WAXAN AHAY ILMIHII SOS KUSOO KORAY WAXAN LA NOOLAHAY NOLOL ADAG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #dahiralasow #somalitiktok #somali #husseinog #bisle #dayaxdalnuurshe #qosolka #somaligamer #falanqeyn #somalia

Комментарии • 10

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 10 часов назад

    Reer garoowe dadba maahan bisinka😢😢😢
    Ilaahow gabadha ku caawisay kheyr badan sii🤲

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 59 минут назад

    Soomaalida arxan daranaa, Alloow barakee gabadhaas yaree intay garatay ay garan waayeen kuwi waawaynaa

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 4 часа назад

    😢😢😢😢😢Ax

  • @Arabduur
    @Arabduur Час назад

    Qaybta 2aad inoo soo gali

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 10 часов назад +1

    Gabar sidiisa oo kale oo ilmaha ay sos iskula so koreen ah ha guursado noloshiisana hasii wato

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 8 часов назад

      jamaykaan aan la aqon wax dhalay gabdhaha soomaalidaa ba waa guursadaanee wiil kaan gabar uu guursado waayi maayo

    • @Arabduur
      @Arabduur 2 часа назад

      ​@@mrsocotraisland1939 maxaa guur ah horta noloshiisa hakafaalo qaado,
      Xagee ugu wadaa nolol isasaar ah ?

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 11 часов назад +2

    Daahirow wiilku wu dhiban yahee dukaan fcn u camira 2500 ilaa 3000 dukaan waxba kama tarto wax welba wey qaliyowen mida kale jiingada wa laga dhici kara waxa fcn meel sara oo wardiyo u dhow jingadaha wala jeexa wa qatar runtii wiilkan wu mudan yahay in wax loo qabto wu soo dhibtoodey 😢😢😢😢😢😢

  • @RuqiyoDaahir-b3u
    @RuqiyoDaahir-b3u Час назад

    War ika dhaf ee wax furat shobin