DEG DEG..., GO'AANKA MAXKAMADA EE KAMA DANBAYSTA AH WAA MAXAY?.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • WAX BADAN KA OGOOW ICJ IYO KIISKA BADDA SOMALIA.

Комментарии • 194

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 года назад +16

    5:600 oo qof ayaa live u daawanaysay maanta RUclips-kan iyo 3:500 oo Facebook Live u daawanaysay markii la isku daro 9:100 qof, kuligiin waa idinkaga mahad celinaynaa waqtigiina iyo kuwa dib ka daawan doonaba, Subscribe Chenelka saara horaa loo soconayaa

    • @abdirashirdigninow1084
      @abdirashirdigninow1084 3 года назад

      Guulna waa sheegay guul.daraba waa sheegay Kee. Kugu raacan yaa Mr phobia Farmaajo

    • @rayan781
      @rayan781 3 года назад +1

      Cabdi xafid inigaa afki umada somaliyee ah waxan fahmaynaa inbadena 12mly inkiniya looxukumay ma ogolin inbilaashurud lagubixiyo wakhalad mukhtar waruntii whli

    • @adexth1053
      @adexth1053 3 года назад

      @@abdirashirdigninow1084 q1

  • @marianm936
    @marianm936 3 года назад +9

    ABDIXAFIID HADDAAD SI RUNTA LOO OGAADO SOO XIRIIRI MUNA SHARMA👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @noorbotiyow6787
    @noorbotiyow6787 3 года назад +8

    Kenya waa dowlad ciyaal suuqa marka kenya iyo maxkamada way is ogyihiin waana sharci daro in wax laga siiyo badeena😎😎😎

  • @najmonayma6623
    @najmonayma6623 3 года назад +5

    Waa gaalo awalbaan yaabaaayay ilka gaalo hooska xariiraan

  • @Waris668
    @Waris668 3 года назад +1

    Maxaa guula kol haddii dhul aanay kenya lahayn qaadatay waa guul daro

  • @julianomkoil1025
    @julianomkoil1025 3 года назад +11

    Wuu mahadsanyahy barfasoorku waayo runta ayuu kahadly looma saarin cid aqoon uleh howsha ee madaxa un baa lageeyay maxakamada

  • @rayan781
    @rayan781 3 года назад +1

    waa run waxawshegay odayga cabdi xafid bada kiniya lasiiyay kahadadeee

  • @sarahaweys2656
    @sarahaweys2656 3 года назад +4

    Ninku run sheekayaa wariyaha muxuu ugu dhaxgalayaaaa,,,12 meel luuq yar miii mooday waa meel weyn wallhi 😟😟😥😭

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад +2

    Allow guushu waa adi iyo geesiyaashii cuni jirey gumeystaha Allxamdulallaah

  • @fadumahassan8213
    @fadumahassan8213 3 года назад +3

    MashaAllah Guul Guul Guul 🇸🇴🇸🇴💯💯👍

  • @juice_R_999
    @juice_R_999 3 года назад

    Hambalyo hambalyo guuuuul somalia

  • @sarahaweys2656
    @sarahaweys2656 3 года назад +13

    Aniga xitaa guul uma arak tan sida uu sheekay ninka.. waayo dhulbaa lasiyay xoga🤨😥😟😕😭😭😭😭😭😭

    • @sacdiamohamed7367
      @sacdiamohamed7367 3 года назад +1

      aniga wax farxad ah ma arko isku mid ayn nahy

    • @amirismail9396
      @amirismail9396 3 года назад +1

      Sidoo kale guul daro

    • @guureguurre338
      @guureguurre338 3 года назад +2

      Somalidu maba arkaan 12mile ee laga goostay

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 3 года назад +1

      dhinac nalo leexiyey 12mile wa inyar
      laakin dhina biyaha intii aan heysanahay 700mile waxa nalogu daray 735mile dhinicaas .wbt

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 3 года назад +1

      wa guul gaalo gacanta ku heysay xukunka aan racfan laga qaadan karin.4tii ceelasha somaliya heysata laakin rubuc bey ceel ka heshay .wbt dhib ma leh

  • @monasaid4575
    @monasaid4575 3 года назад +2

    Guul guul soomaaliya horay u soco

  • @asfgddsgas4189
    @asfgddsgas4189 3 года назад

    Mukhtar Kalidaa ma ooyeysi ee ogoow, in dhulka nagii qayb la siiyey Kenya waan u aragnaa balse waxaa imaan doonta maalin maanta maalin ka duwan inshallah

  • @abdurahmanali2071
    @abdurahmanali2071 3 года назад

    Abdihafid guuleyso mudane 🇸🇴💪

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 года назад

    Takbiir allaahu akbar

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 3 года назад

    Masha Allah Tabarakallah

  • @ladaninaabshir8721
    @ladaninaabshir8721 3 года назад

    guuuul soomalia ilhow qabiilka qalbigeena ka saaar🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 3 года назад

    Guul gobonimo dhamaan umada soomaaliyeed

  • @abdisalanabsa1031
    @abdisalanabsa1031 3 года назад +7

    Mukhtar ayaa saxan waayo waayo Arak dhameystirin sidaan aaminsanahay

    • @KISULISULI
      @KISULISULI 3 года назад

      Waa mahadsan yahay Prof. Mukhtaar Caynanshe, sharaxaadda yar uu ka bixiyey dhacwadda Badda Somaliyeed. Aragtidu waa hadba shaqsidu u fahmo dooda.
      Guud ahaan, dhacwaddan laba maxkamadood ba laga dhigey. Middi kookaad ba dhib badney.
      Tan maanta ee naloo xukumey, Dowladda waa ka maqnaatey oo dood badan ba kama dhicin. Waxa uun la qiimeyey dacwadii Somalia soo jeedisey.
      Ma’ fahmin waxa uu walaalkey saluuqey. Ajiib! haddiiba Kenya ka maqnaatey maxkamadda, waa maxay wuxuu rabey in la qabto?
      Yaa Rabbi, waxaanu kaa baryeyna in aad noo soo hadeyso Wiilasheena haboowsan.
      Wa billahi towfiiq

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 года назад +1

    Viva nabad iyo nolol

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад

    Guuuuuuuuuuuuul allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar walilaahil alxamdu

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 года назад +1

    Xaqiiqadu waa in baddii soomaaliyeed la dhacay. Bahasha siyaadadda ha laga daayo

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 3 года назад

    I agree Mukhtar

  • @sadiahsalim3694
    @sadiahsalim3694 3 года назад +1

    Asc. Kenya waxay sameysay ku qabso ku qadi meyside waana ku guuleysatay oo kuma qadin sidaa darteed guul ayey joogtaa. Somaliana Illaahay ayaa u maqan. Insha allahi wey guuleysaneysaa Somalia.

  • @risanko.jrofficial612
    @risanko.jrofficial612 3 года назад +2

    Somali guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @axadosaeed4731
    @axadosaeed4731 3 года назад

    S guul hambalyo badda guul hambalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 3 года назад

    Guul guul

  • @saidodahirdahir2065
    @saidodahirdahir2065 3 года назад +5

    Guul guul,,

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 3 года назад

    Waliba ma ahayn in la siiyo qayb ka mida farxad ma arko waan nala dulmiyay

  • @HUSSEN6850321
    @HUSSEN6850321 3 года назад

    Bill ainashe love u bro tell da truth peace ☮️

  • @reis2424
    @reis2424 3 года назад

    Hambalyo hambalyo ummadda Soomaaliyeed meel kasto oo aan joogno, Allah mahad leh

  • @najmonayma6623
    @najmonayma6623 3 года назад +5

    Lkn haadaa adugu aqoon lee dahay maxaa ku aamusi yay somalidaaan eed kama dhamaanto

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 года назад

    Maasha allaah jisaska llaahu khayr mukhtaar

  • @siciidodahir5640
    @siciidodahir5640 3 года назад

    Subxaana laah guushu waa run
    Dad ka aan ixraam ka iyo cadaalada ku hadlaynay please ina afbuurow ha waraysan

  • @purplescarlet5021
    @purplescarlet5021 3 года назад +1

    Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul shacabka Soomaaliyeed Guul

  • @abdullahihalane2092
    @abdullahihalane2092 3 года назад

    Alx wa iifarxad in aan ka guuleysano cadowgeena 1aad☝🤲💯

  • @hoohmook4054
    @hoohmook4054 3 года назад +1

    Guul guul guul guul

  • @ciisehaji7616
    @ciisehaji7616 3 года назад +1

    الحمد الله على كل حال waa mahad Allah mar hadiiba aan helnay baddii somaliyed qeybtii yared e nagula heystay Aniga waxaan qabaa iney guul tahay fekerkeyga waayo intaasba naloogu simi marabin e wax ka weynbaa ilaah naga qabtay

  • @hodanqabil5947
    @hodanqabil5947 3 года назад

    Masha Allah guul guul somalia

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 3 года назад

    Asc daayani baa isiiyey dalka aan iskal duunidu inteeyjoogtana Annika iskaley🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️✋✋✋💕💕👏👏

  • @salatabdirahman4880
    @salatabdirahman4880 3 года назад

    I agreed with mukhtar

  • @saidabokor3890
    @saidabokor3890 3 года назад +1

    Mashlaha guul iyo gobanimo

  • @fardwsoabdijamac6865
    @fardwsoabdijamac6865 3 года назад +1

    Waa guul daro

  • @lulali8651
    @lulali8651 3 года назад +3

    Waa guuleesatey was in aan haltaako loo ogolaan kenya

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 3 года назад

    Waa Ilaah Mahadoos aan Guuleysaney .Laakiin waxaan aad ugu xumahey dadka wadankooda gadanaayo,Subhanalaah. Haddii sidaan u dadaaleyno oo soomali ku dadaalaya iney wadankooda jecelyrhiin-Allaha tuso wadanka Nabadiisa laga fekeero.guuuuuuuuuuuuuuuul,soomalia Ha Noolaato-

  • @abdiosmaneng5905
    @abdiosmaneng5905 3 года назад

    Waa sax taasi 1000000000000 oo sano ee soo socota

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 3 года назад +1

    Ninkani dhinac buu ka raranyey waana laga dhex hadlayaa waxa u dheer cuqdad iyo qudhun ayaa ka buuxa iyo nacayb u necebyahay dawlada N&N

  • @hibomohamed2087
    @hibomohamed2087 3 года назад

    Masha alah ilahay Ayaa mahadleh Wixi dhacay cashar haunoqoto

  • @abdiosmaneng5905
    @abdiosmaneng5905 3 года назад +1

    Xaashaa lilaah

  • @khadijaali2562
    @khadijaali2562 3 года назад

    Guul Soomaali

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 3 года назад +1

    Guul Somalia

  • @ubahsweets9089
    @ubahsweets9089 3 года назад +5

    Somaalia hanolaato cadowgeedana allah qabto

  • @ruuziaosman1563
    @ruuziaosman1563 3 года назад

    Cala kuli xaala anaga inta kalana so ceshana karno hadaa ciidankena saasa ku socdaana bila maxkamed insha allah somalia somaliya leha

  • @aminabdo3900
    @aminabdo3900 3 года назад

    Aniga xita guul uma arak

  • @fardwsoabdijamac6865
    @fardwsoabdijamac6865 3 года назад +1

    Waa guul daro waayo badena ayaa laqatay

  • @sacdiyahassan6498
    @sacdiyahassan6498 3 года назад

    GUUL Somalia ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад

    Ilaahoow gaalada dhulka la goo yaa rabbi yaa rabbi yaa rabbi waad aragtaa dhul boobka kufaarta iyo allow meel daran ka Tuur kufaarta allow midee shanta soomaali weyn

  • @laylafarxan4557
    @laylafarxan4557 3 года назад

    manshallah guuuuul guuuuul guuuuuul 💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍🙌🙌

  • @nafisomahamud1592
    @nafisomahamud1592 3 года назад

    Waa runtiis in looga tago maahan cadawga somaliyeed alle ayaa kumahadsan

  • @hananlive6637
    @hananlive6637 3 года назад +2

    Gul Somalia

  • @xawaare5346
    @xawaare5346 3 года назад +1

    Warkaas 12 uma bogin waa inaynu tageerna burcadbadeedka iyo cidwalboo Ajaanibka dalka laga musaafiriyo haduu Ahaan lahaa safiir ciidamo iyo wixii aan dalka u dhalan

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад

    Heli mayso gaaladu iyo cadowga dhuuntaa awal ayey siiyeen dhulkayaga laakiin dhiig ayaa daadan doona gaarisaana soo noqon isha allaah

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 3 года назад +1

    Aniga xataa sharciyaqaan maahi laakiin waxan dareemay in keenya loo eexday waayo baddii inyar baa loogooyay magdhawgii d acwada ee soomaliya heli lahayd waa loodiiday.

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 года назад

    Asc maansha allaah Abdixafiid waa inaad inoo Qadaa Maanta maanta maanta waa maalin weyn maanta maanta maanta waa maalin weyn maanta maansha allaah illaahey ha ciseeyo,Soomaaliya

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 3 года назад

    He's right, 14 mile baa loo qaloociyay waqooyi oo ah xaga somalia oo ay Kenya qaadatay upto continental shelve after the 200 miles,

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 3 года назад +1

    Odeygaan waa Damjadiid

  • @kaledelmialaahi90
    @kaledelmialaahi90 3 года назад

    Insha allaha xooga lagaga sooqadi doona

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 3 года назад

    Abdihafid 12mile kuumo muuqato miyaa?

  • @ahmed-nororah6551
    @ahmed-nororah6551 3 года назад

    Sxb luuqada ilaali wxa mar badan kusoo celcelisay madaxdi ayaan soo xireynaa .
    Marka adigoo ilaalinaya luuqada dheh wxn soo xariirinaa ama sooqa banaa madaxdii maxkabada joogtay.

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 3 года назад

    We lost. May Allah help us. Allahuma aameen
    😭😭😭😭😭

  • @aminaabdi2569
    @aminaabdi2569 3 года назад

    Somalia guul ayn urajenya mrksta

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 3 года назад

    sxb. bal joog ceelkii L 5 ee Lamu duleedkeeda ku yaaley sow inalagama qaadan, allay leedahay.

  • @aminaosman3176
    @aminaosman3176 3 года назад +1

    Maxaa guul ah dhaxal awoowe baa nalag qaatay in hal mitir lasiyo waa qalad. Balse gutin yahay imaad goysen hadaan geedlayka kugu jirin.

  • @igeabib3830
    @igeabib3830 3 года назад +1

    Ninkani aqoon buu ka halayaa aqoondaro ayaana haysa. Somaliya xuduudeedii way heshay

  • @marianm936
    @marianm936 3 года назад +2

    WAA AYAAN DARRO SPOMAALI U SOO HOYATAY SABABNA WAA IN LA CEYRIYEY AQOON YAHANADII KA SHAQEYNAYEY

    • @rayan781
      @rayan781 3 года назад

      dhalintu hakacaan badiwala qatay anagu majogno dalkeee

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed2361 3 года назад +1

    War ninkan waa nin wax.og ee hala fiiriyo hadalkiisa

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 3 года назад +1

    Ina lilahi wa ina Ilahay rajucuun bada miyaa la qaloociyay oo badii ayay badh qaateen somaali jajabkeedu waxaas ayuu dhalay Ilahay ha inoo gargaaro

  • @nuraali6419
    @nuraali6419 3 года назад +2

    Kani waa mid nalo soo diray in uu farxada naga jiro

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 3 года назад

      loool maya saas maaha kenya badeey nagu heysatey oo aheyd 100 kun kilomitir squera ah waxaa loo ogolaadey in laga siiyo 22 kun ogoow awalba iyadu ma laheyn miyeey khasartey mise weey faaiidey,waxay la ooyayso waa in maxaa kuli naloowada siin waayey

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 года назад

    WAA HABAAR QABE SNM: AQOOM MA MARWALBA DALDALOOL BAY RAADIN QABIIL BAA DULAYSTAY: MAHADI MIYAAN AQOON LA HAYN

  • @abdiazizambar7503
    @abdiazizambar7503 3 года назад

    Badda somaliya wayn ka mid ah ayaa la siiyey kenya.ama dhenka NFD

  • @fathiyayusuf2655
    @fathiyayusuf2655 3 года назад

    Asc abdixafid ninkani waa mucarad waxanu kahadlaya aqligisa dacifka ah

  • @nimcodareen5254
    @nimcodareen5254 3 года назад

    Guul guul iyo gobanimo

  • @rayan781
    @rayan781 3 года назад +1

    tacab qasaar weye somalida waladhacay wlhi

  • @shamsahajir5477
    @shamsahajir5477 3 года назад

    Iskatag nagayahow prf maihid

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 года назад

    12 mayl ma waxay noqonaysaa 150 000 kiiloo mitir haday sidaas tahay waa runtii inta badan way heleen waxay doonayeen wax guul la yidhaa ma jirto

  • @aijama40
    @aijama40 3 года назад

    Guul guul.

  • @latifsaid1282
    @latifsaid1282 3 года назад +1

    Markaan runta kahadalo eeynaan indhaha ciid iskaga shubin kenya markasta guul iyadaa joogta waxayna inagaga dhigtay kuqabso ku qadi mayside taas waxan u leyahay kenya dhul dad ayaa inagaga maqan deedna intii jirtay ee kalee hadhanaydbaa qayb dhul badeedada laga siyay oo 14 niyuutikal mayl ah intaasi waxay iila dhigan tahay mulaca caruurtuu waa ku ciyartaa isna waa u qudh gooyo sidaasi awgeeda uma arko inan guulaystaye waan guul daraystay wayo aniga ayaa markasta dhacane kenya madhacna abdi hafidoow wanad mahadsantahay aragtidaadana ma dadifaynayo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад

    Alle ma dayaco islaamka iyo geesiga waanu ku qanacsanahay ilaahay

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 3 года назад

    Kenya guul guul

  • @aaminomaxamud2472
    @aaminomaxamud2472 3 года назад

    Wlhi warun waayo dhul iyo bad elahan lasiiyay

  • @rayan781
    @rayan781 3 года назад

    guul guul gabanimo

  • @garasabdi1892
    @garasabdi1892 3 года назад

    Waa la qalociyey
    Wa guul kenya

  • @lulabirjeeb2705
    @lulabirjeeb2705 3 года назад

    Dee waan dhacanahay

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 3 года назад

    Maansha Allah 🤲

  • @leylafarah9878
    @leylafarah9878 3 года назад

    Walaal haddii aad aqoon weyn u leedahay badda maxaa laguu arki waayey intii ay dacwadu socotay. Si aad macluumaad inooga caawiso.

  • @galgaduudboy
    @galgaduudboy 3 года назад

    Ninkaas runtuu ka hadlay oo Waa dhacanahay... kenya dhankay rabtay baa loo jeediyay xuduuda badda halkii ay ahayd in xuduud dhuleedka line ku raaco

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 3 года назад

    WLL WAAN KA XUMAHAY IN SHEIKH FARIIF YIRAAHDA WAXAAN DONAYAY IN AAN MAXKAMAD LA TAGIN KIISKA BADDA SOMALIA.
    HORAYNA U LAGAA ANIGA KAMABA WAR WARQABI IN BADDA KENYA LAGA IIBSHAY

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 3 года назад

    Waxan layaabaa masiir dhuliyobad umadeed baalagahadlayaa markaa bay waxay ku leeyihiin hebel haguuleesto waaba dad maskaxda ka malaasan.

  • @purplescarlet5021
    @purplescarlet5021 3 года назад +2

    Guul Farmaajo Guul shacabka Soomaaliyeed Guul Farmaajo Guul shacabka Soomaaliyeed Guul Farmaajo Guul shacabka Soomaaliyeed Guul Farmaajo Guul shacabka Soomaaliyeed Guul Farmaajo Guul shacabka Soomaaliyeed Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul Farmaajo Guul Farmaajo