- Видео 285
- Просмотров 1 302 906
Aaramoow
Финляндия
Добавлен 5 июл 2023
Видео
MA IS WEEYDIISAA SUAALAHAAN, MISE WAAD ISKU DHAX DAADSAN-TAHAY?
Просмотров 1,8 тыс.13 дней назад
#aaramoow
SHAQAALAHA KENYAATIGA MA'AHAN SHAQAALIHII BEELAHA JAREER WAYNE! HURDO HURDO!!!
Просмотров 7 тыс.15 дней назад
#aaramoow
WAALID DIYAARSAN DULQAAD BADAN AYAA SOO SAARO CARUUR CAAFIMAAD QABA!
Просмотров 2 тыс.22 дня назад
#aaramoow
NACIIMO MAXAA ISKU DHIBTAA, TALOOW FAQRI MIYAA MISE FAAIDO??
Просмотров 3,3 тыс.28 дней назад
#aaramoow
Wan ku faraxey abaayo
MashaAllah TabarakaAllah JazakaAllah kheyran ukhtii ❤
Saalide ku shiisha sambuska abaayo? MashaAllah
اللهم اجعلنا من اهل القرآن يا رب العالمين والصلاة والسلام على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Asc Naciimo. Qeer badan Alle ha ku sìiyo waa noo faidaysay. Kuwa qeerka fahma oo qata Alle ha naga dhigo.
ADHD wu jira,inkasto ilmaha common ku yahay.😊
Masha Allah waan idin salaaney Allah ha idin barakeeyo Aamiin, jizakallaah qeer ajir Allah ha kaa siiyo waalidiin taada Allah ha u naxariisto ayagaa kugu soo dadaaley janada Allah ha idinku kulmiyo Aamiin ya rabi shukran!❤
Quraanka markasta oo ilaahay tusaalo usoo qaato sidaa aan u fahanno waxay maskaxdeennu fahmikarto ayuu noogu tilmaamaa , taasna waa raxmadda ilaahay subxaanahu watacaalaa uu adoomahiisa ugu naxariisanayo { وَهُوَ ٱلَّذِي يُرۡسِلُ ٱلرِّيَٰحَ بُشۡرَۢا بَيۡنَ يَدَيۡ رَحۡمَتِهِۦۖ حَتَّىٰٓ إِذَآ أَقَلَّتۡ سَحَابٗا ثِقَالٗا سُقۡنَٰهُ لِبَلَدٖ مَّيِّتٖ فَأَنزَلۡنَا بِهِ ٱلۡمَآءَ فَأَخۡرَجۡنَا بِهِۦ مِن كُلِّ ٱلثَّمَرَٰتِۚ كَذَٰلِكَ نُخۡرِجُ ٱلۡمَوۡتَىٰ لَعَلَّكُمۡ تَذَكَّرُونَ } [Surah Al-Aʿrāf: 57] Waa tusaale roobku markuu dhul. Qalalan ku da'o Ay dhir iyo caws doog ah kasoo baxdaa. Marka Ay inkireen in qofka markuu dhinto la soo noo laynayo ayaaa alle usooqaatay tusaalo Ay fahmaayan, oo iyagoo madax adee layimi ayuu alle wuu udhimrinayaa.. Ayaada saaka❤
❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن
M,Allah tabarakaaallh ❤❤❤
Mashaa allaah tabarakallaah ❤
مشاء الله جزاك الله خيرا ❤❤❤
Asc masha allah reer Aaramow allah haydin barakeeyo. Abaayo naciimo shayr wadaay allah ha ku xafido. Anagan kuwii khayrka ka faaiidaysta allah hanaga dhigo.Aamiin.
جزاك الله خير ❤❤
ما شاءالله تبارك الله شكرا حبيبتي
Masha ALLAAH ALLE ha ku siyaadiyo nuurka quraanka wa nuur ALLE qalbikeena ha ku sugo ❤❤
Aamiin mahadsanid!
Asc naciima waaku sallaamay waaruntaa wallaahi quraanka kariimka waa faa iido aaqiro iyo aduun quraanka mallagu qorikaro afsoomali abadan allaah noo saqiro barashadiisa dhamaan walla ladeen amiin yaa rabi
Walaalaheen Somaaliyeed Gabadhan aan gaarsiino xitaa 100kun,waxyaabo badan ka faaiidney sida is Daryeelka caafimaad ahaan Somaali baqeyl maahan ee waa iga xasuusin,wayna mudan tahay❤
Khadiija aad ayaad u mahadsan-tahay walaal qaali!
@@aaramoow adigaa mudan sharafey,runtii waad u qalantaa ,Alle ha idin barakeeyo.
@@zaki-w3t ,wanaag. Kaliya ,Run iyo faaiido aan ka soo ogaadeyv,maxaa kale ,cid qasab kugu leh ma jirto, mucaarad iyo muxaafidna Aduunka waa ka caadi, mahadsanid.
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Ayaatkan qofkan aqoon wax weyn ayaa kamaqan dumarka somaliyed qabyaaladaba wabartaane Quranka habartan MashAllah Nimco markad aqrineysid waxan soo xasuusana waagan sh Cumar Faaruq sitoosa ugu xirna Allaha unaxaristo
Allaha u naxariisto, waan kusalaamayaa walaal Maria!
Sifati Salaati Nabiyi kudar Nimco
Tafsiirka waxa kahoreysa inad Quranka Lafdan aad utaqan kadib Tafsirka tartiib Culumada ugabaro aayat aayat kubilow hadad rabto inad diinta fahamto uguyaran in aad taqan waxad Alle kucabudileheyd dambiyada inad iska yareysan wamuhim Nimco iyadu waa macalimad oo wadka faideysan kuxirma Inshallah
Mansha Allah nacimo waa idin sallamay rer Aaramow all family inshallah barakall mahadsanid ❤❤ dadaala waa garaa hada rabto waxbarasho
Walaal Dahbo waan kusalaameeynaa anagane mahadsanid!
Wcs ,Nacima waa ŕun cuntada Israafka ah ma fiicno waana cuqubo❤
Masha allha cafimad ku cuna ❤❤❤❤
Mansha allah walal allaha idin barakeyo amiin amiin ❤❤❤
Livet min mamma, jag älskar dig Walla
Mashaa Allah alxamdulilaah jumca mubarak ❤❤
Maasha allah walaashey caafimaad ku cuna
❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن
Mansha Allah rer Aaramow waa salaman tihin ❤❤
masha allha shukarn abayo
MAASHA. ALASH ILASHEY. CAAFIMAADKA. NOOSOOSUYASDIYO DHAMAANTEEN❤
Masha Allah WSC
Asc waa idin salaamay isoo duceeya walaalaha iyo wlashay naciimo muraad baa leeyahay maanta.
AbdiMalikyare walaal muraadkaada oo macsi leheen Allaha kuu sahlo Allaha kuu fududeeyo si qalbi ah ayaan kuugu soo duceeyay!
@aaramoow aamiin yaarabi wlashay naciimo
Naciima walaal macaanka noloshu waa caafimaadka gear ahaan caafimaadka maskaxda markay ilmahaagu jiran yahay noloshaadoo dhami waa murugo cafceedii soo baxdab ii soo duceeya walaal
Walaal Allaha umuurahaada hakuu sahlo hakuu fududeeyo, adigana Allaha aad ubari salaatuleelka duko qur'aanka aad u aqriso sadaqadana wixii aad awoodid!
Walalo qadro caruurta waa nicmo ilaah ku siiyay haday jiradaana waa qadarta ilaah waxaana lagaa rabaa in aad ku samirto oo aadan niyada iska dili waa nicmo ilaah kugu maneeystay waxuu kuu keena marka waaba in aad qawad iyo ilaah ku xirnaasho la timadaa insha alaah asc
Masha alah tabarakalah
Maasha alaah naciimo waad ku mahad santahay dhiirin galinta adaa iyo ducada alaah naga dhigo kuwii ilaah ku toosiyo muraad baan leeyahay naciimo iyo maxamed iyo caruurta ineey ii soo duceeyaan iyo walaalaha ku xiran abaayo ducada qeybkaa waa ijaabo waan idin jeclahay ascww
Maashaa Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن
Aamiin ducada allaha inoo wada aqbalo walashay. Jezaka allahu khayr ❤❤❤❤❤
Asc naciimo walaal khayr badan ilaahayna ajar kaa siiyo reerkagana ilaahay hakuu xafido waalidkeena ilaahay hawnaxariisto
Aamiin mahadsanid walaal qaali Allaha ku xifdiyo!
Mansha Allah Asc rer Aaramow ❤❤
Maashaa alaah
Masha allah tanks keep going sister ❤❤
Jazaaka allaah kheyr Naciimo
Masha allaah ❤❤🌺💐🌹💗tabaaraka allaah Jazakaallu kheyr abaayo Naciimo ❤❤❤
Maashaa'Allaah mahadsanid inbadan ❤❤❤❤.
Asc alla naciimooy macaney malmahan waxn mashqul ku aha (adiga is ahow)waxan is dhahay majaamacad baa jogta hada jaamacad lagama helo daacadnimada barnaamijyada cafimaad aad kaso hadashay ❤walahi wax aad ka so tagtay maleh jazakilaahu kheyran abayo hooyo zeynab iyo aabe allaha u naxaristo ❤
Shhukran walaal jazaakaAllaah qeer, fursada ayaa igu yar maahee wax badan ayaan rabaa inaan bulshada uga faaideeyo!
MAASHA ALAAH SHAQADA. ILAAH NIIFUDUDEEYO. SANBUUS. MASAHLANO MAXAMED XOOGIISA ILAAHEY. UBARAKEEYO❤❤❤