Asc lieb Schwester diese Suppen für Randa Zutaten Tomaten Kürbis Spinat und weißbohnen Öl Wasser zusammen kochen danach maxin das ist sehr lecker und kann sie trinken oder Essen mit Brot für Renda oder gazen Familie essen
Abayo caruurta wa saas caloosha wey adkataa lkn waxa calosha u fiican wa biyo ilamaha na qaar majela lkn ubadi Pflaumenfruchtpüree calooshu jilciyaa Ilahey ha u jilciye Randa yar ❤
Rayma ilmaha yar malab mala siin karo lee dhahy ilaa hal sano ka garan malab la an sii ha iska barin mcn ina ku siiso biyaha mesha mala ogol yhy ina siiso 😊😊
Abyo adi dhiig la.aantada isku shiido betroot,karoot iyo bortuqal tas wa adi mida cunugtada u kari borokoli, karoot ,bocor, cades jale ama digirta jaalaha ah iyo borish baraq uga kari iyo salid saytun isku shiid calosha way u jilcine ilmaha, ilmihiina intas uga dadaala
Rayma wa kahelney walibo marku videowka dheryahy saan u jeclhy lee wlhi ano sii macnsanyo uu iga dhamda ❤
Anbo sido kale❤❤❤❤
Leyla manta ramzan mrkuu hooyo ku dhahy san ufarxy lee m.a ♥
Waaw Masha Allah cadi mahan no so badi
Masha allah hooyo karti leh allaha kudaayo seykaga iyo ilmahaga ❤
Abayo timir ushiid calooshu wey jilci inshallah ana ka huba tijabi inshallah ❤
Asc lieb Schwester diese Suppen für Randa Zutaten Tomaten Kürbis Spinat und weißbohnen Öl Wasser zusammen kochen danach maxin das ist sehr lecker und kann sie trinken oder Essen mit Brot für Renda oder gazen Familie essen
Mansha allaah family qurux badan sis keep going
Maasha Allah tabaraka Allah caafimaad ku cuna
Mashaa ALAH ABAYO hambalyo abayo bushjerka kan kuguxiran oo gabadhada fadhido inte kadoo gaday
MAASHA ALAAH. ABAAYO
REYMA. IYO. MAALIN LAHEEDA
ABAAYO. RANDA. WAXAA. SIISAA QUDAARTA. CAGAARAN BIYO. CAD. UCAD. SII. IYO KOOSTADA RAQEY MARAQA KUBADI. ROOTIGA. KAYAREY
Anaga heesaha reer xamarka ma fahano wallo ❤😂😂😂 quraan noosaar sheeq ali jabir nosoosar
Wan ku fasirena 😉
Allahuma bari abayo malab magarin wey yartahay ilaa sanad kagareyso hasiin ee shaaha babay biga ukari
Abayo caruurta wa saas caloosha wey adkataa lkn waxa calosha u fiican wa biyo ilamaha na qaar majela lkn ubadi Pflaumenfruchtpüree calooshu jilciyaa Ilahey ha u jilciye Randa yar ❤
Ilmaha ilaa uu sanad gaaro malab lama siin karo xanuun buu kuridayaa abayo biyaha timir ugu qas
Sax bacterië ka qaadaa
Bismilaah Mansha allaah abyo shar allaha idinka xifdiyo
Xababti, inshaa Allah give her Pear 🍐 juice. It's good for kids who are constipated. Inshaa Allah may Allah give her a quick shiifa amiin ya raab.
Hooyo kartileh mashallah
Masha allaah allaha kuu daayo caruurtada iyo xaajigada
Mashalah family qurux badan
I love the older somali song you listen to wow
ماشاء الله تبارك الله ❤
Masha allah ❤❤❤
Masha Allah ilahey hakuxafido abayo macan 😘
Masha allh nso bdi wllo innta allha ku cafio ❤❤❤
Masha allah abaayo ilaaheey ha ku xafido
Mash Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉
Masha allah reyma cadey
masha allah abyo
Mnshaa allah tabarakallah abyo ilhy hku barakeeyo rerkaaga❤❤❤
Masha Allah
Masha Allah wllo
masha allah ilahy odaga haku barakyo
Maashaa allaah baarakallaah ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Allaahu ma barki wllo awladada iyo xajigaga❤
MaashaAllah
Reymooy waloow aad cunug yar heeysato lkn routine ka noo kala kici bal si qatar ah noogu soo duub hadad doonto cod hasaarinee wallhi caadi matihid ❤❤😂
Coming soon 100K I can't wait ❤
ماشآءالله تبارك الرحمن
ماشاء الله تبارك الله
Masha allha abayo mcn guleso ❤
MASH ALLH ❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah
Masha allh
Masha allah lkn baby da daaha uxer maadaama aad u yrtahay marka uu qobobihi bilaamayo xageena qaboob saaid eh wye anaga be happy insha allah😊😊
Ma asha allh
Masha Allah shukran 😍😍🥰🤤🤤👌
Congratulations for 100k abaayo soon ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
masha Allah ❤
Woooow the eggs looks delicious 🥰🥰🥰🥰
rootida kadaa inanta oo qudaarsii rootiga isaga caloosha qalajiya
MALAB LAMA SIIN KARO ILMO SANAD KAYAR EE KADAAA ABAAYO❤
MaanshaAllah ❤❤❤
Masha allllh
Cabitanka xulbasii abaayo ❤❤❤
masha Allah❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤
Masha allaha 🎉
Aad iyo aad huruuda iyo leenta wa daawo walhi
Waaw quruxeey❤❤😂😂😂❤❤❤
Rayma ilmaha yar malab mala siin karo lee dhahy ilaa hal sano ka garan malab la an sii ha iska barin mcn ina ku siiso biyaha mesha mala ogol yhy ina siiso 😊😊
Abaayo calool istaagga caruurta mafiicno aniga gabar yar oo labo sano jir ah aa saas iga aheed waxaan siiyay mashaari kasameesan(masago qamadi iyo misir hadda weey iifiicantahay alx
Ha wa dhibaato marki ilmaha colosha adagthy aniga sidaas cml ilmaheyga marki danbo waxaa sameyse cunadiisa waxa kubadiye broccoli alxmd hada cunada barka sinayo cunudada qalalan masiiyo buracdka kudaraa alxmd biyahana masaasada maba cabaan waxfican caruurta marka xaafada joogno galaska kusiyaa wa xiiseynaya wuu cabi marka qudaarta cagaaran ubadi subag yar ama buracdka rotiga lugucuno ugudar rootiga walba kuski koosto side colosha u jilacada insha allah😊
Abyo cunuga sidaas IgA ah.. callool istaag malgacad saliida zaytuun subax iyo habeen sii wax weyn baa ka faaiidey
Abayo ilmaha xoog looma luxo, maskaxda dhaqaqda
Masha allah keep
Waaaw❤❤
Asc leyla waan ku salaame mcnei salaan Kadib gabadha yar Ee saxarada ku dhegta waxa ukenaya waa corn flakes kadeyso caruurta abyo saxaradu ku dhejiyaa caruurta
Manasha allh
Abayo canabka sii calosha wuu ujilcinaya
reyma abaayo wankusalaamey❤
Mashaa Allah leyla iyo kariim
Aabo iyo hooyo adag❤️😋
Reyla abayo ilmaha 2sano ka yar malab lama siyo Haa sinin cunugta yar 😮
Asc xabiibti xafidulaah dhamaantiin
M.a ❤
Reyama hataa 100k karto amaa nogosaa mise😂
Abaayo noo soo badi waa ba uxiisey rotiin kaage😅
Abaayo Ozambig dhaqterka isii dheh after you done breast feeding.
Abyo adi dhiig la.aantada isku shiido betroot,karoot iyo bortuqal tas wa adi mida cunugtada u kari borokoli, karoot ,bocor, cades jale ama digirta jaalaha ah iyo borish baraq uga kari iyo salid saytun isku shiid calosha way u jilcine ilmaha, ilmihiina intas uga dadaala
Rayma wlle heesaha qaraamiga naga dhaaf 😅
Dhibka wa adiga rotiga k dhf fibre uku bdl iyo protein lkn rotiyaa sina saxro jilicdy ha sugin biyo bdn siii
Abaayo waxaad siisaa cabitaanka tufaaxa sii Ani wiilkayga caloosha wuu usocodsiiyaa wuu fiican yahay
Burgal walalkii maxaad ka wada reymay 😂
Sister ilmaha Ilaa 6bilood kagarayaan biyo lamasiyo malabna Ilaa sanad ka karayo lamasiyo waa iga talo walalnimo
Waaley Magaca Kariim Culumada Ma La weydiiyey Alaaa kariim ah . Afqaan miyaa Ninkaagu ?
❤❤❤
m.a ❤
Macsarada kuwad
M.a
M.sh😮😊
Abyo barorta iska rid maficne mahadsanid ❤
Umul Lee waye.abayo
🎉🎉🎉🎉🎉🎉asc
Badruuulsi
Ma❤😂🎉😢😮😅😊
Mashalah family qurux badan
Maasha Allah
Masha allha ❤❤❤
Ma asha allh
Mansha allha
M.a
❤❤❤❤❤
Mansha Allah