Waxa tihin dad isfahansan is jacel lkn maku fakarteen dad in ay jiran halka aaad ka fakaraysan an ka fakaraynin oo hankoodo iyo dulqadkooda yar yar yahay ina san camal haday sobiyan ku kala tagi karan haday macqul tahay like sar
Furiinku Wxu Ahaa In Wacyi Galin Laga Sameeyo Si Loo Dabar Jaro Lkn Ma Aheyn In Sidaan Oo Kale Lasameeyo Ogaada Gabdho Yar Yar Ayaa Idinku Xiriira Ee Wanaga Ka Taliya🤔
walaalayaalow ani xataa wee ila thy teeda kale hadee run tahay mee live soo galaan teeda kale soomaali kaftan maba yaqaanaan warqad been aa weediinee run ee kaaga dhigaayaan
Hhhhhh Alla hoyoy qosolbadana waxaan ku qoslaayaa kuwa inta run moodo tan ka maseeri doono oo nimankooda i fur lasoo hor istaagi doono sida tanooklaa lidin barbaryaa intee isdhahaan nin la aan ku dhici doontaa 😂😂😂😂
Ala dumarka doqonsanaa nayaa nin kaaga waxaad ku sameyneysid dadaka loma sheego soomaali wey halwadey walhi war ragoow dumarka sidaan aha iska ilaali plz
Maryaneey waxaan kuu maleeyn jiray in aad tahay qof aqli badan laakiin ma tahid waayo ninkada ayaad ku bahdishay dadka hortooda waan ka xumahay wax fiican ma sameeynin
sheekadaan waakuso heshiiseen labadiina kaliya hadey ahaan laheed shekada waa la aamini lahaa, lakin naagta lawacaayo ayaa fashil ka dhigtay mida kale isagoo joogo ayaa telka ku hadleysaa Ninkii taan ku dhigay cml.
naa wax isku fala baryahan waxad cadanka kaso aragtan hanagula so ordinine ilhy ka cabsada o sirtiina qarsada bisinka tAn kale ninkada ha is bahdilin haduu ogayn xitaaa oo run ka tahay xasidka ha iska tusin inu san kugu jilcanyahay mana wiiftoyinka kuso shaqo tagaa wlh
Shekadaan waxaan ka baqaaa gabdho iney ku dhiiradaan oo bacda horay Laga siiyo ogaada gabadhaan nin fcn ayey heysataa ha isku dayinina inaa nimanka qaar saan ku sameesaan
Waa run ceeb waye inaad qoyskaa xaaladooda la wadaagto bulshada dumarkii xishoodkii way dhaafeen imika youtube ayaa ina haysta lakiin fican inay so dhigaan dhib ma leh
روي عن رسول الله عليه الصلاة والسلام أنّه قال: (ثلاثٌ جِدُّهنَّ جِدٌّ، وَهَزلُهُنَّ جِدٌّ: النِّكاحُ، والطَّلاقُ، والرَّجعةُ) Xadithkanaa idin ku filan furingu wuxuu ka mid yahy waxaan lugu kaftamin haduu ku dhaho si kaftan ah waan ku furey waad ka furantey.
Good lucky all somali men’s. that’s why dumatka cadaabta ay ugu badan yahiin ilaahow dhamaan umadda islaamka u gar gaar meelkasta ay jogaan . Gaar ahan soomali dhamaan Ascww
Walaahi nin naagtiisa saan u jecel majiro isha bini aadamka allaha inka haayo maashaa allaah laaquwata illaa bilaahi ee maryan alle u noqo toobat keen nikaadana i cafi dheh
Subxanallah. Wxaan wax lgu kaftamo maahan wxaad ku wacnaan laheyd si sax ah la guu furo. Ma furiin ayaa Lagu kaftamaa Intaad lacag raadinaysan rabi yaan laga furan. Wixii laga xishoon jiray ayaad ka dhigten wax lacag Lagu raadiyo.
Waxaas waa wax ay isla ogo yeen dhamaantood zheeeeeko ma anagey beeen nagu wadaaaN naaago baaa ku dayan doono oo Afka furniin laga galin doonaa waxas wax fcn mhn ee Umada hawaalinina mida kle marka uu ka taay Qolka buu galay waxay ay zheegeyso Suu ma maqlayo🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@hawomohamed8401 Wasax wlhi abayo maxa yelay nimanka qaar Furiinka Afka uu usaran yahay Marka aso dalan hadi ad Prank laso donato hhhh waxad ka hesho youtube waxba haka siin ban leyahay Abayadan iyo kuwa kalaba
Shekadan wa laga so shaqeyay intii la duubin micnaha wa laysla ogaa sasbata oo ah qofku xita wa yare xanaqa maxa saas kawada bu dhaha shekada wa la metelag
Waxa tihin dad isfahansan is jacel lkn maku fakarteen dad in ay jiran halka aaad ka fakaraysan an ka fakaraynin oo hankoodo iyo dulqadkooda yar yar yahay ina san camal haday sobiyan ku kala tagi karan haday macqul tahay like sar
Runta
Way dhacdaa was sax.
Waa run wlhi
Furiinku Wxu Ahaa In Wacyi Galin Laga Sameeyo Si Loo Dabar Jaro Lkn Ma Aheyn In Sidaan Oo Kale Lasameeyo Ogaada Gabdho Yar Yar Ayaa Idinku Xiriira Ee Wanaga Ka Taliya🤔
Runtaa waye anigo kale oo wali gursan ka mid ah
Waxaan leesla ogeyn lama sameeyo wax walbana waa kalsoni inta igu racsan liketa aniga udanbeye ruwayadi cml kkkkkkk beryahan shactaro waaye you tubeka maryan iyo Abdullahi isku wara msh allh jilitankina mcn waaye
kkkkkk
@@caraycaraycaraycaray1770 omjg
Hhhh inta ku qososhay markuu yiri waxaan oo dhan ma kaftan bay kaa ahayd haa markay tiri kuyeen hadda kadib sideed saac baan imaanayaa hhhh libaax weeye
Hhhhhhhhhh wlhi waa libax
Ninkaan nin rag ah waaye nin raga waa kii naagtiisa u ooya
mahamed ali kkkkkkk
Ma tiri🤣
Rijaal 💪🏽
mahamed ali waaaa sax allow ninkeeda tiii usamirta IGA dhig furiinka dhankiisa haka yimaado intaan dhihi lahaa ifur
faatumiina fanax faatumiina abaayo ninka ragaa waa kii isdebera ooyin leee maahee waaba suuxi lahaaaa ilaa ambulance la igu qaado
13:58 hoos udhig yaa maqlay
Sheeko la isla ogyahy prank maaha😂😂🤣🤣
Wlhi ishuu camerada Ku xaday ya ila fahmay 😂😂😂😂😂😂
👇
Kkk been be nagu wadaan
Eebow waa la is ogyahy yaa la gadaa kkkk
Eng Abubakar Abdinor 😂😂anagey nawalayan so ma ahan 😂
صومالية وافتخر 😂😂😂😂😂Aniga wanba fahmay😂😂😂
Samriye aniga kugu raacsan sxb i aamin
Shekadan aa malmahn you tube ka kasocoto walee inay camerad qarsan ehen e wa baleen ad isla ogtihin
Kuwa badan o isbucan sas samayna an arkay sxb adile midka runta ka sugayna
Kkkkkkkkkk hada dawanaya tan oo kle
Waa sidaas
walaalayaalow ani xataa wee ila thy teeda kale hadee run tahay mee live soo galaan teeda kale soomaali kaftan maba yaqaanaan warqad been aa weediinee run ee kaaga dhigaayaan
Maashalaah wlhi waan la ooyay cabdulaahi prank waan ku heestaa
Hhhhhh Alla hoyoy qosolbadana waxaan ku qoslaayaa kuwa inta run moodo tan ka maseeri doono oo nimankooda i fur lasoo hor istaagi doono sida tanooklaa lidin barbaryaa intee isdhahaan nin la aan ku dhici doontaa 😂😂😂😂
kkkkk wa ruun walhi
hhhhhhhhhhhhhhhhhhh wax qasan
😂😂😂😂😂
Waa nin daciifa marqatiyaal keenso ban odhanlahaa
Ep
3:33 Yaa ila arkay microphone ayaa gadaal ugu xirane markuu kacay Sheeko la isla ogaa iga dheh
☝️☝️😂🤣
Asc walaalahay amase caruurtaan waaridka u ahayow because waxaan ahay hooyadii 30 sano jacaylkeeda lanooleyd ilaahay ha isku kaaya daayee aakharana janadii firdowsa hanoogu daree sheekaan idiin sheegaa aan aniga iyo gabar saaxiibtey ah aan ku sameyney odayaasheena waa anagoo degan loog neyrobi ah xaafada kalaforniya baa odayaashii waxaan ka celin weyney khaad noloshuna waa adag tahay oo hadii quraac lahelo qadada lama helo loogkana waxaa laga dhoofiyaa qaadka yurub loo qaado maalin baan aniga iyo saaxiibtey ku tashaney inaan odayaashii ku dhahno hadii aad naga diideen inaad qaadka joojisaan anaguna waan idinla cuneynaa khaadka oomershii aad kagashaan nolosha baan kagaleynaa labadeenii guryihii baan goglaney qaad baan kawaadaney wiilashii loogka shaahbaankarsaney naagwaliba gurigeedii bey isku diyaarisey wey yimaadeen nin walba gurigiisii buugaley mise balo waaba baraxanyahay yaab badanaa naamaxaajira ahaa? Markaasaa naagwaliba tiri waacaadiye soofariiso ? Marwey baryootamaan marna wey isxanaajiyaan ilaa aygaartey dhaar iyo inkitaab la ismariyo!!!!!!weydheertahay lkn intaas baan idinlawadaagin
Kkkkkk caadi matihiin waadka raayseen Mar hadaadba kajoojiseen Alxdllh Allaha isku kiin barakeeyo allahana idin xafido
kkkkkkkkkkk mnsha allh mrka ma idka daayen abyo
Ninka raga xaaskisa xumaan lamajclo
Alle haysu kiin barkeeyo kkkk waad iga qisliseey wlhy
hhhhhhhh aad baan uga heay sheekadaada qosolka badan
Ar maryaneey amoow warqada kuu qoraa maad joogtid,, waxaan maqli jiray maantoo ismaseeri yaan maagay asaa madaxeeyga leeysiiy,,joog maryan markale waxaas camal hakula dheelin wiilka.😍😍😍😍😍😍😍
Naima Farah kkkkkkkk
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waa ruwaayad la jilaayo waaye dadka soomaali yaa la qaldin
Walalayal Ifur wax lagu kaftamo mahanee iska daaya qeer allaha idin siiyee wax kale lagu kaftamo ka badan 😔
Waa run walaashay macaan Somali
Halal furo nagadaa waa kala ogyihiin
Hhhhhhh
Dadka ciyaarta ha laga dhaafo.
Soomali is qabtaa sidanba uma dhaqmaane 😂😂😂
allaw niin ii jecel isii aniga iyo hablaha muslimka ah amin
Ameen Alle haynagu arsaqo walo iyagana Alle haysu barakeyo 💕💞💕💗💞💞💞
Soomaliyeey waa iga talee waxan iska dhaafa wax lagu ciyaaro maahan
Sax wllh youtubers ka wa kaso dareen
Quruxda qoska dadaka labaxayow waa maryan iyo ninkeda ka dayaa gabdhaha yaree idinka yar ooqosaska leh beenta waa waxad isku ogtihiiin labadina arinkan ookale hadii laba qof isku furto adinkaa masul ka ah ninweyn waye iskuma. Ishoonayo mawadan dad alle ka xishoneyn anagama xishoninee
Marwo adooraaliya waxan aad samaynaysaa shareecada islaamka way baal marsantahay qoysasbadan ayaad burbur u horseedi kartaa alle u toobad celi subxana allah.
Lama eegayo shareecada lkn lacagta laga helayo youtube aya la eegaya
Caruurta aa xataa wey fahmi kartaa in ey isla ogyahiin flim la jilaayo waa idinku daadatay guys
😂😂😂😂😂
Alla aniga furow necbiyaa allow nin fcn o abkow iyo aboto iskunoqono iisahal
Kkkk run sheeg ma necenthy
@@falkhal6848 Xay u necbn waudey ya jecel furniiin
Shadia Ali wlhi si kal iyo laabaan u qoslay kkkkkkk
@@falkhal6848 😂😂😂😂 Furooow dhip weye wlhy gabadhaada iska ahow ba dhaanta wle
Aniga ahaan waa tumilaha haday sidan oo kale ii weydiisanlahayd furiin sida videogan kolkaan sifican u tumo odhanlaha prank weeye wll kaftan kkkkk
Ala dumarka doqonsanaa nayaa nin kaaga waxaad ku sameyneysid dadaka loma sheego soomaali wey halwadey walhi war ragoow dumarka sidaan aha iska ilaali plz
Mohammed Yusuf waxaan ma ruwayadba mise waba ruun subhanallh
Waa ruwayada Ey no degeen wey nugu shaqeystaan dadkaan anagana maba ogin wlhi
Showga. Iyo laba labada naga daaya wax Aad isla .ogtihiin waaye adiga .iyo gabadha iyo ninka laakiin naagayahow maalmaha youtubka musiibada .Aad ku saadsaneysaan ilaahey dhab inuu idinkaga dhigo kama baqeysaan
kkkkk aamin
A anaa hirey udhahay alaha bad baadsho laakin meel fiican kumasocdaan
aisha sharif kkkk wixi lakaxishoni jiray ayaa cadi lakadigtay
Xaramam maryany walahi
aisha sharif haa waa isla ogyihin marke hadleso si qaris la an ayee u hadlesaa asagane wa tagan yahay mesha wa fake lakin ma yaqanan qabka lo jilo
Hhhhhhh way is ogayen runti wayo wu maqlikara qof guriga kula jooga wu ku maqlaya 😂😂😂🤣🤣🤣🤣
Khkh
Labadiina maisqabtiin vedio labadiina maislaogaydeyn?
Alla dadkuu dbib badanaaa maxaaa ka galay
Hadal wanaagsan comment kaaa bixiyaaa hadikle iska aamusaaa
Maryam horay usoocoo wll qaali
wlhi waa cajiibul caajabiin aad baan uga helaya lamaane soomaliyeed qoomiyada soomalida adinkaa tusaale u ah allow geesi islaam idin ka beer
Buhodle markan maqlo love dareemaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
Dhulkaygiiii❤❤❤😍😍😍😍
Lkn Mariam That's bad😢😢
Maryaneey waxaan kuu maleeyn jiray in aad tahay qof aqli badan laakiin ma tahid waayo ninkada ayaad ku bahdishay dadka hortooda waan ka xumahay wax fiican ma sameeynin
Khadro Mohamed beentod Waaye abayo Wey isla ogyihiin
Khadro Mohamed waxas bahdilmahan ciyarta iyo kaftanka wa qayb jclka kamid ah
Wlhi inkaarteydaa kugu dhacday sida ninkaagu kuu jecel yahay iyo sidaad u dhibtay.
.
sheekadan waa la isla ogyahy gabdhow intaad run umaleysaan saan sameeya
Asmaa Adam Mohamed 😂😂😂hala wada fure hawaninin iskaa buladaba albaabada taagan tii heysan weyso wa lo heyna😂😂
Kkk
Kkkkkkkk gabdhaha yar yar ha ku qaldamina tani waa sheeko laysku ogyahaye
@@3afsv602 😂😂😂😂😂
Wax duli ah waaye
Wara bahasha hada jileysen wa ok lakin ninkan hadu san dhan u fcn yahay ogow naga badana jidka u istagi dona wa ku dhaafay kan walaha xogaa hhh
Hadhow somalidan calacalkooda lagama joogi karo naa hooy qarsada nimankina waa haday idiin fcnyihiin hadiii kle barnamij kle raadsada wax aad soo galisan maa wayden
Istahil kkkk waa IGA qoslisay
Wlhi aniga xataa inta ka naxay wlley markale haku dheelin wayo waad rali kalin kartaa lkn inta uu naxay masoo noqoneyso fadlan markale haku dheelin ama haku kaftamin illahey hadin xifdiyee amin
Waaaa wx laga fcnyhy adigo qofween ah in saygaaga dabecadisa anaga nalawadaagto bal saad yele hadu xanaqo uuukufuro subxnllaah wllyaal xishooda idinkama filaneeen wlhi aniga adinka
Saaruuja ahmed aniga xataa familkaan kama filaneynin ee way dhacdaa horey uga soco waaye
@@rahmomohamud1033 oki xbbtu
Dad badan yuutub waa lgu furaaaa
@@fathihaji1062 warunta wlhi
Waa sheeko la isla ogahy
Lab labo badaana anagay filim nojilayaan. Xita lacala Hadey dacaad idinka tahay Maa wax lagu kaftama. Dhoor jeer ayaan ka gabsade Inan komenti idinka bixiyo lakin cawa xadka so dhaften lacag sidi chanelka loga helo waxkaste ayaa lo dubaya. Maxaa waxaas ugu kaftameysa od utuseysa bulshada waxaan an faideo bulshada oso kordhineyn subxanaalah xishoda o lab labada Naga daya. Ruwayada jila lakin Saan iska dhafa
Waa ila aragte wlhi labo labadooda la qeybsanaaa
tani laba laba waba dhaftay xasbunallah ilaahow naga kori facshiradan oo kala qoyskeyna sharafta io anshaxa mudan rabbow wax xun kahaay
@@simanqaali4045 waa sax walahi
Weyba kaso dareen waxaan lagu kaftamin Aya jiiro. Hadey ruun tahay wilka weey bahdishey Hadey isla ogyihina waa Fashilmen.
@@deeqozonamaxmd3744
Weykaso daren
Subxanaalah
sheekadaan waakuso heshiiseen
labadiina kaliya hadey ahaan laheed shekada waa la aamini lahaa, lakin naagta lawacaayo ayaa fashil ka dhigtay mida kale isagoo joogo ayaa telka ku hadleysaa Ninkii taan ku dhigay cml.
Wlh waaa run faahil.com
Camarada lajarharaayo khiyaali
Khiyaali tii doqona hakugu datato illaahow shaqada meelxun hanaga galin
Kkkkkkkkk wa taa layabay wlhi
Badri A osman indheer garda tahay😂
Waaa flim lasameeyay oo isla ogyihiin
Lkn waxaa ceeb ah inaad nolosha qoyskaaga sidaan social media usoo dhigto
Wlh caanimo inta ay raadineysid walaleey caruurtaada unaxa
Oo markay waynaadaan arki doona hooyadood iyo aabahood wixii qolka jiif lagu talagalay social media lajoogaa SORRRY
Kkkkkkkkk caadi inee isla ogayen qof ma wedinayo
Waa sax in ay sameyen arrintan allah ka cabsada
Kkkk
😂😂😂😂
He ddnt even ask where the camera is cause he both know what they are doing😂😂😂
Inaad isla ogeedeen waaloo.jeedaa balse waxaan ookale waa ceeb ma ahan iniigula tageeraa wlh
Waa run
fadomo mahamed 👍🏼👍🏼👍🏼 sax
Wa ilatahy in ey Isla ogayen wayo cabdulh in yar xata maxnqin
😂
fadomo mahamed gaalada lagu dayanaya bal mey dadka wanaagsan ku daydaan uf
naa wax isku fala baryahan waxad cadanka kaso aragtan hanagula so ordinine ilhy ka cabsada o sirtiina qarsada bisinka tAn kale ninkada ha is bahdilin haduu ogayn xitaaa oo run ka tahay xasidka ha iska tusin inu san kugu jilcanyahay mana wiiftoyinka kuso shaqo tagaa wlh
Waa run wlhi qaali saan wabahdilaad tedakalana waa waxlas LA ogyhay yaaab cebey tacal
Ilhow naceeb astuur subhanallah gabdihi beryahan wa washeeeen
@@hibaaqstar7115 haa wlh abayo xajigayga waxan is dhafsano wlh inan xita walaladay usheegin iskaba daa public wan wada ciyarnaa wana faraxsanahy alxmdlh
@@umeymaahmed9099 haa abayo lkn ayagaa ka war keeni doona
Amiish Abdalla wa is ogyihiin fun ahaan bay uso gudbinayan qoysas badan ba sidas oo kale isku qabsado ama kuduma gurigooda don’t make it serious
Wlhi waan murugoodi ani qof la furiin dhan uma jaceyli gabdhaha la qawo waxaan cml ka daa xajigada waa murugee 😭😭😭😭😭
😂
Dhaq Dhaqaaqa Wadnahayga Waxa laga Dareemayaa Buuhoodle Buuhoodle yidhi
From Buuhoodle
Wax leesla ogyahy waaye nin Somali ah saan iskuma jilciyo run maleesku sheego😂
Kkkkkkk kalay iska arag
wa sameeyaaa waana la ogyahay nimanka isku mid maaha kuwo caruurtooda ka fikirayo baa jira
Shekadaan waxaan ka baqaaa gabdho iney ku dhiiradaan oo bacda horay Laga siiyo ogaada gabadhaan nin fcn ayey heysataa ha isku dayinina inaa nimanka qaar saan ku sameesaan
Musab معنا hahahahahahhaahahha bacda ayaa horay laga siinaaa
Shoow off wye
.
Gabadha way qoslaysaa.aragtidayda waxan qabaa waa video laysla ogyahay sababtoo ah gabadha uu maslaxayo maba xanaaqsana.
Markaa naga dhaafa ciyaarta.
kkkkkkkkk Masha.allaah
Asa
Subxaanlah waa ila qalad midaan family Muslim qurux badan hadana joke laga dhigo guurkii waa ayaan daro taladeeda haku kaftamina furiin
furiin dhee dheel magala ee hadii uu kudhaha waa kufuri sow sas kuma furnid dheel iyo dhab furiinka waa jiraa ee ciyaarta halaga dhaafa guurka wax kala oo lagu ciyaata aa badane
Hhhhhhhhhh inta ka baqaday inu dalqada ku fakiyo ani cml Like
Ujeedada mafahansanidin ninkaan qurba joog waa qurbahana dumarka awood bdn jcl lama ooynoyo ee waxa so socdo la oyna teeda kle sheekada jiliin waaye way isla ogyihin intusan ooyin ayay dhahday oohintiisa cad gabadhey ku dhahday inta ila fahantay like iisara😂
Maryan maxaa kuugu galifay in aat sidaas sameeyso. Haddii oo naxdin lasuuxo maxaa sameeyn lahayd. Qalbiga waa murayad haddii oo qalbiga ku jabo waa qatar
Walaley botada naga daa wax aad isla oktihin hanojilin
Wexe sas usamenayan wa lacag darted
muxu la suxaa ma asaga dhalay waa labatan jira. tuu dono guursan garaa walaaley caadi iska dhig
waxan filim la jilayee caadi u fahma
@@abumalik8309
Waxa filan karto i
Waxan qalad waye gabdhaha walalehey ah e yutuperka ah nimankina caloshada waxa Ku jira ina bulshada la wadagtan ceeb waye halaga wantobo,
Waa run ceeb waye inaad qoyskaa xaaladooda la wadaagto bulshada dumarkii xishoodkii way dhaafeen imika youtube ayaa ina haysta lakiin fican inay so dhigaan dhib ma leh
Dhaqan xuma ka socota mal mahaan youtube , war sida isku dhaama
Muazza Tahir Waa Runtaa Abooyo mcnto
Aad iyo aad galade Ku desanayan somalida
Prank fashil ah way qos qoslysa ayaa ila arka maryan waa isla ogyihiin😂😂😂
kalsoni ayey ku qbtaa ninkeda wlhi alle ha idin barakeyo❤
Alla gabdhaha iyo wiilasha somaliyeed ee you tubka ku xiran siyasad iyo filim badana subxanallah
SubahaAllah abaayo socail media yayasan Kula tagin waxaan wa danbi iyo qalad....xijaabna waa xiran taahay seecamal ....hada haduu kufuro ciyaar ciyaartas kawaran war ilaahay kabaqa waxaan ma fiicna
روي عن رسول الله عليه الصلاة والسلام أنّه قال: (ثلاثٌ جِدُّهنَّ جِدٌّ، وَهَزلُهُنَّ جِدٌّ: النِّكاحُ، والطَّلاقُ، والرَّجعةُ)
Xadithkanaa idin ku filan furingu wuxuu ka mid yahy waxaan lugu kaftamin haduu ku dhaho si kaftan ah waan ku furey waad ka furantey.
Prank dartis aya la,isku furi doonaaa somalidaanaa
Hhhhh igar somali ah waxan yelayo wa waxey isla ogyihin gabdhow waxan run moda ee kudaysada ragan madax faluqa wada qabo
٥اتل
😂😂😂😂
Läs filim waxan iga daa
abdallah mohamed abdirahman 😂😂👊🏻🥴
Kkkkk alle qosol badana lakin abaayo xajigada saan ha u kalin
Hhhhh wale wayaab jilnin ficn waye lkn ogada dintena suban inu gurka ka ehen wax dheldhel ah
Waaba anoo prank sameey isdhahaayo run run halaguu furo sameey maayo hdee wax walbo dhacdo abaayoy waxn cml wax lagu cayaaaro mhno
hhhhhhh adigo kaftamaya run halagaga dhigo kwrn walee kuguma taysado
ruu run hadiokagadigo kawaran
Somali hada nahy wan xishon jirnay qurbaha iyo social media sidan nokente 😭
Habibty rerkada ilalso Alaha kudhowre
Edit : waa isla ogtihin dadka hawalina hada leba arke Aniga na dagdag anigo dawan ba comment dhibe 🤦🏻♀️😂😂
Boorsada markii hore dharkaga maku jirino kulaha🤣😂
Cabdulahi iyo maryan one love
alla cabdullahi ma rer buhodla wooow buhodle guri gobeed magaladaydi wan uxiisay wlhy
Guri gobeed buuhodle
Waa riwaayad dhaha meesha prank ma yaalee🤣🤣
Ani hadaan RUclipsr hadaan ahaan lahaa odayna lahaan lahaa😂 kuwaan anaa ka fiicnaan lahaa waan hubaa😂😂😂 faataalnimo ay meesha iila fadhiyaan iyago ah dad waaweeyn
naxdin iyo farxad isku jirta wayo tan.jecelkena guleysta❤ quruxda qoska2
Talephonekas Wali xaguu calamka available kayahy 2011 ayaan istecmali jiray anigoo kenya😂😂
Hhhhhhhhhh waaa sax waxaa ladhaha e75 hhhh
6:28 😂😂😂😂😂😂😂😂
Camerada si tartiib ah u soo fiirisey, waad fashilanteen, kkkkk
Aad baan idiin salaamaayaa
Barakooba oo barwaaqooba
Hhhhbhh wlh beentaa maahan waan arkY inay shaqestan maraban ilmaha caanahoda yutube laga raadinaa
inaalilaah somlida miyey waasheen markan
Shukri Ibrahim
Mnzha Allaah Allé haysku kiin barakeeyo. Wlhi waa qof daacada Abdulahi oo wada naxariisa cashar aya Ka bartay wll abdulaahi maryan Adna walal noolow Allé haydinka dhigo kuwii isku raaga ee ubad khayr qaba kala hela 😍😍😍😍😍😍😍😘
Alla abaayoo calooshiaa ixanuun tay wllh maxaan uyeelee ilaahey hakaabixiyo ishiisa adiga waxaa tahay hooyo fiican masha allaah hooyo
🤣🤣🤣🤣🤣🤣prank qatar ku samisay good job 👏 maryan ❤️
Naaa wilka hanaga bahdilin maryanay arinkan manta wan kaxanaqay
Good lucky all somali men’s. that’s why dumatka cadaabta ay ugu badan yahiin ilaahow dhamaan umadda islaamka u gar gaar meelkasta ay jogaan . Gaar ahan soomali dhamaan Ascww
Walaahi nin naagtiisa saan u jecel majiro isha bini aadamka allaha inka haayo maashaa allaah laaquwata illaa bilaahi ee maryan alle u noqo toobat keen nikaadana i cafi dheh
ninka qeymaha badan waa ninka xaskiisa kafarxiya.ugana farxiya waxkastoo wanagsan Allaah na rali kayahay gul walalkey Cabdullaahi and maryan.❤
Ala xaajiga waaad dhibtay Hau celin plz
Ninkaa Buhodle yaqaaan salaan Sharaf ban utaagay
Wiilka waa reer boohoodle nasra
@@Abdullahi_somali hhhhhhhh buhodle madkarace
😂😂😂😂wllhi naaagaa Ku dayan dooonaa markaasaa hogeyeey ba.ayeey Ka dhici doontaa
@@sahanka kkkkkkkkk
Wxani ma riwaayad baa mise waa dhab ani ahaan riwaaayad u hayztay lkn comentiga an wxkle ka fahmaye
Maryan amaan kasoxada Abdilahi Masha Allah beautiful family
Alla wiilki miskiinsana naagta ilamaha qaaday sifican ulahadlaa naa ilmahayga sooceli wasaqyahay dhihi lahaa wlhi😂😂😂
Riwaayad iyo film aynu samayno ayaan u fahmay sheekadaan🙂🙂
kkkkkkkkkkkkk Raga qaar baa beryada ka helin intaad is tiraahdo film halugu furo kkkkk
Walley maryaney calol adagigaa ma xajigii oo oynaayo aad ledahy mesha tacsi mataal waxey aheyd inaad ku darsatit oyinta anigaaba calol xumo iqabatay oo la ooyey wlhi
Subxanallah.
Wxaan wax lgu kaftamo maahan wxaad ku wacnaan laheyd si sax ah la guu furo.
Ma furiin ayaa Lagu kaftamaa
Intaad lacag raadinaysan rabi yaan laga furan.
Wixii laga xishoon jiray ayaad ka dhigten wax lacag Lagu raadiyo.
Dhaqdhaqaaqa Wadnahayga Waxa laga Daremayaa Buuhoodle
Thnks Abdulahi
My home Buuhoodle
11:06 _11:10 😂😂😂😂😂😂😂😂ya ila arky sdu amarka uqatay wxasa ka jacyl ah
warqada mu jeejexo
wu dhawranaya aad ugu xariiqdid is leeyahay
Yaasmiin iyo yaxya oo cpy ah waye kuwaan yaa huuuu
Ma ila argtey hee
@kor ii fiiri waxan ka hadlaya processka wa isku mid
Hhhh couples yadha cadiinka ka koopiyeen Milo and hezel, Chris and queen and da rest. Iyaa hahaha
Copy ayey Wadaaan
Waarunta qumayaasha
Kkkkk cabadulahi waalaahi waaa qoslay qoyska quraxda 2
Horay u socda waa nila socdaaa alle ha idin barakeeyo
Manshallah maryamey ninku jecelba ku qaba sida kada Mar daben wad ka nixisay Manshallah Alle haydin barakeyo 💟
Bal hadu xanaaqo oo meesha ku furo ka waran 😂😂😂
Hhhhhhh maraktay
waabeen waa wax la isla ogyahy ee hakudayanina
fadumo samale wlle hada way iqaldeen 😂
Waxaas waa wax ay isla ogo yeen dhamaantood zheeeeeko ma anagey beeen nagu wadaaaN naaago baaa ku dayan doono oo Afka furniin laga galin doonaa waxas wax fcn mhn ee Umada hawaalinina mida kle marka uu ka taay Qolka buu galay waxay ay zheegeyso Suu ma maqlayo🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kowsariina Khaalid hahahahahha dad ayey lugoynayaaan gabdho badan ayaa beerta gali doono hhhhh
Hahahah wlhi beentaa mahan lol😅😅😅😅 wee is ogyihiin 😅
H Hhhh kowsar atrisho maa tahay maxaa move jishay waa wax la isla ogyahay Lkn waa laga fiican yahay dareenka fmly inaa ka hadasho waano fiican sii qooskaan
Walle naag dhaaxa oo Somali ah waxa lagu furi donaa Camera
Wala layaalow maiska deysino prank
igu waalo kkkkkkkk run waaye wlhi
Igu waalo intaan xanaqo aanba furilahaa naag wax lagasamee. Ifur dhrheyso ani qoraalka waan kufiicanahay ani waan lataliyey in ay iska deyso prank
@@hawomohamed8401
Wasax wlhi abayo maxa yelay nimanka qaar Furiinka Afka uu usaran yahay Marka aso dalan hadi ad Prank laso donato hhhh waxad ka hesho youtube waxba haka siin ban leyahay Abayadan iyo kuwa kalaba
Oooh walhi caawa si xun iga gashaty😉😉😉😉😉 lkn ku jecelyahee ilaaasho ooo kaftanka nooocaaasaa kadaaa lkn keep going xpppti👏👏👏👏👏👏👏💖💖
Ninkaagu waa ku jecelyahay ee haku cayaarin qalbigana haka jebin waxanu kuu quurina hakusamayn cayaartuna yaanay ifur kaa gaarin walaley cabdulaahi waan kusalamay sxb walahay inaad nin rag ah tahay xaaskaaga oohin iyo hees iyo gabay iyo qosol waxay raali kuugu noqonaysaba waa lasameeyaa nin rag ahna naagtii ka adag baa ladhahay 👍🏼
Iga qora hadalkaas tanu waa doqon wlh hadaba hade saas thy ha iska furo
Shekadan wa laga so shaqeyay intii la duubin micnaha wa laysla ogaa sasbata oo ah qofku xita wa yare xanaqa maxa saas kawada bu dhaha shekada wa la metelag
Asha bashir wn kugu raacsanahy
Lacay baa lagu donayaah ee run yaa u maleynaayah waa ba lo jedayeh
Balayaad saadsatay alle ha kaa hayo walalo nimcad alle Ku siyay maad xamail wayday qayrkaa baa tan oo kale haystaa alle u toobad keen
Adiga sidaan maku heesataa wllshy????????
Suleekha Xariir talo fcn weeeye thanks
masha Allah Alle haku Xifdiyo Wll maryan ruun😂😂😂😂Abdulaahi waad washeen😂😂inta ila Aragtay like isaar
Woow qoyskaan waa icajabiyay ani wlhi waasax in mararka qaar la kaftamo Maryan dhiblay aatahy abyo guul 🙋👏👏👏👏 jcylku hawaaro waa ku jclyhy wlhi Abdullahi ❤❤
Really is not captivating one mar haday labaanaha midka mida qalbiga ka jawo nolosha oo idil Wuu ka niyad jabay