HOSPITAL KA NAIROBI LOGU DHALO IYO LACAGTA WAA IMISA ?BEST HOSPITAL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 88

  • @amnah592
    @amnah592 Год назад +5

    MashaAllah vedeo wax tar leh noso diyarisay abayo shukran umul fayow adi io nunahada gabadhaha ugubka io kuwa kale urka leh illahay hainoo wada fududeyo

  • @Umumaida-em5lx
    @Umumaida-em5lx Год назад +5

    Gabdho hadaad dhalaysaan ood nairobi joogtaan waxaan inkaga digayaa inaad iska ilaalisaan midka ladhaho naairobi east oo islii kuyaalo waligiin hatagina

  • @qarandeeq214
    @qarandeeq214 Год назад +2

    Dr sahara gabar somali eh kwrama gabdho nairobi south fariisata

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 Год назад

      2013 ilaa hada ayan takaa lakiin waxaa iga umuli Dr hodan dr kabari mashaallah way ficnayen sahro ma,aqano abayo lakin dr balethna wallashey ayan ugeyay wahay igutiri waa qhalin birito waa laqhalaa ayay igu tiri waxan keyay mather in shel mashaallah waxay igu dexen canugu wuficanyaxay markay fol qhabato ken lakin south c ayan jogi waxaa ka umulisi dr kabari Nairobi south waa 2016

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Год назад +2

    Manshaallah umushi is xanbarsato alah ka dhigo inshalah ❤kheyr badan ❤❤❤❤❤

  • @ikraahmed9835
    @ikraahmed9835 Год назад +2

    M a Abyo hmblyo umushii is xambarata Allaha ka dhigo

  • @halgankanolosha2514
    @halgankanolosha2514 Год назад +3

    Ultrasound dheh scan maaahan

  • @safwanawad2327
    @safwanawad2327 Год назад +1

    Hospitalka sakiina yaa war haayo oo information iga siin karo allaha noo fududeyo

  • @ilhaanyariisey6168
    @ilhaanyariisey6168 Год назад +2

    Umushi is xanbarato allha ka dhigo anah umul ahy muradkeyga oo macsi lehen ilahey ha i sahlo i.a

  • @FaadumoaxmedIidle-gh5sh
    @FaadumoaxmedIidle-gh5sh Год назад +2

    Masha Allah abaayo wan ku xisnay so labo i.n

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 Год назад +3

    Waa mahadsantahay walalo,horta aniga daqtarad ayan ahay kutaqasostay xaga dalma hoyadha iyo dalankedha,marka,kenya isbitalka dowlada hoyoyinka wax lacag lagamaqaadho,buugana waa bilaash ila talaalka canuga markay dasho,but privatka waa lacag weyna kala qaali sanyihin, anyway qoral kumafahfahinkaro,marka I Will say,hadad uur tahay clinic bilaw cafimadkadha lasoco,canuga talaal

  • @ikruujaikruuja7097
    @ikruujaikruuja7097 Год назад +6

    Thanks abayo ana ka mid ah o ka faiday Nairobi wan Ku cusbhy ugubna wan ahy 8 months ayan ahy alle hano fududeeyo 🤲

    • @marwodumar3093
      @marwodumar3093 10 месяцев назад

      Abayo illahay maku kala kenay

    • @ikruujaikruuja7097
      @ikruujaikruuja7097 10 месяцев назад

      @@marwodumar3093 wan dhalay abaayo alxm illhy wa ii fududeyay

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 Год назад +2

    MashaAllah Abayo ❤❤

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 Год назад +1

    Mashaa allah abaayo umul fiyow alle haka dhigo adiga iyo baby cafimad inshaa allah ana ii so ducey in ilaaheey ii fududayo fowsha afar indho nabada iyo intii ila mid ah inshaa allah abaayo aamiin Yaa rabbi 🤲

  • @Hanushqurux
    @Hanushqurux Год назад +3

    Masha allah

  • @Istaahilfaarax1
    @Istaahilfaarax1 Год назад +1

    Madiino muulu 3 Ayan ku dhalay waa mele ficn m .a

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 Год назад +3

    Mash alah madina mall 5caruur ayan kudhalay is the best

  • @amalcabdul4885
    @amalcabdul4885 Год назад +4

    Madina mall is the best just for me it good service ❤❤

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 Год назад +2

    Abayo guriga daganthy california miyaa

  • @Ahlaam2005
    @Ahlaam2005 Год назад +2

    Abayo aniga josef hospital kudhaly 2022 waliba gabar meed eh wuu fcn alx lkn hada waxaa iska qory burhaan hospital mafican yhy bal ii sheega

    • @fatmahashi9575
      @fatmahashi9575 8 месяцев назад

      Abyo madhashay burhaan hosspital kawarn

  • @Farhiyamoh
    @Farhiyamoh Год назад +2

    Haa wlh care anaa kudhala 2020 xasithin waa ano ugub aah ayay sixun iyeelen😢

  • @ilhaanyariisey6168
    @ilhaanyariisey6168 Год назад +2

    Madina mall is the best hospital wlhi babyga labad hada ku dhalay alxm south c ugu imaday asawa amin sananhy ❤

    • @qaaliqueen8975
      @qaaliqueen8975 Месяц назад

      Ilaa hada ma asiga ayaa ugu fcna abyo iso sheeg

  • @RahmahassanRuun
    @RahmahassanRuun Год назад +1

    Abyo beenta ma ahan madina mall wax ka ficn malahn 2 cunug ku dhalay ki 3 walac ahy wax kle uma socdi asiga aheen waana kugu cusbaxay from TikTok

  • @nuura6075
    @nuura6075 Год назад

    Abyo thnks waka faidey lkn madiina mall isbitalo badan ba kudhex yela wa midke iso sheg hada 3bil ahy Buug ban udonan laha❤

  • @sleepcourt
    @sleepcourt Год назад +2

    Aad bad u mahadsanthy qliyey wxn ku waydin laha buuga khasab miya wxn raba computer kliya inan isaso saare iso jwb ado raaliya

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 Год назад +2

      Buugas laantis, wax soconayo maleh,dats mother and child booklet,aya ladahaa,inta uurka ledahay hoyada isticmasho xaladeda cafimad ayan kalasocona,markey dasho canuga aya isticmalo talalkisa kalasocona

    • @Aysha_Abdullhi
      @Aysha_Abdullhi  Год назад +1

      Sax

  • @FatumaAdan-we5uj
    @FatumaAdan-we5uj Год назад +1

    MashaaAllah abayo❤❤❤

  • @qarandeeq214
    @qarandeeq214 Год назад +1

    Nairobi south kawaran wlley

  • @SumayaMohamed-p8j
    @SumayaMohamed-p8j Год назад +1

    Abayo mcney wan ku tageraa umushi is xanbarsato allh haga dhigo❤

  • @Sahroahmed114Sahro
    @Sahroahmed114Sahro Год назад +1

    Asc abyo aniga nairobi waan ku cusbahay fahfahin dheraat eh ayaan kaa rabaa adoo mahadsan inshaAllsh whtsup kaan kala so xiriiraa comenti ga ayaan lambar kaaga kadhax helaye waad mahadsan tahay

  • @fatimashadia32
    @fatimashadia32 Год назад +2

    Noo soo duub

  • @MaryanAbdiaziz-im1hy
    @MaryanAbdiaziz-im1hy Год назад +1

    Nooso sheeg àbyo waxa fosha fududeeya

  • @Ndembeleosman
    @Ndembeleosman Год назад +2

    Marwalbo wakudaaha xanunka
    foosha

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @huhshta
    @huhshta Год назад

    Madina mall anba wankudhalay 2 gabdhood hadana wankasotagay service koda good waye

  • @fardowsahamdi5990
    @fardowsahamdi5990 Год назад +2

    Shukran abayo Ana iso duceeya 9ki aya idhamaday walina fool ma hayo

  • @FilsanOlad
    @FilsanOlad Год назад +1

    Aga khan miyuu xunyey wllo

  • @MayaOscar
    @MayaOscar Год назад +1

    Abayo Qalinka ke ufican

  • @FatumaAdan-we5uj
    @FatumaAdan-we5uj Год назад +1

    Ameen ameeen ameeen

  • @Umumaida-em5lx
    @Umumaida-em5lx Год назад

    Waa isbitaal dadka lafj dhaco aadna uxun umulisooyin fiicana majoogaan iska ilaaliya

  • @Ndembeleosman
    @Ndembeleosman Год назад +3

    Xabibti wax fosha fududeyo nosogali 5 bila ahay

  • @roodanuur
    @roodanuur Год назад +2

    ManshaAlah muradka allaha sahlo

  • @fadumoabdulle1016
    @fadumoabdulle1016 Год назад +2

    Nariobi south hospital walalo waa ficanyahay hadaa wax hubin ha sheekin waxaa hubtaaa fican

    • @FaisaCadeey25
      @FaisaCadeey25 Год назад

      ❤❤❤

    • @Sacdiya_hussein
      @Sacdiya_hussein Год назад +2

      Haa ani islii 4 caruur kudhalay wlh waa kusilcay Nairobi south 2 kudhalay dr baleed alx siqurux badan leyla dhaqmay

    • @FaisaCadeey25
      @FaisaCadeey25 Год назад

      @@Sacdiya_hussein Masha Allah abayo mcn ani iso booqda ❤️

    • @qarandeeq214
      @qarandeeq214 Год назад

      Dr baleed watee wleey dr sahara u tagaa bil walbo hda 7 bil ahy

    • @maryamaruun5585
      @maryamaruun5585 Год назад

      @@Sacdiya_husseindrs ayaa la socdaa bishii 8aad ii dhamaaneyso meeqa kuugu dhaliyeen abaayo kenya waa ku cusbahee adoo mahadsan

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 Год назад +1

    Aamin yaarabi abayo isoo duceya Allah i fudeyo abayo aniga center Josef ayaan kudhaley midkeygi igu horeyye 165 hal haben sexde dawoyinka wax dhan wax dhib ahna ma ku arag Masha Allah ❤

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 Год назад +1

    Africa waa laysku dhaca uf wlahi waaloso shaqo tagay

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 Год назад +1

    ABAAYO WALAAHI WAAN KU JECLAHAY ABAAYO ALLEY HA KU BARAKIYO QOOSGADA ♥ FARXAD KU NOLADA MUQDISHO KADAWADA NUNAHA MAGACISA NOSHIIK❤

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 4 месяца назад

    Buuga lacag maba aha maxa qaldan 😂

  • @ZuuRuja
    @ZuuRuja Год назад +4

    Masha Allah isoduceya fosha inu ale ifududeyo

    • @FaisaCadeey25
      @FaisaCadeey25 Год назад

      May Allah make easy for u my sister..Insha Allah you will be fine abayo mcn❤

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 Год назад +2

    War anzaley waa kuu xiisney Allah kuxafidee number whatsup is oo qor