Walaasheey Nastexa aad ayaad u mahadsan-tahay Allaha hanoo aqbalo ducadaada qalbiga nadiifka ka imaatay, Hooyo Zaynab Allaha u naxariisto bishii ay dhimatay ayaa lajoogaa 4sano ayaa kasoo wareegatay. Walaal qaali laabta kaa oksooni shukran! Allaha samo iyo sacaado hakugu soo celiyo gurigaaga!
Mashalaah tabarak cafimad kucuna abayo waxan rabay in aan ku waydiyo 1 maxad uga bixisen bocorka dhexda inta lashido dhacan ahan so maraqa ma lagu miri karo 2 budadi aad ku derden Hilibka somaha warangada xalwada lagu daro ?
Mar mar ayuu 2bilood gaaraa ama ka badan, baastada 2kg laga yaabe kayar. Joogto uma cuno wareeg ayay kusocdaan liis ayaa noo dagsan kaas ayaan raacnaa!
Asc naciimow wan ku salamaya wax lagu yidhi waxa hooseeya difacaga markasta waan daalanahey ilaa intii aan qaatay talaalkii karoonaha laba sano ka hor maxaan qaata ila soo tali dhakhtarka waxba ima siin waxa igu yidhi dadka Afrika ka yimaada way ku dhasheen talo ayaan ka raba adigoo mahadsan
Alle hadin xafido dhamaantiin nacimow soomali wax badan ayaad u faa,iideysey wad ku mahasantahay
Mahadsanid walaal!
Mashallah waxa u qalantiin bilad weyn from the Somali community walahi the only Somali yutuberka nacfi leh
Walaal qaali aad ayaad u mahadsan-tahay!
Amar dowlo mudeec walaashey waa igu leedahay sup iyo suulka ❤
Mansha Allah reer aaramow Allah ha idin barakeeyo. Caafimaad ku cuna
Mahadsanid walaal!
Maanshallah baayo alaha no kada amen🎉
Maashaa Allah, ilaahay ha idiin ziyaadiyo nimcada iyo barwaaqada.
Masha Allah ilahay ha idiin barakayo.
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah❤
Maasha allaah ❤
Allahuma baarik ❤
Manshaallah tabarakallah Asc rer Aaramow ❤❤
Wcs Dahabo!
Allah xafidullah naciimoy waxbadan Ayan kaa fa iday qeyr fara badan allaha idin siito adi iyo maxamed owlaadina baari allaha idinkaga dhigo
Aamiin aad ayaad umahadsan-tahay!
maashaa allaah allaha idinvarakeeyo
Masha Allaah tabarak bil càfi ❤
Maasha alah ilaah il bini aadan alaha ka haayo
Aamiin mahadsanid!
Masha Allah
Asc abaayo macaan malabka ayaan ubaahanahay Canada ayaan joogaa maisonette dhibikartaa
@@sadiasheikahmed7714
boostada ayaaba qaali ah!
Masha ALLAAH❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
Mansha allah allaha idin barakeyo walashay qali ❤❤❤
Cafimaad kucuna ALLAHA idin xafido
mansha allah 10k hanbalyo❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Mahadsanid walaal!
MashAllha ❤
Masha allah allah ha idiin barakeyo❤❤family qurux badan❤❤
Illaahey ha idiin siyaadiyo
ماشاء الله ❤❤ بل عافيه عليكم
Mansha Allah tabarakallah ilahay haku xifdiyo Amiin ❤❤
masha allaha
Aac masha alaah reer aaramow alaha idin barakeeyo wax badan aan idinka bartay abaayo naciima waan idinn soo duceeyey waxan aadey cimro oon joogaa siiba hooyo saynab oo kugula bilowday markey kula joogtay alaha u naxariisto dhaman waala diinta adinkana khayr iyo barako alaha idin siiyo amiin yaarabi ❤️
Walaasheey Nastexa aad ayaad u mahadsan-tahay Allaha hanoo aqbalo ducadaada qalbiga nadiifka ka imaatay, Hooyo Zaynab Allaha u naxariisto bishii ay dhimatay ayaa lajoogaa 4sano ayaa kasoo wareegatay. Walaal qaali laabta kaa oksooni shukran! Allaha samo iyo sacaado hakugu soo celiyo gurigaaga!
Masha allha allha hadiin barkeyo xbtiii
WAXAAN IDINKUGU HAMBALYEYNAYAA 10K AAD GAARTEEN IN KASII BADNNA WAAN IDIN RAJEYNAYAA INSHAA ALLAAH.
Aad ayaad u mahadsan-tahay!
mashaallah ❤ ❤
Masha Allaah beautiful family wcs wr wb welcome I love you so much You And your family ❤❤❤❤❤ sister
WRB ABAAYO
WAA DHOWNAHEY NACIIMA❤
Mshllh magacaaga iyo noloshada waa isku mid ❤
Walal marwalba wan idinkufarxaa wanan idindawadaa lag tana maba himaamo aad baan idiin tageraa❤
Masha allha ❤❤❤
Asc naciimoy sethy chanelkan waxaa kufiicned dhaqaaq aad dhaxashidee inaad ubixiso yacnii udhaqaaq inaad beerato inaad tabcato si aad miraha udhaxasho masha allah dad karti iyo dadaal leh ayaad tihiin kudayasho ayaadna mudantihiin ani muuqaladada waa dajistaa kadib habenkii markan caruurta iska seexiyo ayaan sidagan udaawadaa waana ku raaxaystaa nimcada cagaarka dooga indhaha uroon
Nimca walaal aad ayaad u mahadsan-tahay!
Mashalaah tabarak cafimad kucuna abayo waxan rabay in aan ku waydiyo 1 maxad uga bixisen bocorka dhexda inta lashido dhacan ahan so maraqa ma lagu miri karo 2 budadi aad ku derden Hilibka somaha warangada xalwada lagu daro ?
aayo naciimo aniga daal iyo tamar dara rema iyo madax xanuun kaniinigee ufiican
Noogu kaalay Channelka adiga is ahaaw
Asc abayo aniga xageyga waxad uu qalantin in ad gartan 1m ❤❤❤
Fartun walaal waan gaareeynaa, inta aad nagarab taagan tahay mahadsanid!
asc abaayo
Naciima abaayo ispuriliina goormee la cabi karaa noso sheeg cuntada kahor ii kadib
Calenta xageen kadawada wan raba ❤
CHANNELKA ADIGA IS AHAAW!
Asc nimco calooley lo ayaan rabaa xagee keentaa helsinki aan doontee maama
Helsinki markaan imaano waan kula soo xiriiraa, telifoonka iisoo gal!
@@aaramoow haye maama
wcs abaayomcn naima igu salam walalkey maxamed samidey maryamo iyo kuli ilmaha abaayo mcn waxan raba ina iga cawiso kadixanun hadan biyo cabo esxyarkadib musqusha ada
Dhaqtar matagtay Maryama? Mahadsanid walaal Maryamo samidaa iyo reerkoo idil weey kusalaamayaan salaantaadina waan kaa qaadnay!
haye jazakallaahu kheyr haa abaayo mcn marar badan kadi igaqaden waxey idhehen waxba maqabtid
naciimoyo xagen kalaso xidhidha adiga ayan ku bahanahy mcnto
+358 40 366 5082
❤😊❤
Masha Allah cafimaad ku cuna maxaa waaye waxa aad gadaal ugu dartay qudaarta mahad sanid
Muuqaalka maanta ayaan idinku tusaya kadaawo, dadka ayaa badan iweeydiinaya waan idiin tusi mar kalle!
Walaal magana budada haad ku dartey maraqa ku dartey oo rasiinka kadhigay plz soo magaceeda
Muqaalka soo socda ayaan kugu tusi fiirso!
Kkkkkk❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Dadka waydiinaayo budada maraqa e ku darsaden waxa ladhahaa hadaanan qaldanen waraango o xalwada laga kariyo
Qalad waaye waraango ma,ahan!
Abyo budada maraqa Korka ugadareyseen magaceed English maxaa lagu dhahaa soo sheeg sister?????
Ack maraqa budada baakada ku jirto manatusin kartaa xageesa laga hela balnooga faa iidee
Asc Naimo wa IGA sual bishi 5 kgs oo bes ehh baris ma cuntin , Mesha an ka adegto 25 kgs baris! Sithe bey kudacte , kaso hadal.
Mar mar ayuu 2bilood gaaraa ama ka badan, baastada 2kg laga yaabe kayar. Joogto uma cuno wareeg ayay kusocdaan liis ayaa noo dagsan kaas ayaan raacnaa!
@@aaramoow abayo management ka Ina ibarta jeclanlaha 6 carur an Daley pasta adunka lo neceb yahay Ila aniga carton pasta wa Kena bill walba.
Soonaha ma gurigaad ku samaysatey wan u bahanahey wad mahadsan tahay
Haa guriga ayay noogu taalaa isbuucii dhowr mar ayaan galnaa, aaadeey caafimaadka ugu fiican tahay!
@@aaramoow halkan ka soo iibsada wallo
@@hodannuh3012
_Maxay?
@@aaramoowsoonah sidee guriga lagu samaysataa iga jahilsaar waallo magaranayee waayo meelaha latago ayaan arkey
@@hodannuh3012
Guriga ayaa lagu dhistaa waa dhismo!
Asc Naciima abaayo caleenta sawirkeda maso dhigi kartaa adigoo mahadsan
Haa walaal waan soo dhigay waana kuugu soo celinayaa!
Asc naciimow wan ku salamaya wax lagu yidhi waxa hooseeya difacaga markasta waan daalanahey ilaa intii aan qaatay talaalkii karoonaha laba sano ka hor maxaan qaata ila soo tali dhakhtarka waxba ima siin waxa igu yidhi dadka Afrika ka yimaada way ku dhasheen talo ayaan ka raba adigoo mahadsan
Dadka Afrikka ka yimaado maxeey ku dhasheen? matabar darada iyo difaaca hoseeya?
@@aaramoowsida ayuu igu yidhi dhakhtarkii wallo
@@hodannuh3012
Intee joogtaa?
@@aaramoowMasha allah abaayo Allaha idin xifdiyo
Walalayal isoo booqda channel 🙏 ❤
Masha Allah