Xog Masuulka Fashiliyey Shirqoolkii Geele SL u dhigay? Guurti Samayey Arimo layab ku Noqday Cadowga?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Комментарии • 40

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 5 месяцев назад +2

    Mansha Allah Dahir Riyale kahin May Allah bless him wa wadani dhabah Guul somaliland 👋❤️❤️❤️

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 5 месяцев назад +2

    Mansha allaah guuul.iyo gobanimo🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 5 месяцев назад +1

    Masha Allah tabarakallah Dahir Rayaleh Kahim abihi democracy ah Allah cafimad cibadada iyo cimriga haku barakeyo halyey wadan kisa gor malba ku hawlan xiliyada adag wadankisa ka sari kara abo wadan ka kuu bahan marwalba😇🙏🏽🙏🏽🙏🏽💚🤍❤

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 5 месяцев назад +1

    Guuuuuuuul iyo gobonimo ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @HamseAbdi-c6d
    @HamseAbdi-c6d 5 месяцев назад +1

    Masham Allah guul iyo gobonimo somaliland

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 5 месяцев назад +3

    The best head of state of Somaliland, my Allah grant you baraka

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 5 месяцев назад +1

    hero Daahir Riiyaalee come back again we need you thank you so much for your hard work guuul iyo gobanimo somailand insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉

  • @GRONINGEN60
    @GRONINGEN60 5 месяцев назад +2

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo INSHALLAH Jamhuuriyadda SOMALILAND

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 5 месяцев назад +1

    Illahay cafimaad ha siiyo mw dahir riyaleh

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 5 месяцев назад +2

    Guul iyo gobaanimo somaliland ❤

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 5 месяцев назад +3

    Salaan habo gersigagoow warbaahintu hadey sidaad noqonlahayeen horenu usocon laheenyn koobka wariye daacad adiga qaadey

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 5 месяцев назад

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan, Ilaahaw Jabi Cadawga Somaliland goobkasta, Guul Somalailand.

  • @mrbulshawibutaale6066
    @mrbulshawibutaale6066 5 месяцев назад

    Guul Somaliland insha Allaah Cadow geeduna ha Jabo!

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 5 месяцев назад

    Insha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim hanolato somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim ❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ somaaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 5 месяцев назад

    Masha Allah Guul

  • @MaxamedCabdi-bv3tj
    @MaxamedCabdi-bv3tj 5 месяцев назад

    Dahirriyale.abihi.gusha❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 5 месяцев назад

    Madaxweyne daahir riyaale kaahin wuxuu ahaa madaxweyne siyaasiya aqoon iyo waxgarad ah ilaahay cimriga haw barakeeyo from burco

  • @Sahra-x2h
    @Sahra-x2h 5 месяцев назад

    Geees

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 5 месяцев назад

    Daahir Rayaale geesi midnimada Somaliland jecel sharafi iyo karaamo madaxweyne 💚🤍❤️

  • @Sahra-x2h
    @Sahra-x2h 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @randomin8390
    @randomin8390 5 месяцев назад

    isaaq hadoorto dahir riyaal kahin
    he is good man❤❤❤❤

  • @malhassanjama1314
    @malhassanjama1314 5 месяцев назад

    Madaxweyn dahir rayaale waa halyey qaran oo s land ugu qoran xusuus weligeed aan duugoobi doonin

  • @maxamedsheikh1183
    @maxamedsheikh1183 5 месяцев назад

    Madaxwayne Rayaleh
    Wa qof jewel dalkisa iiyo dadkiisa

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 5 месяцев назад

    Daahir riyaale kaahin waa nin nabded weeyi dalkisa iyo dadkisa jecel Markastaba siyasadii wx badan Ayuu ka bedelay wle

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari 5 месяцев назад

    Madaxweyne riyaale waa libaax

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 5 месяцев назад

    It doesn't change that Ciiro and wadani is howanta

  • @Cige958
    @Cige958 5 месяцев назад

    Asc daahir riyaale so celiya

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 5 месяцев назад

    Daahir Riyaale ❤❤ illaahay comrigiisa ha dheereeyee❤❤❤❤

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 5 месяцев назад

    Riyaale ha la soo celiyo isaaqii waxba wadi kariwaaye

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 5 месяцев назад

    Heego shaleyna weey caayaysey

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 5 месяцев назад

    Never inuu Ciro wanaaga rabo

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 5 месяцев назад

    Axmed muumin seed ma miskiinka aan masaajidka kuwada tukanay taraawiixdii masjidka.

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 5 месяцев назад

    Somaliland hurudo niyahow heshiiska ku dhawaaqa ama hadalkan badan nagadaya waxan 4 bilood maraya walhii😮😮

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 5 месяцев назад

    Riyyale is a hero and a patriotic former president of somaliland. And will be in the history of somaliland. He is the only president who still holds the doctrine of his former boss and president Mohamed haji Ibrahim Egal. This two leaders will be remembered as the father founder of the democratic Republic of somaliland and I pray for somaliland to have leaders like them to lead our mother land in the future. Rather than the current cynical, greedy, hypocrates, traitors, and certified imbecilics on the lineup today after mujahid Muse biixi, is what worries me so much and puts me in limbo situation !!! 😂

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 5 месяцев назад

    Madaxwayne riyaale abaha somaliland taalo ha loo dhiso amba meelaba mahiimka ah ee qaranka ha lagu magac daro

  • @AliMadina-o6o
    @AliMadina-o6o 5 месяцев назад

    Viva somalia down oromo iyo muso orom iyo team kisa from zeila lughaya

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 5 месяцев назад

      Futo jilecey raganba ku qabee afka jilicdasan wax dgama illahy weydiso adoonyahy maatidi

  • @AliMadina-o6o
    @AliMadina-o6o 5 месяцев назад

    Isaq ma heshiyo

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 5 месяцев назад

    Daahir Rayaale yaanu Dhiman sidii kuwa Hore oo badan isagoon loo abaalgudin oon dhab loo muujin wuxuu mudan yahay oo la taaban Karo waxba ma tarto xabaasha lagu dull nacnacleeyo ee aynu caadaysanay beryahan dambe !