Xiligaasi wixu ahaa 1998-99 wxn ahaan dhalinyaro aan haysan Allah moye cid kle oo i caawisa, xita talo i siisa. Noloshu waa halgan iyo dadaal. Hdda wxn ahay PhD holder ku sugan nolosha tan ugu wanaagsan. Mahad dhamanteen Allah bay u sugnaaty! Dhalinta wxn kula talin in laga fa’idaysto waqtiga, si fcnna loo maalgashto
Heestaan qaarbaa kamaqan waliba page kii koobaad ee ahaa Markii aan kucaashaqay tala iga cuslaatoo ila cayn wareegteeee Nabsi ceelalyaa u maqan rabina waan cuskanayaa calafkuna ma baaqdee Caynkii ara weeliyoooy cadaw ha igu noqonine mar un ii calool dabac
Wlhi wayo wayo soo xasuustay iyo anoo nolol adag iyo taageero la'aan dhan kasta ku sugan waliba aan dhalinyaro ahay. Inaan ooyo qarka u saarnahay xasustaa awgeed. Hadda wan buuxaan nolol wanaagsan ehel iyo asxaabba.
Hda waa 07.05.2021 ama 26.Ramadan.1442h.
Sacaddau waa 01:38 saqdhexe
Xiligaasi wixu ahaa 1998-99 wxn ahaan dhalinyaro aan haysan Allah moye cid kle oo i caawisa, xita talo i siisa. Noloshu waa halgan iyo dadaal. Hdda wxn ahay PhD holder ku sugan nolosha tan ugu wanaagsan.
Mahad dhamanteen Allah bay u sugnaaty!
Dhalinta wxn kula talin in laga fa’idaysto waqtiga, si fcnna loo maalgashto
M.a walal allaha idin dhowro adi iyo reerkaga dhaman 🥰
Hda 08/02/2023 1:19am (14/01/2018-06/02/2023) waqti xauus mudan aanan waligy ilaawi doonin!!
😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢
@@Shaakiile12344❤
@@Shaakiile12344
1989, waa marka aan dhashay.
Heestaan waxaa aan maqli jira
5jirkeygii aniga waagii lo'leyda ahaa aggaarka garoowe ayaan joogay iyo dooxooyinka nugaal.
Sanadkee heestaa la qaaday ma noo sheegi kartaa??
قمه في الإبداع والروعه .......... أطال الله عمرك الأسطوره أحمد علي عجال
Cimri dheer Adeer Axmad cali cigaaal🇸🇴👏
Heestaan mar badan ayaa idin ka sugaaye walee maanta waa keenteen tanx maadays tube
Waa malin isniin ah 17/ 4/2023
26 Ramadan ah
Joogo lascanood
Dareemi jaceyl araweelo❤
Xaalku waa jiq iyo jiid xabad ah
Sax waye bro siyad waxbaa kamaqan hestaan
❤ku sali nabiga. Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw
❤❤❤❤❤❤❤❤😢
Axmed cali cigaal axsan fanaan mulaxan
Heestan waa waayadii uu maryan mursal guursaday sidaan dad hore ka maqlay balse wax aan hubo maaha
Heestu isaga kuma saabsana waxay ku jirtay Ruwaayad aanan hadda xasuusanin.
Heestaan qaarbaa kamaqan waliba page kii koobaad ee ahaa
Markii aan kucaashaqay tala iga cuslaatoo ila cayn wareegteeee
Nabsi ceelalyaa u maqan rabina waan cuskanayaa calafkuna ma baaqdee
Caynkii ara weeliyoooy cadaw ha igu noqonine mar un ii calool dabac
Sx sxb
Ok o
Ok o
Wof calayk axsan yaa hess marun i calol dabac waxasa ka calacal ah
Araweelo islaan adag bay ahayd baan is idhi
Erayadii Maxamuud Cabdullahi Ciise singub
laxankii Axmed Cali Cigaal
waad ku mahadsantihiin saxiibayaal
Sangub shaqo kuma leh,heesta waxaa Allifay Maxamed Cali Kaariye.
@@daruurcuratay1969 wuukaa saxan yahay maxamud cabdulahi ciise baa sameyay, fanaankaa wareysi kushegay
@@abdishakurabdi5190 heestaan waxay ka mid ahayd silsiladihii heesihii jacaylka ee uu Maxamed Cali Kaariye u tiriyay Shankaroon Axmed Sagal berigii uu jeclaaday. Qofka aad rabto weydii.
Caynii araweeliyo , hees qaaliya , Ahmed cigal. . Fanaan cod DAHABIYA
Ahmed CALI. Is the best. Somali singer
Waa.erayadii...maxamud.c.lahi.singub...laxankii.axmed.cali.cigal
Qrmi i love itt🔥🥰
xaqiiq waaye
.qof kule jclkaga marabo sidee wax looga dhaadhiciyaa .. asxpta ila taliya
Sometimes not everyone we love wouldn’t love us back lknse inshallah waad heleysa qof kuu jecl sidad qofkas u jaceshahay
Xasuus waayo waayo axmed cali cigaal allow kuu naxariiso 😥😥😥
Mareykan buu kunool yahay
Wu nolyhy waliba dhalinyaro hhh
🔥🔥🔥🔥🔥😍😍 cjgal best
Hestan hada Tiktok ku so carky fanaanka magciis ishega dhhahy waa so hley 2021 7 bishii jun 22 qofkii gadashyda so galo ah ila so hdlo
MAADEYS sxb waxaan kaa codsanyaa inaad soo raadiso heestii calooyow oo uu qaado tubeec ayidoo fasiixa youtubka waan kawaaye nio
Aduunka waa halgan ubahan samir iyo dhabar adayg 19/7/2023 xasuusta
Galab arbaco ah 5:48 .
Tuesday 16 2024 ...... oo xaalku igu culusyahay 3 saac kaamil ah Ayan dhageysanaayey kiligeed
Geesttan 1983 jacaylkii igudhacay
Ceynki araweliyo Xasuuso Hore walhi Legend Cigaal Like isaar ❤
M.feeysal waan kusalaamayaa jaajuumoow ayaan kuusaraysa maay maay hadaa taqaano dhageeyso
Ceynkii araweliyo
Cadow haigu noqonine
Mar uun icalol dabac.
caynkii araweliyo cadaw haygu
noqonine mar uun iicaloo debac
Waa haaf.
one ❤❤❤❤❤👍👍💯💯💯
Kkk
😂😂❤
wwwwww
Hees iyo bar