ WAXAY KEENTEY
    GUULAAN XAD LAHAYNE
    XASADKANI LA SHEEG SHEEGO
    HAKA YARA XUMAADAANE
    XAYAYSIIS JACEYLKEENA
    XILIMAAN U QABANAA?❤❤❤

  • @SabrinaDahir-se2ub
    @SabrinaDahir-se2ub 6 месяцев назад +10

    Al fanaan mugdi wagaa iftiinkii iskeenay Samatar Sarka horay usoco indhahaygii🫵👏🫡

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 6 месяцев назад +5

    Hablaha somaliyeed 🥰.
    sharaf badan
    quruxbadan
    midadab wacan
    dulqaad badanaa
    dabacsanaa oo dahabsanaa
    Amina cadeey 😨🫂
    : Udgoon badan❤❤

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 6 месяцев назад +1

    This Guy Is Legend Ereyada Laxanka Codka Waan Shidaynaa Samatar Saarka Really Waaba Ustaad Good Digaale Yare

  • @CabixakiinDaahir-wv2hv
    @CabixakiinDaahir-wv2hv 6 месяцев назад +4

    Hesta laxankii hestihora Aya sarane ,,maxa qaldan ,,zxp❤❤

    • @mohamuudomaryusuf-my4gg
      @mohamuudomaryusuf-my4gg 6 месяцев назад

      Laxanka isku qofa codkiina wa isku mid lakin izku laxan mahan i

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 6 месяцев назад +1

      wax kasti wax fican wixii ksuoo baxay in la saaro por

  • @AbdalleMohamed-mr4bc
    @AbdalleMohamed-mr4bc 6 месяцев назад +3

    Realy new super star singer keep going nevet give up Brother🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mustafeawga14
    @mustafeawga14 6 месяцев назад +2

    Cod laxan iyo erayada waa wada fadhiyaan
    Ninku waa fanku dadku u baahna

  • @abdisalaanjaggle4344
    @abdisalaanjaggle4344 6 месяцев назад +2

    Samatar saarka wow best singer
    And digaale music industry of world

  • @user-so8yj8dh8zmuunacabdi
    @user-so8yj8dh8zmuunacabdi 4 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-oy7gk1ds8j
    @user-oy7gk1ds8j 6 месяцев назад +1

    Ereyada laxanka iyo codkuba isaga iska leh walee waa super star hore usoco bro 👏👏👏

  • @user-ve6em2ru7w
    @user-ve6em2ru7w 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Nacab

  • @LayloCabdulahi
    @LayloCabdulahi 6 месяцев назад +2

    Keep going

  • @kadirmohamed6125
    @kadirmohamed6125 6 месяцев назад +2

    Waxan hees wey dhaftey 😢🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @fuaadxaashi3035
    @fuaadxaashi3035 6 месяцев назад +2

    Digale music ilahay hanoga dayo❤❤

  • @user-qo1ju4ch3q
    @user-qo1ju4ch3q 6 месяцев назад +1

    M.a horey usuco wllky
    Jah codkisa😢😊

  • @user-wj4nd9ux8p
    @user-wj4nd9ux8p 6 месяцев назад +1

    • @XasanAxmedsuubow
      @XasanAxmedsuubow 2 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaraxYare-gf7ff
    @FaraxYare-gf7ff 6 месяцев назад +1

    🎉❤❤❤❤

  • @user-hi7qo5oy7q
    @user-hi7qo5oy7q 3 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-jr5qm1rq4t
    @user-jr5qm1rq4t 6 месяцев назад +2

    Xayaysi Jacaylkena ❤🎉

  • @daauudismiidh5379
    @daauudismiidh5379 3 месяца назад +1

    Heestan dhagaysigeed kam dalo wan ku boogo dhaydaa nafis ban ku fareema wayo inan anu mudo 2014 is baranay ayaa waxa na kal dhex galay xaasid wayan nakal geeyen lkn ilaa had wan ka mar mi la ahy aad ban kuu jecelhay N....h 😢😢😢😭😭😭

  • @zainababdiismail3494
    @zainababdiismail3494 5 месяцев назад +1

    My brother ❤❤

  • @user-ml9ch3hn8p
    @user-ml9ch3hn8p 6 месяцев назад

    jh reer hargeisa❤💚💙 cud udaa😩🤤❤👌🥰🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷👍

  • @user-ly2uj8ic9r
    @user-ly2uj8ic9r 3 месяца назад

    Keep going walalkey 🎉🎉🎉

  • @KaariyeKaariye-hk9kf
    @KaariyeKaariye-hk9kf 3 месяца назад

    👍😃

  • @dhiirigaliyeofficial1751
    @dhiirigaliyeofficial1751 6 месяцев назад

    keep going samater poi fanan talanti leh🤟

  • @user-rp1cn2ku9p
    @user-rp1cn2ku9p 2 месяца назад

    Heesahaagu waa isku wada laxan ee badal laxanka

  • @user-pp3nc9sw6r
    @user-pp3nc9sw6r 6 месяцев назад

    Woow so voice samatar😊

  • @Mustafeofficial
    @Mustafeofficial 6 месяцев назад +2

    Waynakaa hadaa Team Digaale

  • @khadarxasan8821
    @khadarxasan8821 3 месяца назад

    Fananka kaliya ee ay wajale yeelatayy hanbalyo fanan

  • @MOON_CASKA
    @MOON_CASKA 6 месяцев назад +1

    keep going saarka

  • @Othman_muhani
    @Othman_muhani 6 месяцев назад

    Awlaadul caasima saarka 🎉
    Horre u'socod baan kugu ogahay
    Tallent waad ledahay bruh

  • @MaryanNuur-w8x
    @MaryanNuur-w8x Месяц назад

    ❤❤q 1:42

  • @MaarigMaxamed27
    @MaarigMaxamed27 6 месяцев назад +1

    heesaha waxa Ka macaan qu aanka

  • @AbdiYahya-po8wy
    @AbdiYahya-po8wy 6 месяцев назад

    Qurux badana inantasi manshalah❤

  • @Saamirxuzniaadan
    @Saamirxuzniaadan 6 месяцев назад

    Heestaan aad ayeey ii sameyssay aniga allfanaan samatar saarka noo sopadi hesahaaga dareen miiran waaye lipaaax

  • @user-rj8zg5wx6b
    @user-rj8zg5wx6b 6 месяцев назад

    Samatar Hore uu soco walal❤❤❤❤

  • @khadohasan7507
    @khadohasan7507 6 месяцев назад

    Samatar waa waa waynka heesihiisu

  • @abdirisak_buskulaawi
    @abdirisak_buskulaawi 6 месяцев назад

    Hees waa dhaafey wllhi xaasidkani la sheegsheego😢😢😢

  • @nasroadan534
    @nasroadan534 6 месяцев назад +1

    😢😢😢

  • @MubaarakAli-nn1mq
    @MubaarakAli-nn1mq 6 месяцев назад

    Another voice 😍

  • @Amuuncumar-vf5vn
    @Amuuncumar-vf5vn 6 месяцев назад

    Jah hees iyo badh😢❤

  • @CabdulaahiMaxamad-ex9fe
    @CabdulaahiMaxamad-ex9fe 5 месяцев назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @Abdillahi.1
    @Abdillahi.1 6 месяцев назад

    Wr nio laxanka mar hore na horkenthy bDal😊❤

  • @user-pk3ok8pf8l
    @user-pk3ok8pf8l 6 месяцев назад

    Digaale yare the building

  • @ilyaasXuseen-sp7lc
    @ilyaasXuseen-sp7lc 2 месяца назад

    Samatar cadi ma tihid😮

  • @shacnishacni5829
    @shacnishacni5829 3 месяца назад

    Samtar ❤

  • @deeqkinho8997
    @deeqkinho8997 6 месяцев назад

    Samatar saarka🎼 fanaan sare❤🎶🎤

  • @user-tl7cj2is8f
    @user-tl7cj2is8f 6 месяцев назад

    ANOTHER LEVEL SAMATAR SAARKA ❤

  • @user-zn5cq7rh2b
    @user-zn5cq7rh2b 5 месяцев назад

    Seceret super star

  • @fuaadxaashi3035
    @fuaadxaashi3035 6 месяцев назад

    Hees way dhaaftay

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 6 месяцев назад

    Ninkan codkisaba waxkala❤

  • @IndhoBiyo-lw6tn
    @IndhoBiyo-lw6tn 5 месяцев назад

    Jagnaa codkii oo qofa

  • @user-ke1vy4ir6m
    @user-ke1vy4ir6m 6 месяцев назад

    Samatar hore usoc zxb

  • @MuxiyadinMooge
    @MuxiyadinMooge 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xil_diidofficial7287
    @xil_diidofficial7287 6 месяцев назад

    Fanaanka keliyee hal laxan heesihiisa oo dhan kusoo saaray

  • @user-mi5zr1hz4k
    @user-mi5zr1hz4k 6 месяцев назад

    Samtar saarka❤

  • @gullednasirkayd118
    @gullednasirkayd118 6 месяцев назад +1

    ina mohameth hassan best vioce

  • @Biigle-abdi
    @Biigle-abdi 6 месяцев назад

    Maxamed xasan xuseen one ofthe one

  • @KaariyeKaariye-hk9kf
    @KaariyeKaariye-hk9kf 3 месяца назад

    😂❤😊😂

  • @XamdiXamdi-rs5ti
    @XamdiXamdi-rs5ti 6 месяцев назад

    Hees iyo bar 😢 waxkale

  • @fuaadxaashi3035
    @fuaadxaashi3035 6 месяцев назад

    Samatar arka

  • @user-ok4xq9gi8q
    @user-ok4xq9gi8q 6 месяцев назад

    Wad nawaleysaa samatarow😂

  • @AbdikhaderAxmed-dx1lq
    @AbdikhaderAxmed-dx1lq 6 месяцев назад

    War maxad samaysay samatar saarka

  • @ahmedabdi4888
    @ahmedabdi4888 4 месяца назад +1

    ❤❤❤🫶👌

  • @najmamustafe5313
    @najmamustafe5313 6 месяцев назад

    Free dhagahadal tosa raga kudhacay 😂😂😂😂

  • @mohamedshuaibomer999
    @mohamedshuaibomer999 6 месяцев назад

    Disallow wiilashan aad ku dheel dheelayso jooji miskiinka waad heesi karaysaba ku dhahday 😅😅😅 ilaahay ka baq niyow ..qofka haybad leh mooye asxaabta ninka aan heesi karayn runta u sheeg ma heesi karaysid dheh ....

  • @AsmaCumar-lg7is
    @AsmaCumar-lg7is 6 месяцев назад

    Nagta uma bogin 😂

  • @HodanFoosi
    @HodanFoosi 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @SharmakeCnasir
    @SharmakeCnasir 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qo1ju4ch3q
    @user-qo1ju4ch3q 6 месяцев назад

    M.a horey usuco wllky
    Jah codkisa😢😊

  • @user-rp1cn2ku9p
    @user-rp1cn2ku9p 2 месяца назад

    Heesahaagu waa isku wada laxan ee badal laxanka

  • @user-hi7qo5oy7q
    @user-hi7qo5oy7q 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qo1ju4ch3q
    @user-qo1ju4ch3q 6 месяцев назад

    M.a horey usuco wllky
    Jah codkisa😢😊

  • @user-qo1ju4ch3q
    @user-qo1ju4ch3q 6 месяцев назад

    M.a horey usuco wllky
    Jah codkisa😢😊

  • @user-wj4nd9ux8p
    @user-wj4nd9ux8p 6 месяцев назад