Daawo Ugaaska Kuumade O Canaan Adag Udiray Mw Cagjar iyo Odayaasha Garaad kulmiye hogaamiyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 13

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Месяц назад +2

    Odayaashu wey dadaalayaan inshaa'allah, wada jirr halagu dadaalo iyo nabaddeen wada jirkeena dhamaan.❤.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад

    walaisku falay ugaas culimadu hana quraan saarto waa cajiib dad cadawgoda ogayn iyagun isumuqda nacabkoda uqalyanaya ilahayow munafaqiinta nokala ruufyama nagasoqabo oo fashil cadawga aamiin🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍🇬🇲🇬🇲🇬🇲✅️✅️😭😭😭😭😭😭😭🙏

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Месяц назад +5

    😂😂😂XASSAN SH QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO 1991DII AYAA LOO NOQONAA FARMAJO WAA MAREEXAN IMARAD IYO YAHUUD IYO ETHOPIA IYO XASSAN SHEIKH DALKA WAA BURBURAY SOMALIAYEEY 🇸🇴

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Месяц назад +1

    Adiga gaariso maalinkastaa dadka lagu dilaa maxaad wax ugu qaban weydeen

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад

    sax alllow heshiisi walalaha aamiin🤲🤲🤲🤲👍👍😭😭😭🇬🇲🇬🇲🙏

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin Месяц назад +1

    Muslim muslim dilay halkee naxariistu u soomartey adigu madiin aan ahayn tani muslimka ayaad haysataa...
    Madhihi kartid

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Месяц назад

    ugaas badanaa oo taya daranaa ,oo cuqdad badana inta aad cadawku tihiin Somalia hoostiiney kama dhamaaneysa

  • @HaredDuale
    @HaredDuale Месяц назад

    HUBKA AAD ITOOBIYAANKA IYO SHACABKA SOOMAALIYEED UKALA GUDBINEYSAAN MAAD GARAAD KA HADASHO
    HADAAD KILINKA TIHIIN

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 Месяц назад

    Kumada ugaasyo badanaa culuma lalayey ee macaruurbaa masajidka ladiley

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Месяц назад

    Hubka wala soo gataa somalidana isku leysey maxa rabtaa .ha is layaan.wakas marexanbaa ku xaduuqey saleymam deni isna cisman maxamuf bui ku xasuuqi dhaaf hubka yaan la hor istagi na.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад

    ✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️👍👍👍🫅🫅 ugaas cisiyo karamo ❤️❤️👍👍🇬🇲🇬🇲😭😭😭😭🙏

  • @muktarbare
    @muktarbare 29 дней назад

    Hilibkoodaniman cunay baa tihiin oo is halaagaayo caqligaa habow ididin kaga dacay oo waad isla hadeen cidlaad u hadafteen helid la,aaneed huuralayda gaalada iyo haybyo reer kale a maalintaa is haleeshaan hujuumka ragii laga horgayn lahaa hoheey kala hambayn wayde hog haduu caqligu ku dhaco waa iska hadurkaas haduu umal idin hogaamiyo waqiin ma hinqan doontaan haloow waxaa idiin ku filaan saad isu haligaysaan aduunka waa isku hiil tirteen aakhirana ilaahay hortiisaa hoog idiin yaal umaddiina waxaad u hoorseedeed arin ay waqood hadal hayaayaan lama hilmaamaan baad dhigteen hoog iyo lama arage haabiilba qaabiil baa hadeer loo ciqaabaa hab daqanki iyo xeerkiyo sharcigiba waad hareer maraysaan wax hambaysta xigtadi baa is haligaysaaye?