@@MohamedHassan-ni6un The fact that you think these are women so easily brainwashed is a joke. Do you not think out of the 200 women studying at the uni not one would complain about the teacher teaching christianity or something opposed to Islam. How lowly you think of your women! I guess its just a reflection of the men as they say. Coldoon needs to find something else to busy himself with, not women wanting to learn
Maasha Allah Tabarakallah barlamanka aynu rabnaa waa geesigan oo kale diinta/dadka/dalka alle ka sokow idinka ka masuula wayo idinka anaga oo shacabki ah na matala.
Maxamed yadu waa mudanka iyo ma madhaafaanka raggee ha U dayma la.aanina lahay ha KULA jiree dhalinyarada somaliyeedeey waqtigu waa gebogebee nin waloocow KU dhimo khaatumada wacan
de ma runtad dii daysan rer kulmiyow o ma waxad rabtan in qofki run ka hadlaba ad xafsi dhigta tasi wax so conaysa maha xaqa iyo dulmigaba waa laga hadlaya
Kan xil maqaadaha ahi waa mid buka oo caadigadaysan oo mar walba la xidhi jiray oo cuqdadaysay, umaba qalmo xildhibaan baarlamaan. Adeer dawladdu iyada ayaa u xilsaaran in ay qabato dambiilayaasha iyo argagixisada diinta diinta ku dhuunta.
@@CamanKiish2 HHHHHHH MA BARAHA BULSHADA LAGU XISAB TAMAYAA HALKAN WAX LAGU BABIN KARANA MA JIRO WAX LAGU TARI KARANA MA JIREE NINKII WAX SHEEGAYA ISAGON ISNA KARAMADA ISKA QAADIN CIDKALENA KA QAADIN INU WAX QABADKISA MUJUIYA FIICAN WAXANI HADANU U AQON SANAYN INAY DAWLAD TAHAYNA ISAGAY NUSQAN U TAHAY MALIN HIREBA WAKII CALANKA U KICI LA AA TAWXIIDKU KU YALO
De xuman lamu oyey e in u xaqa udiriro ayu u oyayey ow muse runta labta ka saro wuxu yahayna u shego dulmigu umada ku hayo waa mid isgu u galay in u qof islama o diinta islamka u hilinaya u xoriyada ka qado tasina mid u Alle ku cafinayo maaha tani waa adunyo o waa malmo koban isha allah wu kaso ifbixi dulmigu
Dad ninkaw ildheerba misana ugu ayaan daran waxan la la arkayn baa isaguun umuuqdee walee coldoon siduu u wax u iftiimiyay waxad mooda in uu qaarbadani cudur ka qaadeen xildhibaan maxamed abiibna si geesinamaleh buu u hadlay
MEESHAN CEEBA TAAL MAMUL AN KA WARQABIN WAXA DADKISA LA BARAYO ❗ ITAY KU MASHUQLSANAYAYN GABAR SARIRTE GO BALUG AHA KU HOGLATAY. AYA DINTI DADKU DAYACANTAY.
Oma waxad rabtan in aad kinisado kadhistan dulmiga dadka lagu hayu wadani didana iyo dadka xaqa ku hadlaya qudhunka iyo galada ay dawlada kulmiye wadato
Tolla'aani ma jirto waa lala sugayey in caalamka islaamkaa latuso waxay walaaqanayaan. Kaadi badane waa loo gogol badiyaa. Today COLDOON is the happiest man on earth hurray 😃😃😃😃🤗🤗🤗🤗🤗
@@saramusa4036 coldoon waa arfagixiso sharciga ayaana la marinayaa isaga iyo kuwa bukaba Guuuuul Somaliland Tol tol bay baratay adeer cirka soo dumiya.
xildhibaane waa runta oo Dastuurkeenu qofkasta Cirdigiisa iyo sharaftiisa wuu ilaalilayay ilaa marka laga reebo ka aan aaminsanayn inuu dalku dastuur leeyahay. sida ninkan aad ka hadlaysoo kale. You do the math 🤣
In Laga hadlo ayaa ceeb inagu ah hadlano ficil mooyee jamacada la sheegayo iyo school ka ba Laga saaro meesha oo loo badilo madarasado iyo masajid dadka anfaca akhiradooda iyo aduunkooda ictiraafna raxmaanka ayaanu waydiisanaynaa ee gaalo ma waydisanayayno walalaheena somaliyeed. Hanwaydiisano SI raganimo leh aan UGA qaadano markii horeba SI raganimo ku jirto ayaanu ugu biirnay
Subxaana allah aakhiro mucaarid iyo muxaafid waxba kuu tari maayaan arrinka caddaaday waa kee !? Ummad islaam ah oo kaa akhlaaq iyo sharaf badan adiga iyo kaad u hadlayso ee gaalo ku sheegaya ALLAH baa idiinka muujin calaamada if iyo aakhiraba bal ka leh diin baan u hadlayaa dib u daawada inta clip ee youtube ka ugu jira Mar kaliya khayr kama hadlo Waxaan fidmo ahayn maantaad fadhidaa kursigaad oohinta ku timi Waxaan dembi iyo shar ahayna laguguma oga waar ilaahey u tawbad keen oo fadeexadda ka daaya ummadda ashahaadaneysa ee kufaarta ku sheegaysaan
Wax alaaliyo wuxuu dadka hor keenay ma jirto wuu iska hadlay uun ma manhajkaa gaalaysiini ku jirtaa ma diin baa si kale loogu dhex faafiyaa bal dadka wax tus seef la bood adeer meel biyo leh ku qarax wabiyada la doono meelahaasaa nacnacda lala doontaaye waad noolaan garan la dihiine
Reer borama waa dad aqoon iyo ixtiraam ba leh, sifiican ayuu u hadlay, xildhibaanka Boorama kasoo jeeda❤❤🙏🙏
Wadanku madaxweyne ayuu leeyahay muuse biixi cabdi oo aan ku kalsoonahay
@@adenahmed7525 🤣🤣🤣🤣inuu saamiri yahy saw maaha tii Qur'an ku jees jeestayna habnba huteel 4 hablood haloo xareeyo dadki xaqa ka hadlaayayna jeelka.. shaly maad xarshin ka timidayna 🤣🤣🤣🤣
Abdimalok shiikh muuse coldoon halyeey somaliyeed never give up wallahi somaliyeey ninkaas haloo kaco this is ur legende man
Hiilku waa Hiilka ILLAHAY, ILLAAH baa u hiilin. INSHAALLAH.
I absolutely agree walalo. Jazaka Allah khair
Cabdi maalik shiikh muuse coldooN cadaalad puuu upaahan yahaY wlhi maxamed abiibna wlhi waa geesi 🥺
Inna abiib libaax libaax dhalay guuleyso
Free coldoon
@dharaar shacul Who????
Xildhbaaan nin io badhkiii xildhinaan marlbaad noo soo sharxo waan ku taageersanhye
XILDHIBAAN GUULEYSO HORE UU SOCO XAQA ALLAHA KU TUSIYO AMIIN WAXAA TAHAY XALALQUDAD SOMALIYEEY GUUL IYO GOBAANIMO INSHALLAH
Halaiswayiidiiyo waxa uu ku taageeray coldoon isaga oo coldoon keenin cadayiin lkn Halabaadh cid kaste oo taageer tay waayo aadan suni waxa uu ku sheegay coldoon geesi lkn waa uu is cadeeyay sheekhasi inuu kubiiray shabaabta
ᴄᴀʙᴅɪᴍᴀᴀʟɪᴋ ᴍᴜᴜsᴇ ᴄᴏʟᴅᴏᴏɴ ᴄᴀᴅᴀᴀʟᴀᴅ ʙᴜᴜ ʀᴀʙᴀᴀ ʟᴏᴠᴇ ᴜɢᴜ ʜɪɪʟɪ❤️❤️
Runta rabiga jecel qof wanagsan gesinima laguyaqana Allow musliminta ugaar gaar
MAXAMED ABIB MAGAC QIMA LEH BA WADATAA ALLAHA KU XAFIDO AMIIN MAXAMED (N M S C W ) GUUL AYAAN KU AREYEY ALUMA AMIIN
Nin rageed wye wlhi xilipaan mohamet abiib 🥰🥰🥰
Waa run si xaqiiqo ayaa uga hadlay xildhibasnkan
Maxamed abiib nin aan runta ka gaban
Abiib😭😭😭
Adeer meeshan ceebaa taale wax halaga qabto cabdimaalik waxaa uu sheegayaana waa wax cad oo run ah
Guuuul xildhiban gesi bad
Xildhibaan abiib waa xildhibaan geesiya
Wariyahan waaba mid baqaya Marka gacanta uu kuyara dhawaynayo xildhnku.
Gacanta tolow muxuu uga baqayaa??😄😄
Manshaalah wiilka si wanaagsan u hadlay Wan nin shaqsi wanaagsan shareedau yaqaan aqliga dhalinyarada wanaagsan manshaalah
Free Coldoon.
Nin ragged
xildhibin shacab
Waa xildhibaan qaran inuu yahay ayaa cad oo daacad ah warkiisuna sax yahay guuleyso
Cᴏʟᴅᴏᴏɴ ʜᴀʟᴀ sɪɪ ᴅᴀʏᴏ
WAA XILDHIBAAN DAACAD AH ABIIB
Geesi geesi dhalay
Waa ina la xidha barwgo iyo abrso iskulka diinta kirstnka aya lagu fidaya
Xadhiga Cabdimaalik waa xaq darro, waa amar ku taaglayn, waa keligii talisnimo.
Free coldon 😭😫
masha allah nin rageed aan runta ka gaban
Allah hanooga dhigo golaha cusub kuwo diinta iyo dalkuba kudiirsadaan dhalinyaro diin iyo maadiba kadhisan ayaa kujiree ALLAHUMA cizal islaama walmuslimiin yaa RABI
XILDHIBAANKAN WAA NIN FIICAN GUULEEYSO
Si hufan oo sharci ah ayuu u hadlay xildhibaanku.
Maxamed abiib geesi dhalay dawlada muuse gar wadeenka Ka yahay way Ku fashilantay hogaaminta dalka coldoon wa in si degdega xoriyadiisa looguso celiya
Waad mahadsanthyyy wll fadlan soo booqo kaanalka iminka maadamayy Qormadaydu kuzoo gaadhayy
ilma xalal
Xildhibaan guuleyso adinkey masuuliyada shacabka idinsaarantey
Wlhi geesi codkaraa xaquu maruunbu imandona
COOL DOON= MAN WHO CREATE FITNA AMONG PEOPLE
@Axmed Gure was a Somali who defended Islam years ago like Coldoon. Please change your name my friend. Call yourself Jonathan or something.
@@MohamedHassan-ni6un The fact that you think these are women so easily brainwashed is a joke. Do you not think out of the 200 women studying at the uni not one would complain about the teacher teaching christianity or something opposed to Islam. How lowly you think of your women! I guess its just a reflection of the men as they say. Coldoon needs to find something else to busy himself with, not women wanting to learn
Maasha Allah Tabarakallah barlamanka aynu rabnaa waa geesigan oo kale diinta/dadka/dalka alle ka sokow idinka ka masuula wayo idinka anaga oo shacabki ah na matala.
Shacabka maxaaa helay?
Maxay arimahoodu xaqa ah u istaagi waayeeen?
Shacabka Somalind haday diintoda difacayaan waxasi madax weyne ma aheee gurigisa kudhagheeya🥺☝️
@layla Elays
Subxaaana Allah
Jazaaakuma Allah
Imaarad islaami ah ayaa soomaaliya kadhalan doonta in shaa allaah
Daba dhilif markan ayay raaci doonaa
Ma foga in shaaallaah
Free COLDOON 😭♥️♥️♥️
Maxamed yadu waa mudanka iyo ma madhaafaanka raggee ha U dayma la.aanina lahay ha KULA jiree dhalinyarada somaliyeedeey waqtigu waa gebogebee nin waloocow KU dhimo khaatumada wacan
Xildhibaan oyaaye xildhibaan uma qalantid waa in laga eryaaa
Isago oyay ayu sida u hadlya adiga qol ka hadlya ee coldon iyo xaq ka hadli karin kama darnid
de ma runtad dii daysan rer kulmiyow o ma waxad rabtan in qofki run ka hadlaba ad xafsi dhigta tasi wax so conaysa maha xaqa iyo dulmigaba waa laga hadlaya
Xildhibaan oo yaaye waa ciilqabe
Ooyinta Qof Qalbi Jilicsan Leh Ayaa Ooya Musqushaay
Waxaa lagusodulley SL she kadan coldoon kasina weyn coldoon sababtoo ah culmadii somalidoo dhami ee 5 qaradood oo dhami kuwii ugu Aqoonta badnaa isku yimd markaa kheyrkaa iyo ducadaa iyo hormarkaa ayaa lagaxun yahey xagjirnio isqarxin ayaa ababulkeedii lagu jiraa
coldoon siidaaya wabaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😁😁😅🤣🤣😂😂
Asc waa Geese xildhiibanku run bad sheegtay
Legen abdimalik sheikh muse coldoon
Kan xil maqaadaha ahi waa mid buka oo caadigadaysan oo mar walba la xidhi jiray oo cuqdadaysay, umaba qalmo xildhibaan baarlamaan.
Adeer dawladdu iyada ayaa u xilsaaran in ay qabato dambiilayaasha iyo argagixisada diinta diinta ku dhuunta.
Cabdimaalig iyo bulshada oo dhamina, waxay xaq u leeyihiin inay la xisaabtamaan, madaxda xilkii loo dhiibay dayacay, ee gaalada ku soo daayay qaranka.
@@CamanKiish2 HHHHHHH MA BARAHA
BULSHADA LAGU XISAB TAMAYAA HALKAN WAX LAGU BABIN KARANA MA JIRO WAX LAGU TARI KARANA MA JIREE NINKII WAX SHEEGAYA ISAGON ISNA KARAMADA ISKA QAADIN CIDKALENA KA QAADIN INU WAX QABADKISA MUJUIYA FIICAN WAXANI
HADANU U AQON SANAYN INAY DAWLAD TAHAYNA ISAGAY NUSQAN U TAHAY MALIN HIREBA WAKII CALANKA U KICI LA AA TAWXIIDKU KU YALO
Waalaahi Waa rageedii
Xildhibaan nool oo run low ah
Somalidoo dhan waxii usheqeeba waxay kaxunyahiin iskuulka Abaarso sababtoo ah waa iskuulka Qudha ee 5 somaliyeed kuyaalla ee cida ka qalinjabisaa loo qaado jamicadaha ugu qalisan mareykanka markaa dadka neceb SL gude iyo dibadba wa laweraryaa
Iskhadle maraykan muxukuhayey
@@xudayfimaxamuud4442 saxib mareykan muqdisho ayey carurta ku fuula waxana ugu duceya ugas yadina
#freeColdoon
geesi weeye xildhibankani free coldoon
Walahi waa geesi
Coldoon waxa loga fadhiya cadeeyn maha waa la xidhay
Free coldoon
Ninkan wa geesi wuxuu laooyayana saxibadisa iyo dadkiisa uujeclaa hiloow ayu laooyay
Xildhibaan ooyaaye
Waad ku sugtey
De xuman lamu oyey e in u xaqa udiriro ayu u oyayey ow muse runta labta ka saro wuxu yahayna u shego dulmigu umada ku hayo waa mid isgu u galay in u qof islama o diinta islamka u hilinaya u xoriyada ka qado tasina mid u Alle ku cafinayo maaha tani waa adunyo o waa malmo koban isha allah wu kaso ifbixi dulmigu
Dad ninkaw ildheerba misana ugu ayaan daran waxan la la arkayn baa isaguun umuuqdee walee coldoon siduu u wax u iftiimiyay waxad mooda in uu qaarbadani cudur ka qaadeen xildhibaan maxamed abiibna si geesinamaleh buu u hadlay
Good 👍👍 they learn about the christian things
XILDHIBAANKANI WAA GEESI GEESI DHALEY
Geesi sida ba la donaya Abdimalik Allaha badbadiyo Waa geesi ma xadhig unbaad sareysaan ila iyo qiyamaha
Geesi xildhibaan intii uu lahaa Coldoon waa taa soo baxday ee waxa loo haystaa fusuqa maxaad u sheegaysaa
Ninkaaasi waa Saxsanyahay
Somaliland madaxadeed sawirka qudha ee ay dowladnimada ka haystaan waa kaa dawladii siyaad bare. Waxaannu kumanan qof dhimatay macallinkii xukunka ka rid si ay ardaydiisu u qabsato. Weliba isaga wuxuu kuwan kaaga fiicnaa shisheeyahay umuu naagayn jirin.
siyaad baroow xaal qaado, war tanaa kaliidata
Tii siyaad bare waxba kama duwane waa ayadii oo bilow ah ani adeerkaa darawal ka ah baa ku qanacsantihiin somaliyeey waayo kacaankii diinka hoos u dhigi jireen dadkana xabsi iyo caburis wlhi shekadaan hadan wax laga Badalin xaqana aan iska indho tirno saadaashu ma fiicna, yaa raxmaan imaanka noo kobci amiin amiin
Sual maxaa laga xanaaqsan yahay, ???
* school caalamiya iyo jaamacad laga furay Hargaisa waa in ldawladu xidhaa, deg deg
* waayo maxaa loo xidhayaa
* Doonimayno gaala macalimiin ka ah, caruurtay gaalaynayaa
* Schoolku waa caalami diin laguma dhigo
* waa run lkn macalimiintu waa gaalo
waxaan xusuustay Maxamuud Ahmed Ali iyo dhibta uu tacliinta u soo maray ayaamihii isticmaarka engiriiska
Mashallah maxamed abiib
MEESHAN CEEBA TAAL MAMUL AN KA WARQABIN WAXA DADKISA LA BARAYO ❗
ITAY KU MASHUQLSANAYAYN GABAR SARIRTE GO BALUG AHA KU HOGLATAY.
AYA DINTI DADKU DAYACANTAY.
Hhhhhhh
Goormuu coldoon sheekh weyn noqdey 😁😁😁 iyada oo culimadii somali ugu waaweyn hargeysa maanta ay joogto oo aaney ka hadel.. xisbiga wadani ISAF’s is dumitey waayo waxoodu waa qabyalad difaac
Culimadu hdaney baadhin maa loowaxyoonayey
Jamacadaha ku yaal somaliland
Waxay leyihiin Qayb shareecada islamka lagu Barto
Lkn abaarso iyo BarwaQo university Malaha Qayb
Lagu Barto diinta islamka.
ibliis muuse biixi waa lagaa shaqeydoonaa marey noqotaba
Afku kumagoo walhay warunta ilahay dalka iyo diintaba cid ugargarta hakeeno
Xildhibaan Abiib waa geesi
Masha alaah waa rag coldoon haloo halgamo
Wadaanka wadaani halaga qabtoo halababiiyo xamar aaYaalaga sdo diireey
Dhilo faransa Waddani baa kulnmiye
Badalaya oo qabsanaya dalka
Adiga iyo famaajaha aad shegaysa
Ana wasa
Oma waxad rabtan in aad kinisado kadhistan dulmiga dadka lagu hayu wadani didana iyo dadka xaqa ku hadlaya qudhunka iyo galada ay dawlada kulmiye wadato
Libaax labo maaha wallee xildhibaankan dhaartiisii iyo balankiisii waa kujoogaa ninkani
Coldoonfreeeee
Free #Cabdimaalik
#Geesi #toll #waayey
Tolla'aani ma jirto waa lala sugayey in caalamka islaamkaa latuso waxay walaaqanayaan. Kaadi badane waa loo gogol badiyaa. Today COLDOON is the happiest man on earth hurray 😃😃😃😃🤗🤗🤗🤗🤗
@@saramusa4036 coldoon waa arfagixiso sharciga ayaana la marinayaa isaga iyo kuwa bukaba
Guuuuul Somaliland
Tol tol bay baratay adeer cirka soo dumiya.
Geesii jirra kareeeba nacdasha
xildhibaan uhadley Ragamimo
Maasha Allah geesi geesi dhalay
Coldoon
Nin ragaa iga dheh
Warka mm TV waan ku kalsonahay
C/maalik waa al shabaab
Ma adigaa ka warqaba قال الله تعالى:إن بعض الظن إثم
Ma hoyadaba kadhigty xaran yaheyni😎😠
Cooldon waa alshabab 100%
Xildhiban ooyaye rageedii
Masha Allah xildhibaaaan xalaaaala dadkaaa u shaqeee
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ..
Dadweynaha jooga somalilan ukaca ninjas.ninki diinta u hiiliyaa ilaah ayaauhiiliya.
xildhibaane waa runta oo Dastuurkeenu qofkasta Cirdigiisa iyo sharaftiisa wuu ilaalilayay ilaa marka laga reebo ka aan aaminsanayn inuu dalku dastuur leeyahay. sida ninkan aad ka hadlaysoo kale. You do the math 🤣
samafale cabdimaalik muuse coldoon waxa uu u baahan yahay xorriyad iyo maddax bannaani buuxda . waxaanan baaq u diyarayaa dawlladda uu hogaaminaayo muuse biixi cabdi in ay u soo celiyaan xorriyadiisa sida ugu dhakhsiyaha badanna usoo daayaan
#free coldoon,
Dad xanuunsanaya ayaynu dooranay ilaahay ha inoo sahlo
In Laga hadlo ayaa ceeb inagu ah hadlano ficil mooyee jamacada la sheegayo iyo school ka ba Laga saaro meesha oo loo badilo madarasado iyo masajid dadka anfaca akhiradooda iyo aduunkooda ictiraafna raxmaanka ayaanu waydiisanaynaa ee gaalo ma waydisanayayno walalaheena somaliyeed. Hanwaydiisano SI raganimo leh aan UGA qaadano markii horeba SI raganimo ku jirto ayaanu ugu biirnay
Abdimaalig muuse coldoon alle haw hiiliyo
Subxaana allah aakhiro mucaarid iyo muxaafid waxba kuu tari maayaan arrinka caddaaday waa kee !? Ummad islaam ah oo kaa akhlaaq iyo sharaf badan adiga iyo kaad u hadlayso ee gaalo ku sheegaya ALLAH baa idiinka muujin calaamada if iyo aakhiraba bal ka leh diin baan u hadlayaa dib u daawada inta clip ee youtube ka ugu jira Mar kaliya khayr kama hadlo Waxaan fidmo ahayn maantaad fadhidaa kursigaad oohinta ku timi Waxaan dembi iyo shar ahayna laguguma oga waar ilaahey u tawbad keen oo fadeexadda ka daaya ummadda ashahaadaneysa ee kufaarta ku sheegaysaan
Madax waynihi dhama ma wuxuu noqday waar diyihii kaniisada
Kan wariye isku sheega runtii tabobar saxafadeed ayuu u baahan yahay. Waad garanasa inuu yahay ciidaanka gole ka fuulka ah.
Oyaaye
Wqr dhigina kicia oo halo kaco oo diinta haynu ilaashano
HOOYADAA SIILKEEDI AYAA CADAADAY ARGAGIXISO WEYAN NINKAD TAGEERAYISAYE . CIIL QABE AYAADTAHAYE XASAANADA HALAGAA XAYUUBIYO UUMAQALANTID KURSIGAD FADHIDO
Aftahanimadiisa maa idinka ilmaysiisa
Adeer ka xishood madaxda
Wax alaaliyo wuxuu dadka hor keenay ma jirto wuu iska hadlay uun ma manhajkaa gaalaysiini ku jirtaa ma diin baa si kale loogu dhex faafiyaa bal dadka wax tus seef la bood adeer meel biyo leh ku qarax wabiyada la doono meelahaasaa nacnacda lala doontaaye waad noolaan garan la dihiine
Kuuber bnu kusiinay adiga