JADWALKEENA HABEYN DALXIISKA ADUUNKA IYO SAALAX JJ HAMBALYO 200K ULLA DABAAL DEGNAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 авг 2024

Комментарии • 71

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +20

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😢❤🫶🏻

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Месяц назад +8

    Qaabka aad u fariisateen baaba iga gadan 3 walaal iyo 3 saaxiib ❤😂

  • @abdirisakbade2334
    @abdirisakbade2334 Месяц назад +6

    gabadhaa amiira waa legend wlhi qof walba oo teamka ku jira si fiican ayay farxada ula qaadataa way qalbi fcn thy

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +1

      runtaa waaye wali ma arkin qof teamka ku jira o aanay farxadiisa la qaadan masha Allah waa gabar qalbi wanaag iyo faxalnimo.isku darsatay halka qof oo hadii faxalnimo la dhaho kusoo xiga waa ceyda

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Месяц назад +37

    TEAM WALBAH ONE LIKE ❤😊

  • @fadumosaidmahmuud5068
    @fadumosaidmahmuud5068 Месяц назад +11

    Adna 3video halmaalin naag nool❤ keep going❤

  • @sabrinaahmed5107
    @sabrinaahmed5107 Месяц назад +10

    Adna iyo team 27 Inshaallah marki KL unabatan MY RAJO from Netherlands 🇳🇱 halo sodaweyo Adna borada Malaysia abyo Manira Idin Imate Malaysia sodaweya Inshaallah Inshaallah ♥

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Месяц назад +6

    Mashaa Allaah Amiiri qurxu is not easy❤️❤️🇸🇴🏇🏿❤️🇸🇴❤️

  • @AnisaMuuse
    @AnisaMuuse Месяц назад +6

    Team walbah funny waaye 9:24

  • @MissStyleAmiira
    @MissStyleAmiira Месяц назад +5

    9:24 amiira Fanny 😂😂😂😂❤

  • @nagadmohamedbella4697
    @nagadmohamedbella4697 Месяц назад +6

    Team walba is not easy 😂😂😂😂

  • @user-ps9my8xb3p
    @user-ps9my8xb3p Месяц назад +2

    Adna waa nala shaqeyne wlh3 video waxba mana dhaafin Thanks yaqey waa idinla damashadany 🎉❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Месяц назад +3

    MAASHA. ALAAH
    ADNA SADEX VIDIO HALMASLIN
    HORE MAR WACAN
    DALXIIS WANAAGSAN
    HABALYO HABALYO. SAALAX🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @SiyadMuxumed
    @SiyadMuxumed Месяц назад +3

    Alla waa fury marky amiiro xabadaha team walbah ku dhufanyso wlhi kuwan fanny wye😂

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 Месяц назад +4

    Team adna Chanalkii 2 inta timid one likesaara✌️🫠👍

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 Месяц назад +3

    Asxabta iso boqda plz gacanta isara allah dartiisa walaliyaal allah Ajar an dhaman ha idin siiyo ❤❤

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy Месяц назад +4

    Amiiradeena❤🎉🎉🎉

  • @MissStyleAmiira
    @MissStyleAmiira Месяц назад +2

    jawi qurux badan m.a❤😊

  • @fadumosaidmahmuud5068
    @fadumosaidmahmuud5068 Месяц назад +4

    Caawa anaa ugu horeeya haylay sacabiyo qaraabo😂❤

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp Месяц назад +2

    Ayyy hala uhoreyaso ceyda iyo amiiiro dhagta waxa ugu shegso😮🎉

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Месяц назад +2

    Team wlba like ❤

  • @Xamdacumar-xz2lz
    @Xamdacumar-xz2lz Месяц назад +2

    I can't wait cayda and amiira oo meesha fadhiya 😂😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Месяц назад +1

    Congratulations 🎉🎊🎉salax

  • @user-mh7bo3ww7r
    @user-mh7bo3ww7r Месяц назад +1

    Hambalyoo Salah jj🎉🎉

  • @bahjaahmet5964
    @bahjaahmet5964 Месяц назад +1

    Adnoy labada RUclips midkiiba labo video nosoo gali ❤❤❤🎉

  • @mumtaas420
    @mumtaas420 Месяц назад

    Quruxdii haweenka amiira qurux❤

  • @hananXasan
    @hananXasan Месяц назад

    Msha allh adan madaxweynah dumarlan inta laku dorto waa madam manta video 📹 noso gilasy🎉❤

  • @Yusro2m
    @Yusro2m Месяц назад +1

    Congratulations 🎉👏🏾 200k

  • @user-cb8uw1ym5s
    @user-cb8uw1ym5s Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤adna walashey ilahey farxadiina hani ziyaadiyo

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd Месяц назад

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @user-ui7zp6zo4z
    @user-ui7zp6zo4z Месяц назад +1

    Team walba is not easy ❤❤❤❤❤

  • @MohaYre7
    @MohaYre7 Месяц назад +1

    Amiiro dhibo bdnaa

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 Месяц назад

    Hambalyo salaax jj coming soon 300k subscriber insha allah adnahena 700k subscriber insha allah ❤❤

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 Месяц назад +1

    Amiiro dadkii dishayaa macalimoo io amiiro ay isku badali rabtaa tom an Jerry ga team walba awal salax io macalimoo ahedee isdhiba anakana waku enjoy greyneynaaye😂

  • @HafsaCabdirahman
    @HafsaCabdirahman Месяц назад +1

    Anaa u horeeyo adna 😂❤

  • @amishpatel7545
    @amishpatel7545 Месяц назад

    Hambalyo 200K 🎉🎉🎉🎉🎉🎉salax jj

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 Месяц назад

    Congratulations 200k 🎉🥳❤️

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Месяц назад

    Manshalah adnà hena babi one day 3 video conference salax jj 200k in lankawi ❤🎉❤

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k Месяц назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hhhinvfy8okkuwe5
    @Hhhinvfy8okkuwe5 Месяц назад +1

    Anaa u horeeyo😂😂😂😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Месяц назад

    congratulations salax 200k 🎉

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад

    Hampalyo team salax jj 200k❤🎉

  • @MissStyleAmiira
    @MissStyleAmiira Месяц назад

    Team walbah for evar 🎉❤

  • @MissStyleAmiira
    @MissStyleAmiira Месяц назад

    salax hambalyo ❤🎉❤

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Месяц назад

    Adnaay salaada rukuucda iyo istaaga ka danbeyo iyo sujuuda iyo fadhiga labada sujuudood u dhaxeyso intaba waa inaad ugu yaraan wax yar ku xasishid ama ku daahdid hadii kale salaadaas waloyaaba😢 dhamanteen kuwi ilaaliyo salaada hanaga dhigo🤲

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      sidan hada inoo muuqato maaha sidii saxda ahayd o ay u tukanaysay waa edit ka aniguba markaan daawanayay waan dareemay inay dad saas u qaadan doonaan

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp Месяц назад

    Adna chenlka wa nacdayyy bebe😢😢 waxa noos o duba noh

  • @user-bb7gc3xf1q
    @user-bb7gc3xf1q Месяц назад

    Hambalyo ❤🎉

  • @user-lc1fm9jm4k
    @user-lc1fm9jm4k Месяц назад

    Hanbalyo🎉🎉🎉

  • @CaliKontan
    @CaliKontan Месяц назад

    Waaw m.a

  • @AnaibAbdi
    @AnaibAbdi Месяц назад

    Hamplyo hamplyo hamplyo

  • @MuminaIbrahim-ju5pc
    @MuminaIbrahim-ju5pc Месяц назад

    Asc

  • @DuniyaAxmed
    @DuniyaAxmed Месяц назад

    Adna henna waana ilawday miyaa noo soogali muqaal

  • @user-zt1ps6ws7c
    @user-zt1ps6ws7c Месяц назад

    Hmablyo salax🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MaryanMaxamed-b7y
    @MaryanMaxamed-b7y Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya Месяц назад

    Ham baliyo ham baliyo salaxjj ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉😂😂

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 Месяц назад

    👍👍👍❤️❤️❤️❤️

  • @URCRISTIANO-v4f
    @URCRISTIANO-v4f Месяц назад

    ILAAHOW OGAADEN 🇬🇲 KALIYA JANADAADA GALI AAMIIN 🇬🇲 🤲
    BECAUSE WAA LAANDHERAYAAL CAGDHEER 💪💪

  • @11naa44
    @11naa44 Месяц назад

    Kani ma channelki labaad ba😂😂😂

  • @AnisoAxmed-ux7qt
    @AnisoAxmed-ux7qt Месяц назад

    First comment😂😂

  • @user-dl8he1sn7j
    @user-dl8he1sn7j Месяц назад

    Adna chanalkan maxad uga mashqushay bari horu meel sare gadhi lahaye

  • @XamdiXuseen-l1p
    @XamdiXuseen-l1p Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤27

  • @DeeqoAbdulleCali-wl6ki
    @DeeqoAbdulleCali-wl6ki Месяц назад

    😂😂😂😂🥺

  • @MissStyleAmiira
    @MissStyleAmiira Месяц назад +1

    amiira qurux badan m .a❤😊