Seattle waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu quruxda badan ee Maraykan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Seattle waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu quruxda badan ee Maraykan.

Комментарии • 103

  • @ibraahinmaxamedfaarax8444
    @ibraahinmaxamedfaarax8444 Год назад +11

    Hereri malaha wariye kale ayaa ku helay sida tolmoon iyo tabinta hadalka sidoo kale xawaraaraha dega dega ah reer waqooyigu malaha wariyinimadu weyba ku dhashaan❤❤❤

  • @ibnulqayim5022
    @ibnulqayim5022 Год назад +11

    War meeshan nimcada taala waaxay ,dadka dayrka kasoo boodaya waan la yaabanaabee, ana coming soon laaaaaaaaaaaaaaaaaaakiiiiiiiiiiiin shilinba mahayee mxn soo boodaa😇😇😇😇😇

    • @kareen5993
      @kareen5993 Год назад +1

      Allaha keeni wllo incha Allah

  • @kareen5993
    @kareen5993 Год назад +3

    Incha Allah Allahan ka baryeya in uu malin uu igeyo ❤ Incha Allah Allahuma Ameen 🤲 🇺🇸 from Djibouti 🇩🇯

    • @mohamedsalimiin5441
      @mohamedsalimiin5441 Год назад +1

      Insha allah sidookale nabad allaha nagu geeyo aamiin from somalia🇸🇴

    • @kareen5993
      @kareen5993 Год назад +1

      @@mohamedsalimiin5441ameen ameen ameen yaa Allah incha Allah tacala wllo

    • @user-gr6sz1su6p
      @user-gr6sz1su6p 3 месяца назад

      ​@@mohamedsalimiin5441insha allah wlloh

  • @Nabiil47
    @Nabiil47 Год назад +5

    Abdisalam Waxaan kugu Bogaadinyaa Dadka sidaa Mukhtaar oo kale oo su,aalihi u Tababaran oo jawaab Waafiya bixinayaa soo Badi Great job

  • @elaataysin1229
    @elaataysin1229 Год назад +5

    Inaa Lillaahi wa inaa ilayhi rajicuun Allah sidaa ayuu gaaladii ugu nimceeyay waxay ugu abaalguden Allah kufri iyo gaalnimo subxaanallah

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 Год назад +4

      Adigaba Ilaahay wuu kuu nicmeeyay lkn kamaad shaqaysan lkn iyagu way ka shaqaysteen OY ilaashadaan. Aduunkuna Ilaahay Macno wayn lama laha oo gaal iyo muslimba waa siiyay

    • @DamacWarsame-cd2ih
      @DamacWarsame-cd2ih Год назад

      ​@@samiraige4360absolutely...

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 Год назад +4

      Gaal iyo muslim dunida wa u siman yihin ee wax qabsi baa la is dheeryahay hurdada ka toos

    • @updyrahman______________6931
      @updyrahman______________6931 Год назад +1

      Dhulka dhamaantisba ilahey baa wda leh gaalna gooni loma siin

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 6 месяцев назад

      ​@@samiraige4360 iyagu weyba cadaysteene somalidu intay hagoogtaan oo muslim iska dhigaan ayay hadana wada munaafiqiin yihiin 😮
      Bal adinku is xisaabiya intan laydin xisaabin

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 месяца назад

    Mahadsanid wariye

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 Год назад +3

    Mukhtar waaba nin cajiib ah,sida uu warbixinta noosiiyay ayaa si gooni ah.

  • @abdifatahdalmar7431
    @abdifatahdalmar7431 Год назад +2

    Abdisalam Herrari information inba caadi ma ahan waa legend ❤️ ♥️ 🎉

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Год назад +2

    Waw Gabyaaga Khadar M.Qaasim waxuu ka soo Jeeda Edel Family of Somaliland......Aabihii iyo Awawgiisa ayaa Isaqa Quraanka Barey ......oo Muslim ka dhigay ,Jazaa,a kala khayr......

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 Год назад +1

    Mansha allaah Abtigay mukhtar mure

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Год назад +3

    Masha allah

  • @sacadaxmed8779
    @sacadaxmed8779 Год назад +6

    Magaladan ka bilbayo dalxiskayga markaynka insha allah

  • @memm9473
    @memm9473 Год назад +5

    Talo
    Waxan jeclan lahayn in drone la adeegsado si muqaal quruxbadan loo helo

  • @ayaanismail5516
    @ayaanismail5516 Год назад +2

    Hereri you are Legend💯💯💯💯💯

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 Год назад +2

    keep going bro

  • @Diri-ml7lk
    @Diri-ml7lk Год назад +1

    Muuqaladena Wxa ka Maqan Kaliya Drowns in aadku duubtan Si aan uwada aragno Muuqalada qrxdoda dusha sare.

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Год назад +1

    Woow ❤ Mansha Allah 😊😊

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Год назад +5

    Hereri Hormuudka wariyasha yaa igu raacsan 🎉❤

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Год назад +4

    Waxaanba ka helay sida cajiibka ah ee MUKHTAR uu warbixinta iyo faahfaahinta quruxda badan u saaray quruxda Seatle Washington.

  • @AbshirMohamud961
    @AbshirMohamud961 Год назад +1

    Legend herari

  • @hamsafarah8205
    @hamsafarah8205 Год назад +4

    Seattle Washington waa magaalo hawo fiican runti

  • @abdirashidmohamed7060
    @abdirashidmohamed7060 11 месяцев назад

    One day i will live in Seattle in shaa Allah ❤ with the love Allah ya Rahman ya Rahim

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Год назад +5

    EID MUBARIC

  • @MohamedHusse1n
    @MohamedHusse1n Год назад +2

    One in insha allah

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 Год назад +1

    Hereeri noolow adeer libaax❤

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Год назад

    Glorious and Fabulous site🥰

  • @user-mu7sg6pe7h
    @user-mu7sg6pe7h Год назад +1

    Aar meeshu qurxoona nio anuu waa tahriibayaa iiso duceeya from somaliland to USA

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 Год назад

      Quruxda cirka kama soo dhicin ee waa la hagaajiyay oo la qurxiyay maad wadankaaga sidaas oo kale ka dhigtid ? Intaad waxaanad lahayn iska jeclaanaysid

    • @user-mu7sg6pe7h
      @user-mu7sg6pe7h Год назад

      100 kun oo sano oo danbe shp waligiina sidan ma no qonayo soomaalidu harta hays dhameeyan inta soo hadhay na hataahriibto dadkakalee yimaada yaa hagaajin doona

  • @osmanali2199
    @osmanali2199 10 месяцев назад

    MASHAA ALLAH

  • @maajedadem4157
    @maajedadem4157 Год назад +1

    Waa Nimco dhamaystiran
    Sida ay uga mahad celiyeena way qurux badan tahay

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Год назад +1

    WAA HALKII. REER .DJIBOUTI 🇩🇯 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Год назад

    DADKA RER SOMALILAND
    WAA DAS COD KAR AH
    WA ASAL SOMALI
    BULSHADA SOMALILAND
    waa arinka somalida koonfurtu uga marmi la datahay bulshada slnders ka
    Bal eeg balaaqada af somaliga ninka
    Waa asal duriyad

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 6 месяцев назад

    Dadakan oo kale warayso cabdi salm cilmi baa ku dhan 😮

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 Год назад

    Hareeri legend columbus ohio kaama hayno

  • @Yacquub234
    @Yacquub234 4 месяца назад

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Год назад +2

    Xaa naga galay buulo xaawo iyo qarijiqood aa ka fiicane

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 6 месяцев назад

      😂😂 ma jiingadaha Mel somaliya ku taal musuq iyo cadaalad daro bi isay😮

  • @AbdiQaniMohamed-ge2if
    @AbdiQaniMohamed-ge2if Год назад +3

    Hereri legend 🙌

  • @hidaraacmedia5605
    @hidaraacmedia5605 Год назад

    Hereri waa ku salamey aabo

  • @MahamudHagimuse
    @MahamudHagimuse Год назад

    Weriye A salaan Hereri Maanta cider uu wax weydiiyo mahayo Mid isagiiba Qabsadey idhegeyso ah. Isaguna Haaye Haaye. Hhhh very funny .(Aad iyo aad baan U salaamey khadar Macalin Qaasin

  • @hassanabdulahimuxumad9686
    @hassanabdulahimuxumad9686 Год назад

    🏹🎤🎤🎤🎤🎤🏅

  • @laarij682
    @laarij682 Год назад

    Sadex saac kahor baan ag maray pike place market dadka meeshaas maraya waxey isoo xasuusiyeen suuqii weynaa ee boosaaso.

  • @muxiyodiinmaxamed1815
    @muxiyodiinmaxamed1815 Год назад

    Plz isoo Qabo wllo Cabdi salaan Hereri

  • @cabdullahimursal5738
    @cabdullahimursal5738 Год назад

    Fast comments

  • @Xayraan3
    @Xayraan3 Год назад +1

    First comment ban ahe maxa lagu helaa tolow bal ina geeya halka lagu tago

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani Год назад +2

      Congrats, waxaad heshay 2 nacnac duri, laba malashaan iyo goosarad timira, 🤣

    • @Xayraan3
      @Xayraan3 Год назад +1

      ​@@yahya-wadaniwuxuba ma intaasa wwxsn islaha vissa seatle heliye😂😂😂

    • @ilwaaddegan2449
      @ilwaaddegan2449 Год назад +1

      @@yahya-wadanikkkkkk war ba Adaa dhameeyay nacnac duray goor maa iigu danbaysay thanks inaa gift siisay funny ah 😂😂😂

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 Год назад +1

      Barigaan schoolka uulada ahaa baan xasuustay Malshanka kkk

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani Год назад

      ​@@Xayraan3haaye qarso cidna haysaga sheegin, qaarbaa qalin rasaas kaliya la rawaxaye 🤣

  • @kd2528
    @kd2528 Год назад +1

    Calooshiis u shaqayste PTSD qabaa wadaa wali 😂😂😂

  • @hudiefireeradam9812
    @hudiefireeradam9812 Год назад

    Settle Washington meeshan sifiican bad no liqsiisen

  • @sakariyesultan5612
    @sakariyesultan5612 Год назад +1

    Biyihi ilaa qiyamohi kuso dhacayay kulha😅

  • @asamadmohamoudabusacad2206
    @asamadmohamoudabusacad2206 Год назад

    "Alla illaahay muxuu nimco siiyay "
    قال الله تعالى :- ( الم تروا أن الله سخر لكم ما في السموات وما في الأرض وأسبغ عليكم نعمه ظاهرة وباطنه ومن الناس من يجادل في الله بغير علم ولا هدى ولا كتاب منير ") ....
    Dadku yaanay ku dagmin dhaldhalaalka illaahay siiyay Gaalada , waa maalmo aduun oo jab ka danbeeyo.
    Wadankeena illaahay haynoo nimceeyo oo aynu ka shaqayno.....

  • @augustbrown4466
    @augustbrown4466 Год назад +1

    You only showed very touristy areas

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Год назад

    WARIYE ABDISALAB HERERI.
    WARIYE CAALAMI AH

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Год назад

    HERERI MEDIA ✅

  • @badalbudul7878
    @badalbudul7878 Год назад

    ❤dal mareykan hareeri ❤❤salan sare❤❤❤

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 Год назад

    amazen too!

  • @abdisalaanbulshawi5239
    @abdisalaanbulshawi5239 Год назад +1

    Waa halka reer Djibouti 🇩🇯 daadka casheeya 😂😂😂

    • @kareen5993
      @kareen5993 Год назад

      Legend me from Djibouti 🇩🇯

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Год назад

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @Edbashir
    @Edbashir Год назад

    first

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 Год назад

    😢

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab Год назад

    Waxaas iska daayoo,Norwey noogu imow anakaa Baraf, Badd, Gacan badeed ,Buur iyo Biyyaba kuu hayna hadaad intaa raadinayside.Awoow ay waxaas oodhami ka quruxbadantahay waxaad adigu leedahay iyo Soco Goray Cabdisalaanow.

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 Год назад

    War fahan suadha lagu waydiyay yaa dawder

  • @SaidAli-yl6mi
    @SaidAli-yl6mi Год назад +1

    Hareeriyoow, ma IIDOORKA kaliya waraysataa aan kula kaftamee? 😂

  • @hamsafarah8205
    @hamsafarah8205 Год назад

    I guess codka lama maqlo mudane cabdisalaan

  • @aidarousafrah2433
    @aidarousafrah2433 Год назад

    Haaye haaye😂

  • @hassanmohamed8937
    @hassanmohamed8937 Год назад

    Somaliyey isu taaga oo bila caaleg marykaan ii geya

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 Год назад +2

    Maxaa nooga jira quruxdooda qaxooti baan ka nahay Somali iskama leh somalida meelkasta ee joogtaan waxay u maleeyaan wadankiina

  • @apdiqaniqayo
    @apdiqaniqayo Год назад

    Model kayga😂😂

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Год назад

    Dadka qadeeyay 😂😂😂

  • @hassanabdirahmanabdi2501
    @hassanabdirahmanabdi2501 7 месяцев назад

    Dhul Uusan Lahayn Faanin Ogaaa. Waar Dalkaaga Usoo Laabo.

  • @yahyeharun
    @yahyeharun Год назад

    hereri

    • @KhadarHaji-hm4pd
      @KhadarHaji-hm4pd Год назад

      Hareeri barnaamijadiisa hala ogaado somaliyey adoo gurigaada jogo dunida wax badan ka ogow

  • @libankaramo9337
    @libankaramo9337 Год назад

    koos waa askarigii tuuga ahaa

  • @Daher__DMD
    @Daher__DMD Год назад

    America kiii joogow mustaqbalkaagu uu ku dhamays tiran yahy 🇺🇲❤️

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 Год назад +1

      Amerika dhibaato badan ayaa taala. Caruurihii gangs bay wada noqdeen wigii kastana dhowr wiil ayaa lagu dilaa oo soomali ah. Caruurtii waala dhalan rogayaa oo abuurkii Ilaahay baa laga badalayaa . Dhibaato badan ayaa taala

    • @Daher__DMD
      @Daher__DMD Год назад +1

      @@samiraige4360 😅😅 africapa taasi way ka dhacdaa qarax iyo dagaalba & dilitaanba muhiimada ayaa ah America fursad ayaa taalla fursad shaqo
      wixii xaga alle kaaga qorana ku dhaafi maayo lkn ka sakow nolloshaada waad ku raaxaysan wll 🇺🇲+🇨🇦

    • @Daher__DMD
      @Daher__DMD Год назад

      @@samiraige4360 Ciyaal weerapa hadaad maqashaqay soomalia ayaypa ka abuurmeen waxa aan saas kuu leeyahay gaangs meelba waa uu jooga pro !

    • @sharifam4849
      @sharifam4849 Год назад

      @@Daher__DMD egg

  • @ayadalhussainy7184
    @ayadalhussainy7184 3 месяца назад

    I don't understand what they are promoting?

  • @jakuukakin1024
    @jakuukakin1024 Год назад +2

    Masha Alah

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 Год назад +1

    Mash Allah

    • @nuur3272
      @nuur3272 Год назад

      Greetings from Hargeisa to all my colleagues in Seattle. Sea you next month...in sha ALLAH.