maxamed buskut xaaskisa oo barooratay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 июл 2024
  • КиноКино

Комментарии • 47

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 8 дней назад +13

    Caruurteeda ma Asagaa ka soo saaray.
    Talo xumo meeshaas ayey ka bilowday

    • @AyaanAbdiwahid-l7w
      @AyaanAbdiwahid-l7w 8 дней назад

      Bal MA yaabtay ilmiihisan udiiday bal Ayada maxaa ilma heeda maxaa ka jaray

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 8 дней назад +7

    Miskiina ilahay haku gargaaro muniraay

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv 8 дней назад +3

    Caruurtaadi baa inkaar kaga dhacday 😢 yaa Allah

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 8 дней назад +2

    Alla naagtu doqonsanaa hadalkeedu waa lalabo sideed hooyadii ugu diidi shalaybaad is aragteene mida kale ma dumarkii kaa horeeyaad ka fiicantahay

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 8 дней назад +4

    ragu iyagaa masuula waxba lama siiyo waa ceeb nin lacagsii😮😮😮😮😮😮

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 7 дней назад

    Caruurtaadi baa inkaar kaga dhacday miniiro 😭😭😭😭

  • @shamismohamud4051
    @shamismohamud4051 8 дней назад +2

    Caruurtaada inkaartoodii ba ku heshay

  • @farhiaabdi1601
    @farhiaabdi1601 8 дней назад +2

    Anakaa kucaawineno kulaha war lee lagarapa bas😢

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 8 дней назад +2

    Gabadhu ilmaheeda iney dayacdo mafiicneyn ishii ilmaheeda ya kaspbaxay ninkana inuu hooyadi iyo xaaskisa dhexdhexadiyo yey ahayd fashil weyan labaduduba subxanallaah

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 7 дней назад

    Naagta uur bay leedahay waa nervous 😟

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 8 дней назад +1

    Aduunow xaalkaa ba’
    Islantaan sheekaded inaa dhageysto xataa Waa I dhibee 😢

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 8 дней назад +1

    Qof fiican maaha qofkaan hadlaayo.

  • @messil8080
    @messil8080 8 дней назад +1

    illaahay hau gar garo amiira

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 8 дней назад +1

    Naag xuun waye maxy taahy ilmha ay wilkaa u didyso yaab

  • @Umonan
    @Umonan 8 дней назад

    Miniiro noloshay ku Nolayd ilaah aa oga nabsi baa helay

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 8 дней назад +1

    Waliga ilahada nin dartii haa oga sofoganin

  • @user-zm9wr6hh8z
    @user-zm9wr6hh8z 8 дней назад +1

    NIN AAD HOOYADA DIIS UDIIDAY MAKOOJOOGAAYO

  • @siradm
    @siradm 8 дней назад

    Caruurtiisa maxaad ugu diiday? Yaa kadeed raba? Kuwiisa ha xiriiriyo kuwaagana xiriiri maxaa laysu kadeedayaa

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 8 дней назад

    Maxamed buskid nin xun uma eka ha iska heshiiyaan asaga iyo xaaskiisa

  • @user-lx4nx2wp9d
    @user-lx4nx2wp9d 8 дней назад

    Caruur yaasha iyo walidiin ta ayaa idin habaaray

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy 8 дней назад

    Naa munira allaha kuu gargaaro dadkani wax kuuma qbanayan iska naso

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 8 дней назад

    Dooqoon weyi taani caruurtisa sidu u deyn kuwa fa wa ku doqonimo

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 8 дней назад

    Naagan maxay hadalka udhaxgalaan

  • @foozia426
    @foozia426 8 дней назад

    Bisinka naagtu wa doqon adigu hooyaad aheyde caruur taada maxaad udaadisay nabsigiiba kugu dhacay

  • @messil8080
    @messil8080 8 дней назад

    inku haduu ku qadiyo ama ku afxumeyo wa laga cararaa

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 8 дней назад

    Agaa labadan maxay is ku haystaan

  • @migo2444
    @migo2444 8 дней назад

    Oromo iyo jareer waji Soomali isticmaalaya

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 8 дней назад +2

    Abaalkaga weeyaane doqonyahy Waalani maxaa caruurtaadii uga timi cidla waa kaa saxanyahy

  • @samaaraayes5106
    @samaaraayes5106 8 дней назад +3

    Naagtu miyeey walanthy hada waxay ku hadleyso ma isla saxanthy

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 8 дней назад +3

    Hada kahore waxaan MAQLI jiray nin eeley ah ayaa ceel KUDHACAY markii ladamcay in laga soo saaro gacmaha ayuu kor utaagay oo wuxuu mooday in wax lasiinayo dawarka kubadan baydhabo

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 8 дней назад

    Eelaay wiiq Lacag Tuugsi ku keenaya maxaa ku dul dhigay

    • @SahraMustaf-x2h
      @SahraMustaf-x2h 8 дней назад +2

      Aflagaadada iska daa qof adn wax kugu samerynin 🤫

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 8 дней назад

      @@user-pe9hw7rs8r maxaa caya asal uu uleeyahy tuugsiga

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 8 дней назад +2

      Duliyahow eelaay maxaad dheertahay?

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 8 дней назад

      @@hawomohamed507 kkkk eelay waxaan dheerahy In aanan dawarsa Ama tuugsan

    • @Namiisha
      @Namiisha 8 дней назад +1

      Elaay afka kala bax sinjiydada wase

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 8 дней назад +1

    Lkin walidkis in u didya qalad hada adi ku didan maxa ogu dadya hooyad o adi Wil kag xaaskis ku daysah nabasi lam qalo

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 8 дней назад +1

    Gabdhaha hadeey baahi sheegtaan ninkaas baqiil waaye xaas ma dhaqi karo