Nin kastaa gurigiisa macaac buu ku jooga (sheeko qosol badan)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 фев 2023
  • Nin kastaa gurigiisa macaac buu ku jooga (sheeko qosol badan)
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Комментарии • 136

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 Год назад +5

    Sheekadu ma xummee in Shuyuukhda wax xun loo Nisbeeyo ma fiicna ...Shuyuukhdaa Xummaanto dadka Caamada ah loogu gelinayaa ....
    waxey aheyd inay ku Halqabsadaan nin iska caadiya Oo Shuyuukhda Nabad geliyaan...
    ileyn kolay waa sheeko sameysee oo hadal lagula baxayo e..
    Wabillahi Towfiiq

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 Год назад +16

    Waxay u eegtahay sheekooyinka yuhuudu alifaan sida ilaahay ayaankugu dhaariyee nabiga ku sali 500 oo jeer iyo kuwa lamidkaa

  • @mustafeismaaciil1112
    @mustafeismaaciil1112 Год назад +5

    waaar Sheeekhbaaa Lafuulay Warmaaha E waxkale miyaad kukale Matashaan

  • @ahmednageye823
    @ahmednageye823 Год назад +4

    kkkk aat ayaat u tusaala fiicantahay waana kaa qaadanay hadaan nahay xaasla yaasha

  • @adilh9772
    @adilh9772 Год назад +3

    Ani iyadaa dusha kafuuli lahaa ee kama yeeleen 😎

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +2

    Wlhy wa cajib nin kasta gurigisa macac ayu ku joga😂

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 Год назад +3

    Maansha Allah Guri ayey badbaadiyay.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Год назад +2

    Naagaha waa khalad inay GURIGA MILKIILIHIISA ay al baaba ka xirato wax walboo ay dhacaan. Naagtu hadaan ninkeeda ixtiraamaynaynin naag la qabo ma ahan.NIN LIITA UN BAA GURIGIISA MACAAC KU JOOGA❤

    • @yasminmaow4747
      @yasminmaow4747 Год назад +1

      Nin liita sidaadoo kale

    • @yasminmaow4747
      @yasminmaow4747 Год назад +1

      Yaa kusoo ogaado macaac baad ku joogtaa

    • @truecomment3650
      @truecomment3650 Год назад

      @@yasminmaow4747 Ma jirto arinkaa. Tankale ma joogo deegaanada naagahooda macangafa yihiin ragoodana cunida jaad dilootay. malaha adaa nin liita agtaada ku jooga macaac kkk

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Год назад +2

    Familyyyyyyy. Waxay wadayarkhayrbadan qiimobadan waxay tiri lajecel labogaadiyo Riyaaq Rasmi rayxaanah.yartayateeymarwa yareeydumaaar naaago aan uwato haween dhigey ama.

  • @ahmednasirmohamed7696
    @ahmednasirmohamed7696 Год назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Shiikh :-
    MACAAAC
    MACAAAC
    MACAAAC
    MACAAAC
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 Год назад +2

    Sheeko an cadi aheen inabo

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 Год назад +7

    Aad ayaan unecbay qofka culimada xuman u nisbeeya waayo waxay huwantiin diinta
    Xataa haduu midi qaldamo oo ay tahay sheeko dhaba maaha inaad sidan oo kale loogu madadaasho beena hadalkeedaba daa

    • @samowade1300
      @samowade1300 Год назад +1

      Waad wanaajisay , waa sidaa.
      Dad aaba ka sameeya SHEEKOOYIN been ah ee lagu suurad xumeynayo culimada oo shaqo u tahay .
      Hadii uu sheekh ahaa oo cilmi leeyahay ma dhaheen xaaskaaga Iska fur , marka qof ahlu diin ah saa uma tala xuma ee suurad xumeyn loo geysanayo dadka diinta xambaarsan.

  • @sulaymaancabdiraxman2073
    @sulaymaancabdiraxman2073 Год назад +4

    Naa waxaasi war maahee wax aan kaa qorno stage ka lasoo istaag

  • @Garaadsame573
    @Garaadsame573 Год назад +7

    Nin Ilaahay mufasir Qur,aan ka dhigay, ma noqdo xaasid reeraha kala erya. Derajadaas ba ma heleene. Dadkuna uma fiicna inuu xayawaanka isu ekaysiiyo, oo diinta ayaaba reebtay. Lkn waa fiicantahay dadku inay isu dukqaataan iyo inay israali galiyaan sida ugu wanaagsan.

  • @khadarcilmi4516
    @khadarcilmi4516 Год назад +3

    Naagtani hadal jilicsanaa waaba bilaa akhlaaq gurigooda ayaa sidaasa saqajaamad bal waxay ka sheekaynayso u fiirsada dumar qacli ma leh

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Год назад +2

    Leeeeeee iyaaaah copy cadat oori yareey baa layiri fariidad yareey marwa yareeey dumaroooo heedheh lagu farxo

  • @cabdijaamac4205
    @cabdijaamac4205 Год назад +3

    Waaw waa qiso cajiib ah

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 Год назад +7

    Culimada ama magaca sheekh waa halis in siqaldan looga waramaa

  • @user-ow1pn3rg4q
    @user-ow1pn3rg4q Год назад +1

    Wax qof caqli lihi liqi karo ma aha wax cilmi ah ama caqli ah keen waa sheeko ciyaal waxani

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 Год назад +6

    Waa ceeb in culimada sheekooyinkan oo kale looga alifaa

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Год назад +1

    Ladani waay isku soo baxayaaan

  • @nimanmowlid6309
    @nimanmowlid6309 Год назад +2

    Kkkk dee malaha waa buunbuun.

  • @axmedjanan-in2jw
    @axmedjanan-in2jw Год назад +1

    War arkii udan beeyay

  • @samowade1300
    @samowade1300 Год назад +3

    Dad aaba ka sameeya SHEEKOOYIN been ah ee lagu suurad xumeynayo culimada oo shaqo u tahay .
    Hadii uu sheekh ahaa oo cilmi leeyahay ma dhaheen xaaskaaga Iska fur , marka qof ahlu diin ah saa uma tala xuma ee suurad xumeyn loo geysanayo dadka diinta xambaarsan waaye sheekadu .

  • @ikraanabdi5050
    @ikraanabdi5050 Год назад +3

    IKRN 😊

  • @massmass8300
    @massmass8300 Год назад +8

    imisuu isba fuulayy
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 Год назад +1

    Ani maihi kaaasi,islan maigumeysa eyso

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Год назад +1

    tanaaaaaaaaaaaaaaaaaa besaaaaaaaaaa yartan nolow kunjeer iyo kabadan miyaaaaaaaaaaaaaaa lay iyirahdaaaa waleee naaaaaaaaaaaaaaaaaagodumaaaar waan uwataaaaaa khayeryashay wan dhaaaaaaaaaaaaaaaafaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh Год назад +1

    Jirka la asturayo gacmaha waa kamid

  • @xamsesheekh5040
    @xamsesheekh5040 Год назад +1

    Sheekadan sheekh baalahaa

  • @mohamedabdullahi5760
    @mohamedabdullahi5760 Год назад

    Mahadsanid, qosol aan u baahnaa

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 Год назад +2

    Sheka bacan ogabdhed

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 Год назад +1

    Sheeko iga dheh♥️♥️♥️

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Год назад +1

    Waa qiso cajiib ah

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 4 месяца назад +1

    Inta sawirkani sidan yahay ragkama hadli kartid sawirkan bedel gabrayahay aflagaadada badani

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 Год назад +12

    Ascww
    Waa sheeko macaan, waana xaqiiq in ninwaliba gutigiisa uu macaaac ku joogo, gabadha waxaan leeyahay adeer mcn allaha ku xafido adiga iyo waalidkaaba, waxaad tahay story teller wanaagsan.

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Год назад +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 Год назад

    Naa yuneversalbad kadhageysatey wiil garoowe joogana barnaamiskas kukeenay yuneveersati tv somaliya waxaana daadihininayey barnaamijka aamino muuse weheliye

  • @bossman1024
    @bossman1024 Год назад +1

    Naag xumi rasamal male haday ismodo

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 Год назад +2

    Wooow very funny storytelling

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Год назад

    wa sheeko bena..o dumarku samaysten..talabad sheikh aya laga dhigaya dad guryaha dumiya o benalayal ah..war markaynu wax sheegayno wax runta u eg aynnu sheegno..

  • @libanmgtiger
    @libanmgtiger Год назад +1

    Nin maan gaaba iyo nin walan ayay tusale u tahay sheekadani.kkkkkk

  • @xikmaxiis-yn9uj
    @xikmaxiis-yn9uj Год назад

    Rabi yarrow maxaa laga wadaa subxanallah رب جل جلاله

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    gabadha khatraaaay qiimobadan cadayyareey marwa yartii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo gabadha yaayah, Eeeeeeeeeee iyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @abdirahmankanuu8450
    @abdirahmankanuu8450 Год назад +1

    Hhhhh adiga sameysan miyaa wax garad

  • @welimaxamed9847
    @welimaxamed9847 Год назад +1

    W

  • @siciidmaydal2393
    @siciidmaydal2393 Год назад +3

    Kkkk islaan fariiduu sheekhu qabay

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 Год назад

    Rabi yaroow aa

  • @user-me1dj9wd5f
    @user-me1dj9wd5f Год назад +10

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    إنها قصةٌ عجيبةٌ جداً جداً
    و حكمةٌ بليغةٌ جداً جداً

  • @achmedbarre2457
    @achmedbarre2457 Год назад +3

    Asc.waqisi wanaagsan Gabadhay ninkaagu makuu yahay bari Amase macaac.kkkkk

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ Год назад +3

    4:40 😂😂😂

  • @jamakayse1521
    @jamakayse1521 Год назад +1

    Shekada raga lama copy yeyo doqoney

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 4 месяца назад

    GABAR waa inanta aad dhashay! Ee XAASKAAGA gabar looguma yeero.

  • @user-ey2hk7zu7b
    @user-ey2hk7zu7b 9 месяцев назад

    Gabadhan meel kadhac bay samay say

  • @bakaalabraham-bv9ds
    @bakaalabraham-bv9ds Год назад +1

    Oo

  • @hassanadam7342
    @hassanadam7342 Год назад +1

    Macaac.waa.sikale.ridan.ma.ninkaagiiba

  • @abdirahmansanyo5641
    @abdirahmansanyo5641 Год назад

    khajilaa

  • @mohamedsufi5702
    @mohamedsufi5702 Год назад

    Asc

  • @mohamudabdullahiaden9733
    @mohamudabdullahiaden9733 4 месяца назад

    M.a shako micno BADAN RUNTII 🤔🤔🤔

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 Год назад

    Sheko Hoore

  • @hamzayousuf8140
    @hamzayousuf8140 Год назад +2

    Kkkkkkkkk

  • @user-me1dj9wd5f
    @user-me1dj9wd5f Год назад +4

    صلوا على الحبيب المصطفى
    صلى الله عليه وآله وصحبه
    وسلم تسليما كثيرا إلى يوم
    الدين آمين يارب العالمين

  • @hindiyogedi8397
    @hindiyogedi8397 Год назад

    CaadimAahan sheekadu

  • @safiyacali-jd3km
    @safiyacali-jd3km Год назад +1

    Seekadamaxaakawadaaabaayo

  • @DiiniMahamed-nk9nz
    @DiiniMahamed-nk9nz 4 месяца назад

    Culamada alifaada kadaa mela kale kaqaraabo 😮

  • @AliDahrOhamed
    @AliDahrOhamed Год назад +1

    😂😂😂

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 4 месяца назад

    Naa adigaa.madax dameer leh

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704 Год назад +6

    *I Like it this short Story So much, it is Similar the Story Sheikh happened who study Saxiixul Bukhaari Series in Nairobi Masjid Six- Somalis Village known as Islii.

  • @AhmedAbdirahman-kt8qu
    @AhmedAbdirahman-kt8qu 17 дней назад

    Adigaa.qaali.sidee.kuu.helaaa 3:54

  • @apdigaas6887
    @apdigaas6887 Год назад +3

    Hhhhh

  • @shacban
    @shacban Год назад +1

    Siday u af wayn tahay ayay usiil wayn tahay afkeda day Keleba tahay qurun ah
    Ma adigoo afkan leh ayad culimo xayeysa wax qurmay

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 Год назад

      Oo maxaad ku cayde mida kale siilkeeda inuu weyn yahay see ku ogaatay ma adaa fiiriye walee rag majiro😂😂😂

  • @Gzy308
    @Gzy308 Год назад +1

    Sheikh yadu sow bilow aadmi qaldami karo maahan, meeqaan aragnay kuwa sheikh lagu tilmaamo oo waxyaalo aan habooneyn ku dhaca.

  • @radosomtravel35
    @radosomtravel35 Год назад +1

    copy paste ugu dhaqsaha badnayd ee aan arko 2 maalin kahor ayaan maqley nin ka sheekaynaya

  • @ugaaskabelaadir8467
    @ugaaskabelaadir8467 Год назад +1

    waa sheka xun

  • @sulaymaancabdiraxman2073
    @sulaymaancabdiraxman2073 Год назад +2

    Naagtani culima ayay qiil u samaysatee Tolow ma midbaa Balankaga baxay hhhhh Commontiga Kuso qora jawaabta

    • @kaafiartan7788
      @kaafiartan7788 Год назад

      Shiikh maahaynee sheeko xariir reer mudg jilay Bay ahayd chlimada ka leexo afku yaan ku qaloocane , midakale maadba ku ekaysid 2 nin oo sxb ah

  • @halimoibrahim7146
    @halimoibrahim7146 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 4 месяца назад

    Macaac mahe wax kale nagu sheega

  • @alfaruqiialfa1514
    @alfaruqiialfa1514 Год назад +2

    Masha Allah very interesting

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Год назад +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 Год назад

    Saamiya. Iyo. Rabiile. Waadku. Mahadsan. Tihiin. Barnaamijka. Sheekooyinka. Bulshada. Usoo. Bandhigtaan. THANKS. Inbadan

  • @MaxamuudYuusuf-qj2pf
    @MaxamuudYuusuf-qj2pf Год назад

    Maxamuud

  • @ClhiXasan
    @ClhiXasan 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedmaxx
    @maxamedmaxx Год назад +2

    Boring story!!!

  • @daahirmaax5889
    @daahirmaax5889 Год назад +1

    Yy

  • @mohamedhiish6650
    @mohamedhiish6650 4 месяца назад

    😂😂😂😂😂

  • @mamacosob8852
    @mamacosob8852 Год назад

    😁😁😁😁

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Год назад +2

    Naag baa nin aan muxram u aheyn ku qarsatay gurigeeda . Naa naga baandhee . . Ma aha dhaqan muslim waxa aad sheegeysa . Haa , warkaagu waa diiggii dhalay ukunta . Dunida waxaa kugulanool dad akhrinkara sadarada qarsoon . For me , it is not funny .

  • @inacige
    @inacige Год назад +1

    Somalidu walee masaakiin sheekadan wax ka jiraa ma jiro waa wax la buubuniyay oo la xawaasheeyay

  • @farahmohamed6712
    @farahmohamed6712 4 месяца назад

    😂

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl Год назад

    HHHH HHHHH 👍🌹

  • @yacinsaid491
    @yacinsaid491 Год назад +2

    sheekyada a eebeniina....sheek reer maa dumiiyo

  • @mohamedsufi5702
    @mohamedsufi5702 Год назад

    💋💋💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️🩸🩸🩸❤️❤️❤️🫀🫀🫀🫀

  • @ahmedsalan633salan3
    @ahmedsalan633salan3 Год назад

    Bacaac😂😂😂

  • @nimcocismaan5529
    @nimcocismaan5529 Год назад

    kkkkkkk

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ninwalba gurigiisa macaabuuu ku joogaaa

  • @QadanFaarax-ds1oi
    @QadanFaarax-ds1oi Год назад

    U

  • @daahirkhaliif-kc9nc
    @daahirkhaliif-kc9nc Год назад

    L

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed Год назад

    إنها قصة سيئة

  • @HodanMuraad
    @HodanMuraad Год назад +1

    Waxa sidaa yeelaa waa wahaabiyada

    • @ayaan.cabdiraxmaaan
      @ayaan.cabdiraxmaaan Год назад +3

      Adigu iska caabud qubuurahaaga anagu ilaahay baanu kaligii caabudnaaa cibaadada ukhaalisyeelaa halkaad adigu kalagaran la. dahay sheekh jaylaani iyo ilaahay adeer toobadkeen

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Год назад

      @Qaesaani
      الله يعزك في الدارين

    • @cabdullahicalisaahid357
      @cabdullahicalisaahid357 Год назад

      Waa habiya mitaqaa macnaheeda

  • @barwaaqojamac-tg2kw
    @barwaaqojamac-tg2kw Год назад +1

    Hhhh