Nin soomali jeceylkisa waa intuu adi keligaa ku qabo hadii uu minyaro sameysto jeceylki hore ma jiro wixii cusub caalamkaa jecel wax jeceyl la dheho ma jiraan 😅😅😅😅😅
Dulmigii laga galay umado hore ayaa dalkan ka dildilaacaaya bal eeg inanta yar e masiibadu ku dhacday e aan ehelkedi iyo waalidked la joogin sida loo galay ninkedi o mar la tidhi waxbu dilay wa masiibo hadana la dilay isagiiba kasii daran ya rabi unaxariisto😭
😢wlhi jacaylku xumaa mrkuuu garapkiisa waayo
Waa qiso xanuun bdn
Muxuuu qalbiyada is jecel ukala qaaada wakhtigu😭
Ilahaw kuwaan jecelnhy hanaga qaadin🤲🏼oo rafiiqayaga ka yeeel
Isma helaan laba is jeceli.
Boqorada xaafada Allaahuma Aamiin🤲
haa wlhi wan sax waa qiso xanun badan aamin
Soomaalidu waa dad dulmi badan inantaas iyadaaba ninkey jecleyd la dilaye maxay ka rabeen bal. Booskii sxbtinimada waad kasoo baxdey wallee 👏
Isagaa wax dilay isna waa la raaciyay
Faadumo askar jirde waa inadeertay
Jir oo jooga qliyeey Manshalaah
Somalidu dulmi badanaa gabadhaa maxaa laga rabaa oo iyadu galabsatay iyadaaba Nin keedii la dilay e subxanalah
Way qarinaysaa ee qabiilkeeda ayay ku darayen baroorta!
@@am.b5688 sidee wllo
Sheekadu waykabadalan thy sheekooyinka aan ku maqlo qisooyinka jacaylka sheekadan run weeye🥺
WAAW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.wed iyo calaf waxaan ahayn jacaylkeennaa Ka weyn
Masha ALLAAH saxibnimado waqali saxib qaliya tahay
Walalo wanaag badan baad siisay
Naagta wax wareeysaneeyso waa caag😢 arin naxdin ah ayaa looga sheekeynayaa😢markaasey no emotional at all
Ayadaba murugo utala😢😢miskiinta oo wayday noloshedii❤
Inaa lilaahi wa inaa illehi rajuun waa xanuunbadan laakiin geeridu waqtigeeda ma dhaafto.
Nin soomali jeceylkisa waa intuu adi keligaa ku qabo hadii uu minyaro sameysto jeceylki hore ma jiro wixii cusub caalamkaa jecel wax jeceyl la dheho ma jiraan 😅😅😅😅😅
Sumayo Anigu aad aadban kagaga heley runti sa id ayaad iso jeedadte ❤ wad qurxon tahey qof dagen ayaad u egtahey oo qalbi wnagsn
Alaah waan ka naxay inantana waan ubay qaali weeyaan Runtii dadka noocan ufiicani ma badna ineenteeda ayaan inangayga uraadin insha allaah haday inan aan la guur san leedahay curad kayga ayaa gaadhay wakhtigii guurka
@@hindaabdulleabdulle8202
Anigu ayada ayaan rabaye 🤣
Iga cawi Inan sumayyo la xiriro
Geeridu waa xaq laakiin
Nin fiican ayuu ahaa
Dad kama dhalan
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun
Anigaba naxay waa la dilay asgana markii la yiri😥
Qisoo xanun leh waaye 😭
Waa qof qaliga runti
Wlhy shekadan way iga ohisay axx wax waliba wa qadar alle
Qaabka degen Ee ay usoo gudbineyso iyo sidda ay wariyaha uga sugeyso jawaabaha ayaa sii qurxisey sheekadan murugada ku dembeysey.
Waxaas baa jacayl ah
Kkkkkkkkkk
Mashllh maamo mahadsanid
"Wadan bay ka timid kamida Somaaliland"😂😂😂
Hooyo ka sheekaysay Qiso Dhaba oo Dareen taabadle, Waad fiican tihiin Hadaydaan noo keenin Dacawo sumeysan oo ah habar Tvyada ka dhararaqleysa oon wax xikmad ku hadal oon malaa xiskooduba dhameyn , walaalhu yaclam
Ax xanuun badnaa
Wlh waa qiso xanuun badan gabadhii wayday ninkedii oo xitaa aan tagin saaskisii wlh dhib bay aragta
Caku qisooyinka qaar 😢😢😢😢
xanuunbadanaaah
Sheekadu siday u fiicnayd xaga danbay ka xumaatay oo masiibay isku bedeshay
Ma iyadaa dishay maxay u sheeganayaan iyadaaba nikay jeclayd wayday subxaanalaa
Hhhh War anigey ihaysata hada wlh
Ax waa qiso xanuun badan walaahay
Ax ax ax
Dulmigii laga galay umado hore ayaa dalkan ka dildilaacaaya bal eeg inanta yar e masiibadu ku dhacday e aan ehelkedi iyo waalidked la joogin sida loo galay ninkedi o mar la tidhi waxbu dilay wa masiibo hadana la dilay isagiiba kasii daran ya rabi unaxariisto😭
Waligood ay soomalidu dad xun ahaayeen siiba reerhaan tii tusmo waa laga horeeyay
Axax 😢😢😢
Waa qiso xanuun badan
awarkii cirkaan XALAY arkayoon kumoodoo muddo ku af wareegee
Dir jacayl ✍🏾
Jahıl nımada somalıda waa taa
Ax 😢😮🥺
So sad😢😢😢
Abdirisak kaste nasiibkiibuu wataa
Xanuun wlhi
😭😭😭😭
Ma fadumay tanina kusoo biirtay waar islaamihii suta iskaalo ayaa loosoo socdaa
😢😢😢😢😢 😢😢😢😢😢😢
Sorry wlhı waaa qadar qorned
Wadan ayay ka timid soomaaliland ka mid ah kkkkkkk waa dadkaa dadka imika qaarka mida
Woxoo dhan baa fake ah!
Ayadu may dilin ileene jaahilnimo weeye waxasi
Alow jacaylooow💔🥲
Caku qisooyinka qaar 😢😢😢😢
xanuunbadanaaah
🥺😭