Fadumo has read lots of books!! She always leaves us on a cliff hanger!!! Her style of story telling is mesmerizing and strong language skill Keep the good job young soul!!
Yaab badanaa sheekooyinka qaar😂😂😂 15 sano markay jecleed mursal,saaxiibadeed bana guursatey 20 bay waraaq u qoreysa 6 sano na way is qabeen Sanad iyada xanuun saneed Sanad iyo barna isagaa xanuun Sanaa Nasra ilmahay dhashay 30 sano ka hor maxaa wali makorayaan 15sano 20 sano 6 sano 1 sano 1 sano iyo bar 45 sano iyo kabadan ba ka soo weeg tey 😂😂😂😂😂
Naga daa waxan sheeko ma aha wax bilaa dhiiga Baad ka sheekeyn WAA NIN iyo Naag sixran walee nasrada la sheegaayo BN wejiga ka fiiqi lahaa oo walahiya bisinka dhiig la,aan badanaa wa maxey 😮😮😮
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
Scw scw ❤❤❤
Scw
Scw scw scw
Fadumo has read lots of books!! She always leaves us on a cliff hanger!!! Her style of story telling is mesmerizing and strong language skill
Keep the good job young soul!!
Masha Allah tabarakallah faadumo sheeko wanaag we love you ❤❤❤❤❤❤
Macha allah sax
Waa labada fidcawl subaxada hore iyo gabldhaca
Subxanallah cabsi cabsi wa dhafty faduma sheeko macan❤️❤️🥰
Fadumo Mash’Allah lol. I’m gonna wait until you finish the whole story 😬. Ilahay ha idin barakeeyo 🤎!
Masha allah bacdu tacab iyo qasaaro guul bay ku dhamaatay 🎉❤❤😊
Faadumo mahadsanid
Ilaa hada waxaan is waydiinayaa caruurta nasra ma korto miyaa 20 sano oo ay kala maqnaayeen 5 sano oo ay is qabeen 6 sano oo uu waalnaa 2 sano oo uu caadi ahaa 1 halsano ay iyadu xanuunsanayd iyo wixiii ka dambeeyey caruurtu waa dhawr iyo sodon jiro
Maxa qaldan haaye
Kkk wllhi anba waa aan is idhi
@@hodanabdi2505
😂Aniguba waxaan is lahaa caruurta Nasra maxaa caruur ka dhigey miyanay karaynin
Waa dhawr iyo sodon jir maxaa caruur ah 😂
Yaab badanaa sheekooyinka qaar😂😂😂
15 sano markay jecleed mursal,saaxiibadeed bana guursatey
20 bay waraaq u qoreysa
6 sano na way is qabeen
Sanad iyada xanuun saneed
Sanad iyo barna isagaa xanuun
Sanaa
Nasra ilmahay dhashay 30 sano ka hor maxaa wali makorayaan
15sano
20 sano
6 sano
1 sano
1 sano iyo bar
45 sano iyo kabadan ba ka soo weeg tey 😂😂😂😂😂
Waa yaab ciyaal 30 jira oo weli yar
Meen wayen sheekadan
Marku ayada is gursanayen inay ilmaha udhashay sow lagama yabo intu ayada qabo le ilmaha jiran
@@raaxoibrahim3039 wey riyoonaysaay riyadu ciyaal ku ma wawenadan
Alla c l qadir waa iga qoslisay kulahaa mad colka mad hurteda ku qabatid ku yeh
😂allah royal xanjeclaaa 😅😅
Waa Mursalkaygii ayaan nacay
Naa ka carar
Naa naga tag 20 sanadod ayad waraaqo qoraysay
Adiga laftigaga ayan sax ahayn
Heedhe qofku ma madaxay u dhacday
Viv mursal
Ala hooyoy yaa ii seexan caawa😮😮
Faaduma sheeka macaan❤
Nasra waa ri.da mesha ku xiran marna ri bey noqota marna bini.aadam
Thank you
Walal is astur nodana.kadaadee.royalaw
Toyal 3 noosoo dhig waan waayaye please
Jacaylow aabahaa was wllhi naagta iyo isagaba banaanka ayaan u saari lahaa ciilka iga haya
Nasro oo xer xer joogto waxan xertay sixirolee 😮😮 ani sas ila thy😊
Yaaaaaaaaaah kkkkkkk😂😂😂😂😂
waaguri shayadiin shir kuledahay😢😢😢😢😢
Waa guri jini degan yahay
Faduma waa qoraa boogaag qori karta waxan jeclaan laha ineey buugaag u badasho qisooyinkaan ❤
mursal waaa. fariid❤❤❤
Ridii mesha kuxireed Waa gabadhii
Walaal meel kale baad ku jartwene
Acuudu bilaahi waa cabsi cabsi walahi subhanallah naagta balayaa qadatay
Waa jin xaafada
Waa salada subax intan la tukan iyo maqribka markey qoraxda sii dhaceeyso mhdsanidiin
Mursal
Abdikadirow waxaan umalaynayaa in Jin demand yahey hubby.
Wadna fug baad igu dishay faadumoy 😂😮😮
Fatuma sheka macaan
Faadimo sheeko macaan ❤❤❤❤
Abdiladir Royal wad iga qoslisay naqaska ayaa kugu xirnaa
Acuudu bilaah ialahy nama tuso wax oo kale 😢😢😢😢😢😢😢
Oo I'll
Waxad kala kulanten narrow iyo saxirolihii oo isku dhagan😊😊😊😊
Naga daa waxan sheeko ma aha wax bilaa dhiiga Baad ka sheekeyn WAA NIN iyo Naag sixran walee nasrada la sheegaayo BN wejiga ka fiiqi lahaa oo walahiya bisinka dhiig la,aan badanaa wa maxey 😮😮😮
Fadumo tamaando iyo waxan iskunacay wa ninkeygi abdiqadir wa ninkeygi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc faadumo iyo Cabdillahi waxaan umalaynayaa ridii xineed waa Nasro dhoormar ayaan soo qoray maydaan i arag sababtoo ah shayaadiinta iyaa faraha lagashay iyada ayeey imika heleen
Abduqadir ha iga cabsiini walalow😮😮
Volumes
It's sunrise and sundown
😅😅😅
Waay walatay baan umalaynayaa
Asc nasra waa ridii meesha ku xirneeyad
Adkaatay
kkkkkkkkkk walahi wan qoslay Fatuma wan riiyonayay amay dhahaadaa kulahaa
jecelow maquste fadumo jecelkii mursal miya ku ilabi weyday xanunku mursal kuso mariyey😢
Subxanallah every scary
WAA MARKA QORAXDU DHACADO CISHAHANA LA GAARIN IYO MARKA SUBAXA LA TUKADO INTA WY QORAXDU SOO BIXIN
Maskin😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Mursal inu sidayo maahay inu ciqbteda marsiyo ayay ahed hada shayadinti ay so adeg satay aya ciqabaysa
Dunidan waxa kunool Dad samir badan waxan ka yaabay gabadhan samirkeda
Maskin😢😢😢😢
Anigu waxaan u malayn ridii inay ahayd Nasro
❤❤❤❤❤
Waxaad. Arakteen. Gabadihii. Oo. Dhurwaa. Ah
Ridii xidhnayed ayaa ah nasra
kani waafuley kkkk
Waa cadceed soo baxa iyo cadceed dhaca
Asc sanusugayey sald subax dukadey
🥺🥺🥺🥺🥺
Riida nasra miya
Fadumo waxay aragday nasro oo ah ridi maalinti mesha ku xirneed
Rida waa nasra
Labada cir guduud waxa weeyan waagu marku soo baryayo ey cadceedu soo casaato ey soo baxayso iyo markay sii dhacayso ey castahay weeyan
Waa mayaalo sheydhan 😢😢😢
Jiina
صار الموضوع ملل
Rids meesha kuxireed waa nasro
😇😇
Ilaahoow hadan yeelo wan noqdaa maxad nogu kala gooysay
Ridii meesha kuxidhneyd oo Nasro ah
تشوف فاطمه جني اعود بالله 💀👀👻حاجه قريبه نصره غيرو جني😮💔
Abdukadir walee waad isku dhibantiin reer kofuredka maantey ayaa waxaa maley kawiyad I am sorry 😢 i😢😢 Wat abaawtu Hamdi waa joogaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Faatuu xaram calek cabsi cabsi wlhi taloo maxaa dhacay dadqalato miyaa taloow😢😱😱😱
Jini maa dagan Acuudubillahi
Kkkkkk
Horta ridii waa nasra oo jinkad Jin ku jirta miyaa la qalayaa tolow😮
Mursal intaa inuu ka aqli badanyahay mooday. Ruux mas’uulad kaa saaran oo qalad gashay inuu sidaa ku suubiyo malahan. Ninka raga ah waa midka aan haween ka cadgoosanin! Ragow naagaha waxaas u daaya no matter how mad you’re!
Maskin
Nasroo aqashinka dhexfadhida
Jacayl key Qalad ka Fahantay Xoolaha
Sixiroole jin ah ayaa degan
Nasra o dayac ka muqdo mise ridiibaa gabash isu bedeshay
Hada markan Mey sixrantahay guriga iyada iskaleh mey albaabka horaba ka celiso wey ogtahay wixi ey somartay hada maxa haya
Wu dilay
Wuxuu horta ma musasalbaa
Maxaa ku daba dhigey
Ridu waa gabadhii oo labadilay
subax da hore iyo magrib
Qorax dhaca iyo qorax soo baxa
Gabadha ayaa ariga laga dhigay
Cabsi cabsi 😢
Mursal muuse xiin balaayu aha