kkkkkkkkkkkkk waxan ku qoslaa jawaabaha waaba muran socda dadkani laakiin la yaab ma leh waayo waa af guri. waxa aad iigu soo qosol badan marka wax la waydiiyo tusaale ahaan suaasha kan iyo isaga waxay la soo boodayaan (dee waa isku mid) waa dad dhiiran weeyaan oo isku kalsoon
su aasha hore hadaad iga hor iman lahayd waan ku dhici lahaa waayo Gabo gabo waan aqiin lkn Gabo Gabo jinaabo maan aqoon kk ta afka somaliga ah waxaa lagu dhigtaa dugsiga hoose buug2 afsomaliga laga helaa way kaa dhiman lahayd hadaan is arki lahyn lkn wax wayn ayaan ka FAA iday meshan caawo xaga cibadada
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا قُمْتُمْ إِلَى الصَّلَاةِ فَاغْسِلُوا وُجُوهَكُمْ وَأَيْدِيَكُمْ إِلَى الْمَرَافِقِ وَامْسَحُوا بِرُءُوسِكُمْ وَأَرْجُلَكُمْ إِلَى الْكَعْبَيْنِ ۚ وَإِنْ كُنْتُمْ جُنُبًا فَاطَّهَّرُوا ۚ وَإِنْ كُنْتُمْ مَرْضَىٰ أَوْ عَلَىٰ سَفَرٍ أَوْ جَاءَ أَحَدٌ مِنْكُمْ مِنَ الْغَائِطِ أَوْ لَامَسْتُمُ النِّسَاءَ فَلَمْ تَجِدُوا مَاءً فَتَيَمَّمُوا صَعِيدًا طَيِّبًا فَامْسَحُوا بِوُجُوهِكُمْ وَأَيْدِيكُمْ مِنْهُ ۚ مَا يُرِيدُ اللَّهُ لِيَجْعَلَ عَلَيْكُمْ مِنْ حَرَجٍ وَلَٰكِنْ يُرِيدُ لِيُطَهِّرَكُمْ وَلِيُتِمَّ نِعْمَتَهُ عَلَيْكُمْ لَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَKuwa (xaqa) Rumeeyow Haddaad u Kacdaan Salaadda Dhaqa Wajiyadiina, iyo Gacmihiinna Tan iyo Jiqilka (Xusulka) Masaxana Madaxiinna (Dhaqana) Lugihiina Tan iyo anqawyada haddaad Janaabo qabtaan isdaahiriya, Haddaad Buktaan ama Safartihiin ama ka timaadaan Kortag ama Istaabataan haween oydaan helayn Biyo ku Gagabaysta shul daahir kuna Masaxa Wajigiinna iyo Gacmihiinna, idin lama doonayo Eebe inuu isin yeelo korkiina Dhib wuxuuse dooni inuu idin Daahiriyo idiin dhammeeyo Nicmadiisa korkiinna inaad Shugridaan Darteed.
Abdi Ahmed
Abdi Ahmed 4e"/5/ / / /"
mustafe waa rutii faa ido kabacdi magaaladaydii burco caday ayaan halkan sikalera ugala socdaa mansha alaah kahyr ale hakusiyo sxb cabdi maalig
Barnaamijka wan jeclhy waayo faaido kabacdi waxaan daawada my home town abdimalik abdillahi nuuri booqo sxb labaqow tag sxb
maasha allAh cabdimaalik halkaa kaga hay.
markaan video daawadaan mirqaan igu soodagaa
Ardaydu wy wada ilko casyiin Yaab burco ayaan tagayaa ilkuu haycasaadeene
C/maalik waatan shaqadaadi ee halkaa kasii wad arimaha noocan ah iyo Taakulooyinka dadka masaakinta ah ee baahan balse inaga ilaali arimaha Siyaasada iyo wixii Amnigaaga iyo Amniga dadka iyo dalkaba wax u dhimaya...
good job suallaha diiniga sobadi brother
haaheey rantaa hadiikaleh waxaan lahaa waan kahelay mashaallah yaa salaam walal mahadsanid
Aad baad uu facantahay abdimaliikoo
mansha alah ,weyaan runi wana wada qosol dadka badankodu marka aney garaneyen sualaha kkkkkkk
cabdimalik iyo asxabtisana wa idi salamey kkkkkkkkkkkk
mashaa allah, cabdimalik.
waxa
soo
celisay
xigmadii
luqada
mancha allah wa su.alo faidoyin ah
kan waa tilmaan, isaga waa magac u yaal
jazaakallahu kheyran jazaa
halkaa kasii wad walaal afkii somaliga waba la ilabay waa in dadka afkoda iyo dhaqankoda la baraa . mahad sanid... c/malik
waqooyo maxaa jahli xiineed yaala
kan wa qof xaadir ah oo isagana waa qof maqan markii laga hadlaayo
kkkkk momahed karama halka iga muuqda kulahaa iyo ba udhexeeya hhhhh
wll dadka lacagsoomaliya sii
Gobolladda lacag somalia lagama isticmaallo wllo
Just only USA dollar iyo Somaliland shilling
hadan kajawabo kan wa qof kumuqda isagana wa ku maqan
manshallah
labaduba waa magac u yaal kani waa magac u yaal tilmaameed isaga waa magac u yaal qofeed
axsan shaqsi coldoon
af Somali. ka weyn. waa su,aal Islamic ah
kan: waa tilmaan wax lagu tilmaamayo shay ama qof
isaga: waa magac u yaal booskii magaca ayaa loo adeegsaday
dad kan wada ilkaha cas cas
kaan iyo isaga ? kaan waxa timamee ... isaga magac u yaal aandanka
intad daawaty bad soo qoraysaa
+Hanad Casanova .hhhhh waad ku cadaysaye
kkkkkkkkkkkkk waxan ku qoslaa jawaabaha waaba muran socda dadkani laakiin la yaab ma leh waayo waa af guri. waxa aad iigu soo qosol badan marka wax la waydiiyo tusaale ahaan suaasha kan iyo isaga waxay la soo boodayaan (dee waa isku mid) waa dad dhiiran weeyaan oo isku kalsoon
+Mohamed aden Mouhoumed reer burco aad bay ugu caan yihiin dhiiranaanta hadalka qalad iyo saxba.
su aasha hore hadaad iga hor iman lahayd waan ku dhici lahaa waayo Gabo gabo waan aqiin lkn Gabo Gabo jinaabo maan aqoon kk
ta afka somaliga ah waxaa lagu dhigtaa dugsiga hoose buug2 afsomaliga laga helaa way kaa dhiman lahayd hadaan is arki lahyn lkn wax wayn ayaan ka FAA iday meshan caawo xaga cibadada